Asc , ma shaa allah your cooking is very nice and it’s same my mum food, exactly how my mum cooks. We are reerxamar so the food is sameness and I still learning from you. Thanks xabibati
masha Allah abayo mufadan san u fudud o macnta bdn hada len arki qurux mantana waxa itusi mufan chanalkaga karadinayi really aad ayan ugu helay wana farxay markan arki SHUKRAN ❤CUNTO RERXAMAR ❤
asalmu calykum walshy ajar iyo xasanaad allah ka siiyo wxaa ii sheeg taa xaniin muufo Adiga raali ah xage ka helay maxa lagu badan karaa hadii la waayo
ma sha Allah am ur new subscriber , ani mumayda wan kahelay wan so mayna , we use to do it little bit different. lkn hada sifican aynu samayn In sha Allah
I love you xbbti. Wax badan ayaa kaa bartay oo jeclahay. Waxa ii sheegtaa white maize flour: ma galeyda shiidan baa oon waxba ka bedelneen micnaha soor shiidan miyaa abayo. Galeyda shiidan aan waxba laga bedelin muufo garmash wey iga badatay maqalkeeda i try to do it inshaAllah ii soo jawaab. Ok xbbti
asc abayo xaniin muufo wa maxay burka sokorta qamirka inta maisu garaaci kara mise wa muhim xaniin muufo iisharax abayo ajar iyo xasanaad allah haka siiyo
wow inaba caadi ma ahin masha allaaah xayaati adigaa la aantaa abaar mugoo intii aaan arkaayey cunto karis labar one aatahay adiga sifiican ayaan kuu fahmaayaa kuwaa inteey nadhaheen wax aan idin bareenaa wax lee isku qaseen waligeey hal aan dabka saaray kama fahmin laaakin wlh abaaayo adiag waxaad moodaaba inaad ila joogto dowlo dadaalkaaga ha gabin halkaan ka haaay
Your recepies are the best easy and satisfying masha Allah shukran
Wlh I learned alot from this video thanks macnto jzklh😊😋😍
masha allah abayo macan allah ka ajar siyo wa cunto ad u wanagsan wana qurux badan tahay allow gacmaha kuda❤❤❤
un Ashikaga Mareyeurs iz amin amiin walaashe
thank you sister i leave in sweden you used to kind of flour can i use corn flour instead
Maashallaah gacantaada illaahay ha ku barakeeyo
Asc , ma shaa allah your cooking is very nice and it’s same my mum food, exactly how my mum cooks. We are reerxamar so the food is sameness and I still learning from you.
Thanks xabibati
masha allah allaha ku xafido mcnto you are so nice and I also like your nashedas thank you qaali
masha Allah jazakallahu fil janah habo nashidada magaceeda isheeg
Masha Allah walaashey isugoo qabo maraqeedii iyo bas baaskii. masha Allah😍😍😘😘❤❤💞💞
Mulke Hussein mahadsanid abayo 💕
masha Allah abayo mufadan san u fudud o macnta bdn hada len arki qurux mantana waxa itusi mufan chanalkaga karadinayi really aad ayan ugu helay wana farxay markan arki SHUKRAN ❤CUNTO RERXAMAR ❤
Cunta kasto aad soo sameeso waan tijaabiyaa wayna ii shaqeysaa jizaakalaah gurigeyga qeeb ayaad ka qaadatay 👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻
ماشاء الله .... Continue ainsi ma sœur....
Mansha Allah abyo
Masha Allah ❤❤❤❤
Maasha allaah dankjewel schat waan kuu xiisnay jazakillaahu kheyr xabibti😘❤️
fatima mohamed Adiga mudan abayo 💕
masha allah tabaaraka allah wan ka helay wan sameyi dona qaali shukran xbbtii 😘😘
thanks so much I make this today 10/17/17 and my family like this is my home town food let go moqdisho........
saida yusuf Masha Allah happy to hear that. Thank you 😊
aw oky xbbti.. jazakallh... sida ugu dhaqsiyaha bdn ayan u samesan insha allh
I love your channel, beautifully done, can I use white cornflour maize to make the muufo??
Hayati A yeah you can 😊
Cunto Reerxamar asc Abayo galeyda shidan iyo bur miyan isku dara
Amina Mish wslm abayo haa wa galeyda shidan iyo bur
Jizakallahu kher
maasha Allah walaashey ilaahey qeer ha ku siiyo lakiin ovenka meeqaa grado aa u geysey fataje ga.
R Mohamed muufada oven ka magilinin abayo
I Subscribed n thumps up
abdulkadir abdullahi thank you 😊
abdulkadir abdullahi thank you 😊
maasha Allah yum yum
Sacdiyo Ali shukran abayo
masha Allah it looks good yummy
Hawa Abu Thank you abayo
ma sha ALLAH looks yummy💚
Zamzam Sharif thank you sister ❤️
Cunto Reerxamar delicious.
Hawa Karshe thank you sister 😊
❤
Very nice
Wow masha allah mcnto illah gacantada haku dhaafo insha allah shukran
Umu Zaki Amin abayo mahadsanid
Masha alah waan haley ajar alah hakaasiyo gacantadana ilah haku barakeeyo
Masha’allaah 💕💖
Waaw masha allah waba radinayay mufadan thanks
Muufo is my favorite food ;thank u so much
abdulkadir abdullahi Masha Allah your welcome
Masha Allah jazakumullah kheyra xabibti
masha allah jazakallah kheyr abaayo quruxey illahey gacant ha ku maceeyo
Meymuna Mohamed Amin qali mahad sanid
Asc , so nice , we called kutunbul it's so delicious
Samira Sheikh thank you 😊
as walaal flour keweyn plain mise selfraising thnks wll
Nashad Ali plain sister sorry for replaying late
Cunto Reerxamar thnks lkn walaal xaniin ma aqaano adoo raali ah ii sharax
Simple and easy... 👍
masha allaah waa muufo aad u quruxbadan shugran xabiibti
ummu fatuma Adiga mudan abayo , mahadsanid
+Cunto Reerxamar manshallah inta wax kariso adaa ufican oona sahlan mashaallah xabibti
maymuun Hayle masha Allah abayo wanku faraxsanahay , mahadsanid 😊
mansha allah sharafe leuk dank u wel
Deqa degan alstublieft schat
Woooow walahay wn u bahnaa moofadan thnks sis
Maanshaa alh tabaarakalh ilahy ha ku xafido xabiibti
You are so brilliant
Abyo is it ok if I use oats instead of maize flour?
maasha alaah walaasheey qeer alaha ku siiyo
Jlø
Hj
africanti ☺
asalam calaykum thanks for posting this waan sugaayey white maize flour. corn flour miyaa mise wuu ka duwanyahay. mahadsanid
jowharo siman isku mid ma ahan abayo white maize flour wa galeey shiidan
jazakallah gacanta allh ku barakeyo qaali😘
šhûķřî ãđëý Amin xabibti shukran
masha allah abayo qurux jzkmlh Khyr xabibti alle gacmahaga alle haku barakeyo
xamdi love amiin abayo mahad sanid
mashaallah sister muufo qatar waye inshaallah waisku dhaya ina sameyo
Muna Mohamed insha allah abayo mahad sanid
Athiga muthan habibty
very nice ♥
asalmu calykum walshy ajar iyo xasanaad allah ka siiyo wxaa ii sheeg taa xaniin muufo Adiga raali ah xage ka helay maxa lagu badan karaa hadii la waayo
Khadra Hussein wslm abayo xaniin muufo waxa kaheli karta dukamada turkida , xaniinta muufo Wa laazim abayo wax kale kuma badalan kartit.
Assalaamu alaikum sister i wamt to ask u can i used yellow corn flour please let me know jazakallaahu kheir 😘😘😘
nicma sheikh yes sister you can use
masha allaah walaasheey waa laguu xiisay cafimad kucun
Ruqiyo Hundubay mahad sanid abayo sido Kale Anigana wani xisay 😍
ma sha Allah am ur new subscriber , ani mumayda wan kahelay wan so mayna , we use to do it little bit different. lkn hada sifican aynu samayn In sha Allah
unique sis Ali Inshaa Allah sister welcome to THE channel
Thanks sis i enjoyed watching ur channel, also I made the mufa it's nice jzk
unique sis Ali masha Allah 😊
😊Ma sha Allah Ilahay khayr hakusiyo, waxad moda inay wax yara jilicsanthy , ma sidasa Qali
unique sis Ali haa abayo wajilicsan yahay , canjerada ayu wax yar ka adeeg tahay
masha allah xabiibti cunto reerxamar please waxa u bahna muufo baraawe
I love you xbbti. Wax badan ayaa kaa bartay oo jeclahay. Waxa ii sheegtaa white maize flour: ma galeyda shiidan baa oon waxba ka bedelneen micnaha soor shiidan miyaa abayo. Galeyda shiidan aan waxba laga bedelin muufo garmash wey iga badatay maqalkeeda i try to do it inshaAllah ii soo jawaab. Ok xbbti
MashaAllah abayo shukran sida quruxda badan ila socotit. Haa white maize flour waxa waye galeyda shiidan mise soorta shiidan
Maasha allaah qaali allaha ku xafida
Manshallah tabarka al rHman
Masha Allah mahadsnd
masha allah gacantada macan alle haku barakeyo abayo wankugu dayda
Miski Abdirisaq Amin abayo mahad sanid
but mashallah good thanks, do give clear Ingredient
It looks nice
Marian Ibar thank you
mashalah abayo waan kuu xiisay qali ilah haka ajirsiiyo sida ad aqontada noola wadaagtid sodhawow markale
layali mohamed mahad sanid abayo
masha allah shukran xabiiti jazkalahuqeer 💋❤💋🖒🖒
amuuna um Ahmed mahadsanid abayo 😊
asc abayo xaniin muufo wa maxay burka sokorta qamirka inta maisu garaaci kara mise wa muhim xaniin muufo iisharax abayo ajar iyo xasanaad allah haka siiyo
Maryan Mohamed abayo xaninta waa laazim waa midka canjeerada lagu daro asigo caddan eh. Waa semoline shiidan waa sorti xamar Oo Lakin Aad u shiidan
what is the nasheed called
madshaalaah quruxey jazakalaah kheer
towbo ii towfiiq alaha nawaafijiyo adiga mudan abayo
Wll waa lagu waye
masha alhu muufo qadat ah shuran
Xafsa Xafsa adiga mudan xabibti
masha Allah qurux waye Habo
Shadia Mohamed mahadsanid abayo
asc walaashey..qaadada qamiirka tan yar miyaa misee tan weyn? ..jzk
Fatima Ibrahim tan yar abayo
wow inaba caadi ma ahin masha allaaah xayaati adigaa la aantaa abaar mugoo intii aaan arkaayey cunto karis labar one aatahay adiga sifiican ayaan kuu fahmaayaa kuwaa inteey nadhaheen wax aan idin bareenaa wax lee isku qaseen waligeey hal aan dabka saaray kama fahmin laaakin wlh abaaayo adiag waxaad moodaaba inaad ila joogto dowlo dadaalkaaga ha gabin halkaan ka haaay
aragsan irshaad my mom qofaras Masha Allah abayo, mahadsanid sida channelka ugu xeran tahay . 😊
Xaniin Maxa Waye xabibti wadna Mahad santhy roti Ayan meshad Ka bartay wan dubay Cawa Casho ahan was amezing Thnks
Najmo Ali xaniin waxaa waye galayda sorta laga sameeyo mida saidka u yaryar
Ha
Wall ilahey darts subscribers igusar thanks
Mash allha abayo allha kubarakeeyo
maansha allah waa kuu xiisnay qaaliyeey
AMIRA ALI Masha Allah abayo Anigana sido kale
thanks saharfey xaniinta soorta lagu daro miyaa waxa ugu horeeyo
anwar ali haa
Abyo maize flour hdan hesan mxa kle o kusameyn karaa burka kaligiis hdan kusameyo macadi baa ?
Cajiin ku sameso
Cajiin kusameso abyo
Masha Allah lkn xaniin bur maxaa wayana sis
Masha ALLAH .
MashaAllah abayo it must be delicious
Rahma muktar masha Allah abayo it is delicious you should try 😊
Bhj
waaaw aad ayey u qurux badan tahay abaay
ahlaam zamka mahadsanid abayo
masha allaah khayr alle haku siiyo walaashay
Nimco hassan Hassan Amin abayo , mahadsanid
Mmmmmm yummy 😋
ياليت فديوهاتك مترجم بالعربي المقادير😔
Ukun malagu darin burka cad eee aaad Kow isticmaashay badalkiisa ma isticmaali karaa burka qamadiga oo madaw ma Lagu Dari karaaa
mashaa allaah My yqti
nasra bashka Thank you abayo
masha allaah, jizaakumullaahu keyr.
fartun ismail Thank you abayo
waa dhak👍👍👍👍
Looks yummy
Ann Avtar O715440072 thank you
walaaaley macaaney xaniinta budo miyaa ka wadaaa waan fahmi waaye. ii jwb plz... inaa sameesta rabaa sis
Hani Mohamed Jama wa xaniinta budada canjeerada lugu qasto
masha Allah
Maasha allaah wan ladhacay sidee gabadhaan cuntada ukariso
abaayo maxay kala yihiin labada bur bur xaniin iyo 3 koob ee burka taas sifican inoogu sharax mahadsanid
mahad Cade bur xaniin kan budada ah waye canjeerada lugu qasto. Kan kale nah wa bur caadi
wali mafahan sani labada bur waxay kala yihiin wlhi plz sifican igukala sharax mahadsanid
mahad Cade galey sida burka camal u shiidan
mahad Cade abwe waxa weye bur xaniinka wa galleyda shiidan
Asc wr wb
Kan baakada buluugta kujira maxaa waayey xabiibtii
Waaa bur
Mashallah u r a great cook!
Farida Ali thank you 😊
baking powder amount not specified
Ahmed Iman I didn't add baking powder
so interesting
maashaa Allah naacim waaye oo weliba aad uquruxbadan ilaahey ha ku barakeeyo macaanto
Maryan Barre mahad sanid abayo
Maryan Barre 🚘💐🏠🏡🏥🏢🏣🏤👡👠👜👗👚👢
Maryan Barre 😂
Maryan Barre är lite
Maryan Barre vjk
Chilaa yummy
asc wr wb abayo qali alle haku barakeyo gacantada
Asiya Said wslm xabibti, Amin mahadsanid
Mmmmmmh yummy 😋