Xog Muuse bihi oo Ciidanka Medeniga ka diiday 6 Arimood Qurilugud shir Qarsoon? Dagaalka Huwanta Sir

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 16 вер 2024
  • Subscricbe Xogogaal.not nagu soo biir fadlan oo ka mid noqo macmiisha warar iyo xogta ka hesha halkan booqo Facebook
    / xogogaal.not
    / weriyeyussuf
    / dalkanews.net

КОМЕНТАРІ • 44

  • @user-kz2br1ez8r
    @user-kz2br1ez8r 23 дні тому +6

    Warr illaahay kabaq waa laguu waydiin doona waxa aad qubaysid ee beenta ah illaahy kaaga tagimaayo xisbiyalaaah Wanicmal Wakiil😢😢😢😢

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 23 дні тому +5

    Dee Saxiib arimaha Gudaheen ha keenin dibada waligna ha shegein tirada ciidanka ha shegin waligaa

  • @hiddowacan811
    @hiddowacan811 23 дні тому +6

    Intaba beenbaad kasheegtay anagaa joognay 6daana lagama Codsan intii laga codsadayna hal halhaleelbuu u ogolaaday

  • @hiddowacan811
    @hiddowacan811 23 дні тому +5

    Weriyahani wuxu ahaa weriyayaasha fara kutiriska ah ee difaaca dalkooda lkn hada waxan umalaynayaa xalkii wadanibuu cabay

    • @OmAbdikarim
      @OmAbdikarim 21 день тому

      Wuxuu la socdaa ina xaashi iyo tuugii gaabnaa iyo ciro

  • @nuurashaqale-sd4rw
    @nuurashaqale-sd4rw 23 дні тому +3

    Baryahanba waalagusoo. Hayay!!!!!

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 23 дні тому +1

    WAALIGA HAAL XALAL MAAD SHEEGAN HADI AADN HAAGSNYN WAXBA HAA DUUBIN

  • @ismailali4339
    @ismailali4339 22 дні тому +2

    Ninkani weriyaha sheeganayaa ma huwantuu wararka ka qaataa, ilaa reer Qorulud iyo madaxweynuhu si wacan bay isu afgarteen, waxna iskumay diidine, ciyaalkaa bilaa damiirka ah ee meelaha kale laga biiliyo waan in xukuumadu u fiirsataa.

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 23 дні тому +2

    Viiva somaliland viiva somaliland viiva viiva

  • @siciidcaydaruusmaygaag5521
    @siciidcaydaruusmaygaag5521 23 дні тому +3

    caawa waxaad bilowdey huu haa dii cayayaanka baraha bulshada ee kooxda wariye yaal ahi ku soo weerareen iyo beentii suldan guledd oo ah ururka ixtisam Niyow iwm

  • @NaasirCarab
    @NaasirCarab 22 дні тому

    Mansh alha GuuuuuL S.L GuuuuuL S.L ❤🎉❤🎉

  • @diiriyeali1073
    @diiriyeali1073 22 дні тому +1

    XOG OGAAL. MUUSE SHICIBKIISA HAKU DIRIN BEENTA JOOJI.

  • @saadoadan5009
    @saadoadan5009 22 дні тому

    asc ilaahay ka sidaamay ah

  • @cismanabdi2416
    @cismanabdi2416 23 дні тому +3

    Waar soodigan dawakhay Ee sirti dowlada banaanka keenay

  • @cawkeabiib
    @cawkeabiib 22 дні тому

    Wariyahaan ugu jeclaa sawkan Caawa Darjiidhay yaa ka danbeeya

  • @ifrahibrahim7859
    @ifrahibrahim7859 23 дні тому +5

    War ninyahow yari ma arimaha wadanka ayad dibada keneysa adiga wa in talabo laga wadi.aya amarka ku siyey

    • @KhadaryYusuf
      @KhadaryYusuf 22 дні тому

      SAX LA WADA ARAG. CID KASTE OO BARAHA XOGOGAAL DAAWATA HA SIIYAAN SUULKA FOORARA, SIRDOONKA HA LA WADAAGAAN SHIRQOOL KA UU KU FOOGAN YAHAY

  • @siciidcaydaruusmaygaag5521
    @siciidcaydaruusmaygaag5521 23 дні тому +3

    ciidanka madaniga cida rassta siisaa dawada dhakhatiirta iyo waliba musharka zaadka iwm zxp iyadoo wadanka lagu soo duulay ayaad manta ka qeyb tahay kuwa soo duulay taarikhda ayaa markhaati ka wax walaba oo aad faafisan yaaa ciyaalo CBB

  • @khadarmohamed5521
    @khadarmohamed5521 22 дні тому +1

    Kani Waa Looma'ooyaanki Faqashtu ee Indha-Deero (AHU) ka soo Rarey Gobolka Sool.
    Nacdal Waa Korkaaga.

  • @RasheedKhalif
    @RasheedKhalif 23 дні тому +3

    Waxan aad ku hadlaso run mah kafiirso waxaad dadka u sheegasid been iyo malawal views laguma doonto ee waxaa ladhawta sharaftaad

  • @farxaanfuaad4055
    @farxaanfuaad4055 23 дні тому +2

    WARIYE
    BILAA BUREEG
    BEENALE
    MAA
    MAAA
    MAAA

  • @HassanSharif-k9d
    @HassanSharif-k9d 22 дні тому +1

    Madaxweyna dawarsiga kadaya

  • @KhadaryYusuf
    @KhadaryYusuf 22 дні тому

    SAX LA WADA ARAG. CID KASTE OO BARAHA XOGOGAAL DAAWATA HA SIIYAAN SUULKA FOORARA, SIRDOONKA HA LA WADAAGAAN SHIRQOOL KA UU KU FOOGAN YAHAY

  • @user-iz9hv4hp4t
    @user-iz9hv4hp4t 23 дні тому +2

    Xogagaal caawa wd baydhay cbb di ayad ku biirty arinka hadad kanoqon falawda wanu kaala noqonanaa hadanu nahy dadka ree somaliland

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k 22 дні тому +1

    Xogogaal tv Beryahan ma xumad baa jirta kkkkkkkk

  • @KoosHassan-w9s
    @KoosHassan-w9s 23 дні тому +2

    Warkaagu waa beentii oo cad

  • @husseinibrahim-y8h
    @husseinibrahim-y8h 23 дні тому +1

    Muuse cadsabtu kuguri doonaa hsbarjeclo ee g36 haweeraran waa tuurabo muuse.

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 23 дні тому +1

    WAR NIINYOW WAXA KASTE IMIINKA WAAD KAA HAADSHA KADABNIMADA JOOJI

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm 22 дні тому

    XOGOGAL TV wariye qaaliya Alle haku barakeeyo geesi qaran ❤❤❤ Guul Soomalilnd 💚🤍❤️ Guul Madaxweynaha qaranka Guul ciidanka qaranka Somaliland SSB

  • @AbukarmacalinMaxamad-zg5wv
    @AbukarmacalinMaxamad-zg5wv 23 дні тому

    Aa

  • @AdanAhmed-i9h
    @AdanAhmed-i9h 22 дні тому +1

    Yusuf Arinta ka Laabo Waa Been Cad

  • @muuseabdullahi8400
    @muuseabdullahi8400 22 дні тому +1

    Benale benale dhaley munafaaq

  • @hiboahmed4819
    @hiboahmed4819 22 дні тому

    Waar maxaad sheegaysa hadii doorasho la galaayo ma lacagta doorashada ayaa la bixiyaa mise mashaariic ayaa la bilaavaa waa run muse sida uu u sheegay doorashada ka dib ayaa loo samay doona isha alaa

  • @KeinanJunior4233
    @KeinanJunior4233 22 дні тому

    Marnaba kamuu hadal maxaabista Somaliland waa hogaamiye aan naxariis laheyn 🙏

  • @magacaygamaxamuud7253
    @magacaygamaxamuud7253 23 дні тому +2

    waxwalba wuu kadiiday😢😢😢. dhakhtarka iyo wadada inuu kusagootiyo ayay ahayd . munaafaqa

  • @aminahassan1173
    @aminahassan1173 22 дні тому

    Waarkani indhowaydba wuu badhaacinayey

  • @AO00720
    @AO00720 22 дні тому

    habarjeclooy muuse waka.

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 22 дні тому

    Balanqaadyadii hore laasku soo baray wadada qurilugud 2017 balan qaadkii beenta ahaa ka mid aheeyd

  • @qooranelayeh3096
    @qooranelayeh3096 22 дні тому

    Beenaale been ayaad risiq ku RAad sataa. Wariyayaasheena waa in beenta lagula xisaabtamo ???

  • @IbraahimCawil-qe6bu
    @IbraahimCawil-qe6bu 23 дні тому

    Waxasu waa taladii ay eedey habarjec waayo khiyaanadii ay isaaq dhexdisa kawadey