Mc Donald somalia hadey kuyali lahayeen wa hore lagu kala bixilahaa shayadiinta xasuusqa lcgta ku bixinayo 🇵🇸🇵🇸🇵🇸✊️✊️✊️ ALLAH GUULEYO kolee hogamiyayashii musliminta daba dhilif unoqdaan kuwa tagerayo gumestaha
Raali galin ... vedio yadi hore dhan love masaarin why balan kabaxdarteed lkn marka muqal hore dib ugu labtay wxa noshegtayba in chanel kagi hore uu farsamo kusocoto hda wan sarey❤❤❤
McDonald nalacad waye marwalbo cuntadoda fet badan ku jiro Cafimad ahan io Jir ahanba kuma ficna Dadkana ha iska dayan Anaa tijabiyay Waxan cayil ahen kama helin waa fet badan guys don’t do that
Yahuuda ha ii dambeysa ee sidee ku ogaatay in McDonald's ay caafimaadka u fiicneen 2024ba mareynaa waxa aad no shegeysid waa iney wataan cadeyn oo ah itus itaabsii bro i hope ina iso jawabi doontid
@@AnasMahamoud-rk6dk walalka xuman hadii aad ii fahamtay iga raali noqo aniga waxaa ka waday un xooga faahfaahinta badan yaree waayo somali ayaa nahay dag dag ayaa nagu furan 😆 🤣 😂 😹
@@mohamedalikalaay787 Marne waa calool jilcannahy taasne ku dar wllka ani hada xumato kuuma fahmin lkn hadalkaga adeygiisa io dadaalka io waqtiga muqalka lagu bixiyey isma laheyn wey niyad xanun jinee marka u jilci sxp😊 Mr dag dag ani ayaaba mar mar la iigu waca🤣🤣🤣🤣
Kanaalkeyga 2aad akhyaarey Subscribe soo dhaha plz🙏👇
ua-cam.com/video/24162dTgOjQ/v-deo.htmlsi=MCxbNuDU9Eiy6lNX
Asc
Mar Hora Saarnay sxppp ♥️
Waan kuso saray taliyow✅
Waar ifiyow vidiowadaa noocanoo kalaa noosoo badi zxp
Sxb sheekooyinka xarfaanta noosoobadi
Asxapey an u duceyno.walaalaheena falastiiiin 40 qof ducadooda wa la aqpalayaye😢
Allah ugargaro🤲🤲🤲 muslimintana garansiyo awoododa
Illaahow awoodaada ugu hiili walaaleheen palestine amiiiiiiiiin yaarabi yaarabi yaarabi yaarabi yaarabi
Ilaa goormee ka cararee Saliga nabiga اللهم صلى وسلم علا سيدنا وحبيبنا محمد صلى الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤
Salalaahu calayhi wasalam
Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Asxbey aan ajar wada qaadano aan kuwada salino nabi maxamed sallahu calayhi wasallam ❤️❤️❤️
Scw scw❤️scw scw❤️ scw scw❤️scw scw
Salalaahu calayhi wasalam
Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Sallalaahu calayhi wasalam
Scw
130k hambalyo hormarin ah wye ifiyow keep going zxb🎉❤🎉
Allaw unaxariiso walaaladeen falastiin😭😭
Amiiiiiiiiin Amiiiiiiiiin Amiiiiiiiiin yaarabi yaarabi yaarabi yaarabi yaarabi
Shekadan filin Inan dawanayo ayaa moday thanks sir sheekadan oo kale so Badi sxb kuwa xanuunka badan iyo dadka is dulminaya macno wayn malaha
Amiiiiiiiiin illaahey awoodiisa ha ugu hiiliyo insha allaah
Wale qisadan waa wx soconaya blse waqtiga aad gelisay aynba caadi aheyn markan shaqeynayo ayn dhegeysiga muqaladaada kuraaxeystay horay usoco taliye😊
Sxpw was iga nasiib badanthy hadadba shaqada ku dhageysaneysid mobelka ani shaqada aaka shaqeyo mobel ma isticmali kartid sxp raaxeyso legendow 😊
Qisooyinka carabta soo badi kuwaan ma rabnee ifiyoow waliba kuwa dambibaarista noo soo badi howsha ku qabsadaaaye😊
Qolka. Annaga iskaleh qolka carabta aad IFIYE channalkan shekoyinka xarfanta iyo on mafia Aya nalooso galiyaa
Sabrin cadey iwarn
Ifiyow xrfnta waso dahisa baryahn
Ilaa hay ha ka dulqaa do walazlaheen reer falastiin❤❤
Illaahow wllhen in Islam guul degdeg ah oo aduunka inta kahartay sii Israel iyo inta lajirta qasaaro wayn oo aduunka inta kahartay iyo aaqiraba kurid sidedeg ah Aamiin Aamiin
IFIYE SXB KU HAYOH MEE KU DAARAY SXB ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Sxb ifiye waa ku salaamay anigu waxan ku haystaa muuqaalada xarfaanta waad nagala raagtay balse waad mahadsantahay sxb guul if iyo aakhiroba guulayso insha allah
Mahadsanid sxb
@@ILEYSS thnks sxb
Ifiye Dambi Baare ayaan Naqday Saaxiib Sidaan channelkaaga udhagaysanaayey maalin dhawayd Naag Baa waxay Xaday Buume After 30 minutes meeshii ay kuqarisay waan soosaaray Waa kiiskaygii oogu Horeeyay oo aan kuguulaystay Hambalyo isoodheh saaxiib
😁😁😁 congra bro😀
Shekadada wa funny adiga iyo AJ isku mid ayad tihin
@@zamil2024😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Mc Donald somalia hadey kuyali lahayeen wa hore lagu kala bixilahaa shayadiinta xasuusqa lcgta ku bixinayo 🇵🇸🇵🇸🇵🇸✊️✊️✊️ ALLAH GUULEYO kolee hogamiyayashii musliminta daba dhilif unoqdaan kuwa tagerayo gumestaha
Asiga jerry colombo
Wllka frank colombo
Naagtiisa Roben colombo
Hooyada ma colombo
Maxaa cidaan wada colombada ah 😂😂
ILEYS WA CHANNELKEENA 🎉
Number 1 comment wa aniga
You Boy glrl ok ♥
Anaa u horeeyo number 0ne❤😂
Hi my sister ♥♥♥
Mr ifiye.100%
38:58 39:02 39:03
😂
Legend waxan cml so badi naga dhaaf waxan jecel ka 😢😢😢
Waa runtaa ilmahayga xataa cabitaanka kama gataan ayagoo ku dhashay u.s.a
Anaa ugu horeeyo 😂😂
Doqonimada ma shege 😂😂
Raali galin ... vedio yadi hore dhan love masaarin why balan kabaxdarteed lkn marka muqal hore dib ugu labtay wxa noshegtayba in chanel kagi hore uu farsamo kusocoto hda wan sarey❤❤❤
Adeer jeeri is not easy ifiyow❤❤❤
Asc Mr ileys kasoo hadal xilsugaha British boqortooyada xaaskiisa la la,yahay ilaa hada eyna qarinaayan waad mahadsantahay hooyo ku xiran
baan ahay guuleyso weligaa insha allaah
Thnks sxb dedal badan ayad samaysay si aad nooguso gudbiso muuqaalkan quruxda badan
Mahadsanid ifiyow lkn biyo soo qado please markaa shekaynayso
Walaalaheen reer falastiin in sh allah❤❤
War zxp ifiyo background ka music hore ee hurdada noo soo saar zxp waan ku seexanaye please and please lacag kagaama baxay so wixii qarsha igu daa😂😂😂
Obaaaaaa war mahadsanid shekoyinka dhaadheeeeeer jecliyaa❤❤❤
First one baan noqday caawa
Alfa qisa aan abid maqlo thanks ustaad ifiye
Alla yaacisag team Ilays stand with palastine 💕🫧🤍🫶
Anigeyba dhagta idashy maxa umalene ifiye 😂😂
Walahi niyada marbay igagaso dhacday suuliga dhaxdeeda Inu kaga saara 1M ticket 🎫🎉
Inta sheekooyinka hackers ka xiiseyso ❤
Wow
Jjjjjj
War inteekabaxday Beryahaan mafiicantahay Ileys?❤️👏
keep going big brother
IFIYE.🎉 Hambalyo bro
Waad Naga soo daahday ifiye ❤
Mcdonalds yuhud malahan google kafiiri
Asc aawey channeling ifiye show
Waan kaa heynaa 🎉😊
Guuleyso wllky ifiye
Lama koobin kara bilawgi dhahday hadana kuwa aan laga aqoonaa ledaay ma bisla sheekada 😮
Ileysow asxaabtii hore ahy Gmail cusub samaysty😂😂
Ax asxabey wilka labada boqol an garsiino qisoyinkisa wan jacelnahy balse maxa intan tagay hadan Awodo Aniga kaligey Aya Hal milyan garsin laha❤
Ifeyow nosoo badi
❤❤❤❤
You Boy glrl
Kan wax baarayo iyo iyo kan wax xaday iyo kuwa waxa laga xadey waa dameer iyo 2 diisa dhagood
Tom Jerry ayako bili Adam ah xitaa dhib miyay wadaan😂😂😂
Ayaan wxan garanayaa la dhihi jirey caano booraha Lacag dollar ah. Baa ku dhex jirta 😂😂😂
Asc zxp had Ayaan soo dhacay😊
Soobadi saaxib ifiye
Anaa ugu horeyey
1:01
FBIda Igu sawir cadiya samiyeen😂😂😂
McDonald nalacad waye marwalbo cuntadoda fet badan ku jiro
Cafimad ahan io
Jir ahanba kuma ficna
Dadkana ha iska dayan
Anaa tijabiyay
Waxan cayil ahen kama helin waa fet badan guys don’t do that
Kanalkagi ifiye show ee shekoyinka cartoonka ah aa kasoo dayn jirtay maxaad hawada uga saarte wanna jeclaa sheekyinkaas❤
Plz sheekada summerise garay..
Wll mahadsanid
lagend hadaa maqasho waa qofkaas😂😂😂
Anigu hadan tuugahaan lahaa kamiradaan qolkay kushirayaan iyo cod duubayaa FBI waan waali laasidoo kale meelkaliya lamdhaco🤨🤨🤨🤨🤨🤨🤨🤨🤨🤨🤨🤨
40:50
ooo 2 he
😂😂 the best history 😊
Sxpo anagu hadaanu xarfaantii nahay waa nuu kuu xanaaq sanahay
Allaw nuaxariiso 😅😅😊
War nio qisooyin ka carabta rabnaa waxan naga dhaaf
Eeboow aaway sawir kii aad shegaysay ma ku aragno be🤣🤣🤣🇸🇴
Ty ❤🎉
Waxa iska dafe e awey matankaga ao Aad sheegeyse Adile mesha qalqalinesaye ❤ani wan sugi la ahay matankaga sidas aogow yarow😅😅🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Ifiye waxaad UA-cam ka ka sameysay 126$ ilaa 2k$ maaho 😂
McDonalnatis😂😂😂😂
In aad dadka ka qosliso miyaa isku dayaysaa hadda? Qofka waa la saxaa ee la guma maadsado
Aayad quran mala qalday wa maya magac xun yahuud cawiyo le la qalday xita inu magacoda shego ma ahen bastariinta
1:51 daqiiqo ayaad intaa kaso dhex saartay . Shini noqo ee duqsi ha noqon
🤣🤣
So what’s the point ?
😊😊😊
Ifiyow Inader wad ogtahy in Aan ku Jecelnahee Oon Aad kuugu Xidhanee Maalmahan mxaa ku hely sxppp 😂😂♥️♥️
Hi my sister
@@Mikey2007-1 hi
Yahuuda ha ii dambeysa ee sidee ku ogaatay in McDonald's ay caafimaadka u fiicneen 2024ba mareynaa waxa aad no shegeysid waa iney wataan cadeyn oo ah itus itaabsii bro i hope ina iso jawabi doontid
2 saac ayu daldalmayay war badana😂
Qisooyin Xula ayaad soo gudbisaa nio
Nin yahoow warkaaga wuu badan yahay adigaa keenayo in muuqaalka laga tago
Sxp cid ka tagto malahan hadii uu adi ku anfici wayey ka tag hadii kale qisada waqti io juhdi aalagaliyee wanag ku daawo mahadsanid sxp😊
Hawartaa usheek😂
@@Cabdilaahicumar-y3b ceeb walal caaydu waa naga mamnuuc hadii an muslim nahay walalkaana raali geli alaha ku wanaajiye
@@AnasMahamoud-rk6dk walalka xuman hadii aad ii fahamtay iga raali noqo aniga waxaa ka waday un xooga faahfaahinta badan yaree waayo somali ayaa nahay dag dag ayaa nagu furan
😆 🤣 😂 😹
@@mohamedalikalaay787 Marne waa calool jilcannahy taasne ku dar wllka ani hada xumato kuuma fahmin lkn hadalkaga adeygiisa io dadaalka io waqtiga muqalka lagu bixiyey isma laheyn wey niyad xanun jinee marka u jilci sxp😊 Mr dag dag ani ayaaba mar mar la iigu waca🤣🤣🤣🤣
Wcs
Waxanu kaa sugaynaa sarkaalki maraykanka ahaa e fashiliyay hawlaha sharcidarada ah ee ay waday NSA Edward snowdan.
❤❤❤❤❤❤
Dabagal muxtaram ah 😂😂
Maxa ku helay cHp wan ku zugaynaY
Asc
waadsoodaahday
Asc wr wb all
Ninka hadhaagiisa la ogaaday
Sorry baro
Warhalkeed kabaxday
Cu
Beeni raad ma leh
❤❤❤❤
❤❤❤❤❤