Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

Dulmiga iyo dhibaatada laga dhaxlayo || Sh. Mohamud Omar Dirir

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 19 сер 2024
  • Ka Mid Noqo walaalaha aan ku midownay dacwada iyo khayrka
    UA-cam-kani waa Channel lagu soo gudbinayo Dacwada islaamka iyo dhamman waxa umada anfacayo
    -ansaaru sunna waxaa Hoos yimaado school-aad oo u kala baxa Premier and Secondary School oo kala ah
    - Ansaaru sunna Premier School
    - Al-muhaajiruun Premier School
    - Don Bosco and Boqol Soon High Schools
    Dhamaantoodana waxay Ku yaalaan Dalka Nairobi-Kenya
    Hadaadan channelka Subscribe ku aheyna Fadlan ✔️ Subscribegreey
    Si aad u hesho xog cusub waqti walba
    Mahadsanid
    _________________________________________________________
    ►Subscribe Link:
    / ansaarusunnatrustschoo...
    #Ansaaru_Sunna_Trust

КОМЕНТАРІ • 63

  • @fadumomohamud3876
    @fadumomohamud3876 2 роки тому +3

    Yaa Allh madluniinta uhiili dhiigooda cidigooda io xoolahaada xaqdarrada lagula kaci aamiin yaa Ravvi🤲🏼🤲🏼🤲🏼

  • @raxoluulmuse4815
    @raxoluulmuse4815 2 роки тому +6

    Mansha allaah jazakallaahi kheyr sheekhunaa xafidulaah 🤲🏾🤲🏾

  • @sadiaaden3425
    @sadiaaden3425 2 роки тому +3

    Manshaalah sheekh Mohamed dirir ilahay ha ku xifdiyo insha

  • @abdiasiismaxamed9020
    @abdiasiismaxamed9020 2 роки тому +2

    Mansha allha sh maxmed cumar diirir

  • @hamdihassanahmed976
    @hamdihassanahmed976 2 роки тому

    Asc shiq maxamd dirir jisaakalhu qer ilahey ajar iyo xasanad hadin siyo amin asc asc scw scw scw scw scw scw scw scw scw scwscwscw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @liibaanibrahim2507
    @liibaanibrahim2507 2 роки тому +3

    Ma sha Allaah, shiekh, jazaakumu Allaahu kheyr 🥰

  • @khadiijoxuseen4143
    @khadiijoxuseen4143 2 роки тому +2

    ماشاء اللہ

  • @malagmaxamed9839
    @malagmaxamed9839 2 роки тому +7

    ربنا يسعدك ويحفظك من كل شر يارب العالمين

  • @malagmaxamed9839
    @malagmaxamed9839 2 роки тому +3

    الحمدلله رب العالمين

  • @salaadmaxamuudmaalin3648
    @salaadmaxamuudmaalin3648 2 роки тому +1

    Maa shaa allah

  • @Qaali12
    @Qaali12 2 роки тому +1

    Allahu Akbar, sida loo dhaqmayo iyo sida saxda’ah, waa labo kala fog. Allow xaqa na wafaji

  • @sacdiyaalimohammed5815
    @sacdiyaalimohammed5815 2 роки тому +4

    Mashaallah , barakallahi wa Jazakalahi kheyr

  • @fatimamohamedali9067
    @fatimamohamedali9067 2 роки тому +2

    أللهم لا تجعل مصيبتنا في ديننا ولا تصلط علينا بذنوبنا من لا يخافك فينا ولا يرحمنا امين يارب العالمين

  • @foozia426
    @foozia426 2 роки тому +3

    Maasha allaah

  • @maynunabdi737
    @maynunabdi737 2 роки тому +1

    Mashalah allah hanagadigu kuwiqaten inshallah

  • @fatimamohamedali9067
    @fatimamohamedali9067 2 роки тому +7

    استغفرالله العظيم من كل ذنب عظيم

  • @xaliimogeelle6396
    @xaliimogeelle6396 2 роки тому

    Illaahaw mashaa'ikhdeena noodaa

  • @mahaddaahir7466
    @mahaddaahir7466 2 роки тому +2

    Baarakallaahu fiik.

  • @mariammohammed7198
    @mariammohammed7198 2 роки тому +3

    Mash allah

  • @hasandaahir309
    @hasandaahir309 2 роки тому

    Muusaw si fiican u dhagayso sheekha qud badu adiga kugu socota adiga iyo inta kula mid ka ah

  • @fatimamohamedali9067
    @fatimamohamedali9067 2 роки тому +2

    سبحان الله

  • @NOURMOHAMED-lg8sc
    @NOURMOHAMED-lg8sc 2 роки тому +3

    Manshaalah

  • @tvrarisdanguud4980
    @tvrarisdanguud4980 2 роки тому +3

    Mansha allaah

  • @mamma6900
    @mamma6900 2 роки тому +1

    Wcs

  • @fatimamohamedali9067
    @fatimamohamedali9067 2 роки тому +3

    أللهم اكفنا شر الظالمين اللهم آمين يارب العالمين

  • @shugrihassan7769
    @shugrihassan7769 2 роки тому +2

    Maansha. Allahu

  • @aliibraahimaadam111
    @aliibraahimaadam111 2 роки тому

    Maasha Allah sheikh Mohammed sheikh cumar sheikh dirir jasaakallaahu Khayrn illaahay haa kuxafido

  • @bisharoabdilahi9540
    @bisharoabdilahi9540 Рік тому

    Allow reer sool dulmiga logu hayo ka dulqad

  • @mohameddiriye7315
    @mohameddiriye7315 2 роки тому +1

    Allaahu S c w

  • @tahlitoshygenius5324
    @tahlitoshygenius5324 2 роки тому +3

    Mashallah

  • @abdiqaadirabdullahi8435
    @abdiqaadirabdullahi8435 2 роки тому +1

    Jizaa kaye allha kheer

  • @mahaddaahir7466
    @mahaddaahir7466 2 роки тому +1

    Jazaakallaahu kheyraa sheekh maxamuud maxamed dirir.

  • @malagmaxamed9839
    @malagmaxamed9839 2 роки тому +2

    مشاءالله تبارك الله

  • @fatimamohamedali9067
    @fatimamohamedali9067 2 роки тому

    الحمدلله علي نعمة الإسلام ونعود بالله من حال أهل النار

  • @rukiajama9900
    @rukiajama9900 2 роки тому +2

    acowdu billahi
    qofka sheeganaya Cifci Cifci
    wuxuu ka hadlayaa dadow?

  • @mahamedaden7237
    @mahamedaden7237 2 роки тому +2

    Ilahaw wixii dulmi wada umada kaqabo

  • @qodarabdulahi6620
    @qodarabdulahi6620 2 роки тому

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @mohamudmohamud2534
    @mohamudmohamud2534 2 роки тому

    Intaa dislike 👎 saartey inaga maaha miyaa? qof muslima ma suurowdaa inuu diido xaqa

  • @saadohoussein8439
    @saadohoussein8439 2 роки тому

    À

  • @baadodhugad4157
    @baadodhugad4157 2 роки тому

    Haddii aan diidilahayn dulmiga barwaaqaanku noolaanlahayn

  • @fadumomohamud3876
    @fadumomohamud3876 2 роки тому

    Allhu Akbar somaliyeey is yeel yeelka naga daaya🤭 190 aayadood io 60 xadiis oo dulmi kahadlaaya🤔 cid sidaas isugu mashquulisa maa naan arag ee ma xanuun baa hadaad dulmi diidaan???😭

  • @abdullahiyusuf4543
    @abdullahiyusuf4543 2 роки тому

    Bal Indahaha Soo Wada Yuubasaane
    Ma Waxa Teheen Qaar Ka Nadiifa
    Waxan Sheikhu Ka Hadlaayo Maxaa
    Loo Waayay Qof Keliya Oo Intuu Kaco Oo Dadkaa soo dhan Markhaati Ka Dhigto Yidhahda
    Imikaba Iiga Markhaati Ahaada
    Waan Ka Noqday Dhulkaan Ootay ?
    Laysa Minkum Rajulun Rasheed.

  • @ayanmohammed1904
    @ayanmohammed1904 2 роки тому

    Badanaa ragaad u xaglsaane miyaanay dulm ahayn?!

  • @axmedcumar5630
    @axmedcumar5630 2 роки тому +6

    Su'aal sheekhaw hadii arintu sidaa tahay maxaa uga aamusteen dulmiga lagu hayo sama fale c.maalik coldoon ee ka digay ficilka reer qoomu luud

    • @anabjama7166
      @anabjama7166 2 роки тому

      Ahmed cumar macoldoon baa dulmi lagu xidhey dee orad adigu sidaa isaga umada dulmi ku haya coldoon waalin Waalan oo berigii uujoogay Usman wuuu waashey hadeerna imisaqof buu dulmiga kaley waalidiin gabdho uu cirdigoodii been sheegay waar qof madhan baad tahaye aakhiradaada haku Seegin dumidoon mimosa goorbuu debi haley qabiil baad ugu hiilineysaa laakiin dadka uu dulmiyey cebdoon oo ninwaalan ah illahay umada haka qabto ceebdoon

    • @anabjama7166
      @anabjama7166 2 роки тому +1

      Waalidiinta iyk macalimiinta iyo hooyooyinka aabayaasha buu ubadkodii ceeboviyo been aan jirin ka sheegay qofkasta oodowkadu ugu horeyso was in maxakamad lasaaraa waana ninwaashey bering hore laf jabtey sideedii manoqoto dowkadu isagaa u dhameysay in Lazio bay ahayd gadaan kaxidhin ceebdoon umada uu beenta iyo afkagaadada uu ugsystey baad duli lahaa inlaxidho baau dan ah dadkiinadhan eecoldoon u hiilinaya illahay u noqda qabiil baad ugu hiilisaan laakiin waataa muqdisho hada soocadsysey inuu lacag kuqaadanayey qaran dumps inuu Waalan yahay umada dhan wa7 of tahay that way wuu ubaahdaain laxidho ninkan Usman buuku waashey ragii hayn jirey way nool yihiin inuu habeenwalba carriages jirey ma

    • @axmedcumar5630
      @axmedcumar5630 2 роки тому

      @@anabjama7166 canabey wll su'aal qudha ma daawatay ardaydii dibada ay abaarso u dirtay shirkii ay new York ku qabsadeen bal adigu daawo i tube kuu ku jiraa wiilka suber awal la yidhaa ee waraysiga ugu danbeeyaa eeg calaamada uu xidhan yahay waa tii reer qoomu luudka lagu yaqaanaye

    • @axmedcumar5630
      @axmedcumar5630 2 роки тому

      @@anabjama7166 canabeey ma aragtay programkii aan kuu tilmaamay

  • @acenutrition6218
    @acenutrition6218 2 роки тому

    sirta cabitaanad ku jirta?
    ua-cam.com/video/DsJwvXqus9o/v-deo.html

  • @abdirhmangurhan1763
    @abdirhmangurhan1763 2 роки тому

    WiFi

  • @aliabdallahismhan4049
    @aliabdallahismhan4049 2 роки тому

    Ñ0

  • @rahmaahmed4563
    @rahmaahmed4563 2 роки тому +1

    Masha allah

  • @umusoumeyaofficial2995
    @umusoumeyaofficial2995 2 роки тому +3

    Masha allah

  • @mankheire3565
    @mankheire3565 2 роки тому

    Masha allah