Jilayasha allaha u naxariisto xaji iikar leeb wa ninka aktarka ka aha sharaxii la tumayay sheka ka dan beysay maxamud ayu ku jila dib u dawo riwayadas aw kuku allaha u naxaristo oda cabdule aaba nura maryan cabdule gesey jaajumow riwayada wa yunisom markey baxday kadib aya lajilay 1996
Ruwaayada goorme la jilay mida kale jaajumo gabadha u ah atirashada hada xage ku dambeesay yaa yaqaan ani hada iigu horeesa ruwaayad ay jilayso awkuuke allaha unaxariisto asna waa ku jira 2018 daawaday
anika waxaa la yaaba dad dhan oo la dhahaayo waa dadka uku majaajilin ah oo turjumo filmada hindika eh hadane waxaa la dhigaa wax aan qof aan firsan karin anika kama soo horjeedo ruwaaydan QOOTO QOOTO EH lkn waxaa tala ahaan idin dhahaa dhig film macquul eh oo dunidaba daawato lkn somali duni lama tatami karo ee qooto qootodiini wada marax film uku tag dalka calamada badan ee somali yariise
My goodness, what a great arts and creative actors we had back then we were selfless patriots.i wish I was there in Mogadishu.
Jilayasha allaha u naxariisto xaji iikar leeb wa ninka aktarka ka aha sharaxii la tumayay sheka ka dan beysay maxamud ayu ku jila dib u dawo riwayadas aw kuku allaha u naxaristo oda cabdule aaba nura maryan cabdule gesey jaajumow riwayada wa yunisom markey baxday kadib aya lajilay 1996
Ku dar awaliinja maja jilistihi canka aha
Best waaye somali hanoo laato
Nabadaa naas la nuugo leh ilaahow somali mideey oo quluubtoda isku nadiifi anaga waxaan nahay ciyaalki dhahy 2000 kun dowladnimo iyo kala danbeey wali ma arkin lkn mar uun waan midoobi donna shanta somaliyed wan idin jeclahy 😍😍😍😍😍😍😍
Mohamed Bashiir xersi insha bro somali is coming stronger again insha allah Somalia hanolato 💪❤
Fahad Cabdixakin
Sxb insha allh
2022 an dawanoyaa jawigan hadda so gari lahaa waa dhacan laheed wlhi ❤🎉
Waaaah waaah yaaa dwanyo 2018 frtaaa taaaag
Dįámœñd platümž Ibñù ænas ani 👈
Aalkuliiste ma ahay kulahaa hadooba cabsanyahay
Aniga si fcn Ayaan ula dhacay ruwaaya daan inaba caadi Maaha inta iga dambeyso like haiga bakhiilina waa wiil Reer xamar weyne aheeeeeeee.
2021 yaa dawanayo
wadaniyada waxan daremi karaya gof wadani dhab ah
Allow waddankeena nabad ku soo dabaal
Allah u Raxmado Awakuku
2020 ayaa daa wanaayo
Nice
Awaay waliija axaa
Hhhhhhhhh wlhi odey cabdulle Caadi maah
Ruwaayada goorme la jilay mida kale jaajumo gabadha u ah atirashada hada xage ku dambeesay yaa yaqaan ani hada iigu horeesa ruwaayad ay jilayso awkuuke allaha unaxariisto asna waa ku jira 2018 daawaday
waxaa la jilay 1996 anisa fariida waaye xamar ayeyna joogtaa wali
Ustaadka waqtigii wacnaa ii baashaal
2024 aya daawanaa 😂
Caadi ma ahan runtii gabdho qurux badan ayaan ugu jeeyda ruwayadan qiima malahan jaceylka qarnigan lajooge qosol aa laabta jirin maa la isku qanciya heestii mitum oo labadalay ahaa dad waa dadkii hore xiliya wadanka bur bursana dadkan namawalin jireen runtii gabdhihii hore qurux kuwa hada jira nus mitir lee waaye gaab gaab kkkkk
2/11/2021 fiirsana
ruwaayadaan 1996 waaye
Aisha maxaa dhacay. Falxaasid iyo faqiir wax helay maad 1996. Waaye tiri waxaa la dhigay 1986
@@mahamedali5608 who is Aisha 🤔🤔🤔
@@Jamaalmw22 qoraalka lee qaldamee waxba ha u qaadan
1:22 hees mcaan waaye
Marka koobaad waxaan u hambalyeynayaa fanaaniintii iyo jilaayaashii filinkan dhigay marka labaad page ka nala wadaagay horta waxaad ogaataan shacabka daawanayow inuu yhy filin ee uusan ahayn riwaayad filinka iyo riwaayadu isku jilid maaha ee waa filin dhamays tiran aad ayaan u daawada filimada somaliga ah xitaa ajaanibka ayan daawisiiyaa markay filin somaliya i waydiiyaan wayna ka helaan
Diira diiree heesta iga dagtay❤
Xaaji leeb
Jaajuumow
Awkuku
Oday cabdule
Aba nuur
Jilayal aan kala dhicin
Dad waaa dad kii hore
Haaah waayo waayo
Waxan aad ugu faraxsanahy inaan daawado riwaayadan qiimaha badan 2018, ,,Anigoo ah wiil 20 jir,,,hanolaato soomaaliya
Jzjumow oo yar ayaa Ku jiro
Oday cabdule iyo awkuuku 😜😜😜😜
Kkk oday Cabdule iga
Yabshe wlhi
Waaaaaaw
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Aww we.cadi mahan ja jumow
dadka hada jiro kamirada fiirinayan
😂😂😂😂
😀😀😀lambada aaba udaarneed
Asc
Uf uf uf hindi urayso oo la copy yeeyo wax fiican maaha