Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

Geel jire calafdoon ah qosolka adunka caawa waa leysku adkeeyay qac badan baa yeertay

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 17 сер 2024

КОМЕНТАРІ • 60

  • @ismacilabdi1278
    @ismacilabdi1278 10 місяців тому +3

    Nayaa calafdoon
    Abuurta ilahay haku
    Sheegina xsyawaan

  • @mohamedarale2780
    @mohamedarale2780 10 місяців тому +3

    Jooji aflagaadada...

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 10 місяців тому +4

    Nimcoy Fadlan Hakahadlin Abuurta Alle Ceeb 😮

  • @januarySl2024
    @januarySl2024 4 місяці тому +1

    Naima Pranka Ciid wanaagsan
    Aabahay ayaa Cibraan dhalay. Waa reer awowgey. Ciid wanaagsan adiga iyo caruurtaada iyo odaygaaga.

  • @ruqia-yl1pk
    @ruqia-yl1pk 10 місяців тому +4

    Wiilka UA-camr weeye geel jir maaha

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm 10 місяців тому +1

    Masha allah guulayso wll niciima bardhaamijkaga geesiyad 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😇😇😇😇😇😇😇😇😇😇😇😇😇😇😇😇😇😇😇😇😇😇😇😇😇😇😇😇😇😇😇😇😇

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 10 місяців тому +8

    Maaha Geeljire Ee Waa Yutuber 😅

  • @waberihassan7867
    @waberihassan7867 9 місяців тому +1

    Kulan24 ninkan geeljire mar walba uu iga qosliya live walba uu calaf radinayo noso dhiig ciiwanka magaciisa kuu hor mahadsanid

  • @keefseet223
    @keefseet223 10 місяців тому

    naciimo afkaaga iyo dhegtaada haysmaqlaan, wiilka cayda kadaa waad ku xeel dheeraatay, dadka waxaad ku waanisaa inay xumaanta joojiyaan, ee adigana ku dhaqn, mahadsanid

  • @samowsamale3490
    @samowsamale3490 10 місяців тому +2

    Ninkaa hore ee geel jiraha u egi waa UA-camr

  • @MaxamudCumar-th5ep
    @MaxamudCumar-th5ep 9 місяців тому +1

    Labadiina idinka qiima badan ninkani idinka hadal wanaagsanaa

  • @MaxamudCumar-th5ep
    @MaxamudCumar-th5ep 9 місяців тому

    Walaal adigu nin maleedahay naftaadu

  • @faizasaid3803
    @faizasaid3803 10 місяців тому +1

    Maadaa hadlaya oo cid la yaabaya. Oo da’aa carabka biro gashtay.

  • @SagalMaxamed-gv7lh
    @SagalMaxamed-gv7lh 9 місяців тому

    Calafdoon xalaal ah maah waa ciyaal suuq chanel walhy

  • @Guuleedmaxamadjaamac12jJ-hf5bg
    @Guuleedmaxamadjaamac12jJ-hf5bg 8 місяців тому

    Walal xabadan isooqabo

  • @KokoM-wp6ok
    @KokoM-wp6ok 9 місяців тому

    Ceeb walaalo cidna wax ha ka seegin

  • @Guuleedmaxamadjaamac12jJ-hf5bg
    @Guuleedmaxamadjaamac12jJ-hf5bg 8 місяців тому

    Walal niciima maad isu kaya keentid

  • @mohamuudmohamed6926
    @mohamuudmohamed6926 9 місяців тому

    Waalidii.udan.beey

  • @Guuleedmaxamadjaamac12jJ-hf5bg
    @Guuleedmaxamadjaamac12jJ-hf5bg 8 місяців тому

    Waan jclaadee

  • @kfh8717
    @kfh8717 9 місяців тому

    Xamar imaaw

  • @ApdirahmanFaanto-uv8vm
    @ApdirahmanFaanto-uv8vm 9 місяців тому

    Nabsi gur iyey gash gabadhsi

  • @msh984
    @msh984 9 місяців тому

    Waligeey ma arag AYEEYO SUUROO EEYSO war masaajidka aad cibaadeeyso sodon majirtidee DHALIN DHAFOORKEE KUTAALAA 😂😂😂

  • @MaxamudCumar-th5ep
    @MaxamudCumar-th5ep 9 місяців тому

    Fadlan waxaan idiin sheegeynaa guurku jab maaha ee waa nimco caruurtuna waa waxa ugu qaalisan aduunka si toosa u sheega mahadsanidin

  • @maxamuudgurmad3752
    @maxamuudgurmad3752 10 місяців тому

    Ayeeyo weeyi

  • @ladannorway6938
    @ladannorway6938 10 місяців тому +1

    naa ninku waa weriye geeljire maaha

  • @massmass8300
    @massmass8300 10 місяців тому

    reer magoolku dhaqan male mxaa
    yeelay hablaha laguma yiraaho
    imisa jirtaa rag io dumarba way kaka
    dhigday imisaa jirtaa

  • @maclinduksi4231
    @maclinduksi4231 10 місяців тому +1

    Geeli socdo ayaa yimid kul ah 😄😄😁

  • @hawalulmahamud4562
    @hawalulmahamud4562 9 місяців тому

    Geel jiraha nin ma aha miyaa

  • @Axmedgudhuu
    @Axmedgudhuu 10 місяців тому +1

    Sahra ana ku haysata❤

  • @mohamedyusuf656
    @mohamedyusuf656 10 місяців тому

    Ninku waa u tuber nayaa .

  • @nadifodhalow5781
    @nadifodhalow5781 10 місяців тому +1

    This is the guy have two wife I remember his face .

  • @alihanash9829
    @alihanash9829 10 місяців тому

    Manjo basto,mantana geel geel u eg..beri shimbir,shimbir

  • @mustafehirsi592
    @mustafehirsi592 10 місяців тому

    Naeema culimaddii isku meherin lahayd dadkan keen saaxiib iyo aroosyadu xagay ka dhacayaan

  • @YasnabdulkadirShegow
    @YasnabdulkadirShegow 9 місяців тому

    ASC

  • @mohamuudmohamed6926
    @mohamuudmohamed6926 9 місяців тому

    Naa.meeshiilgaasootuuray.sheeg.boosaaso.tani

  • @Abdullah-xs1lt
    @Abdullah-xs1lt 9 місяців тому

    ragu gel hadey uekadan hablaha sow lax uma ekadan

  • @sagalosman1083
    @sagalosman1083 10 місяців тому

    Maxay naagta garbasaarka cagaarka wadato isla qalqalocinee

  • @MuseMusebidar-lq8np
    @MuseMusebidar-lq8np 10 місяців тому

    Sara waxad u egtay dayerad

  • @mohamedyusuf656
    @mohamedyusuf656 10 місяців тому +3

    Nimco aflagaado reeban.

  • @user-kx6lt6dh3e
    @user-kx6lt6dh3e 10 місяців тому

    Waa youtuber

  • @muheodinismsilmose5514
    @muheodinismsilmose5514 10 місяців тому

    Calafdoon Ka soo qaubgal waxaan.

  • @user-zs1ju4qr6m
    @user-zs1ju4qr6m 10 місяців тому

    Feels u eh yihiin raga Qatar kood yaaaaa 😂😂

  • @fartunabukar9620
    @fartunabukar9620 10 місяців тому

    Ninka waa nin caana geeljira maaha inanka kafuqa

  • @mohamuudmohamed6926
    @mohamuudmohamed6926 9 місяців тому

    Naa.balaayo.kugudhacaday

  • @user-rk8vu8uv5v
    @user-rk8vu8uv5v 10 місяців тому

    ❤❤

  • @umalkhyremohamed5308
    @umalkhyremohamed5308 10 місяців тому

    NIIMCO NAAG QUURXOON MAAD ISE MOODEY JAAREER TEE UGAALIDA CUNI JIIRT UU EGTAHAAYE EE ADII MAA DEED CAYAYA SIIDA DARTEED BAAD ODEEY CADENA OO HADHICAAAP UU EE BAA KUU QAABO EE OO WAJIIGISA CIILE ADE MOODO SIIBA INDHAHIISA KKK

  • @fadumomohamed3271
    @fadumomohamed3271 10 місяців тому

    Soo adigii xijaabtey maxaa kugu dhacay

  • @umuzakariyaofficially5386
    @umuzakariyaofficially5386 10 місяців тому

    😂😂😂😂😂😂 nacimo washaydaan

  • @muheodinismsilmose5514
    @muheodinismsilmose5514 10 місяців тому

    Naciimo soo qabo,

  • @hawanoe9468
    @hawanoe9468 10 місяців тому

    kkkkkkkk