ALABTAN AAN SUGAYE O II IMATAY KALAY ISLA ARAGNE 💃🏽

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 10 лип 2024

КОМЕНТАРІ • 106

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its 21 день тому +52

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️🕋☝️

  • @Iqroahmed-qq9us
    @Iqroahmed-qq9us 21 день тому +48

    Riyaqey markaa wax Soo galiso waa farxaa wlhi inta IL mida likta dhacey kusi

  • @samiyaabdirahman2866
    @samiyaabdirahman2866 20 днів тому +5

    Apayo gurigaga Noso duub Alabta an aragne io Balakonka flower adha digte❤

  • @ardoabdinor
    @ardoabdinor 19 днів тому +3

    Queen riyaaqey videoyadaada wn ku tashada ❤❤ horay usoco ina adeer mcn, salam from xamar

  • @idilMohamuud
    @idilMohamuud 21 день тому +9

    Riyaaq sida ay dadka wax u fahansiso ka helay ore usoco wllo❤

  • @cuud_
    @cuud_ 20 днів тому +1

    Riyaaqdeyda la'nta UA-cam abaar keep going inader❤❤❤

  • @khadijsibrahim8111
    @khadijsibrahim8111 21 день тому +2

    Ma sha alla habo❤❤❤👍

  • @minhahassan10
    @minhahassan10 21 день тому +3

    Riyaaqdeyda caashaqa ❤

  • @najmoapdalle470
    @najmoapdalle470 21 день тому +4

    Dumashi ha is dhibin xbtt shein baa ku hysanaa❤❤❤

  • @Jinan202
    @Jinan202 21 день тому +1

    Masha allah abayo illahay haku xafido wana ku jeclahay illahay dartis qamarka safiicqn u saro qortada qari abayo mcn illhay haku xafido❤

  • @FatumoMohamed-vc5te
    @FatumoMohamed-vc5te 21 день тому +1

    I love your videos and ❤❤

  • @xalwocabdirixman7198
    @xalwocabdirixman7198 20 днів тому +1

    Love yuo hppti riyaqey❤

  • @FatumoMohamed-vc5te
    @FatumoMohamed-vc5te 21 день тому +1

    Mashallah Abayo ❤

  • @Elhaam_aadam
    @Elhaam_aadam 21 день тому +3

    Riyaq routine rbn wn ku xiisy wlhi malmhn wa na nacdy😢 I love you wlhi role model ithy ❤

  • @asmaasiciid
    @asmaasiciid 21 день тому +1

    Masha alaah abyo wafarxa marka sogalisid

  • @AminaMaandeeq
    @AminaMaandeeq 21 день тому

    Maasha allaah tabarakallaah ❤❤❤❤❤❤❤

  • @inaxaajicumar4010
    @inaxaajicumar4010 21 день тому

    Masha allaa❤❤❤

  • @inaxaajicumar4010
    @inaxaajicumar4010 21 день тому

    Masha alaa❤

  • @nadiacumarcabdalla1528
    @nadiacumarcabdalla1528 21 день тому +2

    Anagoo dhan baba dag dag nagala aburay allah farxadada ifarxad galisa noso badi video yada ❤

  • @najmoapdalle470
    @najmoapdalle470 21 день тому +2

    Rayaq qurux bdan ku jeceliya xbt❤❤❤

  • @IfraaxOmar-i6d
    @IfraaxOmar-i6d 19 днів тому

    Riyaaq abyo mcn faraxsanow weligaa❤

  • @ikranomar2184
    @ikranomar2184 2 дні тому

    ALLAHUMA BARIK

  • @soyaaxmed8723
    @soyaaxmed8723 21 день тому +3

    Anaa ugu horeyaa 😂

  • @Daher__DMD
    @Daher__DMD 21 день тому +4

    ❤️ 🇨🇦

  • @nasteexinapea814
    @nasteexinapea814 20 днів тому

    Mash alalh abyo

  • @user-vz8xj7gr9h
    @user-vz8xj7gr9h 21 день тому

    Masha Allaha

  • @haliimoxuseen5570
    @haliimoxuseen5570 20 днів тому +3

    Abayo videoda maalinle nooga dhig adoo mahadsan waaban ku haysta videoyadaade maraykan😂😅

  • @Kiki__1433
    @Kiki__1433 21 день тому +2

    😊❤

  • @samiiramoha559
    @samiiramoha559 20 днів тому +3

    Aduunka waxa la furfuro inaan dawado waan jecelhy

  • @SundusAbdulkadir
    @SundusAbdulkadir 21 день тому +2

    First 🎉

  • @Jamilaibnumhamed
    @Jamilaibnumhamed 21 день тому

    Ina adeer riyaq qurux😂❤

  • @HappyDeer-nr5dh
    @HappyDeer-nr5dh 14 днів тому +1

    Fudedka wa cilmi sheydan😂😊

  • @Kajol833
    @Kajol833 20 днів тому

    Riyaqey abyo Isoo ducey pls ina nin america joogo helo 😂❤

  • @Salwa3r
    @Salwa3r 20 днів тому +6

    Riyaqey imanshaha meshan wan ku faidany wanaga dhistay cajiski badna baad naga cuntay team riyaq qebta yutupka qashinka nagu dartay ano qusanay oo mesha ka tahriibi rabana naga so gartay❤😂😂😂😂😂

  • @MaxamedDalmar-eu2xq
    @MaxamedDalmar-eu2xq 21 день тому +1

    Riyaqey schoolka vlog nooga soo samee
    Dhawaan baan filayaa inaan America imaado
    Markaa lacagta waxbarashada
    Inta sano ee luuqada english lagugu barayo
    Macalimiinta wax ku bareysa bareysa
    Intaas muuqaal nooga soo samee thanks

  • @nastehanuur-cf8fi
    @nastehanuur-cf8fi 20 днів тому +1

    Rurigaga yakudagan qalbi nosheg

  • @shaamabdullaahi6492
    @shaamabdullaahi6492 21 день тому +1

    😊😊😊😊😊😊😊

  • @NimcoSaban-z8u
    @NimcoSaban-z8u 13 днів тому

    Waa beedka lagu kale Rebaaa

  • @UmuMuhamad-hv8bj
    @UmuMuhamad-hv8bj 20 днів тому +2

    War isoo dhoweya waan cussubahay

  • @hamdaa8740
    @hamdaa8740 21 день тому

    Way igu baxda video yadaada riyaaq cadeey ❤

  • @user-wo8cu8xw8v
    @user-wo8cu8xw8v 21 день тому +2

    MashaAllah ❤❤

  • @zahrajamac20
    @zahrajamac20 13 днів тому

    Dumashi bilan isku dookh ban nahay always shidan ba dalbatay❤❤❤

  • @AbraarAbraar-j6h
    @AbraarAbraar-j6h 20 днів тому

    Oo gaadhi wadin maka cabsaneni miyaa riyaqey😂😂😂

  • @SabrinaQurux-x6f
    @SabrinaQurux-x6f 16 днів тому

    M.a you so beautiful 😍 i have never seen my life gbr sidada cml uquruxsn💝🥺

  • @Deeqoabshir-kp9lx
    @Deeqoabshir-kp9lx 21 день тому

    🎉

  • @AdnaAadan-v9s
    @AdnaAadan-v9s 21 день тому

    Wll kaalay mareerbaadiyaanoo haysataa see waxnoofahansiin qalbadamaliine😮

  • @Nawal_abdi12
    @Nawal_abdi12 19 днів тому

    ❤❤🎉

  • @MomtasOmar
    @MomtasOmar 20 днів тому +1

    Riyaaq video waan ku raaxeystaa wlhi sidaad wax noo fahansiinayso ka helay ee gurigaaga nooso duub plz 🙏 😢

  • @queenofqueen1563
    @queenofqueen1563 20 днів тому +1

    Sida oga dalbatid no sheg pls

  • @DeeqoXuseen-kn4hr
    @DeeqoXuseen-kn4hr 21 день тому +4

    Riyaq school magashay noo soo duub❤❤😂

    • @riyaqabdi5721
      @riyaqabdi5721  21 день тому +3

      Ala😂aamus wali ABCD iima dhaman

    • @DeeqoXuseen-kn4hr
      @DeeqoXuseen-kn4hr 21 день тому +1

      @@riyaqabdi5721 soo duub hee💔😂

    • @Minamoha3
      @Minamoha3 21 день тому

      @@riyaqabdi5721nosoo duub in jabka leska qariyo malesko ugeeen 😂

    • @user-vj2gu7rp3z
      @user-vj2gu7rp3z 20 днів тому

      😂😂😂😂​@@riyaqabdi5721

  • @ayaanwardere4703
    @ayaanwardere4703 20 днів тому

    Kan pan cakes ka Nairobi Uu buuxay secml 😂😂😂😂😂😂

  • @mahadofarah4692
    @mahadofarah4692 3 дні тому

    Daaha iftiinka celiyo blackout curtains

  • @user-wd4vt8ho2j
    @user-wd4vt8ho2j 7 днів тому

    Riyaaqey sides Shein wax looga dal badaa hadaase dalbato sidee lagu aaminaa

  • @SalmoCumar-wl4mz
    @SalmoCumar-wl4mz 21 день тому +1

    OMG OMG

  • @hafzacadey4710
    @hafzacadey4710 20 днів тому

    Bahasha farkeetada caml maxa ku qoran marka SHEIN ka dalbanesid 👋

  • @intisaarmohamedcabdiintiza1671
    @intisaarmohamedcabdiintiza1671 21 день тому +4

    Riyaqey i love you abyo mcn keep going abyo mcn ❤❤

  • @shaakiraali1984
    @shaakiraali1984 19 днів тому

    San gaabo buu kaa dhigay

  • @marwochannel8352
    @marwochannel8352 6 днів тому

    Huno Riyad where it you buy the jacket please tell me 🙏

  • @ikranabdirahman4157
    @ikranabdirahman4157 21 день тому +4

    Riyaq korma ahmed uwaregesa😂 family ka ku dhagte😅😅

  • @user-gf6ju4os4r
    @user-gf6ju4os4r 21 день тому +1

    Madax xanuun leeyihiin malagu seexdo

  • @namajama5720
    @namajama5720 21 день тому +4

    Sidey ilatahay bariiska looma isticmaalo ee waa ugunta inuu qeebta cad kareebo

  • @Xawa-ms3ef
    @Xawa-ms3ef 13 днів тому

    Abaayo qoorta qarso manta waa aduunyo bari waa aakhiro😢

  • @InaamHashi-os7sq
    @InaamHashi-os7sq 21 день тому +1

    Riyaq ❤

  • @sahraosman2640
    @sahraosman2640 21 день тому +3

    Ado america jooga ma shein wax ka dalbane wlley

    • @Elhaam_aadam
      @Elhaam_aadam 21 день тому +2

      Oo shein mxy qabta so lagac kama so bixin

    • @bilan1674
      @bilan1674 21 день тому +1

      Waa xayey siin

  • @samiyabeauty52
    @samiyabeauty52 20 днів тому +2

    Umadu summer bey kujirtaa kulelkan iyo jacket kana 😂😂😂😂

    • @yasminmaow4747
      @yasminmaow4747 4 дні тому

      @@haliimoxuseen5570 subxaanallaah naa xagee qawoow ku aragtay waaba xili summer eh usa

    • @yasminmaow4747
      @yasminmaow4747 4 дні тому

      ma Aragtay kuleeyay aan joogi lanahay markaaseey jacket xirantahay waa yaab

  • @Jack_Cadnaan
    @Jack_Cadnaan 21 день тому +1

    Riyaaqeey wllo ilahay kugu dhaarshee iPhone 12 ii iibi wllhi aad baan ugu baahanahay kheyrkay markasta waxay i dhahaan adi maxaad talefankaaga u qarisaa taleefankayguna waa Samsung a2core yar 😭😭 qoralkaygan ha dhaafin xppti 😭😭

    • @DekoMohamud-x8i
      @DekoMohamud-x8i 16 днів тому +1

      Binu adam ha baryin walal anakuba waa kula wadanaa maxaa asxaab kaa galay dantaada garo

  • @imaansh1590
    @imaansh1590 13 днів тому

    riyaaq ka son hadal xirrirkiinii adage iyo saaxiibta meeshu ku danbeeyay koley waa I fahmee

  • @faaruuqonline8340
    @faaruuqonline8340 21 день тому

    Asc

  • @sabooomar7120
    @sabooomar7120 21 день тому

    Abyo sigsanta links no so gali

  • @shaakiraali1984
    @shaakiraali1984 19 днів тому

    Hadii qof jecel yahay maro maxaa qof kale ugu xanuunsanayaa waa hadal wedkii galay

  • @Suweyscali-fp7nz
    @Suweyscali-fp7nz 21 день тому

    Riyaqey luuqa abyo

  • @Manka143zalm
    @Manka143zalm 11 днів тому +1

    Ilhyba ilee naag iskasho ay dalbty io qaado ixayeysinysa ma dhgysn kro kala dulqad badana dadku

  • @mahadofarah4692
    @mahadofarah4692 3 дні тому

    Daayaha iftiinka dalbo ayagane waxa ladhaha blackout curtains

  • @ruweydaahmed6907
    @ruweydaahmed6907 8 днів тому

    walale si fiicn noogu sheeg shein sida wax looga dalbado

  • @Abokaramin
    @Abokaramin 16 днів тому

    Asmo qani mitantaada wad uekaatay lwalashaa ka yar malaha

  • @Rayanmohaz-110
    @Rayanmohaz-110 20 днів тому

    😍💕

  • @umulkheyr1292
    @umulkheyr1292 18 днів тому

    Abayo sawirada maxa nogu so sawi wesay

  • @liishoawed1934
    @liishoawed1934 5 днів тому

    daahyo culus oo iftiinka celiyo guriga lagu xidhaa

  • @Nawal_abdi12
    @Nawal_abdi12 19 днів тому

    Been waye SHEIN anaaba marwalba kadalbado xapiptii bisinka lee ubilow ❤🎉😮

  • @nimconuur3478
    @nimconuur3478 21 день тому +1

    Wall rayaan sideee shayne wax uga dalbataa isoo sheeg

  • @xoriyoadam6118
    @xoriyoadam6118 13 днів тому

    Lol Chinese miyaa wel weyn ka sugeysey by the way heath Wise is not good to eat more this amount of rice

  • @WAXGARADOFFICIAL150
    @WAXGARADOFFICIAL150 19 днів тому

    Sidee looga dalbadaa mcnh kuwa saxda ah iyo kuwa aan sax da ah loo kala yaqaan abyo

  • @samiiraahmed3863
    @samiiraahmed3863 20 днів тому

    qabka Loga dalbado shine alabta no sheg oo simple eh

  • @zamzamzamuu3392
    @zamzamzamuu3392 19 днів тому

    Shein suuqa laga xidhaya hada cidi cudur ka qaadayso wa ani shein laaanteed abaar weeyi

  • @yasminmaow4747
    @yasminmaow4747 4 дні тому

    hana caaynin hadii aad adiga daah heeysanin ma dadka america ku nool dhan baa guryahooda tagtay ood ka warheeysaa kaaga uunbaad ka warmi kartaa ee dadka beenta ka daa

  • @user-nj4ij5qm6i
    @user-nj4ij5qm6i 21 день тому

    𝙼𝚢 𝚋𝚊𝚚𝚘𝚛𝚊𝚍𝚎𝚗𝚘 𝚛𝚒𝚢𝚊𝚚 𝚚𝚞𝚛𝚞𝚡❤