Hamdi Hussein oo laga soo doorto King County, Washington, waxay ka waramaysaa Masuuliyadaheeda

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 1 жов 2024
  • Hamdi Hussein oo laga soo doorto King County, Washington, waxay ka waramaysaa Masuuliyadaheeda

КОМЕНТАРІ • 293

  • @khalifdahir9121
    @khalifdahir9121 Рік тому +17

    Taken to America at the age of 3 years and she speaks pure Afsomali.That is amazing and cheerful atitude.❤❤❤❤❤ Big Love Sister and we are proud of you

  • @Burco.
    @Burco. Рік тому +22

    This lady is a Golden we need people like you

  • @adanguled5396
    @adanguled5396 Рік тому +6

    Waalidkeeda waxay mudan yihiin bilad sharaf, ayadoo 3 sano jirto ayay Maraykan imaaday lkn af Soomaaligeeda waa fasiix, ayadana way dadaashay. dadaalaa wuu gaaraaa. Hambalyo Xamdi. Waxaad ku dhaganataa diintaada iyo dhaqanka 😍

  • @theonlydiamondyouknow
    @theonlydiamondyouknow Рік тому +10

    She speaks honestly and somali pure .. she stands with true and compassion for her career ,the people who chose her to serve them would be the luckiest the most Knowledgeable somali woman i have ever seen. TO BE HONEST , my thanks goes to her community how they give this young somali woman for their endless support to run and manage one of the largest airports &ports in USA for her competency, Knowledge and confidence, she effortlessly make us happy .. Abdisalaan we chose to appreciate to you your sincerely huge work to present us this Golden Somali woman ❤ we say MAASHAAA ALLAAAH ❤ .. Hereri media way 1⃣ Millions

  • @queeneelsheakh5304
    @queeneelsheakh5304 Рік тому +10

    Maansha Allah princess Hamdi waxay tusaale u tahay kartida iyo maskaxda wanaagsan ee Haweenka somaliyeed, proud of you Hamdi May Allah bless you and your loved ones ❤

  • @qeysqeys8736
    @qeysqeys8736 Рік тому +10

    Masha Allah hamadi iyo aniga isma naqaano weligeeyna ma arkin lkn iney qof firfircoon oo Somalia eey tahay dareed si hagar la aana ayaan ugu ololeeyey anoo ku faraxsan in dadka somliyed eey ka dhex muuqdaaan bulshooyinka eey la nool yihiin waxaan leeyahay wll horey usoco waxaana kugula talinaa inaa waxyaba umada somliyed kala geeyey oo qabyaaladu kamid tahay aadan ku hafanin maadama qof wax bartay aa tahay mahadsanid

    • @luulxasan3211
      @luulxasan3211 Рік тому

      Waa runtaa inauthentic baarlamaanka aan ku farxnay marki hore qabyaalad baa jiidatay oo hada looma xiisa qabo

  • @jdyexaashi7356
    @jdyexaashi7356 Рік тому +12

    Mansha Allaah, inan fariid ah weeye... Af Soomaali aad u wanaagsan bay ku hadlaysaa si ay Soomaaliya hadda ka timid, taas baana caawisay🇸🇴❤️

  • @yahya-wadani
    @yahya-wadani Рік тому +15

    Mashallah, hamdi waa marwo sharaf mudan, I live in Vancouver and I always go to Seattle, Washington, 45 min drive,community soomaliyeed oo isku duuban weeye reer Seattle 🤝

    • @qaranbileproduction147
      @qaranbileproduction147 Рік тому +1

      Seattle bro next time isoo mar aniga waqtigaa iiga dhamaadee!

    • @yahya-wadani
      @yahya-wadani Рік тому

      @@qaranbileproduction147 where are you sister qaran?

    • @yahya-wadani
      @yahya-wadani Рік тому +1

      @@abdikerinmohamedworsame2223 amiin inshallah

  • @hassanjama6224
    @hassanjama6224 Рік тому +6

    Waa gabadh fariid ah walaahi Hamdi wejigeeda ayay ka muuqataa in lagu soo koriyay Guri waalid wanaagsan joogaan, dhaqankeeda, diinteeda, iyo somalinimadeeda ay ku faanayso
    Guulayso walaalo Hamdi ❤❤

    • @mohamedabdikadir9671
      @mohamedabdikadir9671 Рік тому

      Diinta marka ma waxa ay ina tuseysaa iney isqaawiso oo rag ajnabi ka ah ay gacan qaado

  • @hodanabdi3981
    @hodanabdi3981 Рік тому +9

    Maansha Alaah Xamdi aad baan ugu farxay gabadh soomaaliyeed oo meel sare gaadha tusaale wanaagsan keep gowing 👍👍👍

  • @kalsonwacaniskokalson1925
    @kalsonwacaniskokalson1925 Рік тому +5

    Actually beautiful girl 🌹🇸🇴🌹we all love Hereri legendary character. He's fatherly behavior at all time.

  • @Yonis5
    @Yonis5 Рік тому +14

    ..."Haddaan Maxamedka (magac)iska reebo SubxanaALLAH ILAAHAYbaaba ila dagaallamaya" waa hadal muujinaya Iimaan iyo tarbiyad fiican. Masha Allah

    • @sadiamohamed15
      @sadiamohamed15 Рік тому +1

      Waa sax Allaah ayaa cizeeya ciduu doono, duleeya ciduu doono, mulkiga sidoo kale. Imisaa magac qarisa iyagoo Muslinimo ka carataay dulinimona ku dambeeya.

  • @MOHAMED-zc6bg
    @MOHAMED-zc6bg Рік тому +8

    Waa Gabadh faraxsan masha Allah ✅

  • @osmanabdulle6539
    @osmanabdulle6539 Рік тому +12

    Allah bless you sister. Proud of the Somali blood.❤😍

    • @elmimohamedelmi
      @elmimohamedelmi Рік тому

      She is somali sujuu

    • @osmanabdulle6539
      @osmanabdulle6539 Рік тому +1

      @@elmimohamedelmi Somali Sujuus are Somalis by blood,right? Not Kikuyu or Kalenjin!

    • @sadiamohamed15
      @sadiamohamed15 Рік тому +2

      @@osmanabdulle6539 absolutely 💯✅✅✅Blood is a Soomaali and comes first Soomaali American, Soomaali Kenya, Soomaali Ethiopia, Soomaali Canadian, Soomaali is the first and for most. Everything else comes after. Be open mind

  • @Mass998
    @Mass998 Рік тому +6

    MashaAllah she can talk and she knows what she is saying. Very informative!

    • @mohamedabdullahi5461
      @mohamedabdullahi5461 Рік тому

      Exactly

    • @apdiqadirhussen9743
      @apdiqadirhussen9743 Рік тому

      Maansha allah iyadoo sadex jir ayey timi sidaasna af somaliga why ugu hadleysaa aabo wanaagsan iyo hooyo wanaagsan ayaa soo koriyey alle caqliga ha kuu sii siyaadiyo

  • @alihassenroble4633
    @alihassenroble4633 Рік тому +3

    Horay ha loo socdo somali
    Maxamedey
    Yahuduba aduunka horta meel kasta
    Ayay qabsatay markaasay ayada oo
    Afar qof daandansi nagu haysa
    Ee
    🙏🙏

    • @yasinabdi8157
      @yasinabdi8157 Рік тому +1

      Walhi waxa tahay libax meelfog baad ka fikirtay bro

  • @warsameapdillahi4242
    @warsameapdillahi4242 Рік тому +3

    Masha Allah sharafteenii baa kor uqaadey walashey qaali nooloow oocadow Allah yaxfid qof wanaagsan yaathy walaahi siigudub

  • @libanabdiwali8524
    @libanabdiwali8524 Рік тому +3

    Masha Allah af soomaliga xataaa sidii qof Somalia 🇸🇴 jooga bay ugu hadlin

  • @Mustafa-ty8tq
    @Mustafa-ty8tq Рік тому +2

    C. Salaanaw khayr ilaahay haku siiyee iska daa haweenka aad gacan qaadayso miyaanad ogayn inay mamnuuc tahay sideed ugu dhiiranaysaa inaad arintaa caado ka dhigato waxaan dareemayaa dumarka qaar aanad gacan qaadin inay arintaasi xagooda ka timi ilaahay khayr ha siiyee waa sidaa qofka muslimka ah laga rabo. gabadh aan muxramkaaga ahayn ama aanad qabin gacantaada hala aadin allaahuma hal balaqtu

  • @nafisajamac425
    @nafisajamac425 Рік тому +3

    Mashallah hamdi habo We are very proud 💚🤍❤

  • @Samatardahir-ty4sf
    @Samatardahir-ty4sf Рік тому +2

    Masha allah xamaddi sii fiican bay uu fikirtay maxamed weey ku soo baxday imikana waxaan leeyahay allah xafido I m so proud to her masha allah

  • @mohamedgeedi1090
    @mohamedgeedi1090 Рік тому +2

    MashaAllah Hamdi Mohamed . I like the energy and the attitude showcased in this interview with the legend. Keep going sister

  • @moeawale4891
    @moeawale4891 Рік тому +2

    She is honest and straight fowrad the way she tells about 30 grans per yr at the entry level. If one has diplomas and orher technical skills, he can easily earn 50,000, 60,000 and even more within couple years. Most jobs start that way.

  • @khadraali8373
    @khadraali8373 Рік тому +2

    Abdisalam waad mahadsantahay markaste waxad nalawadaagta barnaamijiyo tayale cimriga cilmiga caqliga cafimadka allah kusiyadsho

  • @esmaderiya9229
    @esmaderiya9229 Рік тому +1

    HERERI MEDIA HORE USOCO

  • @DHAQANMAALONE
    @DHAQANMAALONE Рік тому +1

    Waa sababta aan dumarka somalida u idhaahdo waa bir ka adag ragga somalida, alla haku xafido walaashay walahay waxaa sharaf noo ah in aad soomali adiga oo kale ka dhalatay.......

  • @YuusufCismaan-s6f
    @YuusufCismaan-s6f Рік тому +2

    Xamdi waxan u rajaynaya mustaqbalka inay noqoto madaxwaynaha dalka somalia inshallah guuleyso wll

  • @abdifarah4162
    @abdifarah4162 Рік тому

    Asc..sister..is very amazing and great being having in higher postion like this very proud for your identity..am heartly say to you real brilliant and innovative in terms of your representive political future road map here in Washington..all that your emphasise based on on your interview with well known somalis anaylst was very cheerfully and thoughtfully idea..which obviously lifting your logical polical career of which hopefully at last take to your very superise postion than this...really am so feeling deeply that you are supper somalis polical girls who 100% can make realistic change particularly and generally in Washington and the origin of your mother country...because of progressive and supportive political leadership that your ride one...am so appreciating your tauching thoughtfully ..and as well APPRICIATED holding your identical somalis culture as if you are living currently in some where somalia having conversation your colleague with your respective mother tangue...keep up and move ahead until you sit on the presidential white house with great great value postion..and inshllh you will be...

  • @daahirjimcaale-mz9xo
    @daahirjimcaale-mz9xo Рік тому

    Daahir jimcaale dhegataag.
    1.0. Xamdi aad baan u salaamayaa.
    2.0. Gabadhaasi may beddelin magaceedii.
    3.0. Waxa geesiyad aad u dhiiran.
    4.0. Waan hambalyeynayaa.

  • @waxbarasho105
    @waxbarasho105 Рік тому +2

    MashaAllah walasheey.. waxan ka helay qabkii ay ujawabte congresska raja maka ledahay

  • @amiinahmed3607
    @amiinahmed3607 Рік тому +2

    mansha allah gabadh nool weeyan oo karti leh alle habarakeeyo welldone wll hore usoco

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax Рік тому +2

    Masha Allah waxa tag gabar howlkar ah oo shaqo adag soo qabatay guuleyso abaayo ❤❤❤

  • @osmanyussuf7069
    @osmanyussuf7069 Рік тому +2

    Masha Allah kii dadaala usa wuu gaadha himiladiisa

  • @abdirahmanmahdi9458
    @abdirahmanmahdi9458 Рік тому +2

    Waxa wanaagsanaan lahayd in clips lagu daro muqaalka, saan u aragno meelaha ay sheegayso

  • @jgorgor8604
    @jgorgor8604 Рік тому +2

    Mashalaah Walle gabar Somaliyeed gabar loo waa, ilaahay ha barakayeeyo hana ku asturo shaqaday hayso, iyo dhamaan hablaha somaliyeed .

  • @sayidsahal6717
    @sayidsahal6717 Рік тому +1

    Wow beautiful girl say mansha Allah ♥️♥️👏👏👏👏👏👏👏

  • @daahiradanhersi595
    @daahiradanhersi595 Рік тому +1

    ​​@qaranbileproduction147g abadha inta xumi maxay aabahood iyo walaalkood iyo ninkooda iyo wiilkooda u caayaan markay xumaan kucaayeyso ma gaaniis baa dhalay miyey qurux badnaan lahaayeen hadii uunan faarax dhalin

  • @fathiibrahim1631
    @fathiibrahim1631 Рік тому

    she sleeping 30 kun ayaad shaqo ku bilaabaysa kulahaa😂😂naa naga boqol iyo koton kayarba nama deeqdo ismoogeey iska sii yar asal dee mugdigaagii naa ha ila meereesan.

  • @DefNotFarhiyaw
    @DefNotFarhiyaw Рік тому +2

    Masha Allah Xamdi waa gabar fariida masha Allaah tabaaraka Rarmaan ❤❤❤

  • @mmcs8177
    @mmcs8177 Рік тому +1

    Thanks my favorite 😍 weriyr a/slan heriri guulayso xamdi mash allah hore usuco

  • @abdilahiahmed5521
    @abdilahiahmed5521 Рік тому

    Fariid karti leh. Guulayso oo gaadh halkaa iyo meel ka sarraysa. InshaAllah.

  • @daher_mustaphe
    @daher_mustaphe Рік тому +2

    Qofka kalluun haa aad siisid hal habeen buu cunayaa laakiin haddii aad barto sida loo kalluumeysto noloshii waxbadan baa ka badashey❤

    • @moeawale4891
      @moeawale4891 Рік тому

      An old wisdom of Chinese origin but very popular in the west now a days.

  • @herzaremadar6491
    @herzaremadar6491 Рік тому +3

    Cabdisalaanow wadadamada latinka somalida ku nool nio maxaa uuga soo warami waysay

    • @kamalkeit7074
      @kamalkeit7074 Рік тому

      aad iyo aad wey fiicnaan laheyd runtii ..l.a wuu inaso fadhiisin dona

  • @mawliidcaabi-ix3zl
    @mawliidcaabi-ix3zl Рік тому +1

    Kkk Waa inan soomaliyed oo fariida waan ku farxay inay halkaas gaadho waanu garab taaganahay fariid kor uga sii soco halkaas

  • @AbdullahiHassan-s7x
    @AbdullahiHassan-s7x Рік тому

    Naagtu maxay la boodboodoysaa waaba yaab?
    Ma kursigaa maaso leh mise makaroofanka?

  • @MyJOOR
    @MyJOOR Рік тому +1

    Hal cilad bay leedahay Xijaabkii Oo ka dhacayo inta kale prefect

  • @ubaxayaan4811
    @ubaxayaan4811 Рік тому +1

    Masha allah very energetic young women❤ hor mar wanaagsan insha allah🎉

  • @qoraneqorane8484
    @qoraneqorane8484 Рік тому +1

    Xamdi waxay muujisay in ay guri wanaagsan oon cuqdad ka jirin cabdisalaam Soo wad dadka noocan ah.

  • @nuryousuf5147
    @nuryousuf5147 Рік тому +1

    Gabdhehenii gaalo in aay dhaxgalan waa qasaaro LK faaido mahan

  • @adamsaciid4919
    @adamsaciid4919 Рік тому +2

    very good wali luqadii hooyana way haysata

  • @qoraneqorane8484
    @qoraneqorane8484 Рік тому +1

    Gabadhaan ha ku daydaan naagaha TikTok isku caaya ma ka sheekeeye gudahooda iyo nimanka ay Isla seexdaan.

  • @zahrabouraleh5771
    @zahrabouraleh5771 Рік тому +13

    No life without Somali women ❤

    • @qaranbileproduction147
      @qaranbileproduction147 Рік тому

      True to some extent but the problem is when you’re dealing with Farah lugo baasto you don’t do well. How can you rule Farah’s since we’re doing so badly.

    • @abdiazizfaarah6670
      @abdiazizfaarah6670 Рік тому

      Adeeer haku waalan
      Lusers africa iyo yurub joga taheee
      😂😂😂😂😂😂

    • @daahiradanhersi595
      @daahiradanhersi595 Рік тому

      ​@@qaranbileproduction147gabadha inta xumi maxay aabahood iyo walaalkood iyo ninkooda iyo wiilkooda u caayaan markay xumaan kucaayeyso ma gaaniis baa dhalay miyey qurux badnaan lahaayeen hadii uunan faarax dhalin

    • @mohamedsaxane6292
      @mohamedsaxane6292 10 місяців тому

      ​@@daahiradanhersi5957:00

  • @mohamedabdilahi417
    @mohamedabdilahi417 Рік тому +1

    Gabdhan waa gabadh aad iyo aad u wanaagsan furfuran shaqadeeda garaneysa xamdi oo 10 qof oo iyada la mid ah hadddii la heli lahaa waxay noqon lahayd soomaalidu mid is fahamto wada noolaata, go forward my sis.

  • @nemrodjalatan3796
    @nemrodjalatan3796 Рік тому

    Gabadh somaliyeed ayaa hadal ka badin kara. Ninka Naag somaliyad qaba ka wareysta

  • @abdirashidmaxamed4665
    @abdirashidmaxamed4665 Рік тому +6

    Maasha Allah, Soomaalida adduunka qaxootiga ku tagtay, waxay noqdeen dad aad u firfircoon oo meel walba ka muuqda sida, maraykan, kanada, yurub iwm. Macneheedu waxa weeye Soomaalidu dalkeeda horumar weyn bay gaadhsiin lahaayeen, laakiin ma haystaan madax/hoggaamiyeyaal wanaagsan.

    • @mohamedosman3087
      @mohamedosman3087 Рік тому

      Hoggaan wanaagsan wey heystaane, laakiin waxaa hortaagan hogaamiyayaal aan xil kas aheyn & kuwa aan la aqoonin sida axmed madobe.(itopiyaan ayaa noo keenay).
      Xamarna hadda wey deggan tahay.

  • @shukri1395
    @shukri1395 Рік тому +2

    Masha alaha her Somali is on point ❤ alaha xafido walasheen!!

  • @kalsonwacaniskokalson1925
    @kalsonwacaniskokalson1925 Рік тому +1

    She is Masha Allah, go on sister. You will win the next steps.

  • @amalidiris9641
    @amalidiris9641 Рік тому +1

    Masha Allah..wa gabadh farida waxad moda somalida maraykanka inay dumarki ka dhiran yihin ragi..malkastaba gabadh ba ino fadhida

  • @moeawale4891
    @moeawale4891 Рік тому +1

    M.A. hore u soco gabadhyahay. I was really impressed with her mastery and fluency of her Somali mother tongue even though she came at age three. I believe her parent or household role made the big difference here and they are commendable. Ku dayasho ayay mudantahay gabadhani dhalinyaroy.

  • @qaranbileproduction147
    @qaranbileproduction147 Рік тому +1

    Masha’allaah, tabarakallaah Soomaaliga ay ku hadleyso inaba caadj maahan. Soomaalida Seattle waa is jecelyihiine Allaha idinaka hayo xanuunka qabiilka.

  • @xuseencali3505
    @xuseencali3505 Рік тому

    America mad ikeenin iwaydi cabdisalan hareeri

  • @muminochanel5191
    @muminochanel5191 Рік тому +2

    Manshallah I admired how beautiful and talented she is ❤❤❤❤❤

  • @khaliifmohamed5781
    @khaliifmohamed5781 Рік тому +2

    America Soomaali ayaa iska leh

  • @BashiirMaxamed-i1v
    @BashiirMaxamed-i1v Рік тому

    Igu soo xir wariya cabdisalaan hareri

  • @zeynaabdullahi3789
    @zeynaabdullahi3789 Рік тому +2

    Maansha Allah tbrka.

  • @yacnick
    @yacnick Рік тому +3

    Fariidsanaa, Dumarka Soomaalidu guulo is daba joog ah ayay soo hoynayaan. Ragii soomaaliduna xaarkaa ku qalalay.😂😂

  • @Sahallohos1940
    @Sahallohos1940 Рік тому

    Walaal ilaahay kacabso oo is astur
    Mahadsanid

  • @homboytradingcompanyltd.2383
    @homboytradingcompanyltd.2383 Рік тому +1

    Hamdi congratulation horay u soco

  • @khadarcabdilaahi9442
    @khadarcabdilaahi9442 Рік тому +1

    Soomaalida waanu isku xidhanahay waananu is jecelahay waa arin fiican

  • @bulshaawiofficiall5851
    @bulshaawiofficiall5851 Рік тому +1

    masha allah waxa sharaf ii ah inay Inantan ookale inay Somali ila thy

  • @Entire-World
    @Entire-World Рік тому

    Don't be like Ilham Omar who left her tradition and culture for a white man. And please don't run for Congress. It jeopardizes your Islamic faith. Because you have to support the Gay and Lesbian community.

  • @karti-soor
    @karti-soor Рік тому

    Saxafi calaami Abdisalan Hereri iyo Taageerayaashiisa Baxaada weyn DAFAAHA calaamka salaan gobeed. Very well done Xildhabaanka Soomaaliyeed Xamdi Hussein

  • @hassenahmed5866
    @hassenahmed5866 Рік тому +1

    👋 Wey Mahadsanyihiin Weriye C/Salaan Hereri &Siyaasad Xamdi.

  • @radosomtravel35
    @radosomtravel35 Рік тому +1

    mashaa allah hadii aan nahay somali waan kugu fanaynaa horey u soco

  • @xassaanjameeco3450
    @xassaanjameeco3450 Рік тому +1

    Masha Allah wlashey shaqa wacan xijaabkana kudadaal

  • @afbile1
    @afbile1 Рік тому

    guulayso gabadh wacan tahay

  • @bashiirabdi2924
    @bashiirabdi2924 6 місяців тому

    Masha Allah

  • @ladanesalwe8245
    @ladanesalwe8245 Рік тому

    Masha Allah xamdi we proud you ❤❤❤❤ 👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @FAYZal70000
    @FAYZal70000 Рік тому +1

    Congratulation well done

  • @absiiyecalibaar455
    @absiiyecalibaar455 Рік тому

    Masha Allah

  • @maxamedjaamac6008
    @maxamedjaamac6008 Рік тому +1

    Maanshla maanshla guuul iyo gobonimo somalia 👋

  • @MohamettHassan-uq4fo
    @MohamettHassan-uq4fo Рік тому

    Afsomaali pure ah bay ku hadlaysa English xita kuma qaseyso Wow wana qof cod kar ah guleyso huuno

  • @mahamoudahmed4831
    @mahamoudahmed4831 Рік тому +1

    masha allah from djibouti

  • @khalidaweys
    @khalidaweys Рік тому

    Runtii Hamda Hussein waa qof ku dayasho mudan. Dadka Maraykan degan hakaga daydaan ilaalinta dhaqanka/diinta, aftahamnimadeeda iyo firfricoonidaba.

  • @farhiyosharif8208
    @farhiyosharif8208 Рік тому

    AFSOMALIGEDA WAY QANI WA TOPP 3 JIR AYAYNA KU TAGTAY MARAYKAN👏👏👏👏👏
    CABDISALANOW WAYDI SIDAY LUUQADEDA GABADHAN QANIGA UGA NOOQOTAY!!

  • @mohamoudmusse6144
    @mohamoudmusse6144 Рік тому

    WE NEED IN ESTIMATES TWO MILLYAN DOLLARS A ROAD BETWEEN EYL AND DANGOROYO IN NUGAAL REGION I HOPE IAM FIRST PERSON I HOPE HAMDI HUSSEN WILL BE SECND THAT IS VERY IMPORTANT ASPHALT IN. NUGAAL CITIES !!!!!!!!!!!!!.....

  • @ahmedibrahim7595
    @ahmedibrahim7595 Рік тому +1

    My sister hamdi

  • @mustafeabdi6345
    @mustafeabdi6345 Рік тому +1

    Masha Allah

  • @xuseencali3505
    @xuseencali3505 Рік тому

    Way igaxayn karasya

  • @aminaqurux7702
    @aminaqurux7702 Рік тому +1

    Mansh Allah good job ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mohamedabdullahi5461
    @mohamedabdullahi5461 Рік тому

    Waa gabar shaqadeeda og waxaay tahay….. waa gabar majeerteen iya kawaran ninki hawiye Minneapolis kalahaa waxaan ahay reer muqdishu waa la I cunsiriyeeye nacalla

  • @ismahanabdi71
    @ismahanabdi71 Рік тому

    Maanshaallah beautiful wallahi wa fariid keep going

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue Рік тому

    Maansha allaah

  • @kasaimahamud6519
    @kasaimahamud6519 Рік тому

    I like the way she answering questions of the journalist abdisalan Harari. Hamdi Hongera come up our sister

  • @Maankalkaaliye
    @Maankalkaaliye Рік тому

    Wariye Abdirsalam Hereri waxaad haysaa Shaqo aad uwanaagsan . Waxaad soo bandhigtey Barnaamujyo dhiiri galin. Allah yabaarik

  • @ashahassan5839
    @ashahassan5839 Рік тому +1

    mashallah wallo xamadi ❤️❤️

  • @abdullahiguled
    @abdullahiguled Рік тому

    Maasha Allah Waa gabadh soomaaliyeed oo ayka muuqato kalsooni aad u weyni ILaahay ha dhawro labaddeedii waalid ee sidaa wngsn usoo koriyey

  • @tasfayehomerchigma1822
    @tasfayehomerchigma1822 Рік тому

    الحمد الله رب العالمين ....congratulation abaayo

  • @musabbashir4591
    @musabbashir4591 Рік тому +1

    Masha allah ✋️

  • @nucmannucman-wc6ji
    @nucmannucman-wc6ji Рік тому +1

    Abdi salan hareri naag ajanabi kaa ahan inaad gacan qado diintee kuu fasax dey