Barnaamijka Kaftanka Socdaalka Ali Harare

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 273

  • @abdirasakmohamad8456
    @abdirasakmohamad8456 3 роки тому +6

    I love the idea of the new look of the studio and the different camera directions, keep it that way

  • @yussufali1290
    @yussufali1290 3 роки тому +14

    Welcome back mr yaasin duaale good to see you again

  • @Lion-xt4vx
    @Lion-xt4vx 3 роки тому +7

    Waa wareey Yaasin Ducaale welcome back barnaamijka iyo dadwaynaha ayaa aad ku xiisay.

  • @yonisbashiir9513
    @yonisbashiir9513 3 роки тому +8

    Welcome back Yaasiin Ducaale Legend

  • @ylxdhr5359
    @ylxdhr5359 3 роки тому +10

    Waaw soo dhawow qoslaaye

  • @allawaynninkiiaaminaaawoodleh.
    @allawaynninkiiaaminaaawoodleh. 3 роки тому +6

    Welcome Back Mr. YASSIN DUCALEH 🙏 Barnaamajyada Adiga iyo Cali Xaraare ayaa ku fiican. Badrina wuu ku mahadsan yahay siduu noo kaa soo gaadhsiiyey.

  • @JugeQaaraamiMusic
    @JugeQaaraamiMusic 3 роки тому

    Caliyow adiga iyo saaxibadaa waad ku mahadsan tihiin sida hufan ee aad noogu adeegtaan 👍❤️👌Mahadsanidiin

  • @HassanAhmed-jq3ed
    @HassanAhmed-jq3ed 3 роки тому +8

    It's really fantastic,I like the way Yasiin Duale participate the programme
    And his soft laughter that make many people to be connected to the programme
    Thank you guys

  • @gabrielndoro6043
    @gabrielndoro6043 3 роки тому +10

    Wallh it's so important ur questions to ask the leaders keep up if the journalist might be like u the politicians might be feared and do their job honest

    • @burcaawidb5170
      @burcaawidb5170 3 роки тому

      why are you so concerned, since it has nothing to do with you. with a name like yours ?

  • @SuperExcuse
    @SuperExcuse 3 роки тому +2

    Yaasin waa soo iftiimay Mashallah. Allah ha idin xafidu Yaasin Iyo Cali Xaraare.

  • @munaahmed1164
    @munaahmed1164 3 роки тому +4

    Masha Allah so dhowow mudane Yasiin Ducaale khayr ha idin siiyo Cali xaraare iyo Yaasiin ducale

  • @kamalkhaldoun5949
    @kamalkhaldoun5949 3 роки тому

    M.janan .sare falaqaynta tvga USA. Keeb going for ever you life inshallaah kariim

  • @ibnusiciid7686
    @ibnusiciid7686 3 роки тому +2

    Yaasiin duale aad ban u salamayaa oo odaygii badri ahaa meeyay

  • @abdisalanabdulahi4582
    @abdisalanabdulahi4582 3 роки тому +2

    Yasiin qoslaaye .kkk waa dhameystay barnaamijkaan li ajli yasiin qoslaaye😃

  • @afiarte8318
    @afiarte8318 3 роки тому

    waa fany qosol yo xaqiiqooyin jira horey u soco cali xaraare

  • @ibnucarees1673
    @ibnucarees1673 3 роки тому +4

    Asc cali harari iyo yasin ducale wan idin salamay in yar oo kaftan yasin wu nuray runti mash alah

  • @mohamedabdi.2394
    @mohamedabdi.2394 3 роки тому +2

    Cali xaraarow,waziirka bilaa xafiiska ah,waan ka xumahay inaad meeshuu ku sahaqaynaayey aad waraysi kula gashay RW ha

  • @misharyalafasi1914
    @misharyalafasi1914 3 роки тому +3

    Nio please mar dambe ha lumin yaasiinaw waan kuu xiis nay runtii

  • @hindaosman2464
    @hindaosman2464 3 роки тому +1

    Soodhawow Yasiin good to see you ali harare aad baad iiga qoslisay mid kasta meesheed ayaad dhigtay

  • @sadiosheikhabdi6202
    @sadiosheikhabdi6202 3 роки тому +2

    Maanshaallaah
    Wariyeheena Cali Allaah ha ku barakeey,Adigu waxaad tahay
    Soomaali sax ah

  • @dalmaryare6194
    @dalmaryare6194 3 роки тому +1

    One day I would love to meet this guys and reward them 🙌🙌🙌💯💯👊

  • @warsamemohamedelbardaawi5563
    @warsamemohamedelbardaawi5563 3 роки тому +3

    Ilaa 2017 ayaan idinku taxnaa waa long time hdana waxaad moodaa xiisaheygu daawashada barnaamijkan sidii hore in aanba ka jeclahay Guuleysta 🇸🇴

  • @omar33644
    @omar33644 3 роки тому +1

    Suldaan iyo habaar oo hal qof loo bixiyay bisinka 🤣🤣🤣 waa waali cas

  • @ahmedyusuf865
    @ahmedyusuf865 3 роки тому

    Barnaamijka cali xaraare waa xaqiiqo iyo xigmad kaftan ahaana sidookale Welcome back Mr.yaasin😅

  • @AliAhmed-oy2pb
    @AliAhmed-oy2pb 3 роки тому +3

    Waa barnaamij xiiso badan

  • @aliabdi181
    @aliabdi181 3 роки тому +2

    Yaasin duale we miss you man

  • @sabamoumin6259
    @sabamoumin6259 3 роки тому +2

    mashaa allah waadmahadsantihiin labadiina

  • @jamshiabdo7942
    @jamshiabdo7942 3 роки тому +4

    Yasiin ducale legend kkkk

  • @abdiissackguled7246
    @abdiissackguled7246 3 роки тому +3

    Muusa biixi markuu xilka kadago ayuu tagi doonaa wadanka kkkkkk

  • @alle-amintube2004
    @alle-amintube2004 3 роки тому +6

    Waa runti nin kasta isaga jeebkisa wax ku qortay hadi la raaci waayo waa xarig ama dil.

  • @mohammedsaid5112
    @mohammedsaid5112 3 роки тому +3

    hore loo socanya with Ali harare Socdalka kaftnka god Job

  • @maryamadirie8722
    @maryamadirie8722 3 роки тому +4

    Wellcome back

  • @Myway3801
    @Myway3801 3 роки тому

    Wa 5th time an dawado ali iyo yassin wa funny 😆 😄 🤣 😂

  • @yahyafarah5809
    @yahyafarah5809 3 роки тому +1

    Mr.Harare Runtaad sheegtey.

  • @maxamedbare6242
    @maxamedbare6242 3 роки тому +5

    Dee waaraagteen ilaacaawa idhahaanadaalay sidaanu usugaynay

  • @masraxa3458
    @masraxa3458 3 роки тому +2

    Welcome back Mudane Yaasiin Ducaale

  • @ismaileid4160
    @ismaileid4160 3 роки тому +2

    Yaasiin Ducaale welcome back!

  • @farhanahmed6135
    @farhanahmed6135 3 роки тому +1

    Yacni barnaminka socdalka ma sheko faneda mise wa socdal runa o u cali xarare so mary malmhn????

  • @maryamadirie8722
    @maryamadirie8722 3 роки тому +2

    Kkkkkkkkkk cali Mr Rooble Farmajo asagaakadaran

  • @abdullahiadan7111
    @abdullahiadan7111 3 роки тому

    yaasiin ducaale waa ku salaamay nin culus oo qosol badan

  • @fouzianuura2327
    @fouzianuura2327 3 роки тому

    Yaasiin qoslaaye soo noqdo wacan

  • @yayaabdirahman309
    @yayaabdirahman309 3 роки тому +6

    Maalinkii yaasiin tagaa iigu danbeysy barnamijka hdn kuso laabtey

  • @abdikadirbillemohamed1553
    @abdikadirbillemohamed1553 3 роки тому +3

    Waaw yaasiin ducaale back

  • @axmadyare9155
    @axmadyare9155 3 роки тому +5

    Yyasin welcome back

  • @Home-cooke
    @Home-cooke 3 роки тому

    Welcome back yasiin ducaale Barnaamijyo xiiso badan ayaan idinka sugnaa inshaAllah

  • @solsoladen7608
    @solsoladen7608 3 роки тому

    ali harareh aadban kuu salamaya sxb wadani run ah

  • @abdiwahab77
    @abdiwahab77 3 роки тому +1

    Thanks

  • @nedramahamuud2531
    @nedramahamuud2531 3 роки тому

    Ali xaraare inta aan daawanayey caawa ugu qosol badan shiiqoow aad Ayaan kaga shakiyey 😂😂😂aad Ayaan kuu salamayaa from Nederland ❤️

    • @hqaali9525
      @hqaali9525 3 роки тому +1

      maan shaa alaah yaasiin du,aale
      soo dhoowooooow .

  • @kaderkhamia9493
    @kaderkhamia9493 3 роки тому +3

    Aryaa kaftan socdaalkeeynu ku haysanaa

  • @rukiaali6546
    @rukiaali6546 3 роки тому +6

    Asc yassin welcome back to the show. You make the show enjoyable.

  • @kamalkhaldoun5949
    @kamalkhaldoun5949 3 роки тому

    M.janan from Copenhagen qosolku wuxuu sareeya qalbiga iyo maskaxda qofku haduunan qoslin maskaxdo farxad madareemo .M.a.

  • @masuulofficial7014
    @masuulofficial7014 3 роки тому +1

    Aadbaan idiin salaamay mr ali harare vs yaasiin ducaale

  • @sadiosheikhabdi6202
    @sadiosheikhabdi6202 3 роки тому

    Soo dhowoow Yaasiin Ducaale

  • @faisaxaashi4851
    @faisaxaashi4851 3 роки тому

    Ali xadhaadhe ku soo dhawow wadankii iyo waliba boorama ayaan kugu soo dhawaynayaanaa reer boorama aad bay kuu taageeraan

  • @berkaanbaloow5993
    @berkaanbaloow5993 3 роки тому

    Heer sare weeye caawa kkkklkl Yasiin wuu shidey nooloow

  • @abdekali6043
    @abdekali6043 3 роки тому

    Legand yassin ducaale intaad maqnayd ana barnaamijka waan ka maqnaa

  • @abdirizakfamily2385
    @abdirizakfamily2385 3 роки тому +4

    Guys what is going to happen to the other assistant since Yaasiin is back

  • @samiiraxiirey4198
    @samiiraxiirey4198 3 роки тому +4

    Kani Wadankii Wuu kusoo da. Yaraaday Mansha Allah Alle haydin dhowro dhamantin aamiin yaarabi Keep going ❤❤❤❤❤❤❤🖐🖐

    • @AhmedAli-fb7ub
      @AhmedAli-fb7ub 3 роки тому

      Xaguu aaday? Ma Somaliland buu aaday

    • @mohamedsomali3783
      @mohamedsomali3783 3 роки тому

      @@AhmedAli-fb7ub
      Haa Ceer Gaabo ayuu iminka ka yimid

  • @jucepower
    @jucepower 3 роки тому +1

    Welcome back mr yasin ducale

  • @mukhtaarsheikhabdi3621
    @mukhtaarsheikhabdi3621 3 роки тому +3

    Kkkkkkkkk cali xaraare waadnaga qoslisay walee

  • @jaamacaxmed8643
    @jaamacaxmed8643 3 роки тому +3

    Ana ka yaabay samatar Calow🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @maxamedbare6242
    @maxamedbare6242 3 роки тому +6

    Cidina kumaxidhikarto walaahi waanukucasuumaynaa

  • @jaamacaxmed8643
    @jaamacaxmed8643 3 роки тому +4

    Horta calow ma asal reer Burco
    Waayo miyaad mar ahayd
    Burcadii hore ayaan sheegayaa waayo wax baan kaa dhex arkaa

  • @afgmasafg7764
    @afgmasafg7764 3 роки тому +1

    Carlow waa cabsanayaa dheh

  • @dahirosman1490
    @dahirosman1490 3 роки тому

    Ali xaraare xarigbaa u yaal hadduu somaliya Aado haysjiro

  • @abshirmohamed3527
    @abshirmohamed3527 3 роки тому +1

    Welcome back yasin

  • @fofohassan3058
    @fofohassan3058 3 роки тому

    Welcom back Yasiin qoslaaye, 😊

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 3 роки тому +3

    Badri manta wuu khurinayaa kkk

  • @mohamedmahad2440
    @mohamedmahad2440 3 роки тому +4

    Asc caliyoow iyo yaasiin walaahay xaqiiqda dalka kajirta sifiican baay ucabireen war aadbaan idiin salaamayaa caliyoow haays ku tegin soomaaliya marka kheerbaan idiin rajeey nayaa

  • @hubaaltraining
    @hubaaltraining 3 роки тому

    Magaca barnaamijka waad baddesheen laakiin waxaad hilmaanteen in magaca ALI HARARE aad baddeshaan oo ka dhigtaan CALI XARAARE. Mahadsanidiin.

  • @umcumar5978
    @umcumar5978 3 роки тому

    Muuse biixi hhhhh ragasi istagooda la garanaya 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @asadosman19
    @asadosman19 3 роки тому +2

    Yaasiin kkkk i miss you wallahi

  • @liigfiqi9411
    @liigfiqi9411 3 роки тому

    asc cali iyo salebaan wa idin salaamaya rooble isaga Kenyan ah

    • @june6206
      @june6206 3 роки тому

      Kkkk wa ayo saleeban

  • @bushrocali4432
    @bushrocali4432 3 роки тому

    Anu adeer yaasin waan uxiiisay

  • @Walker96-c8b
    @Walker96-c8b 3 роки тому

    Welcome back yasin duale

  • @xassanegeh4986
    @xassanegeh4986 3 роки тому

    wlcme back mr yasin duale

  • @fawsiyamaafuul4277
    @fawsiyamaafuul4277 3 роки тому +4

    ASC cali xaraare waxed u baahnayd qosolka Yasmin qu’une shiday barnaamijkii

  • @osmanhassan8252
    @osmanhassan8252 3 роки тому

    Kkkk wasir bilaa xafiisa

  • @cabdullaahimahamuud3292
    @cabdullaahimahamuud3292 3 роки тому

    الحقيقه المرة خير من الوهم المريح

  • @rashidabdi1986
    @rashidabdi1986 3 роки тому

    Hhhhhhhh ali xarare wa bila xafiis kulaha horay usoco sxb

  • @KhanYunis7
    @KhanYunis7 3 роки тому +1

    Socdaalka dheer iyo su'aaluhu waa on fire🔥💯

  • @rambowabdi3255
    @rambowabdi3255 3 роки тому

    Subxana allah Waar kii Cali sidii ciyala Suuq dhoor jartay

  • @mamudxun1027
    @mamudxun1027 3 роки тому

    Warkaas waa xaqiiqo soomaalia dhamaantood waalagayaabanyahay runtii

  • @mustafamuhamud2557
    @mustafamuhamud2557 3 роки тому +4

    Qoslaayaa soonoqday haduu shidmay barnaamijkii

  • @redmercury6650
    @redmercury6650 3 роки тому +2

    Ali harare I like the way you acted 😂😂😂

  • @gigoareuserious8986
    @gigoareuserious8986 3 роки тому +2

    Allah yaaa cizak! Ali Xaraare…Muwaadin Mutasharaf Ah!

  • @khalisuleman9389
    @khalisuleman9389 3 роки тому +2

    Maanta waxaa macneeyay barnaamijkii yaasin qoslaaye🤣🤣🤣🤣

  • @farhiaalihilowle3655
    @farhiaalihilowle3655 3 роки тому

    Welcom to

  • @sacdiyoxirsi1509
    @sacdiyoxirsi1509 3 роки тому +1

    Waabilaa xafiis 🤣🤣🤣

  • @mohamedhassan-vd6xd
    @mohamedhassan-vd6xd 3 роки тому +1

    War ninkaaaan yaaaan lagaaaa iibsan hadii kale programkaaaaan fadhiid bu noqon.
    Suashaaa xasana rooblaaad waydiin lahayd way kaaa qaldantay

  • @sahalade4245
    @sahalade4245 3 роки тому +2

    Masha Allah well come back
    Yasin

  • @Masqari-ot3le
    @Masqari-ot3le 3 роки тому

    Asc cali xarare aad ban ulasocdaa barnamijyada kaftanka siyasada waxan qiyaasayey wariye waayo arag ah inaad tahey wadna aheyd lakin dhalil ban ku hayaa kusabsan falaqeyntii dhaweyd ee gobolka hiiran aad baad arintaas uguqaldantey gafna aad ugugashey haldhinacna aad uladafatey taasi sumcafaada ayey dhawaceysaa hadadan rali galin kabixin arinka kasooyerey

  • @sadiosheikhabdi6202
    @sadiosheikhabdi6202 3 роки тому

    Yaasiin Ilaah baa noo soo Ciliyey

  • @abdullahijanuune4116
    @abdullahijanuune4116 3 роки тому

    Hhhhh
    Waan Idin Salamayaa
    Gali iyo
    Yaasin

  • @xudeyfaofficial5690
    @xudeyfaofficial5690 3 роки тому

    Sool iyo.sanag.waa.lagumuransanyahay

  • @saidhalane9567
    @saidhalane9567 3 роки тому +1

    Barnaamijka. Socdaal. Was good 👍 👌 😌

  • @aqoon23
    @aqoon23 3 роки тому

    CALIYOOW BEENTII aduunka la timid

  • @israaragsan7139
    @israaragsan7139 3 роки тому

    Yaasiinow qosolkan badan naga daa walale

  • @abdiismcilwarsame1735
    @abdiismcilwarsame1735 3 роки тому +1

    Cali ayaan goormuu soonoqday mise waa barnaamij hore

  • @caddemaxamed2677
    @caddemaxamed2677 3 роки тому

    Yaasiin markuu soo laabtay qosolkii ayaa soo laabtay