RAHMA HASSAN FEAT DEKSAN DADALA NEW HIT SONG SOMALI BAN AHAY OFFICIAL VIDEO 2022

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 402

  • @FADSO
    @FADSO 2 роки тому +89

    Walaalaha muslimiinta ah isooboqda wanaaga ayaan faafıyaa allah JANATUL FIRDOWSA HA IDINKA ABAAL MARIYO ADIGA IYO WALIDKAAGA AAMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN . ...

  • @azadamiiruk1865
    @azadamiiruk1865 2 роки тому +138

    Hye Reer Djibouti ismuujiyaa 🇩🇯 from Balbaala Keep going Raxama 💋🇩🇯🇩🇯🙏

  • @abdullahiahmedxiin4653
    @abdullahiahmedxiin4653 2 роки тому +23

    Somali ban ahay🇸🇴🇸🇴
    Qalbigygu waa xamar
    👍👍👍

  • @soumeyamahamoud479
    @soumeyamahamoud479 2 роки тому +25

    Walleh Hablo Wad na sharafteen Gobtii Djibouti🇩🇯💎 Allow idin dhowr hableheeni quruxda iyo asluubta badnaa👑 Somaali ban Ahay quman rer Djibouti ah Ya salaam👌✊🏽

  • @inantaSomalilandkufanta7766
    @inantaSomalilandkufanta7766 2 роки тому +146

    qali reer Hargeysa reer somaliland is muujiya love you reer jabuti🥰💋❤💪

    • @mohamedifrah1366
      @mohamedifrah1366 2 роки тому +1

      Lové you too

    • @Ammanle
      @Ammanle 2 роки тому +1

      Waa tuulo Somalia 🇸🇴 ka mid ah

    • @Ammanle
      @Ammanle 2 роки тому +2

      @@inantaSomalilandkufanta7766 nasabyadya aya ii diiday ina ku la caytamo koolay isaaq akhlaq xumada waa waxay caan ku yihin

    • @inantaSomalilandkufanta7766
      @inantaSomalilandkufanta7766 2 роки тому

      @@Ammanle
      Wad gadhi weydey duluf

  • @aishayusufomar6297
    @aishayusufomar6297 2 роки тому +11

    Soomali baa ahay Reer Mogadisho🇸🇴🙏

  • @drmariamosman55
    @drmariamosman55 2 роки тому +2

    Qalbigayga waa xamar wooow wax kale 🇸🇴❤from xamar heer jubuuti love inku ahay dad somali nimada jcl🇸🇴❤🙏

  • @radwalareine6591
    @radwalareine6591 2 роки тому +7

    Reer jabuti wax kale😍🤩😍😍🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @ibrahimcali1377
    @ibrahimcali1377 2 роки тому +8

    Wow keep going somali ban ahay 🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @dayesomaliyoutube7108
    @dayesomaliyoutube7108 2 роки тому +12

    Jabuti hormarka somali oo Dhan Sallan Sare 🙋‍♂️

  • @ayaanmaxamed405
    @ayaanmaxamed405 2 роки тому +13

    Somaliiban ah Qali reer Hargisa ❣❤💕 dhaman wxnu nahay dad is jcl Allha wadamadeena nabad wartaa haa na siiyo🤲 Qabyalad diidnay qaraniimaaa naa deeqdo ❤💕

  • @Facadambe134
    @Facadambe134 2 роки тому +127

    Jabuutii❤❤❤🙏🎵

    • @aminaahmad3435
      @aminaahmad3435 2 роки тому +1

      Iskalaji 🎁🇩🇯💃💃🌹🌹🌹🌷❤❤❤❤

    • @yesadna6102
      @yesadna6102 2 роки тому

      @@aminaahmad3435 qqqqqqqqqqqqqqq1q1qq11a

  • @abdillahihamdi3278
    @abdillahihamdi3278 2 роки тому +8

    Somali baanahay qabilkenu wa dhalinyaro 🇩🇯🇸🇴🤞

  • @liibaancali5418
    @liibaancali5418 2 роки тому +5

    Somali baan ahay ma aqaan qabyaalada 🇸🇴🇸🇴💙💙♥️♥️

  • @roohaani6952
    @roohaani6952 2 роки тому +11

    Gaarisa wa qayb iga mida. Ayaa ku macaanayd. Heestu waa hees qiimo leh. Love you jabuti. From hargeysa🥰🥰🥰

  • @hamzehwarsama2814
    @hamzehwarsama2814 2 роки тому +7

    Il a 17 minutes alors que 300 présent vu 59present aime si vous plaît aime la vidéo vous tous reer Jabuuti keep going 🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @KASKEYPRODUCTION
    @KASKEYPRODUCTION 2 роки тому +50

    Hit song 💥

  • @NFMUSICOFFICIAL
    @NFMUSICOFFICIAL 2 роки тому +12

    Djib wood pro music🕊
    SHAQO FIICAN AYAD HAYSA HORE USOCO ZHB🇩🇯🙏❤

  • @amiraqueen1942
    @amiraqueen1942 2 роки тому +3

    Mashallah m'a sœur rahma warunta Djibouti qabyalad mataqanto 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯❤️❤️❤️❤️

  • @zhaymashacni3017
    @zhaymashacni3017 2 роки тому +7

    Japuti 🥺♥️jcylkaan kuu qabo badana♥️

  • @sharafnagad735
    @sharafnagad735 2 роки тому +4

    Reer djib on est tous la from djibouti MOn pays avant tout somali oo dhaan waan wada jeclahey

  • @kahramaanofficial269
    @kahramaanofficial269 2 роки тому +3

    Hablan Farin by direen somali o dhan ku socota
    Muqdisho
    hargaysa
    garisa kenya
    jigjiga
    jabouti

  • @moali27
    @moali27 2 роки тому +1

    Soomaali baan ahay, ma aqaan qabyaalada.
    Soomaali baan ahay, reer Muqdisho baan ahay.
    Soomaali baan ahay, reer Hargeysa baan ahay.
    Soomaali baan ahay, reer Garissa baan ahay.
    Soomaali baan ahay, reer Jigjiga baan ahay.
    Soomaali baan ahay, reer jabuuti baan ahay.
    ⭐Shanta Soomaali Allaha sharfo.🤲🤲🤲

  • @abdulahihussien1444
    @abdulahihussien1444 2 роки тому +1

    Qalbigyga waa xmr Waa gabadha yar yar oo aad u caqli bdn nolaada adeer

  • @hiboabdirahmaanadan8789
    @hiboabdirahmaanadan8789 2 роки тому +3

    Asturnaantu wa waxa kaliya ee dhawrta sharafta dumarka
    Alle haidin solansiiyo iiiimanka WANAGSAN
    🙏🙏🙏❤

  • @abwaanzaldhijacayl6144
    @abwaanzaldhijacayl6144 2 роки тому +10

    MASHALAH RAHMA HASSAN GABADH AAN JECLAHAY MARUUN IN AY HEES AAN LEEYAHAY KU LUUQAYSO KEEP GOING SISTER

  • @abasali6054
    @abasali6054 2 роки тому

    Wawa formidable song mes sœur djiboutienne noloda hablehena djibouti somalinimo ayan ku canbaxnay

  • @asmalovable4480
    @asmalovable4480 2 роки тому +7

    Somali ban axay macha allah bravo mes sœurs avec tout mes respect

  • @Hoyga-Films
    @Hoyga-Films 2 роки тому +4

    Waaw waaw Two Legends Amazing
    Isoo Booqda wlladay Soomaliyeed please

  • @sadamhousseinabdi6756
    @sadamhousseinabdi6756 2 роки тому +3

    Les Djiboutiens elle connais pas la issue mais la vérité la Somalia sont la tribulation si nous sommes Djibouti Afar , Arabe, Issa chez-nous incroyable 🇩🇯🇩🇯

  • @ahmedjamac3042
    @ahmedjamac3042 2 роки тому +6

    Djabouti janadii ifka iyo hablo qurxoon
    One love from somaliland

    • @ifiyahaqalbiga8808
      @ifiyahaqalbiga8808 2 роки тому

      Intee ladhahas

    • @khadraayan2909
      @khadraayan2909 2 роки тому

      @@ifiyahaqalbiga8808 ana oog inta ladhaho wa asal wa rer moceydey 😘
      Love Somaliland from Djibouti
      Also I love Somali but let him alone. Please we are all Somali people 💯💯🤷‍♀️👭

  • @apdimaxamiud2523
    @apdimaxamiud2523 2 роки тому +4

    Atirishada fanka rahma keep going ✅

  • @mohamanka6155
    @mohamanka6155 2 роки тому +1

    Soomaali baan ahy qalbigeygu waa xamar🥰🥰keep going sisters

  • @mahadomohameddjirdeh5458
    @mahadomohameddjirdeh5458 2 роки тому +3

    ce saa reer Djibouti😎😎😎

  • @abdifatahali7321
    @abdifatahali7321 2 роки тому +1

    M.a wllhi top music Top voice 👌Top style girl Top video 📹👌 hore usocda deksan dadal io rahma 👍

  • @tuutevlogs
    @tuutevlogs 2 роки тому +2

    Somalia 🇸🇴 ban ahay ✅❤️

  • @cllaahicali2558
    @cllaahicali2558 2 роки тому +3

    Gabdhahan waan Tageeraa Keep going Somali Baan Ahay🇸🇴

    • @khadradagan5618
      @khadradagan5618 2 роки тому

      Gacal iyo walaalnimo ruuxa garab sadaa garan keep going wllo

  • @shiinebeatsofficial1597
    @shiinebeatsofficial1597 2 роки тому +4

    Fankii Jabuuti Oo Gabdho Ah

  • @hassankosar4131
    @hassankosar4131 2 роки тому +1

    Kenya wa qeyb igamidaa❤🤚

  • @issahassan5778
    @issahassan5778 2 роки тому +13

    Extra ordinateur que dieu vous protège nos artistes Djiboutienne continue 🔥 courage 🇩🇯rahima &Deksan vous étiez à la hauteur
    (Somalie baan ahay bro)!😜

    • @anzalaliabdi6844
      @anzalaliabdi6844 2 роки тому

      Bisinkow kuqadan MX ey thy bro

    • @Ammanle
      @Ammanle 2 роки тому

      @@anzalaliabdi6844 waa Fransis luqadi guumeystaha

  • @ilwadmahamoud8709
    @ilwadmahamoud8709 2 роки тому +7

    Djibwood et les jeunes filles de Djibouti avancé vous ensemble et Inchallah vous serez au bout 🏆👑🤩♥️

  • @sucaadqiimodumar6501
    @sucaadqiimodumar6501 2 роки тому +6

    Qaali reer hargayesa ah ❤️

  • @barwakobarwakomed8914
    @barwakobarwakomed8914 2 роки тому +7

    THAT'S TRUE WE ARE SOMALIE 💯🇩🇯DJIBOUTI....

  • @abdallaking7947
    @abdallaking7947 2 роки тому +2

    Rer Djibouti 🇩🇯 Love FROM mogadishu

  • @sahrasiciid8774
    @sahrasiciid8774 2 роки тому +6

    Qalbigaygu waa xamar ♥️👋🥰

  • @yahyealiahmet
    @yahyealiahmet 2 роки тому +4

    Bas sheekada hadey surwaal kii habluhu noo deyn waayeen waan ka tanaasulanaa 🙃 inta iraacsan lek tu waa codkaaga soomali 💯💯

  • @horseedofficial7042
    @horseedofficial7042 2 роки тому +2

    MA SECOND DJABOUTI🇩🇯 ❤👏

  • @qaysyare2817
    @qaysyare2817 2 роки тому +2

    Keen ya waa qeep igaa midaa

  • @khadarmohamut2306
    @khadarmohamut2306 2 роки тому +1

    Eyyyy wxn camal yaa sameyn kara

  • @aidarousmeirane9471
    @aidarousmeirane9471 2 роки тому +1

    Yes i,m somali from djibouti🇩🇯🇸🇴💯

  • @souhaibrobleh9473
    @souhaibrobleh9473 2 роки тому +2

    l Love you Djibouti 🇩🇯🇩🇯🤝🇸🇴🤝🇮🇷🤲

  • @abdourahmantoulaneh5840
    @abdourahmantoulaneh5840 2 роки тому +1

    Horey u socda somalinimado naga badan mar unba shanta somali riyobi

  • @hamzeboy3112
    @hamzeboy3112 2 роки тому

    Rer kenya ismujiya dee🙋‍♂️

  • @amiinhero2498
    @amiinhero2498 2 роки тому +1

    Somaali baan ahay ma aqaan qabyaalada Sanku neeflaan U sareynaa Shanta Somali waa ☝️qura

  • @mahamedamiin6969
    @mahamedamiin6969 2 роки тому +2

    @rahama Huno keep going another level waaye Heestaan wax cusub ayaa 𝐤𝐮 soo kordhisay rappka cusub, salaan sare 🇸🇴🇩🇯

  • @naimaali1108
    @naimaali1108 2 роки тому

    qalbigeygu waa xamar from warta nabada🥰🥰

  • @moussafatouma1963
    @moussafatouma1963 2 роки тому +3

    Belle prestation mes chéries filles il xum niima aragto

  • @arafathcaadil8281
    @arafathcaadil8281 2 роки тому +3

    Somali girls cadanka naga barajeya somali girl to the world

  • @abdullahiahmedisse
    @abdullahiahmedisse 2 роки тому +3

    Soomaalinimo 🇸🇴🇩🇯

  • @noorstar9502
    @noorstar9502 2 роки тому +3

    Qaali Reer Hargeisa ❤️❤️👋

  • @abdourahmanguesaleh7954
    @abdourahmanguesaleh7954 2 роки тому +3

    Waw waw waw......c'est incroyable votre style Deksan.......je n'ai pas des mots à dire..

  • @Hodan_lilly
    @Hodan_lilly 2 роки тому +3

    Codka
    labiska
    dance ga
    background ka.
    Camerda Intaba 100/100❤️

  • @djamafatouma6391
    @djamafatouma6391 2 роки тому +4

    Ah ouais ce bon musique 🎶 🎶 bon courage les filles avant tout Djibouti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @inaalikalagueyeh801
    @inaalikalagueyeh801 2 роки тому +8

    Bravo cet jeune chanteuse rahma elle a une talent remarquable une voix on or 👏👏👏👏

    • @anzalaliabdi6844
      @anzalaliabdi6844 2 роки тому

      Brother kuqadan Mxa waye ereyga bravo wan fahmay wa sawaxili lkn inta kle reply iso

    • @AyniAffi
      @AyniAffi 9 місяців тому

      Elle est Djiboutienne

  • @elmimoussa6800
    @elmimoussa6800 2 роки тому +1

    Wooow masha allaah horay usocoda

  • @idililyas7143
    @idililyas7143 2 роки тому +4

    Qumaan reer Djibouti ah 😍 Bravo les filles vous a honorer l'art de Djibouti vous êtes nos artistes d'honneur

    • @m.h.c6849
      @m.h.c6849 2 роки тому

      Wa tirig birig😀

  • @abdixavi1855
    @abdixavi1855 2 роки тому

    Esh cala hees Rahmo iyo deqsan wan idinko haysta Masha alah 😍🥰

  • @xafsastyle2057
    @xafsastyle2057 2 роки тому +1

    Somali ban ahay qalbigayka waa xamar top song wlhi wlhi

  • @noolowrashiidabdillahi8417
    @noolowrashiidabdillahi8417 2 роки тому +1

    Masha allah rahma hassan tageero sare sister horay usoco 🥰🥰🥰🥰

  • @ashaali796
    @ashaali796 2 роки тому +1

    I love 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🥰🥰 insha Allah one day I will go

  • @mubarakmahadmohamed
    @mubarakmahadmohamed 2 роки тому +5

    Keep going reer jabouti
    From hargeisa somaliland

  • @raxmamuuseaden7171
    @raxmamuuseaden7171 2 роки тому

    Codka iyo ismalaha styleka codka ayaaa ka xun lkn wxa icajabiyey dharky xidhn yhn wooooow

  • @xasenmaxamed480
    @xasenmaxamed480 2 роки тому

    Masha allah hore usoco wllo macaan

  • @queenrayaan3485
    @queenrayaan3485 2 роки тому

    M.a hablahaygii hora usocda keep going
    ❤❤💘💘💘💋💋👄👄♫♫♪♬

  • @dekadaher6323
    @dekadaher6323 2 роки тому +3

    Keep going my sisters from Djibouti 🇩🇯🥰

  • @nasraabdi2286
    @nasraabdi2286 2 роки тому +1

    Sharaf ti dhimatay iyo xishoodkiba subxnalaah

  • @nafisanaftauroon6599
    @nafisanaftauroon6599 2 роки тому

    Somalia Baan ahy🇸🇴

  • @Moustapha97
    @Moustapha97 2 роки тому +6

    Keep going my sisters we love from 🇹🇷🇹🇷

  • @mames183
    @mames183 2 роки тому +2

    Keep going deqsan 😘😘😘😘

  • @bachehali4743
    @bachehali4743 2 роки тому +13

    Machaallah on es tous des somalien we are proud of you guys

  • @youyehkennedy9990
    @youyehkennedy9990 2 роки тому

    Woow woow rahma heestan wa rap

  • @barwakobarwakomed8914
    @barwakobarwakomed8914 2 роки тому +3

    Maschallah heureuse de vos voies d or 💥mes chères ,autant que Djiboutiennes g vous aime beaucoup

  • @ayanabdiladhif3527
    @ayanabdiladhif3527 2 роки тому +1

    Foram Djibouti 🇩🇯 ♥ and cati tour 3 isamashiyaa I miss you 😘

  • @dhigaalWS
    @dhigaalWS 2 роки тому +1

    What the amazing voices.
    Rahma Hassan dhuunta iyo luuqdeedu layaab bay leeyihiin, Deeqsan iyaduna kama liidato iga walleee

  • @youyehkennedy9990
    @youyehkennedy9990 2 роки тому

    Rahma macha allah horey u suugo

  • @hoobalmedia1837
    @hoobalmedia1837 2 роки тому +9

    Who else enjoying the music and the vipe?? ♥️✋

  • @maqoslemaquuste9089
    @maqoslemaquuste9089 2 роки тому +7

    This girl is beautiful Plus talented. Keep going hun

  • @carafad05
    @carafad05 2 роки тому

    Somalia 🇸🇴 hano laato somali ba ahay

  • @cabdiraxmaanhasan5559
    @cabdiraxmaanhasan5559 2 роки тому

    M.sh keep going our sisiters

  • @omarabdillahiassoweh7075
    @omarabdillahiassoweh7075 2 роки тому +3

    un clip hors norme!!!! Big Up my sister & go forward!!!!

  • @aliililboy7173
    @aliililboy7173 2 роки тому

    My best xaliimo wan ku qiray

  • @dgradwan3033
    @dgradwan3033 2 роки тому

    Keep going 🙌🇩🇯👑

  • @bloomarawelo7265
    @bloomarawelo7265 2 роки тому

    Machalah deksan et RAHMA vous avez changer sharma et maslax

  • @habibdarareleyeh8030
    @habibdarareleyeh8030 2 роки тому +2

    Macha allh Rahma Hassan Fanaanada Casriga een taagero 🇩🇯🤝

  • @somalilandermidnimo3980
    @somalilandermidnimo3980 2 роки тому +2

    First comment liketa la dhaca

  • @arafatmoussa6434
    @arafatmoussa6434 2 роки тому +1

    Vous êtes top 1 🥇, à la hauteur rahma hassan warsame et deksan dadala ainsi djibwood pro music

  • @mohamedgaiyte2808
    @mohamedgaiyte2808 2 роки тому

    Viva reer jabuuti.keep going.

  • @abdisamedkulajecli3413
    @abdisamedkulajecli3413 2 роки тому +3

    Waa heesta qarniga

  • @mahdibra8592
    @mahdibra8592 2 роки тому

    Djibouti 🇩🇯♥️ my home I miss it walahi

  • @xamdacabdilahi8
    @xamdacabdilahi8 2 роки тому

    Woow jabuti fans m.A