Wararkii u Danbeeyey Siyaasiyiintii somaliland ee Xamar oo isku Qabsaday Qao loo sameeyey firdhiye

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 17 чер 2024

КОМЕНТАРІ • 32

  • @jamuuriyadasomalilandhanoo4591
    @jamuuriyadasomalilandhanoo4591 15 днів тому +18

    ADEER FADLAN KA WAANTOOW KALMADA KOONFURTA SOMALIYA WAAYO WAX KOONFURTA SOMALIYA LA YIDHAA MA JRTO WAA FAILED STATEKA SOMALIYA IYO JAMUURIYADA GUULAYSATAY EE SOMALILAND.Wa billahi tawfiiq

    • @fadumo4024
      @fadumo4024 15 днів тому

      Dhururi waa maxay?

    • @AyaanSiciid-qy3xg
      @AyaanSiciid-qy3xg 15 днів тому

      Waa lacag bari hore la is ticmaali jiray ​@@fadumo4024

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r 15 днів тому

      @@fadumo4024 ma baraad is tidh waa lahjada iyo hadal ugaara Somaliland kkkkk

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm 15 днів тому +2

    TaarTv Wariye qaaliya wanku salamay Alle haku barakeeyo geesi qaran ❤❤❤ Guul soomalilnd 💚🤍❤️

  • @talentfilmz7026
    @talentfilmz7026 15 днів тому +1

    Mahadsanid wariye sare maxamed dirir

  • @SafiyaMaxamed-js3ug
    @SafiyaMaxamed-js3ug 14 днів тому

    Warka soo da wllo wad laragtay wn ragsana❤

  • @Halgame334
    @Halgame334 15 днів тому +3

    XASAN SHEEKH HA MEERSYSTO. EMARATKU. WERSHADA SIBIDH KA HA DHISO ... DEGDEG. HAW DJAQAAJIYO WAA IL DHAQAALE SL TEBAYSEEE

  • @seidabdi751
    @seidabdi751 15 днів тому

    WARARAAT WAAY!!!

  • @Cabdiraxmaan-vm2bk
    @Cabdiraxmaan-vm2bk 14 днів тому

    ❤❤❤❤

  • @Hallaacmuuse
    @Hallaacmuuse 15 днів тому +1

    4:16

  • @abobasement346
    @abobasement346 15 днів тому +1

    Habar maxbus mah war bad shegaysah miseh waad calacalaysah doqon idor cayduh waa idin cadoh iyo gunimoh habar gajoh weligin cadoh bad u ledihin xinkah

  • @abiiboladjama1659
    @abiiboladjama1659 15 днів тому

    Firdhiye waa horjooge As weeyi kaasi bariska ukariyryna waa khaladanyhy waana cbb iyo nabar iyo naxin kasoo hadhy weeyi
    Xasan gurgurteh waa fashilmay aduunkii Ayuu qarafo kuwareeriyey

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr 15 днів тому

    Aweleba. Weye deganaayen fiqifuliya
    Dhulbahate maye Soo kordhiyen

  • @cismaanafgaab3018
    @cismaanafgaab3018 15 днів тому

    Xasan sheekh ma wuxuu noqdey aabaha dawarsiga miyaanu xalkale hayn

  • @Kingboy_gi2
    @Kingboy_gi2 14 днів тому

    21=18

  • @MahamedclahiAadan-cm9uw
    @MahamedclahiAadan-cm9uw 15 днів тому

    Mar kasta wadiblobilaba masjidka caynabadleh dahaye dhagaxdhigisubadana

  • @Sumayo987
    @Sumayo987 15 днів тому

    Kofurta somalia maxay thy miykugu adagthy somalia

  • @calixuseen4324
    @calixuseen4324 15 днів тому

    Ma waxaan ceelafweyn ahayn baad ceerigaabo Ku leedihiin iidoor

    • @user-pl7du6nc8t
      @user-pl7du6nc8t 15 днів тому +1

      Riyo ayaad kujirtaaye aan aragno Waxa uu Isaaq leeyahy iyo Waxa aad leedihiin

    • @zainayusuf5292
      @zainayusuf5292 15 днів тому +1

      😂😂 dhulka kahadlyso ma granysid fgashy

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 15 днів тому

    GUURGURTO TUUGSDE CALOOL BAHANYE CALOSHADA DAADO IMAANLAWE

  • @Halgame334
    @Halgame334 15 днів тому

    WADAHADALADII SL IYO SOMSLIYA. EEN BEESHA CALAMKU GOOB JOOG KA AHAYN. DANTII LAGA LAHA MAXAY AHAYD. RTHIOPIA HA SOO LEEXISO LABADA WEBI EE KOON FUR AADA

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 15 днів тому

    200 oo qooys baa kuu nool fiiqifolye kkkkk kkkkkwalwalte xeerd soo gaale fiirdhyow

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht 14 днів тому

    Qafalka yurub muxu kusaabsanyahay carab cidi kudhalatay dib ucelin shaqo basabor wadankoda ufududeyan wadamada kale ubartaan aba xiroyin ogaqabsadan degan yaway masar libiya sudan kujirto sidhaweyso markey wax baran shaqana uaburan hubka eeykudagalijiren yausodhibijiray sudan sogarsinjiray hadana hogamiyihi uguleysan diyaradaha uguqarxiyan inbuxsamay intii eeydonayen abahelen kafakan celcelshan masar oroba sacudi

  • @MahdiAliAbshirMahdiAliAb-wd3mn
    @MahdiAliAbshirMahdiAliAb-wd3mn 15 днів тому

    Been bb maxbuus harti sideeda miyaad namooday anagu sidiina bakhtigu nooma banaano waxaan nahay raga cunoqabataynta idin saaray sida mareykanka ee aad maalin walba ucatoowdaan waar jabnay oo baahi baanu beerka dhulka kulahaynaa oo ganacsigii iyo huteeladii ayaa musallafaye walaalo yaal noosoo laabta oo shaydaanka iska naara majerten baa nagu kiin diraye ee xitaa hablihiinii ay maalin walba noosoo cabanayaan baraha bulshada ee cay iyo been abuurasho beec makuu gooysa ina abaarsooy ❓️

  • @m.khadarhassan8637
    @m.khadarhassan8637 15 днів тому

    Towtawle mashruuc kusoo qaatay eray bixinta KOONFURTA SOMALIA

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r 15 днів тому

      Kumuu soo qaadan mashruuc waa lahjadii eray iyo Soomaliga bixintana burcaa loogu yimaadaa

    • @m.khadarhassan8637
      @m.khadarhassan8637 13 днів тому

      @@user-sz7sn2rv9r anigu lahjad kamaan hadal, waxaan ka hadlay kalmada KOONFURTA SOMALIA isagoo ka hadlaya wadanka somalia, waanu ku qaldan yahay,

  • @AbdiMohamud-wu9kp
    @AbdiMohamud-wu9kp 15 днів тому

    Warkaa jir taarow

  • @haweeyafanax9093
    @haweeyafanax9093 15 днів тому

    Kkkkkk tuulooyinka dabayl xagaadu ka dhacayso Viva Taar TV.