Istanbul Maxamed & Axmed C Cigaal | Ii Cug Caliyow

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 17 жов 2024
  • #caweyskadalmar #qarami #​ @Dalmar Media #dhaanto #srtv #rtd #
    For all inquiries email dalmar46@gmail.com
    💕 ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks 💕 Mahadsanid 💕
    ►MAKE SURE TO SUBSCRIBE FOR NEW VIDEOS
    ►SUBSCRIBE
    ►SHARE WITH FRIENDS
    ►LIKE
    ►COMMENT
    ►MAKE SURE TO SUBSCRIBE FOR NEW VIDEOS
    ✔Subscribers ✔Share ✔Comments ✔Like
    somali music

КОМЕНТАРІ • 21

  • @geeljiredaljire9188
    @geeljiredaljire9188 3 місяці тому

    Heestan waxbadan baan raadinaayey xasuustii ciyaaraha gobolada ❤❤❤❤

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  3 місяці тому

      Haa heesta caan bay ahyd waxaa la shidi jirey inta la bilaabin ciyaarta gaar ahaan ciyaarta koleyga

  • @hajizalah4296
    @hajizalah4296 4 місяці тому

    Radio Hargaisa Kii Ugu Horeeyay Ee Ku Hadla af Somali

  • @mustafeali8315
    @mustafeali8315 2 роки тому +5

    Heestan waa markay somalidu maskax caafimaad ku shaqayn jirtey, waayihii wacnaa,Ilaahow sidii iyo si ka fiican noo soo celi,Aamiin.

  • @AbugreenMedia
    @AbugreenMedia 8 місяців тому +1

    Hees xusuus badan.

  • @hamseomer2493
    @hamseomer2493 6 місяців тому

    Heestan in badan ayan daydayay waxan ku xasuusta marka ay ciyar ka jirto stadium hargeisa in xaajiyad ay sameecado saaran yihin ay xaafadaha dhex warejin jirtay xayasiiska ciyarta iyado heestan la saarayo .
    Waa waayo waayo iyo waqti aan dhalaan ahaaa oon xoog u xiisayn jiray daawashada kubada iyo ciyaaristeedaba 😢
    Thank you cawayska Dalmar

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  6 місяців тому

      Adiga muddan Waxaan ku ogaa land rover samacado dul saaran oo ku qoran tahay SBC (Somali Broadcasting Company). Waxaan umalayn in xaajiyad Loo badalay. Wakhti Aad ka hadlay Waa sannadkee.

  • @SharmaakeAbdi-hk2in
    @SharmaakeAbdi-hk2in 11 місяців тому +1

    Xusuus

  • @keenoosman3991
    @keenoosman3991 2 роки тому +3

    Aad iyo aad auaad u mahadsantahay

  • @alikibaar132
    @alikibaar132 2 роки тому

    Waar horta sxbyaal waad mahadsantihiin shaqada aad noo haysaan darteed
    Taasi waa taa
    Qaar kale ayaanu idinka sugaynaa oo xaga ciyaaraha ah oo istanbuul ah thanks

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  2 роки тому

      Walaal adiga muddan. Ma maqal hees kale oo ciyaaraha ah

    • @alikibaar132
      @alikibaar132 2 роки тому

      @@caweyskadalmar sxb slc aniga ayaa kuu sheegi doona sxb
      Waxa ereyadeeda ka mid ahaa
      Halyeeyadii buraad iyo hanadadii kismaanyaa is hareera joogoo ...baydhaba sidii hore marna lagama helayaa...
      Hadal haan ma buuxshee gobolkii hadhaayee hawshii kaleexdiyo
      Mid waa taa

    • @alikibaar132
      @alikibaar132 2 роки тому

      @@caweyskadalmar midkale waxay ahayd
      Hargaysadii beri boqna gooysay nacabkiyo ...
      Golayaasha heesiyo geesiyada lahaydeey
      Yaan lagaa badin
      Eeleey yaan lagaa badin
      Qaar kale way jireen

    • @alikibaar132
      @alikibaar132 2 роки тому

      Sxb heesahii aan kuu soo sheegay ee ciyaaraha mala way kugu adkaadeen

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  2 роки тому

      @@alikibaar132 Walaal raali ahow hadaan arkay comments kaaga hadaan helo heesahaas waan soo galin Mahadsanid

  • @MustafeFaarax-y7h
    @MustafeFaarax-y7h 7 місяців тому

    Heestu ilaa hadda iyadoo dhamays tiran lama jayo cid soo galisay

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  7 місяців тому

      Maya tani laba jeer baan ku celiyey, heesta ilaa hada iyada oo dhan ma hayo