MW Xasan Sheekh oo arrin la yaab leh ka codsaday Trump & hadal hayn culus

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 7 лют 2025
  • MW Xasan Sheekh oo arrin la yaab leh ka codsaday Trump & hadal hayn culus

КОМЕНТАРІ •

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 6 днів тому +2

    XASADKA XASANOOW CIIL IYO CUQDAD HA IDIN DISHO

  • @haange
    @haange 6 днів тому +2

    Hasan sheikh rabitaan u mareykanka u rabo ma ahan ee dhaqaale ha ku siiyo mareykanka ayey ka tahay, lagama yaabo ciidan xoog leh o wadanka difaaco dhiso weligiiba dowlado shisheeye ayu ku xirnaa shalay Ethiopia gibre maanta masar & Jabouti wlhi wa yaab, nin caayaya dhahaya tuugo tihiin bu leeyahay ciidamadaada ha joogan kuwo kalena kuso dar subxanallah

    • @Madadalo1
      @Madadalo1 5 днів тому +1

      Waa dacayad raqis oo ii dheh xasan asiga gacantisa kudhisay ciidanka danab aflgroup xasalinta gogor booliska birmadka hada intu joogay 20k kabadan waa ladhisay teeramkisa horey 34dagmo khawarijta kaxurey hada sidoo kle deegano farabadan kaxurey xasan sheekh cimrigas allah dheeryo manta xamar waa nabad

  • @AbdikhadirAbdiBarre
    @AbdikhadirAbdiBarre 6 днів тому +2

    Waa waashay kan ee dalka halaga badbaadsho

  • @baadodhugad4157
    @baadodhugad4157 6 днів тому +2

    Sida loo leexiyay dhaqankii Muslimnimada iyo Dhaqankii Soomaalida

  • @ahmedmursalasharr5060
    @ahmedmursalasharr5060 6 днів тому +2

    XasanShiikh waxaa uu ka codsaday Donald'J'Trump in AxmedMadobe u soo qabto.

  • @medidrissIdrissmed
    @medidrissIdrissmed 6 днів тому +3

    ninka u sujudey qaburihi cadowgi somali kuso duley 1977🇸🇴 somali mamatali karo mwn qaran manoqdo

  • @medidrissIdrissmed
    @medidrissIdrissmed 6 днів тому +3

    xasan sheikh dalka uma qalmo inu hogamiyo wayo cadowga umada somaliyeed gaar ahan ethiopia ayu laheshiyey hogamiye somaliyeed oo dacada wa farmajo okale ❤❤❤ somalia hanolato 🇩🇯🇸🇴❤️😀💪💪💪🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯

    • @FadxiFadxi-t4e
      @FadxiFadxi-t4e 6 днів тому +1

      Farmaaje miyaan ahayn kaan ogeyn oo itobiya daba cararayey oo xitaa janaraaladii dagaaladii 77 qaraxyada lagu dilayay oo dadka mucaaradkaa intuu guryohooda kudilo kabahooda ku aasayay oo qalbi dhagax dhiibayay Marka itobiyo kudarsoo bariire ragii lagu laayay,,, dadka farmaajo taageeraya waa dad haldhag waxkumaqla

    • @ShukriCali-bh9jq
      @ShukriCali-bh9jq 6 днів тому

      Wr gal hanagu tugtug gina galna xarir kisa naga jara marabne

    • @ShukriCali-bh9jq
      @ShukriCali-bh9jq 6 днів тому

      Dalka madaxdisa wa farmajo

  • @raghedanan3959
    @raghedanan3959 6 днів тому +4

    Long live President Hassan Shiekh 🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️👏🏼👏🏼👏🏼
    Down Daarood traitors !!

    • @ahmedmursalasharr5060
      @ahmedmursalasharr5060 6 днів тому

      Maaladetaa tahay

    • @raghedanan3959
      @raghedanan3959 6 днів тому

      Soomaaliya waxa meesha dhigay ee Caddawga u rufiyaano oo kasoo Horjeedo Dawladnimada Soomaaliya Daarood waaye Wafankuulo..!!

  • @dalmardiaspora9607
    @dalmardiaspora9607 6 днів тому +1

    Goob ma aha madaxweynaha hada jooga oo wa doqoon dameer ah

  • @SaraHaji-x3e
    @SaraHaji-x3e 6 днів тому

    Ajnabi waxa laga marma marki ay somali midowdo ee federal mesha ka baxo lkn ana rer qansaxa &ana rer quraca & xasan wa cadaw inta aan wadno hoosjogo gaal le aha nena 😢😢😢

  • @halimamumin3643
    @halimamumin3643 6 днів тому +1

    Tuugsi waa laga daaleh.

  • @abdiqania4882
    @abdiqania4882 6 днів тому +1

    Hasan sheikh waa benlow tug ah
    Wuxu shegayo waa benti hore wuxu raba inu sawir la galo kaliya

  • @AbdiaziizIsse-w5r
    @AbdiaziizIsse-w5r 6 днів тому +1

    Xasan waa doqon Somali iney heshiso ma rabo ee wuxu raba inu gallo baryo ilahaw xasan tuug naga qabo

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 6 днів тому

    ILAAHEY HANOO XIFDIYO MW IYO RW IYO DHAMAAN INTA DALKA DADKA IYO DIINTA DAACADA U AH ILAAHEYNA HANOO BADBAADIYO CIIDANKEENA CADOWGOODANA ALAHA UGA GARGAARO SOOMAALINA ISKU DUUBNI ALA WAAFAJIYO

  • @FadxiFadxi-t4e
    @FadxiFadxi-t4e 6 днів тому +1

    Waa fulay dagaal inuu galo marabo war mareykan lamasodhoweysto isagiiyaaba uyeeranaya kawaran hadhoowne qeeyraadka dalkuu kuhabsanayaa sida iraq iyo siiriya dadka somaliyeedaa kufilan hadii daacad layahay ee waxaa larabaa in lagu qaraabto shabaabaan ladagaalameynaa oo lacago looga cuno reer galbeed

  • @AbdiAdanAshkir
    @AbdiAdanAshkir 6 днів тому

    Abdi asiis Barow xasan dhiiqo meelna kugeynmaayo wadankii bad iyo biriba waa la iibsaday marka buun buuninta magafaha kubadal dhaliisha iyo sixida magafaha

  • @barre178
    @barre178 6 днів тому

    Waxaada wax la dhagaysan karo maaha ee umada soomaaliyeed ha marinhabaabin.

  • @AbdiaziizIsse-w5r
    @AbdiaziizIsse-w5r 6 днів тому +1

    Xasan tuug waxba loo dhibi mayo

  • @maxamedcali8836
    @maxamedcali8836 6 днів тому

    MUDANE ABDIAZIZ BARROW SAAXIIB XASAN DHIIQO WAX SHAQO AH KUMALAHA DUQSYMAHA KADHACAY BUU RAHA CALMISKAAD EE GOBOLKA BARI MADAXWEYNAHA PUNTLAND AYAA TRUMP KA CODSADAY INLADUQEEYO KOOXAHA ARGAGIXISO EE CIIDANKA DIFAACA PUNTLAND KUBAACSANAYAAN KOOXAHAAS ARGAGIXISADA AH XASAN DHIIQO WAABA KASOO HORJEEDAA GUUSHA CIIDANKA DIFAACA PUNTLAND

  • @HamiGul-s2q
    @HamiGul-s2q 6 днів тому

    Tani mahan tugsi e wa lolanka naga dhaxeya anaga somalida iyo yahuda madow marka loma bahna inay ku guleystan calcalka yahuda madow ay ku rabto badena nalaku caga qabto e waxan lenahay cerada istaratijiga turki kama wasa qadane kalayo kamid noqo tramow kuwa cafimadka qaba.sida turk iyo sizi e iskada dalalka imaradka ama hos uwakilashada imaradka .iwm

  • @OmarMahmoud-v4s
    @OmarMahmoud-v4s 6 днів тому

    Barrow waxa miya ku sgakasa sxb turam soto caye hasan wa tuk laha masaga amininya hasan masaga dowlad nima rabo

  • @AbdifatahabshirwadiAbdifat-b9h
    @AbdifatahabshirwadiAbdifat-b9h 6 днів тому

    xasan sheekh tuug waaye from somali galbeed 🥺🥺🥺💯💯 somalia 🇸🇴 sad reality afcadays canshuur xaraan ah barakicin ah musuqmaasuq xatooyo xoolo shacab balanqaad been ah dawladnimo liidato 😡😡😢

  • @EngdaauudAbiib
    @EngdaauudAbiib 6 днів тому

    Failed soomalia italiya only 3km destroyed soomalia

  • @EngdaauudAbiib
    @EngdaauudAbiib 6 днів тому

    FAILED SOOMALIA ITALIAN DESTROYED ONLY 3KM DESTROYED BY XASAN

  • @SafiaNur-l7v
    @SafiaNur-l7v 6 днів тому

    Daarood waa doofar guuleyso m x sheeikh

  • @AbdifatahabshirwadiAbdifat-b9h
    @AbdifatahabshirwadiAbdifat-b9h 6 днів тому

    xasan sheekh tuug waaye from somali galbeed 🥺🥺🥺💯💯 somalia 🇸🇴 sad reality afcadays canshuur xaraan ah barakicin ah musuqmaasuq xatooyo xoolo shacab balanqaad been ah dawladnimo liidato 😡😡😢

  • @AbdifatahabshirwadiAbdifat-b9h
    @AbdifatahabshirwadiAbdifat-b9h 6 днів тому

    xasan sheekh tuug waaye from somali galbeed 🥺🥺🥺💯💯 somalia 🇸🇴 sad reality afcadays canshuur xaraan ah barakicin ah musuqmaasuq xatooyo xoolo shacab balanqaad been ah dawladnimo liidato 😡😡😢