Hees xasuus iigu reebtay waaye tan Allah kuu naxariisto qof qaali igu ah soo xasuustaa wlhi inkasto Qalad aan horay u galay oona saxi karin yahay Rabbi ha kuu naxariisto
@@farhiyaawel1887 wa fududahay gabdhuhu ma qiimeyan ninku marku jecelyahay o uu u oomanyahy lkn gadaal ka fahanta ninkaas marku dheerado ama dhinto Ceebtood maahan wa dabci ay u sameysantihiin
Legend waya heestan ayaa qaday aniga ma aqano wlhi hesihi dambe ku hesan jiray lkn hada ka bacdi waxaa ku heestaa hesii hore micno iyo faido badan ayee ka faiday xaqiq waa soo goostay team xikmad ku hestaa lafta dhabarka calisaa labo dhi nac i noqotay
Cabdulahi boqol heestan markuu sameeyay lafta dhabarka celisaa laba dhinac i noqotay kadib gaari ayaa la rogmaday oo dhabarka ayuu ka jabay afkaaga laguu raac ma maqli jirtay allaha u naxariisto boqol
2020/12/5 Malin talada ah Malin iga murugo padan may jirin Waxad iga fogatay Waqti ay Noloshu igu adkeed Oo aan aad kugu pahnaa garab iyo jaceylpa aan kaa rabay
Walahay heestani xusus ayay igu reebtay wayo gabadh aan aad u jclaa akhirtina wan is guursanay ka dib wanu is fahmii weyney hestan Ayaan Marta qaadi jiray kkk
Waxay itiri ma waxaad igu timid in aad ila sheekaysato mase in aad heestaan dhagaysatid Habeyn ayaan gabar sheeko (Haasaawe) ugu imid markii aan fadhiistay ayey heestaan ay daartay anigana heestaan ayaan aad u jeclaa siiba midii original ka ahayd laakiin marka danbe waxaa qaadayey boqol Mar walba oo heesta dhamaado waan ku soo celiyaa waanba iloobay in aan gabar ugu imid sheeko-Shukaansi markii danbe ayaan ka warhelay gabadhii oo si xanaaq leh ii leh ma aniga ayaad haasaawe igu timid mase heesta hahaha Waxay ahayd habeyn xasuus leh waxaan jeclahay in ay ahayd dhamaadkii 2002 ama bilowkii 2003 intii aanan ka soo dhoofin Africa caawa waxaan ku dhagaysanayaa USA KANSAS CITY MOSSOURI oo aan safar ku ahay 05/05/2023 yaa ila dhageysanaya 23ka
Runti majiiro qof dareemi kara xalladan galo markan heestan dhagaysto maxa yeelay waxay kaa turjuumaysa noloshyda odhaan Ana waxan kaa qaban karo maleh runti xata intan text ga qorayo indhahygu maa ceeshan karan ilinta kaa soconysa
Axdigii dhaxdeeniyo wada dhalashadeenii aqalkaan dhisaynaad dhigihii katurtay Wata manta I haysata Wana sababtan u dhagaysanayo heestan Mon,30, July,2018
Meeriska odhanaaya:
** Miyaan aadan ku ba dhalin
** naaska xaawo kuu dhigin
** dhabta hooyo kugu qaban
** iga dhawr dhibaatada
** raga laguma dheelee
Waa meerisyo cabasho, jacayl iyo tilmaan tolmoon muujinaaya. Allah haysku simo inta isjecel 🌺🏠👨👩👧👦👨👩👧👦❤️👍🌺🏠👨👩👧👦❤️🙏
Hees xasuus iigu reebtay waaye tan Allah kuu naxariisto qof qaali igu ah soo xasuustaa wlhi inkasto Qalad aan horay u galay oona saxi karin yahay Rabbi ha kuu naxariisto
maxaa sameysay
@@ahmedalkormari7941 ani xitaa ina ogado jeclaan laha
@@farhiyaawel1887 wa fududahay gabdhuhu ma qiimeyan ninku marku jecelyahay o uu u oomanyahy lkn gadaal ka fahanta ninkaas marku dheerado ama dhinto
Ceebtood maahan wa dabci ay u sameysantihiin
@@caliyare2206 SaaS mhn abwe
@@caliyare2206 bini ademka aya iska sidasa wiilashuba saas way sameyan gabadhan jecel maba raban mid an rabin ayey ka jecelyihin
Allah lafta dhabarka Celisa hanoo daayo😢😢😭intaas marku marayo wlhi wan ka naxaa.😕
Legend waya heestan ayaa qaday aniga ma aqano wlhi hesihi dambe ku hesan jiray lkn hada ka bacdi waxaa ku heestaa hesii hore micno iyo faido badan ayee ka faiday xaqiq waa soo goostay team xikmad ku hestaa lafta dhabarka calisaa labo dhi nac i noqotay
Esh cala ereyo allah how naxariiisto abwaanka ereyada laha cabdalah nuuradiin
Old is gold 2021
Ya dhageysanayo
Ruux dhimasho jooga
Durbaan loma dheele
Dhaanto looma ceeliye
Taahi lama dhageystee 😥😥😥🔥
Iska anigi 6bil ka dib weli wnku sugayaa poqorkeygi aan gcnteyda isaga fogeyoow 😢🥺
😊😊
Iga dhowr dhibaatada dumarka laguma dheele 😁😏😏😏
Muno sharaxle Adan lol
Waw yes
Dumarka laguma dheelee
Muno sharaxle Adan hhhh
💗
Lol😂
Abdullahi boqol legend 2023 ❤️❤️❤️❤️
ninkii dhageysanaayo 2020 like ha iga dhaafin
Kokkkkj😁😁😁😁😁😁😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅
❤Aamiin sheera❤
❤Aamiin sheera❤
Dhaawac bay igu yaaloo...
hees xasuus bdn 😍😍😍
Qoftan jclhy hoyadedna xawa la yirahdaa Ane Hawa 😍😍🤩
Cabdulahi boqol heestan markuu sameeyay lafta dhabarka celisaa laba dhinac i noqotay kadib gaari ayaa la rogmaday oo dhabarka ayuu ka jabay afkaaga laguu raac ma maqli jirtay allaha u naxariisto boqol
Boqol heestaan isaga originalkeeda ma lahan sxb beerdilaacshe ayaa hore u qaaday markuu qaadayna shil ayu galay boqol mahan ninka dhibatada qabsatay
7 December 2020
Dhaawac baygu yaaloo
La dhaqaaqi waayoo
Lafta dhabarka celisaa
Laba dhinac i noqotee. ❤❤
Allow aduun qofkaan jeclaa waan ka waay waana idiiday ax aqiro xurun ciinta haga qadin adaa I abuuray adoon kuu ahay amiin 😢Rabiyow
Heestan wey i taabatay wlhi😢😢anoo dhawac jaceyl ah ayaa dhageysanaayo😢😢waxan ilaawi karin boqoradeyda allow ku xafid wanaag iyo waqtiba waan so qadanay lkn wali jaceylkaan ku qabay ima deynin xanuun badanaa 😢
Ow noo ma dhimatey??
Allah ku fudeediyo
😢 maad so ceshatid koley iyadaba kuma necbanee
Alla Maxey xanuun thy
1:39
Ano hees micnahed aqon haa gbr ila dhalate aad udhageesan jirte imika xasuusihi hore ku noqa is iri
Abyade😘😍
❤Waa macankiiyo hees😍
Dhabankaaga ruux lihi
Ifka caga masoo dhigin
Dhambaalkii warkeygaay
Kuma dhaafi karayee
28 June 2021 1:30 saqda dhexe habeenimo Ayaan dhageysanayaa 😢
Waleeee heestaan xusuus gaar ah iileedahy Mohmd kasim longtime kumahayo
Waayaha aduunka marba waa nooc 😩😩🤲
Old is gold 2024❤
Jacayl Aan Qaado Midkuu Ugu Culays Badnaa Midkii Wuxuu Ahaa Aan Dhakhtar U Galay Dadkuna Ay Moodayeen Inan Xanuun Caadi Ah Qabo ❤❤ Ilaa Hada Xusuustaasi Igama Baxin
iga dhowr dhibaatada raga laguma dheele. . . !!
25 September 2020 inta jiifka ku dawaneeyso like ta dhac igu sii wll mcn mhdsanid 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤣🤣🤣😂😂😂💯💯💯👇👇👇❤❤❤🙏🙏🙏inaba caadi ma aha heesta
Isku soo dhagayniyo
Dhunkashadii macaned
Dhulko kula waregiyo
Dhimbil yaney kugu noqon 💘 😢
Meshan waxaa u imaadey in comments 😔😭😭😭 dhaawac aan qariyo cheer up guys
Kuwa dislike saray qalbi adaka😭
2021 june😭iga dhawr dhibatada
Kuwa jcyl iyo xeerki aqoon ba saaray
Heestan dareemadaydo dhanbayku kooban tay markasto murugoonayo yadan dhagaysta waanan ooya runtii manahaysto qof aan dhibkayga ugawaramo ilaa wakhtigan aan qorayo ayaan ooyayaa 🥺😭😭😭🥺😭
Sooory abayoo Mcn ELLEHEY Qalbiga hakuqaojiya inshlh Bidnilahil Kareem Ameen thuma Ameeen
Oyinta iska daa ilaahay talo saaro istiqfaartana badi wll
😢😢😢😢 xanuun waye wlhi a
iga dhawr iga dhawr dhibatada Dhawrsan dumar laguma dheele
Dhawrsan dhawraashadeedan ifka ugu jeclahy
Heestan xasuus igu ledahay 2k07 mobil motroola ah weliba 1 hees kaliya qaada aniga dhisma ka shaqeynaya qurbahana jooga wehel ka dhigan jiray. Malaha 150jer dhageysan malinti.
Mantana iphone 11 pro ku dhageysanya anigo weli qurbaha jooga. Aduunyow🤔
Waa xaal aduun
Nlol ma jirta Hdii i aragtid reply iso gal pal😳😂
Best song anoo ciyaal tugsi ah dhageestay
2019 wy kan
2020/12/5
Malin talada ah
Malin iga murugo padan may jirin
Waxad iga fogatay
Waqti ay Noloshu igu adkeed
Oo aan aad kugu pahnaa garab iyo jaceylpa aan kaa rabay
Jacaylkii waayo waaaYo
wakhti xasuus mudan
Waaa maalin xasuus iigu reebtey 28/9/2018 mataantii nafteydii wn kuu xiisi donaaa
Sida dhool guyooo da'ay
Dhibicdiisu hoortoo
Laga dhaan sanayaa
Kuu dhowrayaa wali
29 December 2020 ...
2 days to 2021
Aa iga dhoor dhiwaatada dumarka laguma dheelee dumarka laguma dheelee
Axdigi dhexdeniyo wada dhalashadeni😓😭
Aqalkaa dhisayaa
Tirihii ka tuurtee❌
Sida saxda ah.
Aqalkaa dhisaynaa
Dhigihii ka tuurtee✅
2020/12/2 yaa dawnya 😂😘😍🙏 like dhac kusii
Axdigii dhaxdeeniyo wada dhalashedeenii 😭😭
Fadlan subscribe ✅ isar mahadsanid
ifin
Tirihi ka tuurtee ❎
Sixid
Dhigihii ka tuurtee ✔
Walahay heestani xusus ayay igu reebtay wayo gabadh aan aad u jclaa akhirtina wan is guursanay ka dib wanu is fahmii weyney hestan Ayaan Marta qaadi jiray kkk
Iga dhawr dhibaatada dadka laguma dheelee😓💯
Fadlan subscribe ✅ isar mahadsanid
Masha Allah waa hees degan.
**Aqalkaan dhisaynaa dhigihii ka tuurtee weeye**❤❤
Wow hes Xasuus mudan
Waxay itiri ma waxaad igu timid in aad ila sheekaysato mase in aad heestaan dhagaysatid
Habeyn ayaan gabar sheeko (Haasaawe) ugu imid markii aan fadhiistay ayey heestaan ay daartay anigana heestaan ayaan aad u jeclaa siiba midii original ka ahayd laakiin marka danbe waxaa qaadayey boqol
Mar walba oo heesta dhamaado waan ku soo celiyaa waanba iloobay in aan gabar ugu imid sheeko-Shukaansi markii danbe ayaan ka warhelay gabadhii oo si xanaaq leh ii leh ma aniga ayaad haasaawe igu timid mase heesta hahaha
Waxay ahayd habeyn xasuus leh waxaan jeclahay in ay ahayd dhamaadkii 2002 ama bilowkii 2003 intii aanan ka soo dhoofin Africa caawa waxaan ku dhagaysanayaa USA KANSAS CITY MOSSOURI oo aan safar ku ahay 05/05/2023 yaa ila dhageysanaya 23ka
Iga dhawr dhibatada raga lguma dheele
2021 1:26 jaceylkeyga dartiis heestaan iska jeclahay 28 jun mon
Aqaalkaan dhiseynaa dhigihii ka tuurtee weeye walaal.
28/12/2020 bmaalin xasuus igu reebtay
A iga dhowr x2 dhibaatada raga laguma dheelo😕
Tiirihii ka tuurtay mahaa heesta xaraf raaceedu waa DH isaguna wuxu leyahay dhigihii ka tuurtee
Runti majiiro qof dareemi kara xalladan galo markan heestan dhagaysto maxa yeelay waxay kaa turjuumaysa noloshyda odhaan Ana waxan kaa qaban karo maleh runti xata intan text ga qorayo indhahygu maa ceeshan karan ilinta kaa soconysa
😭😭😭😭 qalibiga allaha ku qaboojiyo badal qeyr qabo insha allah
waa xasuus anigoo yar baan maqli jiray caawanah yuutub ayan kadaawanaa 😢
Iga dhowr dhibatada nagaha laguma dhele
Sx waa taaa
Sida dhool guyoo da'ay dhibicdiisu hoortoo laga dhaan sanaayaa ku dhowrayaa wali dhaban kaaga ruux leh ifka caga masoo dhigin dhambaalkii warkeygaay kuma dhaa kama dhaafi karaayee isku soo dhageyniyoo dhunkashadii macaaneeyd dhulkoo kula wareegiyoo dhinbil yeeney kugu noqon miyaa aadan kaba dhaleee xawoo naaska kuu dhigin dhabta hooyo kugu qaban aaa iga dhowr aaa iga dhowr iga dhowr dhiwaatada raga laguma dheelee raga laguma dheelee
Lafta Nabarka Celisaaa labo dhinac inoqatee 😰😭
Fadlan subscribe ✅ isar mahadsanid
Who watching 2018❤❤😘
Hees qiimo iyo qaayo Leh xili bay ahayd
Wow erayada
2009 Xasuus hees aad qiimo badan AUN Abdala Nuuradiin Ahmed Qiso dhaba
wlh xasus hestan mar ayan ku sexan jiray dejiye i ahed viva dadka is jecel
Tii anaa ku jiro hda 😥
December 2020 ❤
ʏᴀ ɪʟᴀ ᴅʜᴀɢᴇsᴀɴᴀʏ 20/3/2023❤
FIVE
Mashjha Alah
27/11/2022I'm still listening and I'm interested
10 -10-2017 😣
🎉🎉
Axdigii dhexdeeniyo wada dhalashadeenii aqalkaan dhisaynaad tiirihii ka tuurtee
Xanuun waa markeey sidaan kugu dhacdo lkn calafkaga aa cunee
Sida saxda ah waa aqalkaan dhiseynaa dhigihii ka tuurtee
Dawac baa egu yiilo
28 july 2021 🙌🙏
Eshcala hees 2011 xusuus
Heees fican
Axdigii dhaxdeeniyo wada dhalashadeenii aqalkaan dhisaynaad dhigihii katurtay
Wata manta I haysata
Wana sababtan u dhagaysanayo heestan
Mon,30, July,2018
Ridwaan Ismail 😮✊🤗☺️
Allaha kuu sahlo wllo
ridwaan sxb calf kada iska suug
Hi
Ana youtube keeega bal ila eega
2021😭
Do 😊
December
Aqalkan dhiseyne tiirkii ka siibte
😢😢❤️
Erayda Cabdalle Noradin
𝑅𝑢𝑢𝑥 𝑑ℎ𝑖𝑚𝑎𝑠ℎ𝑜 𝑗𝑜𝑜𝑔𝑎 𝑑ℎ𝑢𝑙𝑎𝑎𝑁 𝑙𝑜𝑜𝑚𝑎 𝑑ℎ𝑒𝑒𝑙𝑒 𝑑ℎ𝑎𝑎𝑛𝑡𝑜 𝑙𝑜𝑜𝑚𝑎 𝑐𝑒𝑙𝑖𝑦𝑒 𝑡𝑎ℎ𝑖𝑖 𝑡𝑎𝑎ℎ𝑖𝑖 𝑙𝑎𝑚𝑎 𝑑ℎ𝑎𝑔𝑎𝑦𝑠𝑡𝑒𝑒
𝐵𝑙𝑍 𝑙𝑖𝑘3 💯❤️🇸🇴💖
Eray sixid erayga ah ruxdhimasho joogaaa dhulaan ma ahan ee waaa ruux dhimashjogaaa bullo lomadheeloo dhaanto lomaceligee
❤️
CEY , OKEYS
Cry me a river...
2020
NIN
Yhnah
Oregenal Cabdi salaan beerdilaacshe ayaa qaadey
Nacala shaydaan ku yaale Rag Calaacal kuma hadhin heestan dareen ruuxiya Ayay leedahay
Taahi maxa laga wada
Taahii oohintiisa ama cawaadkisa ayaa laga wadaa
@@amal.suldaan mahadsanid walal
cabaadkii riinkii taahii
qof oynayo o tahaayo yacni ahah ahah
Taahi waa riinka
.
0
🥗
2020