Xamdi Bilan | Qasiido nabi amaan Indha nuuriyow udgoon badanoow

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 24 бер 2023
  • Xamdi Bilan | Qasiido nabi amaan Indha nuuriyow udgoon badanoow
    For More:
    Website: www.astaantv.com
    Facebook: / astaantv
    Instagram: / astaantv
    Twitter: / astaan_tv
    TikTok: / astaan_tv
  • Розваги

КОМЕНТАРІ • 1,1 тис.

  • @user-pt1up9dc7m
    @user-pt1up9dc7m 4 місяці тому +20

    Hamdi bilan codka mcn ee nabigeena ku amaantey illahayow janadul fardooso ku waraabi🤲🤲🤲🤲🤲

  • @kingmoha8874
    @kingmoha8874 Рік тому +31

    Masha Allah waa nabi amaan aad umacaan scw scw ❤

  • @Horaad17
    @Horaad17 Рік тому +31

    Scw scw scw
    Xamdi ina adeer alle haku deysto codka quruxda bdn iyo qasidadu wa mid qalpi taabad leh masha allah

  • @ahmadhusein3725
    @ahmadhusein3725 Рік тому +38

    Daa imoow ilaahoow daashka naga qaadoo daruuraha nasaar durba tegaya meel dheeroo sida danabka noolali ama gentaal duuloo deg deg noogu geey nabigeena daahira EE😍🙌

    • @cabdinuur9080
      @cabdinuur9080 Рік тому +1

      Caadi maahan

    • @NaaAbgaal
      @NaaAbgaal 3 місяці тому

      Scw❤ scw❤ scw ❤scw ❤scw ❤scw❤ scw ❤scw❤ scw❤ scw❤ scw❤ scw❤ scw ❤scw ❤scw❤ scw ❤scw❤ scw ❤

  • @abdulahiabdirisaq390
    @abdulahiabdirisaq390 Рік тому +62

    Xamdi bilan fanaanada xaga dumarka ugu sharaf badan sister horey usoco dumarka fanka kujira adaa ugu sharaf ugu badan ❤

  • @user-gw8mp3bw4q
    @user-gw8mp3bw4q 10 місяців тому +12

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw❤❤❤❤Alaah hana hanuujiyo aaaamiiìiiiiiin🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲❤❤❤❤❤

  • @baahiyetech1558
    @baahiyetech1558 5 місяців тому +8

    Allaah hooyo qeer qabta hadhigo oo ubad hasiiyo dhamantood
    Anigana gabar qeer qabta raboow iisahal aniga iyo inta aan guursanba wil iyo barba 🤲🤲🤲

  • @bartaynoloshicusbeyd8103
    @bartaynoloshicusbeyd8103 Рік тому +84

    Illahayoow xamdi uwad qeer qawo ku arsaaq soonkan soonkisa allahayoow hooyo ka dhig yarabi 🤲🤲📿

  • @khaisadde9129
    @khaisadde9129 4 місяці тому +9

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw maxamed ❤❤❤

  • @siciidcabdulahi6187
    @siciidcabdulahi6187 Рік тому +13

    Labo mataano ah iyo labo kale oo mataano ah iyo xamdi waa maxay xaalku OK ku saliya rasuulkeena suubanaa scw

    • @AnabqaliifOmar
      @AnabqaliifOmar 24 дні тому

      Dkfkdiedoekeiwljdkeliejfs
      Kskksskwjkwekjtusjjsjsuu

  • @muxsinofficial4387
    @muxsinofficial4387 Рік тому +23

    Nabi amaan aan si gooni u jeclhy wn ilmeyaa markan dhageysanayo 😢igula saliya nabi muxamed ❤❤❤❤❤❤

    • @samiiroabdirahman5522
      @samiiroabdirahman5522 Рік тому

      Scw scw scw

    • @aishamuhamad8531
      @aishamuhamad8531 Рік тому +1

      Scw❤ scw ❤scw

    • @farhiaibrahim5220
      @farhiaibrahim5220 Рік тому +1

      Scw

    • @user-qe2wz2er7f
      @user-qe2wz2er7f 6 місяців тому +1

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @user-rz2xg3ce9g
      @user-rz2xg3ce9g 4 місяці тому

      Scw scw scw ❤

  • @XaawaAbdulaahi
    @XaawaAbdulaahi 7 місяців тому +3

    Salalahu. Calehi. Wasalam❤❤❤

  • @Abdiqaadirsayidali89
    @Abdiqaadirsayidali89 4 місяці тому +24

    Alxdmdu lilaah ilaahay na gaarsiiyay soonka mahad leh
    soonkan sonkiisana ilaahay ha nagu gaarsiiyo nabad iyo caafimad❤

  • @bizharamohamoutt
    @bizharamohamoutt Рік тому +29

    Indha unuuriyow Nabiyow udgoon badanow صلى الله عليه وسلم ❤🥰

  • @CrisaqOsman-le5kr
    @CrisaqOsman-le5kr Рік тому +5

    Wlshy mcn xamada ilahay haku dayo

  • @imraan-abdi
    @imraan-abdi 4 місяці тому +12

    dadka ramadanta So boqon dona waan idin salaamay 2024 ramadan mubarak❤🎉

  • @ahamadhassen6734
    @ahamadhassen6734 Рік тому +28

    masha allah cod wacn iyo nabi amaan scw

  • @user-ui9mg5ci5l
    @user-ui9mg5ci5l Рік тому +5

    M.a wlhi wan qirooday 😢😢😢😢😢😢❤❤❤❤

  • @user-Jaceylow
    @user-Jaceylow 6 місяців тому +11

    Indha Nuuriyow Nabiyoo Udgoon Badanoo❤
    Aragaa nin waayay Ma aamusnaan karayee😢❤
    ILa Yaapo Nimaan Waxba Kaa ogeyn Nabiyow😪
    Ramadaan Waxa Ka dhiman Wax ka Yar 40 maalmood Alle Nabad Iyo Caafimaad Hanagu Gaarsiiyo🤲
    Hamdi pilan Thnkz Boqoqrtoyo iyo Dhaman Gabdhaha Kale Ee quruxda iyo asturnaanta ka muuqata❤🙏
    Hada Iga Danbeyzo Lkie wll👍

  • @Abdiqaadirsayidali89
    @Abdiqaadirsayidali89 4 місяці тому +12

    Qofkii soo booqda soonka 2024
    Ramadaan kariim❤

  • @kinsialin8009
    @kinsialin8009 7 місяців тому +3

    Salaaahuma calaa sayidinaa muxamed❤

  • @Daljirka-Dahsoon
    @Daljirka-Dahsoon 11 місяців тому +3

    Indho nuuriyoow nabiyoow udgoon badanoow
    Aragaa nin waayey ma aamusnaan karayee
    Ilayaab nimaan waxba kaa ogeyn nabiyoow
    Ilayaab nimaan waxba kaa ogeyn nabiyoow
    Aduunyada dartii kiiloo aheysiiyoow
    ambiyada dhamaan ubaxiisa key tahayow
    asalbaa tahoo intakalana waa faracee
    Axmad nuuriyoow na ajiib ergaa nahaye
    Tubta nagu ridoo taageero noofidiyoo
    Na tacliimiyoo nabiyoow nataakuliyoo
    toos noola hadal teer iyo khimaha oo
    Taajkaaga noogali taajir baad tahaye X2
    Indho nuuriyoow nabiyow udgoon badanow
    Aragaa nin waayey ma aamusnaan karaye
    Ilayaab nimaan waxba kaa ogeyn nabiyoow
    Ilayaab nimaan waxba kaa ogeyn nabiyoow
    wajigaaga nuur badanaa wanaag badanoow
    Fadligaaga waa fidsanaa wakiilka aloow
    Weynaa wuxuu khalbigaaga weyneyoo
    Wacanaa waxay wariyeen saxaabadiyee
    Wacanaa waxay wariyeen saxaabadiyee
    Indho nuuriyoow nabiyow udgoon badanow
    Aragaa nin waayey ma aamusnaan karaye
    Ilayaab nimaan waxba kaa ogeyn nabiyoow
    Ilayaab nimaan waxba kaa ogeyn nabiyoow
    xaqa kii cadeeye xumaha naga reeboo
    cabidkii Allee xadradii Ilaah tagayoo
    Xubigiisa nabigii lagu xoroobaayo
    Xassan iyo Xussen xurmadaadda weeyane
    Xassan iyo xussen xurmadaadda weeyane
    Indho nuuriyoow nabiyow udgoon badanow
    Aragaa nin waayey ma aamusnaan karaye
    Ilayaab nimaan waxba kaa ogeyn nabiyoow
    Ilayaab nimaan waxba kaa ogeyn nabiyoow
    Rasuulow nimaan ku arkeyn maraaxeystoo
    Aniguna run iyo soojeed kuraadiyayoo
    Mana helin runtii ruuxdaadda nuurkalehee
    Riyadaada noosahal raali baan noqone
    Riyadaada noosahal raali baan noqone
    Indho nuuriyoow nabiyow udgoon badanow
    Aragaa nin waayey ma aamusnaan karaye
    Ilayaab nimaan waxba kaa ogeyn nabiyoow
    Ilayaab nimaan waxba kaa ogeyn nabiyoow
    Indho nuuriyoow nabiyow udgoon badanow
    Aragaa nin waayey ma aamusnaan karaye
    Ilayaab nimaan waxba kaa ogeyn nabiyoow
    Ilayaab nimaan waxba kaa ogeyn nabiyoow
    Indho nuuriyoow nabiyow udgoon badanow
    Aragaa nin waayey ma aamusnaan karaye
    Ilayaab nimaan waxba kaa ogeyn nabiyoow
    Ilayaab nimaan waxba kaa ogeyn nabiyoow
    Ilayaab nimaan waxba kaa ogeyn nabiyoow
    اللهم صل وسلم على سيدنا محمد

  • @user-dl8ke6jw5s
    @user-dl8ke6jw5s 4 місяці тому +2

    Masha allah❤

  • @fahmamohamedabdirahman217
    @fahmamohamedabdirahman217 Рік тому +4

    Mashallah cod mcn runtii nabigena ilahayow nagadig kuwu ale lakulmina

  • @ahmedabdullahidaauud9157
    @ahmedabdullahidaauud9157 Рік тому +5

    M.a xamdi bilan alle Haku xafido
    اللهم صل وسلم وزد وبارك
    صلي الله عليه وسلم

  • @SulekhaAhmedMaxamed-zp8pc
    @SulekhaAhmedMaxamed-zp8pc Рік тому +28

    Music hada laga dayn lahaa mcn si noqon lahayd xamdi cod dahab😻💜

  • @farahahmed3859
    @farahahmed3859 Рік тому +4

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw 🥰♥❤🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
    Ma shalaah afkaga cano lagu qabay

  • @Abdiqaadirsayidali89
    @Abdiqaadirsayidali89 4 місяці тому +20

    Alxmdu lilaah
    inta soo booqatay soonka 2024❤

  • @hoododahir5265
    @hoododahir5265 Рік тому +7

    Inta badbakha ku jirta ee daawanaysa ayan salaamaya

  • @Dirir-vg8zy
    @Dirir-vg8zy 5 місяців тому +4

    ان لله وملايكته يصلون علي نبي يا ايها لدين امنو صلو عليه وسلمو تسليما❤❤❤

  • @munodahirahmed
    @munodahirahmed 10 місяців тому +4

    Maasha Allah 🤲🤲🤲💖💖💖

  • @mohamudgarane4845
    @mohamudgarane4845 Рік тому +4

    Nabi amaan cajiib ah Allha idiin xafido dhamaanteen

  • @maxameddaahir1342
    @maxameddaahir1342 Рік тому +5

    Ila yaab nimaan waxba kaa ogeyn Nabiyow

  • @hawaosman2457
    @hawaosman2457 Рік тому +12

    Maashaa alaah nabi Amaan aad u qurux badan thanks gabdhaheena ❤❤❤

  • @dhirtaiyowaxtarkeeda425
    @dhirtaiyowaxtarkeeda425 Рік тому +2

    صلى الله عليه وسلم. صل الله

  • @abdallamaow2440
    @abdallamaow2440 10 місяців тому +3

    Scw scw ilaahow maxabada nabiga nagu dil❤❤❤❤❤

  • @keyowxgaldile2863
    @keyowxgaldile2863 Рік тому +9

    Man shalalah xamdi bilan ilahay haku barakeyo ❤️

  • @user-iu9jr2nq2h
    @user-iu9jr2nq2h Рік тому +3

    Mashaa Allah alle haku barkeeyo abayo

  • @jamiilaabdihashi2131
    @jamiilaabdihashi2131 Рік тому +3

    Scw scw scw scw scw scw scw allaha ku xafdo wallaalo

  • @safiinoabshir4128
    @safiinoabshir4128 7 місяців тому +3

    Mash Allah ❤
    Scw scw scw scw scw scw scw

    • @user-qo6er5kz5m
      @user-qo6er5kz5m 3 місяці тому

      Ere4rr44rweeeer2251vd78yfyy7dsaaawetuyw2ueyyyyytttuhwwewuuuuywwwwawwdwwyw33345❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤sebh4hhe4uraw7eri876juy64b3ue885bggt3ytteywwywuhwiieuh
      😊

  • @fatimanuur8064
    @fatimanuur8064 Рік тому +5

    Mazhaaaaa alah alaha ku barakeeyo

  • @SuldaanmahadMahad-sd3gh
    @SuldaanmahadMahad-sd3gh Рік тому +4

    Masha allah inantu codmacana

  • @xaliimomaxamed7001
    @xaliimomaxamed7001 Рік тому +2

    Abaayo qaali ah iilaahey ha Ku xafido

  • @IkraanCali-ng8fz
    @IkraanCali-ng8fz 10 місяців тому +2

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤

  • @siciidmostafesiciidmoha5740
    @siciidmostafesiciidmoha5740 Рік тому +11

    Indho nuur iyoo nabiyoow macaan badanoow aragaaniwaayay ma ♥aamusnaankarayee jacayl kaaga awgii jiifkayaa unocoo jaahaaga sharaf tale ♥ yaa hor joogsadaoo ilyaab nin aan waxaba kaa ogayn nabiyoow

  • @maizahaaji8395
    @maizahaaji8395 Рік тому +4

    Abyo codkda wlhi digriga Ku macyahay digriga noso badi fankana Allha ka madobeyo wa bil soon mcny dad culuma aad kaso jeda Allha fanka ka madobeyo ia

  • @salmamahdi6637
    @salmamahdi6637 6 місяців тому +2

    Maan sha allah ❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-ez4ug7ng2u
    @user-ez4ug7ng2u Рік тому +4

    Mansha allah wan daydayay nabi amanka❤❤❤❤scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw w scw w scw w scw w scw ❤❤❤❤❤❤

  • @user-vo7kn9sl3r
    @user-vo7kn9sl3r Рік тому +14

    اللهم صل وسلم على سيدنا محمد ❤

  • @xasanwarsamexasanwarsame
    @xasanwarsamexasanwarsame Рік тому +3

    Allaha kuxifdiyo walashay

  • @ridwanbare
    @ridwanbare 5 місяців тому +2

    اللهم صل وسلم على سيدانا محمد ❤

  • @siazon7701
    @siazon7701 Рік тому +3

    Iyaa nabi amaan music 🎶 leh micnaheed 😳nabi amaan csw halaga daayo music 🎶 please and please

  • @ahmedsaki6972
    @ahmedsaki6972 Рік тому +3

    Alle ha laga cabsado oo waxa lagu hadalayo ha laga fiirsado

  • @medsaid357
    @medsaid357 Рік тому +8

    masha allah iyo hambalyoo huno xamdi bilan waad ku mahadsantahay intaad codkaga macaan aad kuu amaantay rassuulkeena macaan ee sayiid mohamed sallah allahu calayhi wa salam

  • @b.a.tfootball2891
    @b.a.tfootball2891 Рік тому +4

    xamdi my siz you are my favourete somali singer i love it keep rocking am borana from kenya

  • @GololMudug
    @GololMudug Рік тому +3

    Maasha allaah gabadhahayaga sharafta leh iyo astaan tv radmadaan kariim❤

  • @xagaltube6872
    @xagaltube6872 Рік тому +15

    Mashaa alaah àlla macaan macaan amaanta nabi muxmad scww

  • @ayubmohamedwehlie2095
    @ayubmohamedwehlie2095 Рік тому +3

    Scw abyo music laan ku mcned inaa qado

  • @ShugriYasiinAbdi-jf5fu
    @ShugriYasiinAbdi-jf5fu 4 місяці тому +1

    Masha allah Ramadan Mubarak alle cafimad iyo ciwado soban alle hanago dhameyo amiin amiin amiin Yarabi

  • @Maryama_22
    @Maryama_22 2 місяці тому

    Indha nuuriyoow nabiyoow udgoon badanoow aragaa nin waaye ma aamusnaan karayee 😢 ila yaab nimaan waxba kaa ogeen nabiyoow ❤️

  • @xaliimomaxamed7001
    @xaliimomaxamed7001 Рік тому +10

    Salallahu calayhi waslam salallahu calayhi waslam salallahu calayhi waslam salallahu calayhi waslam salallahu calayhi waslam salallahu calayhi waslam salallahu calayhi waslam salallahu calayhi waslam

  • @rahmabede1236
    @rahmabede1236 Рік тому +3

    Scw scw scw scw scw scw scw

  • @abdullaahiabukar7339
    @abdullaahiabukar7339 Рік тому +1

    Allaahu maa sali calaa mahamad wacalaa aalihi wa ashaabihi wasalam tasliiman kabiiran katiiran

  • @moussafahya3691
    @moussafahya3691 5 місяців тому +1

    Scw scw mashallah Waan ruun .

  • @yuusufwadani9514
    @yuusufwadani9514 Рік тому +10

    Sallaaahu calayhi wasallam

  • @fathimohamutt4956
    @fathimohamutt4956 Рік тому +3

    Scw scw scw nabigaa nuuur leh

  • @MaryanJaamac-sy4ic
    @MaryanJaamac-sy4ic 11 місяців тому +1

    Masha allh xamdi ku sooco plz habo waa codsi plzz

  • @barwaaqomuahammed
    @barwaaqomuahammed 5 місяців тому +2

    Scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤

  • @xaragodheyman5226
    @xaragodheyman5226 Рік тому +3

    Bila music maxaa oga dhigiweysen 😭

  • @ahmedmaydal4003
    @ahmedmaydal4003 Рік тому +3

    Mashaa allah Wlshy xamdi allah haku barakeyo

  • @user-rv8db9nf8k
    @user-rv8db9nf8k 4 місяці тому +1

    Sallallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AbdiQaadir-ki6fd
    @AbdiQaadir-ki6fd 6 місяців тому +1

    ilaahay ha idiin Dambi dhaafo ilaahyoow udambi dhaaf uwad kheer qaba sii

  • @fadumajama7122
    @fadumajama7122 Рік тому +3

    Mashallaah codmacnkaada waan ilmeeyey amaanta mcn ee aad ku qaadey scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤🍀🍀👰🍀❤️❤️❤️🤝🤝🤝🤲🤲🤲🤲🤝❤️❤️❤️🍀🍀🍀🍀🌺🌺🌺🤲💕💕💕💕💕

  • @mastermind.252
    @mastermind.252 Рік тому +5

    Wax nabiga lagu amanaayo oo music leh xagee lagu arkey

    • @daudshiine9757
      @daudshiine9757 Рік тому

      Dalacaaal badru caleynaa maxaa waaye soo ma saarno music ? Waliba reer madiino aa ku soo dhaweeyay marka oo Nabiga SCW soo galaayay magaalada madiinatul munawara

    • @mastermind.252
      @mastermind.252 Рік тому

      Haa lkn music malaheyn markaas

  • @naimamuztphe8787
    @naimamuztphe8787 Рік тому +1

    Masha Allah rabi jano fardawsa ha ku geeyo adiga iyo waalidkaaba

  • @faraxshugri5103
    @faraxshugri5103 Рік тому +2

    Mnsha alh sister horey usco❤❤❤ scw scw scw scw

  • @yasiralayasirala17
    @yasiralayasirala17 8 місяців тому +4

    masha Allah ❤

  • @farhanfarah3987
    @farhanfarah3987 Рік тому +8

    Peace be upon him❤❤صلي الله عليه وسلم ❤❤SCW❤❤

  • @QAYSARCade-nk6rt
    @QAYSARCade-nk6rt Рік тому +1

    sihaam tahiilaa kujirto xitaa ma.shallaah abyo hamda bilan❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @cabdiqaadirjaamac4559
    @cabdiqaadirjaamac4559 2 місяці тому

    Masha,allaah tabaarakalaah inantani halkii sahra axmad bay inoo galaysaa wllo noobadi qasaa iska macaan abaalmarin ajarbaad kuhekaysaa nabigeenu wuu inagu filanyahay wlhi kiidiidana yeelkiiye scm scw scm scw scm scw

  • @abdullaminmohamed3748
    @abdullaminmohamed3748 Рік тому +3

    اللهم صل على محمد وال محمد

  • @ifrahamin6203
    @ifrahamin6203 Рік тому +61

    scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤️

    • @user-kj8jf6ys2l
      @user-kj8jf6ys2l Рік тому +4

      Scw

    • @LiibanRaawe
      @LiibanRaawe 9 місяців тому +3

      Scw
      Scw

    • @abdilahisuleimanali3250
      @abdilahisuleimanali3250 9 місяців тому

      @@user-kj8jf6ys2l ygiq

    • @RaaxoCaddow
      @RaaxoCaddow 5 місяців тому +1

      Scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @salmaabdi-iu8nk
      @salmaabdi-iu8nk 4 місяці тому +1

      ❤❤❤❤❤❤rabadan mobarig❤❤❤❤❤
      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ Muhammad sallallahu Al I have a baby

  • @user-gm4op9le4r
    @user-gm4op9le4r 5 місяців тому +2

    Scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @safiyaxatonxaton
      @safiyaxatonxaton 4 місяці тому

      Scwscwscw❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-rz2xg3ce9g
    @user-rz2xg3ce9g 4 місяці тому +1

    Mash allah wllo mcn scw scw scw scw ❤

  • @FatouMo-lg8ss
    @FatouMo-lg8ss Рік тому +10

    Ramadan 2023 best nabi aman from Gabiley ❤❤Somaliland

  • @safiyoxasan924
    @safiyoxasan924 Рік тому +5

    Maasha allaah salalaahu caleyhi wasalam❤❤❤

  • @cadowcarab1768
    @cadowcarab1768 Рік тому +1

    Masha Allah. Alle haku barakeeyo Xamda Bilan. Carabkaga Alle hakuu xifdiyo

  • @gurayaxmed4923
    @gurayaxmed4923 Рік тому +1

    Masha alaah wll wsc

  • @m0maali488
    @m0maali488 Рік тому +3

    Maashaa'a Allaah. Ilaahay ha idin xafido dhammaantiin

  • @najaxabdi8578
    @najaxabdi8578 Рік тому +13

    Masha allh nabi amaan mcn scw💞

  • @CanabAxmed-xj1vq
    @CanabAxmed-xj1vq 6 місяців тому +1

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤

  • @hindiyomisdhaf-fv3sx
    @hindiyomisdhaf-fv3sx Рік тому +2

    Masha Allah

  • @miskimohamed5983
    @miskimohamed5983 11 місяців тому +6

    Horta gabadhan ilaahay haka raali noqda gabadhan waxa kamuuqata jacaylka nabiga scw lkn saka o ay tariikhdu tahay 27/8/2023 ayan waxan ogaday in uu dhalay maadixi weynaa ee caashiqa ahaa ee kucaan baxay amaanta xabiibka iyo owliyada shiikh axmed xaydar marka waxan ogaaday gabadhu in ay kasojeeda guri kudhisan maxabbada xabiibka allaha barakeya gabadha aabana allaha nocaafiyo

  • @mohamedabdiaar3669
    @mohamedabdiaar3669 Рік тому +8

    Allow naga dhig kuwa maalinta qiyaame rasuulkena muxamed lakulma amiin

  • @cabdilaahiballacke6718
    @cabdilaahiballacke6718 Рік тому +2

    Masha Allah qasa I'd macan

  • @hudachanel2495
    @hudachanel2495 Рік тому +1

    Salu caleyhi salatu wasalam

  • @anissahassan9932
    @anissahassan9932 Рік тому +6

    27 millions vieuws mashallah Xamdi bilan 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇩🇯🇩🇯🇩🇯🌷💕💜💚👍🌸

    • @omwest8716
      @omwest8716 Рік тому

      5esyj8 3eEEIUUUEIIWOKVVFUUCXXX💞💞💞💟☝☝☝☝☝☝☝☝👆👆✋✋✋✋✋✋✋✋👋👋👋👋👋👋👋💗💗💙💙💙💙💙💙💙💙💙👍👍👍👍👍👍👍👍👍💔💛💛💚💙👦👦👦👶👶👶💑💑💑💑💑💑😚😚😚😚😘😘😘😙😙😙😙😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😭😭😭😭😭😭😭😭😢😢😢😢😢😢😰😰🚚🚚🚚🗼🗼🗼🗼🗼🗼🏡🏡🏡🏡🏡🏡🏡🏡🏠🏠🏠

  • @malyunalimohamed2879
    @malyunalimohamed2879 Рік тому +9

    Indho nuuriyow nabiyoow udgoon badanow salalahu caleyhi wasalam ❤ ♥

  • @ahmedfaraah4754
    @ahmedfaraah4754 Рік тому +2

    Mansha allah

  • @farxiyonuuxmuuse8159
    @farxiyonuuxmuuse8159 Рік тому +1

    Sallalaahu caleyhi wasalam