Prank wali ah

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 3,3 тис.

  • @ahmedabdullahi2428
    @ahmedabdullahi2428 4 роки тому +518

    Amal iney maser badan tahy inta ila argty 🤣🤣🤣🤣🤣 Like
    WE NEED MORE PRANK 😍👌🏼✌

  • @hassanfaysal7968
    @hassanfaysal7968 4 роки тому +800

    Team
    Amaal jelle
    Ismuujiya
    👇👇👇
    like this

  • @zack-bj6lm
    @zack-bj6lm 3 роки тому +159

    Markii 10 een dawado waaye Prank gii ugu wngsan een arko inta ila mida like ha iisaran 😁

  • @amiishaxasan1772
    @amiishaxasan1772 4 роки тому +477

    Inta jiif ku dawnysa like dhac dhc🤟

    • @abdikafiagaar4127
      @abdikafiagaar4127 4 роки тому +2

      Wlhi dacd u qosley jiif ku dawanayey videoka 🤛🏻🤛🏻🤛🏻😂😂😂

    • @ilwaadqurux8751
      @ilwaadqurux8751 4 роки тому

      Hhhhh jiif gufiirsanaaye hhhh

    • @yasminclahi
      @yasminclahi 3 роки тому

      sidoo kale jiif Lee kudaawanaayi🤩🤩🤩🤩

    • @sahroqaasim8877
      @sahroqaasim8877 3 роки тому

      I

    • @ramberharoun7350
      @ramberharoun7350 3 роки тому

      Walhi Anba jiifa Aawan ku firsamayaa this video, very funny 😂😂😂💘🎶

  • @sayidhaaji381
    @sayidhaaji381 4 роки тому +319

    *Amal* :Naagahan maxaa kutusay Surweel kooda iyo Dareen kooda *Zakriye* : Tv-ga ka arkay adigaa itusay 🤣🤣

  • @elyahyelaaskawi2341
    @elyahyelaaskawi2341 4 роки тому +111

    Darenkeda,Lovekeda iyo Surwalkeda maxaa Kutusey? TV-gaa Ka daawadey. 😂 adi Ima Tusinoo😂😂 wlhi Funy Famly❣

  • @Fadmiina
    @Fadmiina 4 роки тому +307

    Maseer like AnI CMl😥😂😂

    • @Mannycom
      @Mannycom 4 роки тому

      Adiga maseerkaaga xge la arkaa wlaaley

    • @Fadmiina
      @Fadmiina 4 роки тому +2

      Wa privet lkn ana is og mahino

  • @onekeyproduction
    @onekeyproduction 4 роки тому +517

    Prank nocasa lasameyah ama wa la iska dhafaa prank somalida kaleh beenbay nagU waleen lkiin amal iyo zack kiinU waa rUn #team amal wan arzan dOnah😀😂

  • @hodanabbas1333
    @hodanabbas1333 4 роки тому +49

    From shaadiyo sharaf ✋ amal maseer aa dilooyo yaa ila arkay😂😂

  • @hayatmohamed9026
    @hayatmohamed9026 4 роки тому +193

    inta ila aragty Amal iney xanaqday yaa ila arkay🤣

  • @laarechannel1496
    @laarechannel1496 4 роки тому +61

    Maseerka dumar oo dhan aya ka siman, Amal waxay cadeysay ama inoo sheegtay in ay sowjigeeda si xad dhaaf ah u jeceshahay taas ayan markhaati ka wada nahay, xaajiguna sidoo kale wuu ku jecelyahay runtii waa nin qalbi wanaagsan Alle ha ni xiftiyo runti waxaaad tihiin lamaane lagu taydo❤❤❤❤❤❤

  • @zuuzanxasan5787
    @zuuzanxasan5787 4 роки тому +48

    Anigaba surwaal baan gashtaa kulahaa Amal 😂😂

  • @fatumamohammed5908
    @fatumamohammed5908 4 роки тому +198

    Prankigam 73k baa daawatay 40k ayanna subscribe saartay uff xaasadnimada Iska daaya ee subscribers usaara😡 one love amal and duma zaki❤❤

  • @fg_somali7728
    @fg_somali7728 4 роки тому +375

    guys dadkaan waa fani wlh in 100k aan gaarsiino wee uqalmaan all CK FAMILY subscribe hala siiyo from CK inta CK kasoo raacde like

    • @foosmohammed9519
      @foosmohammed9519 4 роки тому +1

      Wa usaaray ani👌🤣

    • @ayaanali9257
      @ayaanali9257 4 роки тому +1

      Ck ma ka hadlay wllo

    • @fg_somali7728
      @fg_somali7728 4 роки тому +2

      @@ayaanali9257 sxbkeena asaga ayaaba ayaan taan mashquul eh lkn community giisa soo dhigay aniga xitaa halkaas ayaan kasoo raacay wllo

    • @naimakassim6406
      @naimakassim6406 4 роки тому

      Wausaray ck family aan kasocda Ani xata

    • @farhiyamohamed5722
      @farhiyamohamed5722 4 роки тому

      Hada ayaan usare frm ck fmly

  • @adoonalle9520
    @adoonalle9520 4 роки тому +350

    I'm dead wllhi Amal Made my day 😂😂"When she said Aniba surwala gashta Maxa jira😂😂

  • @zeynomer8236
    @zeynomer8236 4 роки тому +88

    Wallahi gabadhan dabecad ficane leedahay maa shaa allah, aniga xanaqe mesha waba ka kaci laha. Aydoo masereyso ee hadana isku dayoosa inee isku qanciso inee cayaartahay, marna qosol ka raadinosa. Wallahi gabarr fcn waye ilaaasho gabadhan walal👍🏽

    • @fadumocawad8487
      @fadumocawad8487 3 роки тому +5

      Sax wlhi waa deganthy ma ila aragtey

    • @abdihussen2322
      @abdihussen2322 3 роки тому +2

      Miyaaa run sheeg tii adiga kubarata ayaaba kaawalan sababtoo ah qofka waxaa laga rabaa in oo dilqaad iyo samir yeesh to

    • @zeynomer8236
      @zeynomer8236 3 роки тому +2

      @@abdihussen2322 kkk mahadsanid walal. Ani koley waa is ogahay

    • @Haboncudoon1437
      @Haboncudoon1437 10 годин тому

      P​@@fadumocawad8487

  • @luulomar7674
    @luulomar7674 4 роки тому +144

    Amashadeyda Canshaqa Maseer Drtiisa Wejigaga Wu Is badalay😂 Team amal idin away wada Nolaado Nabad Kuwara xbbti My Fav Couples🥰🤴👸😊❤❤❤❣

  • @kiincadey6416
    @kiincadey6416 4 роки тому +46

    They are so cute masha allah😂❤️

  • @gobaadahmet4569
    @gobaadahmet4569 4 роки тому +213

    Wlhi dacadaan u qoslay duqa wax madidayo wlhi Amal way Masertay waliba kiin uga dhagan tahay inta ila aragtay like isara😂😂

  • @Queen-xz1cn
    @Queen-xz1cn 4 роки тому +144

    Xaasisana dadkan intey dawadan like saareynin yep🤷‍♀️ keep going amal qurux😍💉

    • @hassanfaysal7968
      @hassanfaysal7968 4 роки тому

      Quen shaawey
      👇👇👇👇👇👇😀😆😄😃
      Talant lee dahey
      Foorno roodhi
      Furo

    • @najax3059
      @najax3059 4 роки тому

      Muhimada viewska wye

    • @hassanfaysal7968
      @hassanfaysal7968 4 роки тому

      @@najax3059
      Waala
      Ogyahey
      Quruxeey
      Iyo
      Subscribe waaye

    • @hassanfaysal7968
      @hassanfaysal7968 4 роки тому

      @@najax3059
      Chenelkeyga
      Booqo
      Fadlan
      Subscribe igu cimaamad wllo
      Mahadsanid

    • @hassanfaysal7968
      @hassanfaysal7968 4 роки тому

      @bashka official
      Wn ku saree
      Adna isoo booqo
      Kape

  • @tffhulk7725
    @tffhulk7725 4 роки тому +78

    6:27 kulahaa fiiri dabal yahow kuli ma qaadane kkk maseer bilaw

  • @lulishhosman5092
    @lulishhosman5092 4 роки тому +54

    Amal kulahaa dadka xanaaq yee iga dareemin 😁😂😂
    Zaki qosolka isku celin la yahay😂

  • @faadumoclrisaaaq5376
    @faadumoclrisaaaq5376 4 роки тому +71

    😂😂qofan kaa mseren mba Ku jeclo duma Amal illaasho
    Allah idn brkeyo❤❤🙏🙏

  • @munaali2594
    @munaali2594 4 роки тому +45

    Your husband Is so funny Mashallah lucky you girl ❤️✊🏿

    • @khadiijamofarah8568
      @khadiijamofarah8568 4 роки тому

      Adi Somali miyà tahy mise wadan kale ayàka soo jedaa brother

  • @fawsiadimple5388
    @fawsiadimple5388 4 роки тому +67

    Wlaahy daacad uqoslay 😂😂😂 dumer dumer looma faano

    • @unknownperson4596
      @unknownperson4596 4 роки тому

      Hhhh wllahi adiga iga qosliyay dumar miya mise dameer

  • @sahraabdi5591
    @sahraabdi5591 4 роки тому +102

    Aaway dadkii like TA jecelaa dhac ku siiya hee😂🤷‍♀️

  • @nimoali9964
    @nimoali9964 4 роки тому +20

    😂😂❤️❤️❤️beautiful couple MashAllah

  • @topcafe1227
    @topcafe1227 4 роки тому +71

    Mida labaad bas markii lamaraaye Amal waaba karkartay xanaaq🤣🤣🤣😂😂😂
    Nimca Dareen markuu kahadlaaye
    Amal: Ani xataa waaku dareema
    kulaha🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @amjad_updull9271
    @amjad_updull9271 4 роки тому +74

    WaLigey inTa prank dawanaayay Prankigaan cmL ma arkin || amall jelle Tageero NuMber 1-

  • @imkhatray8099
    @imkhatray8099 4 роки тому +19

    Amaalay haisku maqashiin Ilahay afar ayu kuubaneyay hadhow lagaga dhabeen vedio ga lagu daawadsiiin deetanah 😂😂😂 sidakale wan kujeclahay quruxey ❤️💞

  • @abdyhakimjama3623
    @abdyhakimjama3623 4 роки тому +39

    Qaar kalena waka sugeena sakariye maseerka le jecelnahayee😂🤣 alle haysu kin dhaafo😘💖

  • @mabroukaabdirahman4314
    @mabroukaabdirahman4314 4 роки тому +51

    Amal say udhibsanyso hadlka😩😂😂

  • @selmahassan9178
    @selmahassan9178 4 роки тому +16

    😂😂😂 hinaasey kow tay mansha Allah Beautiful couple ❤😘

  • @mohamedtaqadin2797
    @mohamedtaqadin2797 4 роки тому +125

    Amal: adiga naagaha surwaalkeeda yaa kutusay zaki: adi TVga ma iga tusino😂😂😂

  • @CookingItAllWithYasmin
    @CookingItAllWithYasmin 4 роки тому +38

    Lool 🤣🤣😂😂 your husband too funny Mashalah 🙌🏽

  • @adnan-hl2hq
    @adnan-hl2hq 3 роки тому +9

    Waaba is kaaga ceshceshta prankigaan amaley😂😂✌️❤️

  • @maayimohamed6404
    @maayimohamed6404 4 роки тому +63

    Kkkk Sorry wlh Amaley ani cml thy🧘‍♀️ Anyway wn ka arsanena saki😶we love you guys 🥰🥰

  • @randarafiif3409
    @randarafiif3409 4 роки тому +28

    Team Amal jelle waan aarsan dooonaa💪💪💪

  • @leilaaden1998
    @leilaaden1998 3 роки тому +11

    Amelia jeele sokorta yariista aan qabna nagu kicinee wlhi wxd thy gbr fani ah xppitii zaid ku tagera mnsha allah alle ha Idin barakeeyo

  • @hurdaaye5933
    @hurdaaye5933 4 роки тому +23

    Seriously My Heart Melts Seeing you Both Together🥺
    Always my Fav Couple❤👈

  • @safaamohamed8072
    @safaamohamed8072 4 роки тому +46

    Zokorta Yariista Qabo Ha iGu kiciNiN ku LaHaa Amaal MaNooLi 🤣🤣🤣

  • @nasranasir3544
    @nasranasir3544 4 роки тому +8

    Im dead 🤣made my day when she said aniba surwal waa gashta mxa 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @leylashariff1824
    @leylashariff1824 4 роки тому +16

    Best couple Mashaalah may Allah protect you guys from evil eyes ❤️❤️

  • @shankaronmohamed4004
    @shankaronmohamed4004 4 роки тому +31

    😂😂wlh waan fuuray saan u qoslaye alow ikiin dhowr abyo amal ani cml wye anago yutub leheen ayaan malin xfda ku smeny last maseer like my amal😂🤙🏽❤️

  • @zahra7003
    @zahra7003 4 роки тому +9

    I watch it on repeat
    The best 🎉🎉🎉

  • @zuperm00___23
    @zuperm00___23 4 роки тому +30

    Tageraha amal like ta yaa leega baqiilin

  • @jamiilamohamed4682
    @jamiilamohamed4682 4 роки тому +28

    Idin jeclhy wlhi allaha idinka dhowro kuwa xasidinta ah❤❤❤

  • @fatumaasma7344
    @fatumaasma7344 4 роки тому +30

    Waxan ahay qof idinku cusub masha allah hore usocda 😍

  • @Abdulswamad
    @Abdulswamad 4 роки тому +68

    Kkkkkk the guy takes all of them AMAL is reacting extremely internally 😂🤣😂😂😂

  • @monamariin750
    @monamariin750 4 роки тому +51

    “ Ee firi dabalyahow “ qosol ba u dhintay 😂😂

    • @themtt7853
      @themtt7853 4 роки тому

      Aniga cml waaye 😂😂😂😂😂😂😂

    • @abdifitahlaya1364
      @abdifitahlaya1364 4 роки тому +2

      Gawadhaa kamseerinee mohoo ineey kugu fahanto ayaa beele ah sakariyow

  • @Bintualhassan_11
    @Bintualhassan_11 4 роки тому +13

    Omgaaaaad 😭😭😭😭😭😍😍Amal caadi matihid abayo waad iska washe ninka iska qabo anbo waa hanaaqi laha 😂😂😂💔Masha allah cute couple 🥰🔥🔥🥰

  • @nagha1239
    @nagha1239 4 роки тому +14

    waryaa haila moodin like lagugu dhufayee

  • @farhiyadahir9324
    @farhiyadahir9324 4 роки тому +26

    Masha Allah. may allah Protect you two from the evil eye allahmuaeen 😍😍😍

  • @aziadayip2587
    @aziadayip2587 4 роки тому +4

    Best prank in the world😂😍🙏🙏🙏

  • @abdulahiyre1981
    @abdulahiyre1981 4 роки тому +23

    Zakariye; way gabaantahy sida adi cml. Wuxuu sowaday wayka qurxontahy 🤣😂😁😀 he's so funny ❤✌

  • @hunguridhubuq3275
    @hunguridhubuq3275 4 роки тому +45

    😂😂😂😂I'm dying wlhy qofkii buko uunbaan vidoe gan ku qoslaynin
    wan raftay saan uqoslayay run ahaantii allah yupari fiikum

    • @realwaryawarya2126
      @realwaryawarya2126 4 роки тому

      Hhhhhh am no lough hhhh mlha wn xnnznhy miya jeeri mize odyga ladhhyo mataan comedy myn dwnya wa myo cdi izkdhg

    • @nuwara8333
      @nuwara8333 4 роки тому

      Funnny waye

    • @kaafishidane2504
      @kaafishidane2504 4 роки тому

      🤣🤣

  • @Afatah-adde
    @Afatah-adde 4 роки тому +65

    200kun qof kabadan aya dawatey 66kun subscribe lee saran ani wayaabee xasidnimadan gorma laga baxaya ? Wlh they r funny 1m subscribers aye uqalmaan

  • @adontiialle2748
    @adontiialle2748 4 роки тому +18

    Masha allh amal.jawiga dhan aya ka qaldamy hadan nahay dumar naag kalle nalama soo hadal qaadi karo Couples idin taagera

  • @annyyongy7854
    @annyyongy7854 4 роки тому +25

    Fiiri nio maanta mxa kaa qaldan wlllhi waa ilmeeyay amal mucjiso waye😂😂🔥🙏

  • @abdilatif7577
    @abdilatif7577 4 роки тому +15

    indeed you made me smile thank you

  • @hamdihaaji3884
    @hamdihaaji3884 4 роки тому +32

    Zakaiye alasey hore buuq ku bilaabe amal maskiin wa yabanthy😂😂😂😂
    Zakariye N Amal hore u socdo funny family thiin love you guy's🔥😍

  • @hibaelmi1904
    @hibaelmi1904 4 роки тому +18

    I’m so excited to watch this omggg😂💕💕💕

  • @ayuub3301
    @ayuub3301 4 роки тому +72

    Ilahow sas gabr umasayrbdn isii😂😂😂sbbto ah masyr hdu yimado jacyl an xad lahyn ba jira

  • @ahmedshariif1553
    @ahmedshariif1553 4 роки тому +7

    Am dead wallahi🤣😂😂😂 hilarious video

  • @samiiraabdalla6108
    @samiiraabdalla6108 4 роки тому +11

    Ani xita model ahy kulaHa Amal Amalteyda cashaqa maser Lee Mo wajiga la badalmYa neh frxd igu nolDa mi fav couple 🤴👸🏻❤️❤️

  • @habibamohameddahir18
    @habibamohameddahir18 4 роки тому +7

    Hhhhh team zaki ahay🤣🤣🤣🤣

  • @najiibalpha9409
    @najiibalpha9409 4 роки тому +11

    Kkkkkkkk hinas badana duma team zaki like isara

  • @princessayanaragsan4243
    @princessayanaragsan4243 4 роки тому +25

    😂😂😂😂😂 qiofkedii 2ad ahah wlh Amal Funny weye mazeer mcney kutagera 💋💋💋💋💋👸🏼Team Amaal

  • @zahra7003
    @zahra7003 4 роки тому +14

    Wlhiii this is the most funniest prank ever
    Qosoolka aduuunka💐💐💐💐

  • @fatuushqurux3681
    @fatuushqurux3681 4 роки тому +16

    The first person
    Xppti amal ku jecliyaa adiga iyo duma zaki 😍🥰🥰🥰💖

  • @mankcaddemankcadde4526
    @mankcaddemankcadde4526 4 роки тому +77

    Wxa Igu Qosol Badan ANIBO SURWEL WAN XIRTAA KKKK

  • @sacidomohamed3851
    @sacidomohamed3851 4 роки тому +18

    Wiilka fancy wye wlhi xmlimo gabood adaa i tusty kulahaa🤣🤣🤣

  • @aragsanahmed8849
    @aragsanahmed8849 4 роки тому +21

    Amaaley Wll daacad bn u qoslay wlhi hinaasahaa qanjaha ku taagan 😅😂😂 alle ha isku kiin daayo Wll Lamane aad u qurxoon baad tihiine ❤️👏

  • @oubahlove5927
    @oubahlove5927 4 роки тому +17

    Mashallah lovely couple ,love u gays from DJIBOUTI 🇩🇯 keep going amal halkas kaga haay

  • @user-go2bt1or7g
    @user-go2bt1or7g 4 роки тому +42

    اتكلموا عربي 😭 محبتكم من اليمن

  • @maymunosman7595
    @maymunosman7595 4 роки тому +22

    Walahi she is such a nice girl abaayo I wish inaan daweecadaadha leeyajay love you i am team amaaley

  • @saamosaamo5830
    @saamosaamo5830 4 роки тому +15

    م شال الله ربي يحفظكم أنا من متابعينكم استمروا صراحه مقلب يضحك ههههههههههههههههه امل غيرانه من حقها تغير يلي معي ليك،🤣🤣🤣🤣😅

  • @wiilhoog8804
    @wiilhoog8804 4 роки тому +32

    11:18, aad baan uga helay sxb ficilkaas aad samaysay ayaa muuqaalkoo dhan iga cajabiyay.

    • @deequushhassan8629
      @deequushhassan8629 3 роки тому +1

      Wallaha subscribe iisaara walaashiin ban ahye igu caawiya

  • @cawotolmoon6103
    @cawotolmoon6103 4 роки тому +50

    Amaaal maserley wlh mnzhllh 😂💯💯♥️ IlahY sadexeya idinma tuso

  • @dhashiiirirsamaale6256
    @dhashiiirirsamaale6256 4 роки тому +83

    Team zack 💣💣💣

    • @abdixiis5779
      @abdixiis5779 4 роки тому +1

      Team zack waxnalagaqaban karo male markasta wa gulaysanayna kkkk

  • @nimconuura8524
    @nimconuura8524 4 роки тому +7

    The way he look at her is everything walhi manshallah 😩🥰 sucha cute couple allah idin dhawro 🙏

  • @smilyqurax4215
    @smilyqurax4215 4 роки тому +23

    From ck wlh dacaad uqosalay wlh samideyda Amal iyo dumashii Zakaria😂😂😂 hor mar wcn

  • @abdisalanyasin
    @abdisalanyasin 4 роки тому +107

    14:30 amal: gabdhaha surwaalkooda iyo dareenkoda halkd ku argty
    ZKriye: tvga kkkk😂😂😂😂

  • @umuraage2984
    @umuraage2984 4 роки тому +6

    😂😂😂😂😂😂😂Amal hadaan aniga ahaan lahaa meesha dhan waan uga kici lahaa Waad iga dulqad badan tahay quruxsan.

  • @tusmo_moh631gmailcommohame5
    @tusmo_moh631gmailcommohame5 4 роки тому +18

    Istaqfurallah wlhi beerka icasaday😂😂 Amaley xppti wlhi wax nool aya thy ad io adna waa idin tageera abid wada noolada 🥰🥰🥰🥰

  • @qaaluushmuxydiin1899
    @qaaluushmuxydiin1899 4 роки тому +146

    Amaal nag nool😁Wey maserty like me dhiigad ledahy bilahi😅Anigaba surwal gashta ku teh

    • @H0M04YV
      @H0M04YV 4 роки тому

      🤣🤣🤣🤣🤣

    • @roodaabdirahmanchannel4210
      @roodaabdirahmanchannel4210 4 роки тому +3

      Masha allaah keeb guleysta

    • @amranomar523
      @amranomar523 4 роки тому +1

      😂😂Hhhh Mar Haa mar neh May dheh waa la yabaa kumalahaa🤣🤣🤣🤣🤣

    • @amranomar523
      @amranomar523 4 роки тому +1

      Team Zack we love you😂😂😂😂👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻

    • @qaaluushmuxydiin1899
      @qaaluushmuxydiin1899 4 роки тому +2

      @@amranomar523 😁😁🤣saki gbadha wuunaga wlay😁

  • @ramasbarre6514
    @ramasbarre6514 4 роки тому +14

    From Ck 😍

  • @igmanabdirahman4469
    @igmanabdirahman4469 4 роки тому +8

    mashallah my brother and sister we are love you keep going love you sister

  • @aishamuhumed212
    @aishamuhumed212 4 роки тому +15

    Masha allah amazing 😉 couples 👨‍❤️‍👨👨‍❤️‍👨👨‍❤️‍👨👨‍❤️‍👨👨‍❤️‍👨

  • @aragsanabdalla706
    @aragsanabdalla706 4 роки тому +4

    😂😂wllhi kan wa funny😅😅halsac aa qoslaaye Amal nag dhig leh keeep going👏👏👍🙌💙💙

  • @anfacliban4974
    @anfacliban4974 4 роки тому +18

    Wa fuury saa u qoslaayay😂😂😂😂nio adi mxaa ka qaldn kulha😂😂Amaley umad ma thid

  • @ayaanbisharomar1535
    @ayaanbisharomar1535 4 роки тому +16

    Amal masseer bdna kkkk wa ani cml wllh🤣🤣🤣🤣allow iskukin daa💞❤

  • @Maahiryre
    @Maahiryre 4 роки тому +4

    Team Zacki love Dhukuc Kusiiya
    Ismoojiya Markiina Waaye💪❤

  • @thedream8365
    @thedream8365 4 роки тому +12

    We need more prank plz🤣🤗🤗

  • @farhiyaabdibirati4404
    @farhiyaabdibirati4404 4 роки тому +50

    Inta ila aragteee amal iney masertee love daac igusiya😂

  • @maxamuuddaad4549
    @maxamuuddaad4549 3 роки тому +1

    Masha Allah these Couples prank is the most real one I have seen others are trash I really like them how they acted

  • @hananwadaniofficial1287
    @hananwadaniofficial1287 4 роки тому +24

    Wax kaa farxiyo allah idiin sahlo plz subscre isaar ifka lagu yahay wllo plz 😢😢😢

  • @zagalqueen2296
    @zagalqueen2296 4 роки тому +23

    Kulaha amaal sonkorta Yariista ah o am qabaY bad igu kicisaY🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣wlhi dcd u qoslY keep going 🤣🤣❤😭✨mi new fam

  • @abdirahmanx2750
    @abdirahmanx2750 2 роки тому +1

    This is real prank Absolutely

  • @worldnature6185
    @worldnature6185 4 роки тому +7

    Hhhhhhh inta ogaatay inay hinaastay like ii saara