DEG DEG:DAAWO GAROOWW OO HADA LAGU XIRAY MADAXTOYADA|CUQAASHA DHULBAHANTE OO HADA AFKA FURTAY

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 10 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 31

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 3 години тому +1

    Mashaa Allaah guul guul ciidamada SSC khaatumo xaqabaa ku dagaalameyesan guushana idinka iskallehe❤️❤️❤️❤️💪🇸🇴

  • @HusseinadamHashi-vr5hj
    @HusseinadamHashi-vr5hj 5 годин тому +5

    Ninka madaxtooyada duubay waa jaajuus argagixisada ayaana soo dirsatay waana qorshe laga yaabo inay rabaan in ay daroon kusoo weeraraan madaxtooyada hadday u suuro gasho.
    Ninkaasi dowladdu waa inay tallaabo adag ka qaaddo.
    Xabsi i dheerna lagu xukumo.

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 3 години тому +1

    Xasan dhiiqo iyo ina diyaana soo dirisadaya ee waa in xabasi daayin llagu xukuma waa horogalle😉

  • @bby6
    @bby6 5 годин тому +1

    Viva khaatumo and puntland

  • @safiyaabdullahi9862
    @safiyaabdullahi9862 5 годин тому +1

    Absolutely ninka madax tooyada kor kaduubayah waa jaajuusin ushaqeeyah cadawga reer puntland iyo mdne mdw Said Abdullahi Dani absolutely, wuxuuna matagtay ciqaab adag,mana aha kaligi ee halagafirsado washabakad iskuxiran absolutely

  • @safiyaabdullahi9862
    @safiyaabdullahi9862 5 годин тому +1

    Dalxow dhul dhulbahante leyahay in idoor doorasho kaqabsado waa qalad absolutely hal tuulo oo kamidah dhulka harti ayaan loo ogolaan inay uyimaadan doorasho waayo waxay cadaynaysa inwali jiroh iskumilan oo dhulka oo dhan anaga haysana fariin reer SSC khaatumo state

  • @MursalJaamac-z5g
    @MursalJaamac-z5g 5 годин тому

    Salaan qaali ah halgamaa Dalxe, maanta runtii waxaa soo gudbisay horumarka maamulka SSC/KHAATUMO waana arin loo baahnaa, weliba waxaa rajaynayaa inaad badiso barnaamijyada noocaan oo kale.
    Ilaahay ha guulaysiiyo ciidamada xaq u dirirka ah ee SSC/KHAATUMO,jamaahiirta iyo Harti Power dhamaan.
    Xaliye from Garoowe.

  • @abdulkaderjama1494
    @abdulkaderjama1494 2 години тому +1

    SSC da ha qabsato Barbara oo ay wadaagaan SNM waa hanti soomaali ma aha hanti soomaali diid kala wareega barabara .

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 3 години тому +1

    Mashaa Allaah horumarka kasocota SSC khaatumo illaahay hayadin siyaadiyo nabada horumarka dawalada nimada aa gaadhene ee ku faro adeega dawallada nimadiina❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🏇🏿💪

    • @ANWELLIJAAMAA
      @ANWELLIJAAMAA Годину тому

      beenta jooji you are straving. Asack of sugar is $100. Sad reer waalan rag/Dumar

  • @رحمه-ذ1ح
    @رحمه-ذ1ح 7 годин тому +2

    Ciwaanka sax

  • @lulanor9383
    @lulanor9383 5 годин тому +1

    Ha ka waramin
    Horumar xaasidka badan
    Laasaanod oo dhan quran saara xasidka baa badane
    Qat si khayrka ilaa ay kalmilmsyso dhankasta hoos u dhig ka waran laascaanood

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 6 годин тому +2

    ssc khaatumo way galaysa cerigaabo allaah idanki

    • @ANWELLIJAAMAA
      @ANWELLIJAAMAA 5 годин тому

      Soodhwow you will get want you want (waraabi la was ha noqon)

  • @abdikarimhusen8301
    @abdikarimhusen8301 6 годин тому +1

    Maqal ma jiro

  • @abdikarimhusen8301
    @abdikarimhusen8301 6 годин тому +1

    Codka ayaa maqan

  • @Cici_mimi
    @Cici_mimi 48 хвилин тому

    Saciid Denni soo Hawiye istaaf kama dhigan? Haka xaabxaabsho.

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 6 годин тому +3

    ninka madaxtotada Kor kaduumo wa jaajuus khatara

  • @AnabSaed-us1wo
    @AnabSaed-us1wo 2 години тому +1

    Halla karbaasho doofaarka

  • @Umo580
    @Umo580 7 годин тому +1

    Iskutasho ssc khaatumo ❤🎉😂🎉❤🎉

    • @ANWELLIJAAMAA
      @ANWELLIJAAMAA 5 годин тому +1

      khatuumoseeg. No fresh water, no green fields, no access to sea, international airports climate change on you..

  • @FutoXar
    @FutoXar 6 годин тому

    Ciwaankaaga khaldn

  • @CabdiqaadieOk
    @CabdiqaadieOk 7 годин тому

    Sharciga dhagaya askariga inllatookto

  • @shariifkhaliif980
    @shariifkhaliif980 2 години тому

    Weligeey ma arkin UA-camr ka xun midkaan.

  • @saidaabdulle5819
    @saidaabdulle5819 5 годин тому

    Fuley dani shinbir hadey marto madaxtoyada waxu amra in latoogto shinbirtaas.😮

  • @Umo580
    @Umo580 5 годин тому

    IDOOR AF DHOGOROO WAA WAXKA WEDIINAYA SSC KHAATUMO NEEF LAGOWRACAY GEEDO KAMAWATO 😂😂😂😂

  • @hassansheikh-4395
    @hassansheikh-4395 5 годин тому

    😮weji looxow beenta dadka ka daa ,beerka caaro ku goysaye .