@qaaliahmed4984 wax walba way ogyihiin nimankan waa kiis iska waal haday yar yihiin iyo hadii ay wayn yihiin ba waxay rabaan in la Sido culayskooda iyo kakanaantooda yaa haynaya wadankii bay burburiyeen dadkii bay cuneen qurbihiina edabdarada bay la tageen
Geberteeyda faadumo ayaan jclahay ma dhihin duqa yaan La nabin waxaa la weydiiye iLmahaaga yaa u weyn wuxuu yiri faadumo ayaa u weyn qofaan jclhay ma dhihin hadoo jcyl u dhexeey lahaa meel qashin La dhigo abeheed ma jiifi laheen intoo ka tagyana wadooyinka ma jiifa laheen ninka wareysa naayo fadumaa jclhyo o yiri kulaha ben badana marko dahir calasow wareysanaye anaga dhageysa neyne mana dhihin fadumaa jclhay😅
War caawiya laakin haday run tahay khamriile inuu yahay yaa u adkaysankara xaadkidu ma hooyadisba ilaahay ka baqa oo ninka caseiya xuna ilaahay baa og vid wax u sheegta alale ma jirto
RTan xaasi welcome deen waaye duqa ey dheh e subxanallah odaga hada markey somaliyed usoo gurmaty bey odaygan umanayan wxay raban inay lacagta ka dhacan wiil ciyal xamarow odaga meel ku ogada habarta wey did gabadhan lacagte ka dhace abbaheyd sidey uheune walashis iyada joogto oo u dhale may abbaheyd xananeyso casi waladin👎
Sorry Aabe like saar & subscribe thanks
Xarmi ben badan goramy caydy xarmi
Alla maxaa waalateen raga somaliyeedow intaa Marka hore dayacdaan Baad hadhawna wada cabaadaan
Nin ballad leh oo dadka dilaayo yaa la noolaan karo
Besmanti sababta loo seexiyey ma ogtahay adiga war haku dambaabin dadka
Naa waxan hala hadlin baastariintaa jaahilintan munaafaqiintaa xagee inanta maskiintaa ugu hoobteen
Maxamad buskut waan ku salamay bro horay usoco
Hadii aabe uu qamri cabo inta uu banaan baraf ah uu seexan lahaa
Maaqol u kireeyaan ilmahiisa uu barafka ka galo dharna u iibshan qolkaasna cuno ugu karshaan
Naagta Waa caasi gafuur weyn
Ceeb Allah asturo
Runta ha sheegin baa lagu haystaa gabadha qofxuna waa laga dhigayaa sababtana waa odaygaa naftiisa dayacaya maxaad uqabqabanwaydeen
Subxanalaah waa wax habaaran
Lakiin basements qar sifiican aa loo dhisa xata dadaa ijaartan hada refreshment yahay dhib malahan hadii dajisay
Walaalow qurbaha waad ku nooshahay , qof walibana nolol gaar ah inuu yeesho oo lacag la siiyo kii aan shaqaysan karayn waad ogtahy ,waadna ogtahya hadii qof khamro cabo aad ilmahaaga usoo xarayso in ilmahaaga lagaa qaadayo ama ugu yaraan social ku soo faragashanayo .
@qaaliahmed4984 wax walba way ogyihiin nimankan waa kiis iska waal haday yar yihiin iyo hadii ay wayn yihiin ba waxay rabaan in la Sido culayskooda iyo kakanaantooda yaa haynaya wadankii bay burburiyeen dadkii bay cuneen qurbihiina edabdarada bay la tageen
Intay dadka caayaan bay kuleeyihiin ha qaylin hacaytamin reer xamar baan nahay kulahaa hooyadiin iyo reerxamarkaad tihiinba wasa munaafiqiinbaad tihiin
Buskut waxba kaama gelin reerkan
SubxanAllah ya Rabb
Ilaahayow ceebteena astur
Waa maxaay waxaan socoda
Ilaahay halaga baqo, Walidkaga iska ilaali inaad hadal run kula hadasho😢😔
Raga soomaliyed waa dayuusin waa doqomo isla weyn odaygaan waxa lagu ceyriyey ayuu qabaa nimanka cadaanka ah hadaad haweenka ku xadgudubtan wey idin edbinayaan 😂😂
Laba qof xal lagama gari karo 1 qof xanunsan ninka haya ama mar walba udhow 2 qof bal wad leh o an ka harayn dadka udhowna maq leyna
Cayda mataqaan ha iska hadline
Bisinka
Adi qoyskaan aqoon uma lihide kabax badooda
Waa afar bilooda
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Waa sheeko xaarmajo buuuuufi faqasha
Waa xarood faqasha xaarmajo huwantaa
Geberteeyda faadumo ayaan jclahay ma dhihin duqa yaan La nabin waxaa la weydiiye iLmahaaga yaa u weyn wuxuu yiri faadumo ayaa u weyn qofaan jclhay ma dhihin hadoo jcyl u dhexeey lahaa meel qashin La dhigo abeheed ma jiifi laheen intoo ka tagyana wadooyinka ma jiifa laheen ninka wareysa naayo fadumaa jclhyo o yiri kulaha ben badana marko dahir calasow wareysanaye anaga dhageysa neyne mana dhihin fadumaa jclhay😅
😮😮😮😮😮😮 waryaa waxba indhaha ha taagin saas baa kuu danbeesa
subaxaanalaas
Ok maxaa saas u fool xumeeyey haduu aabahood la joogay
Sorry aabo😢😢😢
Maxay u la bisi waay daay waay daay ilmo ma joogaan kuwii ku dhashay somalia joogaay baa u gu daran
Waxan qurbo kukoren faaido maleh😢
War caawiya laakin haday run tahay khamriile inuu yahay yaa u adkaysankara xaadkidu ma hooyadisba ilaahay ka baqa oo ninka caseiya xuna ilaahay baa og vid wax u sheegta alale ma jirto
Asc sxb
niman iyo naagahaba soomalida qiira jaban baa ifin dishay
RTan xaasi welcome deen waaye duqa ey dheh e subxanallah odaga hada markey somaliyed usoo gurmaty bey odaygan umanayan wxay raban inay lacagta ka dhacan wiil ciyal xamarow odaga meel ku ogada habarta wey did gabadhan lacagte ka dhace abbaheyd sidey uheune walashis iyada joogto oo u dhale may abbaheyd xananeyso casi waladin👎
Adi youtube walhi malagu tala galin
Dha dhan tahy wlhi wax so dhigto youtube wesay xolanimsda iska da mesha ka kac zxpow
Hoyadaa iyo adiga waa la caynaa hadii odayga aad qol ukireey weyseen oo banaan ka barafka seexiseen
If you can’t help your self no one can help you
Hooyadaa waa dhilo adigana dadkay laqayilaysey baa ku dhalay iibnu furaash baad tahay dhilo dhilo dhashay weeye tani