Wllo waaadigii muqdishana tagay ee soo arkay siday dadku wadooyinka u dhiteeen wllo dadka wacyi galiyaaa oo u sheegaa wadoooyinka in ay hareera ka dhisaaan madama ood naga cod dheertiin hargaysa wada xumaa aaay la hadhay iskaaa.wax u qabso haa looo dhisa wadoooyinka❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Maansha allah hadaynu iskuwada tagno moyer mooge cud dhaanta mahayno ee ilahay ha garabgalo
Masha allllah cabdi kariiin axmed mooge nolow inkastoood iska gaaabistahay❤
Masha alllah ilaaahow hargaysa barakee oo wadooyin fiiican u sahal❤❤❤❤😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Wllo waaadigii muqdishana tagay ee soo arkay siday dadku wadooyinka u dhiteeen wllo dadka wacyi galiyaaa oo u sheegaa wadoooyinka in ay hareera ka dhisaaan madama ood naga cod dheertiin hargaysa wada xumaa aaay la hadhay iskaaa.wax u qabso haa looo dhisa wadoooyinka❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Aad iyo aad
Mashallah❤❤❤shaqaa socota
❤❤❤
MAANSHAALLAH WA SIDA U SHEEG KUW MANGAB AH A QAYLO KU JIRA IYO IQANCI. ❤❤❤❤❤❤❤🎉
Mangabku waa adigu mayor abdi flash oo dadki kala qaybiyay. Muxu cashurta ukasoo qaado kuwa intad badan biixiya ugu dhisa wayee jidad fican neef yow. No more cashuur markasad arki inu wx ini dhiso io inhale yaa jahiil
Wlllo yaaan lagaaa dagdagiin mayarka hargaysi shaqo adag bay u baaahantay shicib iyo dawlad waa in gacmaha lays qabsado❤
@@deedee8934 🤣🤣🤣🤣🤣QAC BA KA YADHAY SALTOCO U SHEEG 😜😜
Masha Allah waa guul
QIIRO
Sxb wadada madaarka muuqal noogasoo samee 🙏
Reer Hargeysa waa in ay ka ilaaliyaan xashiishka.
Qaar baa xashiish ku shubi doonaa godadkaas biyuhu marro.
G36 wadanka way dhisayaan. Idinku maalay
Ha odhan biyo mareen laheyd. 30 sano ka hor waabeen hadda ayeynu wax walba samaysancy
Horumka Anagu waxba kuma lihin, Tuug Xaaraami ah.
Adigoo faqash ah?
DIBJIRADII UA-camR IYO TIKTOKER AYUU DIRTAY. DIBJIR MOOGE
Xishood oo ilaahay ka cabso.