Розмір відео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показувати елементи керування програвачем
Автоматичне відтворення
Автоповтор
Buugii oo aan ba arag siduu u egyhay ayaan akhristay kwrn, soo hooyde thnk u
Fadhi ku dirir book ,no cadeyn
Waad mahadsantahay wllo kaalin banaana ayaad buuxisay, Somalidu waa oral society akhriskana wexey ka jecelyihiin dhegeysiga, mida labadna inta badan dhalinyaradu mawada heli karaan buuga lkn dhegeysiga wey wada awoodaan matla mahadsanid sharaf iyo karaamo
@@saidabdullahimohamed4290 adaa mudan sxb
Thanks walal inoo bilow book ga abdullahi yusuf
Muuaalka inaad 30 daqiiqo iyo ka badan ka dhigto sxb ma UA-cam ka ayaa ka diidan mise waa adiga dhinacaaga.. inaad waqtiga noo kordhiso oo 40 daqiqo ka dhigto fiican. Mahadsanid ugu dambayn buuggii inaad na soo gaadhsiisay❤ hore u soco
Buuga ma dhamaaday sxp
Soo-hoyde waa mahadsantahay waana kugu dhiirigelinaa, boos banaan baa inoo buuxisay.
MAHADSANID SAAXIB
Hawiye wali masoo saarin hogaamiye capacity hogaamineed leh Aadam cadde kadib, raga hada nool waxaa ugu dhow shiikh shariif mase taageeeraan macal asaf.
Fadhi ku dirir from Badd ibshe n qabyalad quy😂😂😂😂
buugii dhamaa ilaa dhowrka boqol ahaan baan soo duubay kuligii maad naga dhaadhicinee
😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Mowduucyo kale ama Kuwa Noocaan No bilow
@@MaslaxJanuzaj-ue2ii cabdulahi Yuusuf Buugiisa ayaa ku xiga
cadullaahi yousuf boogisa sxbbw xalqadaha daqiqado badan kasoo dhig xarif iska dhig
Wa mahad san tahay waxa tahay nin hibo leh gudbin cajiiba bugaagta siii wad
Daqiiqadaha inaa kordhiso isku day sxp 20 illaa 30 cml
Waa diyaar wll
Buuggu ma intaanbaa
War umada ka hor leexo tuug xun.oo.khaain.ayaa tahay umada somaliyedna.nocada camal oo iimaanka beelay ayaa kharibay
Buugii oo aan ba arag siduu u egyhay ayaan akhristay kwrn, soo hooyde thnk u
Fadhi ku dirir book ,no cadeyn
Waad mahadsantahay wllo kaalin banaana ayaad buuxisay, Somalidu waa oral society akhriskana wexey ka jecelyihiin dhegeysiga, mida labadna inta badan dhalinyaradu mawada heli karaan buuga lkn dhegeysiga wey wada awoodaan matla mahadsanid sharaf iyo karaamo
@@saidabdullahimohamed4290 adaa mudan sxb
Thanks walal inoo bilow book ga abdullahi yusuf
Muuaalka inaad 30 daqiiqo iyo ka badan ka dhigto sxb ma UA-cam ka ayaa ka diidan mise waa adiga dhinacaaga.. inaad waqtiga noo kordhiso oo 40 daqiqo ka dhigto fiican.
Mahadsanid ugu dambayn buuggii inaad na soo gaadhsiisay❤ hore u soco