KALUUN & XAALAD QUUS AH:- "Madaxweyne maalinta Qiyaamo ayaan kula xisaabtamena Sidaan kama mudneen".

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 3 гру 2024

КОМЕНТАРІ • 110

  • @Bilkayr-i9w
    @Bilkayr-i9w 8 годин тому +3

    Ilaahayoo dooladan doolan ka qeeyr badan ukeen umadaan. Tan bini aadan ma ahanee. Ameen dhakaha oo dalaka uduceeya walalayaal.

  • @alifarah4200
    @alifarah4200 15 годин тому +7

    We dhibaato weyn madaxweynihi dalka hadii u shacabka sidan hooygoda uga babi'inaayo xasan hunguri ALLAH hana dhafiyo in'allah

  • @SULDAAN-SHOW
    @SULDAAN-SHOW 7 годин тому +2

    Subxaanalaah ilaahow cadaalad sii umadaan

  • @bongasasa3895
    @bongasasa3895 День тому +6

    Xassan qurbojoogta halaiso celsho ayuu yiri Awootoyinkood ne Jingadahii ayuu ka burburiyay! Yaab

  • @fuadsomal
    @fuadsomal 22 години тому +3

    Sugidda amniga ayay kamid tahay in la baneeyo dhulalka laysaga habsaday muddada dheer oo weliba layska dhaxlay. Meelaha sidaanoo kale ah oo dambiile kasta ku dhex dhuuman karo haddii laga wada tirtiro magaalada waxa hubaal ah in amnigu isbedel ku imaanayo. Dadka deggan ma wada xuma laakiin meelahaan oo kale waa hoyga dadka ummadda baabi'iyay oo ay ka nasan la'dahay.

  • @CabdifitaaxMaxamed-v6p
    @CabdifitaaxMaxamed-v6p 6 годин тому +1

    Subxanallah

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 22 години тому +5

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @Fadumo123-x4q
    @Fadumo123-x4q 22 години тому +2

    Sunbahanallah❤❤❤

  • @ayeeyocambaro1671
    @ayeeyocambaro1671 20 годин тому +6

    Xasan sheikh dadk somaliyeed yaxaas ku noqdey kii kahoreeyey
    Dadka buu laayey kana waa yaxaas 😭😭😭

    • @mfarah9231
      @mfarah9231 18 годин тому +1

      Kii ka horeeyey yuu dilay bal inoo cadey wll sheeko baaba inoo heysaaa

    • @anabfarah2327
      @anabfarah2327 17 годин тому +1

      Adinkaa yaxaasidiin dhul obasiibada ka kaca

    • @Madaxey-r2f
      @Madaxey-r2f 14 годин тому +1

      Habargidirna wax la bara kiciya waay tahay, Culusoowna nin bara kiciya wuu yahay!! Farmaayo waa Mareexaan! From Gedo

  • @yaxyemaxamed7878
    @yaxyemaxamed7878 10 годин тому

    Guuuuura

  • @abdiazizsaid3392
    @abdiazizsaid3392 23 години тому +6

    Guryaha ma idinkaa lahaaa mise dowlad baa leh hadaa idinku lahaydeen waa laydinka qaldanyahay hadiivaynse idinku lahayn iskaga guura

    • @Gmaaad
      @Gmaaad 21 годину тому

      Dowlada maxee ku qabanaysaa ma wxaa kula saxsan in ganacsato laga gato

    • @nimcoahmed536
      @nimcoahmed536 19 годин тому

      You’re right

    • @Samawade25
      @Samawade25 18 годин тому +1

      Ninka meeshan ku dhashay wuxuu uhaystaa in aabihiis uga dhintay, Caruurta runta Halloo sheego in guryaha ay ku dhasheen ay yihiin guryo dowladeed ama dadkale xoog looga qaatay.

    • @AbukarCadde-p1h
      @AbukarCadde-p1h 13 годин тому

      ​@@Samawade25guryo dowladeed waaye ayaga malahan maxay la,qeylinayan tuugo aya tihin dheh iskaga baxa guryaha dowlada

    • @falisa576
      @falisa576 9 годин тому

      Aaway guryihii dawladu lahayd ee
      Ku yaalay kulu dalka o dhan yaa qaatay
      Yaa la siiyey. Hargaysa.Garoowe.
      Kismaayo.Galkacyo.baydhabo.
      Dhuuso mareeb. Baladweyne.

  • @SA-pm1mu
    @SA-pm1mu 18 годин тому +2

    😂😂😂 DAGMADA WAABERI GUDOOMIYAHA AYA KA DAMBEYO. EE ALLAH KA BAQA

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada 22 години тому +2

    wallhi waa xaalad quus ah

  • @anabfarah2327
    @anabfarah2327 17 годин тому

    Maalinta qiyaamo adinku xagee galaysaan mar dhul ayadaan cashuur bixinana aad dagantihiin calaacalka joojiya xamar nadaafad ayey u baahan tahay

  • @Jemalahmed-qf7lu
    @Jemalahmed-qf7lu 5 годин тому

    Ax walahi way iga ogisay hoyadan ikahay xaqina ha idin sahalo

  • @Shar-shaari
    @Shar-shaari 14 годин тому

    Meeshaan haddii aadan lahaynina ka guura ama wax barta ama habaranina somali oo dhan ayey ka dhaxeeysaa

  • @MohamedOmar-vl3zu
    @MohamedOmar-vl3zu 7 годин тому

    Soomaali waataas! Biliqo ayaa meel lagudegayaa waana leeysla garleeyahay! Allow wanaaga natus shacab iyo dowladba.

  • @FarisfuadAbdikhalif-x2y
    @FarisfuadAbdikhalif-x2y 19 годин тому +1

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @fadumoabdi5595
    @fadumoabdi5595 18 годин тому +2

    35 sano xoog lagu dagan oo gobolda laga yimid maxa u dagteen meel dawlada leedahay xagea dadka soomaaliya iyo ilmah la dhalayo xagee xafiis looga dhiga marka meel walba guri laga dhigo

    • @Saxiix-h3g
      @Saxiix-h3g 18 годин тому

      Waan la yaabanahay walhi soomaalida nabad iyo nolo in eey helaan beey rabaan meeshi loogu shaqeyn lahaana ayagaa dagan bal is waafajiya waa kaase

    • @abdiqanifarah7750
      @abdiqanifarah7750 16 годин тому

      Yaa ugu shaqeyn
      Ma Hasan dhulboob oo lacagta xaaranta ma qabri buu lagali
      Qof qabuuri ka amaan waayen buu u naxariisan
      War abqaalow hadii aad raali uga tihiin Hassan inuu maqaaladii dadka ma saakinta way idinku soo noqon

    • @Saxiix-h3g
      @Saxiix-h3g 8 годин тому

      @@abdiqanifarah7750 Nin cadiifadeysan uma xumid balsa dusha ka daawo ileen wax laguu sheegaya dhago uma lihid Xasana AB madaxweyne uma ahan soomaali buu u yahay cid walba oo dhul dowladeed dagen ama ku aasan xilbaa ka saaran waa la saarayaa

  • @MrQalay2005
    @MrQalay2005 17 годин тому +1

    Awalba biliqo ayaad ku joogteen hadana waraabe aan idiin naxayn ba idin helay

  • @mohamed88466
    @mohamed88466 20 годин тому +7

    Waa abaalkiin

    • @faraxabdiahmed6819
      @faraxabdiahmed6819 10 годин тому

      Shame on you naxariis laawahaz kula dhashey miyaa subxaana laah

    • @mohamed88466
      @mohamed88466 8 годин тому

      @faraxabdiahmed6819 anigu ma odhan ilaahay baa yidhi " waxaad gacmihiina ku kasbataan ayuun baa idinku dhaca"

  • @محمدجافو-ط8ر
    @محمدجافو-ط8ر 20 годин тому

    Waa xaalado kasocotay waqtiyadii dambe muqdisho waa laga horeeyay waana laga dambaynayaa .

  • @farhansamatar6537
    @farhansamatar6537 11 годин тому

    Dhulka Dowladda iyo Danta guud ka guura 30 Sano waad kusoo meelgaarteen Kaguura

  • @jawaahirodowa7459
    @jawaahirodowa7459 3 години тому

    Wlh waa dhiba san somali

  • @dahir-ismail
    @dahir-ismail 13 годин тому +1

    Walaalayaal dhulkaan waa dan guud aduunyo haday wax taray sana muda waa ku soo nacfi seen marka hadii la idin dhahay ka guura ka guura

  • @عبدوحد-ح9خ
    @عبدوحد-ح9خ 11 годин тому

    Runtii waa dhibaato laakiin waxaan dhihi lahaa adiiba idinka laheey guura raali ahaada qofkasta oo guri uusan laheeyn dagan ha ka guuro wallaalayaal 😢❤

    • @peaceprosperity3951
      @peaceprosperity3951 4 години тому

      😂 ma sidaas baa caqli kaa yahay mise cadaalad iyo Allah ka cabsi ayaan kugu jirin??? Maafiya ma maqli jirtey ninkani wllhi maafiya ummadda loo soo direy. Maalin kasta dad masaakiin ah guryaha ka burburinaayaa oo barakicinaayaa. Xitaa qabuurihi ayuu barakiciyey oo ka badbaadiwaayey. Waa wax aan weli la arag oo la maqal. Waddanka dhan waa xaraash haddi aan laga qaban. Waa nin baahi iyo tuugsi lagu koriyey.

  • @WeliHajiMahat-pn6hn
    @WeliHajiMahat-pn6hn 2 години тому

    Dadkan Dowlad ma rabaan iyo nidaam dowladeed midna

  • @halimahassan1981
    @halimahassan1981 20 годин тому +4

    Wiilka ardayga ah denbi malaha laakin waalidkiis ayaa dhul dowladeed si dulmi ah u degay 😢😢😢 guryaha dowlada halaga baxo Qaraabo

    • @Naisa641
      @Naisa641 16 годин тому

      Oo sokuwaan leh hebal balasiiyay dhulka dowlada shacab kay uhaysaa hadii dowlado ubahato dhul kale lageeyaa lkn shaqsi shaar dowladeed wata qaadanayaa waa khiyaano qaran

    • @madingakok
      @madingakok 8 годин тому

      Dhameeystir hadalka. Ku dar "halooga baxo kuwa leh"

  • @halimahassan1981
    @halimahassan1981 20 годин тому

    Qiyaamo kulahaa yaa ku dhahay deg guryaha dowlada

  • @ijaaboosoble1320
    @ijaaboosoble1320 День тому +3

    Walaahi adikaa qaadul dariiqeena waxa hadlaa dhan meesheey kudhasheen war guura intaa kudhaqmi leheeydeen waa kudhaqanteen

  • @YoungShakur1989
    @YoungShakur1989 19 годин тому +1

    Dhuusaa haysan maxa markii hore wadooyinka U dhisateen iyo dhulalka aadan laheyn ordaha meesha Ka Imaden Ku noqda

  • @CaashoSh-eu7ct
    @CaashoSh-eu7ct 9 годин тому

    Subxana alaah saan maxawaa dadki intee aadaa yaan banaankine waa lookadawadagy aloo noo gargaar lawadi madir ne waa looka dawadagy Subxana alaah 😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @MohamedSharif-bn3rr
    @MohamedSharif-bn3rr 22 години тому

    Waa meel shabaab ku soo dhuumato oo saldhig u ah shabaab. Xassan garguurte waa raggeeda

  • @mustaphanuriye3075
    @mustaphanuriye3075 12 годин тому

    Habartihii wasaha lugaha qalqaloocan yaa umadda kaqabtaa

  • @SA-pm1mu
    @SA-pm1mu 18 годин тому +1

    MEEL KASTO WA LEEYSKA DHISAHA YAAB WAYE. HADAY. SIYAASIYIIN. QAYAANO WATA. MAXKAMAD AADA. HADEY AADAN LAHEYN. ISKA GUURA

  • @sucdisiad3316
    @sucdisiad3316 22 години тому +1

    Xasan iyo Buqaari balaayo ha ka raacdo dhaca umada dhulka qaranka ay danyarta degan yihiin 4 tuugo ayaa labadaas eey la shaqaysto

  • @MohamedYusufNoor
    @MohamedYusufNoor 20 годин тому

    Waa dowlada dhiig mirto ah wayey iyo boob ku jiirto masakin Allah u maqaan

  • @samira17hassan6
    @samira17hassan6 День тому

    😢😢😢

  • @billowabdi6346
    @billowabdi6346 День тому +2

    Rer Xamar Farmajo oo miskin ah ayad ku adkeysen. Haye wax dhaha hee

    • @KhadijaMuuse-g3m
      @KhadijaMuuse-g3m День тому +1

      Farmaajo kuma dhiiran karo.

    • @Saxiix-h3g
      @Saxiix-h3g 18 годин тому

      Soomaali nin liijanka dameerka afka ka galiyo kaliyaa u talin karo

  • @sahraabdi143
    @sahraabdi143 18 годин тому

    Aaway islaantii haysatey 580 wiil Xasan shiikh maad iska celisaan

  • @leylaali5560
    @leylaali5560 23 години тому +1

    BISINKOW XERO KALUUN INTEE WAAYE WABERI INTEE AGA TAALAA 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
    SOMAALIYEY TOOSOO TOOSOO ISKU TIIRSADA HADBA
    TIINA TAAG DARANEE TAAGEER WELIGIIN 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
    ILAAHOW UMADAD U GARGAAR 🇸🇴🇸🇴🇸🇴 DAWLAD IYO SHACAB XAQ ALLAHA TUSO 🤲🤲🤲AAAMIIN

    • @Rahmah-Mercy
      @Rahmah-Mercy 22 години тому +1

      Waa kasi waayay aniga xitaa xero kaluun

    • @husseinigal9029
      @husseinigal9029 11 годин тому

      Waddada airborka ayey saarantahay isla airborka ayeyna udhowdahay

  • @aweesahmadmohamad
    @aweesahmadmohamad 18 годин тому

    😢😢😢ilmaha wasirada iyo xildhibanada yurub jogan dhiga shacabka somaliyed Ku bishan tugada alshabab wadanka halo dhibo Afghanistan wakas dowlada noqotay anagana qarax Ka nasano iyo shisheye

  • @maryamfarahw9773
    @maryamfarahw9773 18 годин тому

    Wax mahan madaxwen😢😢😢

  • @yaxyemaxamed7878
    @yaxyemaxamed7878 10 годин тому

    Marka la dhahayo qoomka waxan hogaan loga dhiga qof ayaga ka mid ah wa sidan xikmada. Farmajo hadu samen laha wa daarood la dhihi laha isla hogankina hawiye idinla ah idinkala shaqeynaya dhulalka dowladana ka baxa

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada 22 години тому

    Illahow umadeena ugar gaar

  • @mos1954
    @mos1954 20 годин тому

    Waa Nimaan Madexweyne Mudneyn, Shooy Ninku Markii Lalahaa Lafbaa Kujirto Reerku Kudhaqan buula ahaa Ee kamadhalan Waxbaa Kajira.

  • @Gureey-l6k
    @Gureey-l6k 6 годин тому

    Inte ku taalaa xaafadan

  • @siradm
    @siradm 20 годин тому

    Warki oo kaaban, dhulalka danta guud ha la banneeyo, dowladda halaga daayo dhibka, oo amarka qaatta, dowladduna waqti ha siiso dadka ay ku guuraan. Xuquuq adinkaa laydinku lee yahay oo dhul xaraana ku noolaa

  • @Mideye157
    @Mideye157 10 годин тому

    Dadka Xamar ms hadal uun bay hayaan. Ma cagafta meesha taala baad dab ku qabatan.
    Dadkani litan.

  • @bashirxersi1986
    @bashirxersi1986 19 годин тому

    Xasan gurgurtoow ilmaha iska kaa waseen ileen xaaraana ka dherjisee

  • @madingakok
    @madingakok 8 годин тому

    Soomaali waxeey beeratey guraneeysaa! Bal ninkaani sidaan udhaqmayo hadii weli inn badani qabyalaad kutegeerayaan ka waraamo? Waana xaqiiq jirto. Kuwa ooynayo xitaa "unukaa leh" iyo qablaayada weey rumeeysanyihiin. Qabyalaad iyo qaran kala foog! But so sorry for you all😢

  • @mohaabaas7746
    @mohaabaas7746 7 годин тому

    Adinka waa ba’an tihin. Waana la idinka ba’an yhy 😂

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 19 годин тому

    Aad baan Uga Xumahay Wiil Yar oo Aan Arkay Xaley oo 6 jir Ahaa oo 2 dii habeenimo Saqdhexe lakiciyey laamiga Taagnaa Markii la weydiiyey Xassan Sheikha Nakiciyey oo na barakicinayo bal eega wiilkan yar jaamacada Xataa loodiiday inuu aado jamacadiisa waxan Dowlad Ma aha

  • @nimcoahmed536
    @nimcoahmed536 19 годин тому

    Camaro yet qadee qofwalba hadu gobaladisa kaso guro malka dowladada kunilaan maysan we gif walks gobolkisa ha dhisto Camaro waa magala madaxda we hero wocoti mahaa

  • @nazrido
    @nazrido 23 години тому

    dhulka dowlada waxa daganedeen 35 sano intaas oo sano dhul magadan weseen ceelasha biyaya mar 500 dhul jogey aa jirey ilaah halagabaqo ee hal meel wax hakafirinina

  • @ubaxadam6636
    @ubaxadam6636 4 години тому

    Yaa idingaareyba xasan xaaraash xasan dhiikho idinkaa doorateen haloow ismakhal majiraa

  • @xamzaxamza2606
    @xamzaxamza2606 10 годин тому

    Maa miniraayo laga bixiya odayga moryanka musa suudi ama xasan ayaxa wlkis waa

  • @bby6
    @bby6 19 годин тому

    Sow tad laheyden Hassan dal xoreeye gesi somali isu keene I am so sorry guys ilahay ha idin cawiyo

  • @mohamudhilowle8650
    @mohamudhilowle8650 15 годин тому

    Dadkaan waa kuwii Xasan Sheekh u sacabatumaayay xiligii FARAMAAJO ee ha idinka saarto.

  • @mohamedosman4519
    @mohamedosman4519 16 годин тому

    dhulka dowlad sidaas lagu xalaaleysan mayo media laga qayliyo waa burcad tuugo ah inay sidaas ku degaanadan meel ay iyagu laheyn

  • @FutoXar
    @FutoXar 19 годин тому

    Xamar magaalo madax ma noqon karto culayskaanay keentay iyo iimaan laaantaan

  • @AbukarCadde-p1h
    @AbukarCadde-p1h 13 годин тому

    Tuugo ayad tihin iskaga baxa guryaha dowlada wad mahadsan tihin inad dhaxdan ayey aheed intasow sano ayad ku so nolaateyn

  • @muntaasyusuf1156
    @muntaasyusuf1156 19 годин тому

    War m.xasan fadlan inta dhulka oodhan la xoreynaayo ooo dowlada cagadhineyso wadanka shaqo yeelanyao shacabka bara kaca ah hasii bara kicin,

  • @Saxiix-h3g
    @Saxiix-h3g 18 годин тому

    War yaa Illaahey yaqaan war dhulkan dowlada leedaha isaga baxa inta aad ku ceeshi karteen waad ku ceeshteen dowlada Soomaalia maanta malahan awood aay dadka xarumaha dowlada dagan oo dhan aay meel ku dajiso hadana waa loo baahan yahay dhulkaan oo waa lagu shaqeyn lahaa see nabad iyo nolol u rabtaa hadadan sharciga u hogaansameen meel walba waa la gataa la taagin tihiin waxaas wax aqli gal ah maaha waana idiin shaqeeyn weeysay ee shacaboow shalay dowlada meeshaan kuma dajin adigoo irsaaqad doon ah baa timid illaahana kagu irsaaqa allahaasna maanta waa joogaa ee u irsaaqad doono maalin waxaa imaan toonta aay Soomaalia yeelato awood aay dalkeeda iyo dadkeeda ku hanatee hala samro

  • @safiyocismaanyuusuf1898
    @safiyocismaanyuusuf1898 23 години тому +1

    Sodan iyo shan sano maxaad uga daneeysan weeydeen hadii abshir bukhaari lasiiyay dhibmaakujira idinkaba iyadoon laydinsiinin ayaad kuhabsateen marka iskasabro

  • @saalimshariif3964
    @saalimshariif3964 20 годин тому

    Markii hore dal xureeye ayuu ahaa hadana wuu xunyahay miyaa jawaabteeda idinka ayey idiin taal adkeesta

  • @AbukarCadde-p1h
    @AbukarCadde-p1h 13 годин тому

    Guryaha dowlada ka baxa idinka dhul Ad ledihin ma,ahan qiyaliga iska daaya

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 2 години тому

    Dadkaan somali ma ahan miyaa see cml hasanow ilmahaadii raaxo ayey ku jiraan ee ilaahay ka baq,umada ala ha kaa qabto

  • @11naa44
    @11naa44 8 годин тому +1

    Malinta qiyaame ha suugine hada dagaal ku qaad

  • @amatullahbintumuslimah7775
    @amatullahbintumuslimah7775 16 годин тому

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @AbdullahiShuute
    @AbdullahiShuute 18 годин тому

    Ooyinta yaxaaska lama dhageeysto adeer dhulka danta guud halaga baxo 40 sand dhulka dowlada xoog lagudaganyahay lama ogolo

  • @user-mk1gp2cw7o
    @user-mk1gp2cw7o 17 годин тому

    XASAN AWALBA QEYR MALAHEYN OO QABYAAN DHAMEYSTIRAA UU YIRI LAAKIIN HG ADINKAA FARMAAJO IDINKA JOOGIWAAYEY HIRAAB HIRAAB HAIDINKA SAARTO ADINKOO XAMAR DHULKULAHEYN AZD DANTIINANA AQOON

  • @GggfFtffy
    @GggfFtffy 21 годину тому

    Kansal ka qaad xasan masiibo

  • @SafiaJama-s4c
    @SafiaJama-s4c 18 годин тому

    Xasan Sheekh waa Jaahil dhulkii Dawlada ee shacabka Soomaaliyeed loogu shaqayn lahaa in uu isagu leeyahay buu mooday waa wada iib sadey Ganacsato manaxayaala na waa ka iib sadey

  • @Gor-GorHowd
    @Gor-GorHowd 23 години тому +1

    Sidaaan maydaaan mudnayn hooyooyin walaalayaaal adeerayaaal sidaaan kamaydaaan mudnayn dowladeena allah kuwan kuwo ka khayr badan ha inoogu badalo calooshaa uhurtay madaxweyne allah la cabso allah baan kugu reebnay sidaaan kaamanu mudnayn aniga waxaan joogaa Geneva Switzerland 🇨🇭 hadana caawa hooyadaas cidlada jiifta way idamqaysaaa walaahay allah ka cabso

  • @IbrahimMohamed-jg5ys
    @IbrahimMohamed-jg5ys 20 годин тому

    Dhulka Dowlada ka baxa tuuga ta yaheed

  • @mahaddirirgeesood9556
    @mahaddirirgeesood9556 12 годин тому

    Qabyaalad ayaad sacab u tamayseen Xassan dhiiqo allaa idiin so diray mac sonkor weeye

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 14 годин тому

    waadinkii farmaajo waa mareexan waxka dheefa dulmigaad galeyseen

  • @MaxmedDaahir-y3h
    @MaxmedDaahir-y3h 22 години тому

    Iskuqarxiya madale