Aniga waligey ma arkin ninkaan oo kale sida uu u sameynayo run waana nin aqoon leh oo runsheegaya oo aqoon yahan ah. Waan ku salaami dowladii somaliya aniga ma arkin waxaan arkey dowlada kenya. Waan ku salaami sida aad runta noogu sheegtay thanks my bro
kii inta uu kursiga xoog kula wareegay iyo qori caaradii ee dadka magaalo magaalo iskugu diray dadkiina koox koox u laayay ragii ka fakaday ee umada ka qabtay daaquudkii ilkaha dhiiga ku lahaa in loo duceeyo
Somalidu way is xaqirtaa umalayn maayo in shaqsi ina Siad Barre ooo kle ah somali dib uheli doonto waxuu qabtay waxa kamida waligeedna aan dhamanayn waa farta somaliiga ah ee aan manta qorayno io magacan somaliiga ah ba saga keeney alah AUN aamin 😭😭 Mida kle Dr Kan waa nin Ka hormarsan waxa layiri io reer hebelba nimcdaan🙏
Please, Nur, don't let people like Aweys on TV to make him popular He is not Dr., but "macalim quran."he states Siyaad Barre was not ethic clinching!!!
Wll war kaagu run buu u egtahay Waqtigaan dambe runtii waa Laga caagay Marka bal Soo wada qaybta kale aragnee Tankale m.siyaad waxaan waxka sheegi lahayn markii kuwo dhaamo aragno balse hadda yaahuuu
Wallaahi wali wey ii dhineed nin aan ku qanco wareysigiisa oo ku saabsan Maxamed siyaad bare waxaan isleeya hay 80% aad buu umahad sanyahay walal maxamud cadaalad ka hadalka ❤❤❤
Qodobka ugu danbeeya ee ah duruufaha ku gadaaman soo kabashada dowladnimo. Qodobada qaar wuu sheegay kuwa u ka tagayna waxaa ka mid ah musuqa , is aaminaada iyo shirkadaha ku shaqaysta adeegyadii ama ilihii dhaqaale ee dowlad lahayd oo faro gelin ku haya
Dr waad dadaashay wax fiicana waad sheegeysaa , lakiin odeyga waad yara dulxaadyisay. We can all agree that Siyad Regime had done a great job during the first five to seven years. Unfortunately, the regime had taken a road to hell after those initial years.
HADIYAD AYA U CELIYEY ASAGO SHARCIGA KA CABSANAYA, QOFNA ISKAMA QADAN KARO HADIYAD UU KU HELO SHAQADA U MUSHAHAR KA KU QAATO!!!!! ANAGA KUWA MADAXDA NOO AH HADIYAD ISKA DAYE HANTIDI UMADA AYAY XADAYAN!!@
Aniga waligey ma arkin ninkaan oo kale sida uu u sameynayo run waana nin aqoon leh oo runsheegaya oo aqoon yahan ah. Waan ku salaami dowladii somaliya aniga ma arkin waxaan arkey dowlada kenya. Waan ku salaami sida aad runta noogu sheegtay thanks my bro
Waa wareysi
Xasaasi Ah
Runtii .xogo muhiim Ah
Ayaa ku jira
Ilma Daahir uweys
Waa dad macruuf Ah
Wax bartey
Masha Allaah
Wariye Nuur. Mahadsanid
Ilaahey ha unaxariisto madax Weyne Maxamed siyaad bare
Maa shaa allah.
Dhamaan waa run waxuu shegay .
Dad sidaas oo kale ayaa loo baahanyahay.
Hambalyo.
MaSha'Allaah Doctor qaali ah aqoonyahan,, Allaahyacizak AllaahyaBaarik... Iyo inta la midka ah,, SSTV~thanks.
Mashallah dr aad baad noogu faahfaahisey siyaasada
Dr aad baad u mahadsantahay sida aad u kala dhig-dhigtay
Asc.Wariye sarre nuur.
Dr.Mahamud,isana aad buu u mahadsan yahay,
Wax baddan buu iftiimiyay,
Waxaan rajeeynayaa in Maddaxda hadda joogtaa wax ka kororsaddaan.❤
Ninkii ugu xikmada badnaa inta aad wareysi qaaday keep going
Maxaad been sheegtay
Asaga iyo adiga
Interesting history. Thanks.
Abkay daba qoodhi iyo jaasuus Siyaad Barre Au haku waasho.
Siyaaf Barre madaxweyihii dalkuu ahaaye, maxaad uga xigsaneysaa?
Mise sidaad adigu u heysato in loo wada haystaad rabtaa?
Nuur khayr alaha ku siiyo noso badi dadkan oo kale oo runta ka hadla oo cilmigedana leh masha alah
Maasha. Alaah. Ninkaanoo. Kale. Haduu. Soomaali. Kujiro. Well. Caaqibaan. Leenahay. Ilaahay. Isagoo. Kale. Hanoo. Bad iyo.
Masha Allah,,,
Waa dadkii wan wanaagsanaa ee Bulshadena Soomaaliyeed
You well done
Runtii waa qof bisayl sitaasadeed leh. Waxaana rajaynayaa mar uun inuu hogaanka sare ee somalia uu qabto insha allaah ❤
Excellent
Ninkan mawaxay walaalo yihiin xasan daahir aweys.
Haa iyo Dr Moxamed Daahir Aweys
Kuwii ayagoo kursi doonayo jabhadaha Qabiileysan abaabulay kadibna Ithopia oo cadowga koobaad ee Soomaaliya ahayd hubka Ka soo qaatay
Dalkina Ku burnuriyey wax qorsha ah ee qabyaalad ahayna wadin natiijadii Ka dhalatay waa labhaya
kii inta uu kursiga xoog kula wareegay iyo qori caaradii ee dadka magaalo magaalo iskugu diray dadkiina koox koox u laayay ragii ka fakaday ee umada ka qabtay daaquudkii ilkaha dhiiga ku lahaa in loo duceeyo
@@AbdulkadirAli-br3mg
Maxaa kadan beeye Siyaad badoow yahoow!
Miyaan la oran karin Siyaasiinta Soomaalida ayagaa dad xun ah oo ay qabyaalad la aan wax ku doonan karin ✅✅✅✅
6 sano waa cajiib soomaaliya halku gaadh siiyay SIYAAD BARRE.
Ninkaan aqoontiisu waxay ka dhex muuqataa warbixintiisa ✅🙏❤️🙏
Very interesting ❤
Msha allh
Sheekhu waa runtiisa ee somalinimadu aad ayey ugu weyntahay
Asc Akhyaarta..
Ninkan ma wuxuu la dhashay Sh. Maxamed Dahir Aweys...?
Haaa
Interested
mooryaan-mooryaan dhalay muu xusin aabbihii tacliinta somaalyeed Maxamud Axmed Cali
Somalidu way is xaqirtaa umalayn maayo in shaqsi ina Siad Barre ooo kle ah somali dib uheli doonto waxuu qabtay waxa kamida waligeedna aan dhamanayn waa farta somaliiga ah ee aan manta qorayno io magacan somaliiga ah ba saga keeney alah AUN aamin 😭😭 Mida kle Dr Kan waa nin Ka hormarsan waxa layiri io reer hebelba nimcdaan🙏
Alaha nookaadaayo
waa nin sifiican u hadalaya
Sax
Horor isma Qariyo
Fariid isma Qariyo
Faa'iidada cilmiga waa tanaa
Please, Nur, don't let people like Aweys on TV to make him popular
He is not Dr., but "macalim quran."he states Siyaad Barre was not ethic clinching!!!
Dr waa nin wax on hadana run sheega
Alla ha ku xafido.
Aad baad udadaashen
Fadlan arrinta magdhawga ciraa iyadoo faahfaahsan ma noo soo galin kartaan
Syl ciyaal rome iyo italy lagu soo shaabadeeyey ayey ahaayeen, taasna inuu ka hadlo bay ahayd
war fayoobi iyo fayaqableh foolaadna u ah cidii wax fahmaysa
Asc waa sax
Nidaamka civilian ka uu ka hadlayo buu ceebtiisa ku soo saarey. Corruption ka ugu xun iyo dhaqanka ugu xun waxaa keenay cabdirashiid cali sharmaarke
Jaajuusiintii Ethiopia ushaqaynjiray odhan waxay iska dhigayaan dulmanayaal xili ay dowlad shisheeye ushaqaynayeen. Illaahay dunida idinku cadaab jaajuusiinta odhan
Wll war kaagu run buu u egtahay
Waqtigaan dambe runtii waa Laga caagay
Marka bal Soo wada qaybta kale aragnee
Tankale m.siyaad waxaan waxka sheegi lahayn markii kuwo dhaamo aragno balse hadda yaahuuu
Wallaahi wali wey ii dhineed nin aan ku qanco wareysigiisa oo ku saabsan Maxamed siyaad bare waxaan isleeya hay 80% aad buu umahad sanyahay walal maxamud cadaalad ka hadalka ❤❤❤
Qodobka ugu danbeeya ee ah duruufaha ku gadaaman soo kabashada dowladnimo. Qodobada qaar wuu sheegay kuwa u ka tagayna waxaa ka mid ah musuqa , is aaminaada iyo shirkadaha ku shaqaysta adeegyadii ama ilihii dhaqaale ee dowlad lahayd oo faro gelin ku haya
1:06:37
Dadka naga maqnaa waa adiga oo kale ee wacdiga dowlad nimada wad Dr Maxamud
Ogaadeen iyo siyaadbaa burburiyay dalka
Siyaad barre shilaabo ayuu Ku dhashay AUN sida geesiyaashii la midka ahaa ee dhinacaas ka yimid
Shiiikh Jaamac Cabdisalan, Maanta waa Alshabaab kawarama bal. Siyaad barre Waxyaaba badan waa ku qaldanaa Lkn Wahaabiyada xarigooda iyo dilkoooda kuma qaldanayn
NAXLIGA BUUFIYA DHIBKA AAD UMADA KU HAYSAANA DADKA JAHWAREERIYA OO KA DUWA WAAQICIGA MAANTA UMADA HALAAGEEDA UU NINKAAN DADKIISA KU HAYAAN SIDA MAHAD SALAAD KAWAANLE CAYDIID OO UMADA SOOMAALIYEED DHAMEEYEY IYAGU WAA LAMA TAABTAAN WAXAY DILAAN WAXAY BOOBAAN WAXAY DHACAAN WALEE XAQDARO WAY HADLAYSAA.
Ninkaan waa aqoonyahan lkn kama marna reergalbeed ku xirnaantooda,sida uu sheegayna saraakiil waawayn oo ameerikaan ah ayuu lasoo shaqeeyay.
Yuusuf garaad mooryaan
Dr waad dadaashay wax fiicana waad sheegeysaa , lakiin odeyga waad yara dulxaadyisay. We can all agree that Siyad Regime had done a great job during the first five to seven years. Unfortunately, the regime had taken a road to hell after those initial years.
M a
Innaba caadi maahan ninkan
War ninkan SV waa daciif maxa dhacay. Siyad Bare is may arag umana yeedhin. See bay Hawiye ku oganayan. inuu madax yahay.
HAL SUAAL AH SOOMAALIDU WAXAA FIICNAAN LAHAYD INAY ISWEYDIISO 1960 SOOMAALIYA XORIYAD MIYEY QAADATAY , MISE DHAQANKII GUMAYSTAYAASHA OO AAN DIIDDANAYN OO LADAGAALAMAYNAY BOQOLAALKA SANO AYAA NALA OGGOLAYSIIYEY ?
Carab naga daa
Waa nin gobjoog ahaa oo runta ka hadlay inbadan oo sax ah oo xaqiiq ah buu sheegay
HADIYAD AYA U CELIYEY ASAGO SHARCIGA KA CABSANAYA, QOFNA ISKAMA QADAN KARO HADIYAD UU KU HELO SHAQADA U MUSHAHAR KA KU QAATO!!!!!
ANAGA KUWA MADAXDA NOO AH HADIYAD ISKA DAYE HANTIDI UMADA AYAY XADAYAN!!@
Wax dhintaad ka samirtaa
Waaaaw dadka wax baaraya ayaga laftigooda in labaaro weeye in ay kanarinyihiin dabin,daabyo.
Erayadaaas waa ka hely walhy xaqiiqda wax u dhow weeye.
Waar yaa caligayaga haku ciyaarin
War Doctor madaxwene uso istaag ilahey ban kugu darshee
Who give you free school
His government not mohamed siyaad
Afwane.dhiig.yacab.kii.
Dugsi dhaxe markaan kaxay ayaan shaqo heley tartan Ayaan ku belay, beenta dowladnima lagafaafiyey ee dhalin yara laga gadagayo hala dhaafo
Afweyne waa ninkii caydiid eryaday
Soomaali ayaan daradeeda iyadaa Gacmaheeda ku kasbata saa iyadoo Ninkaan haysatay dooran liitayaasha ka fakaraya Dhulboob iyo Guryihii dib looked hayn lookidhayn lahaa
Afweyne cadaabta illaahay kugu fogee soomaali hooshoisow u cunyay. Xisaab alle waakuheesataa
Naar aad kuwaarto adaa galaaya, maxaad heshay gadaashii, anaa kuu sheegaya waxaad heshay inaad umada Somaaliyeed aad dhacdo oo aad taajir noqotay
Beenaale soomaali ayaa carab ah ? hadii soomaalidu carab yihiin maxay ugu hadli waayeen af carabi?!1@
Maxa lagu murma adunka hada DNA ba shaqaysa wajigena waykaiqata iskudhexjir inan nahay
Dadka diinta neceb ee carab naceyb kugabado inaad tahay ayaa muuqato ee ogoow soomaalida waa isku dhax jjrtaa kuwo carab asal ah iyo kuwo meelakale kayimi
Sheekada carabnimada waxaa keenay dad dadka Lagu dhexbeerey OO xeebaha la keenay.
Dal gaalo miyaa loo haajiraa mise dalmuslim
arimaha waxaa laga eegaa cidhibta siyaad isaga aabe u ahaa in aomali la waayo shaki ayuu shwx dhigay
Ilahay samir iyo iimaan haydinka siiyo jaahiilka mujrimka ahaa jahanba lagee
Kawaran Abaarso Imisa khaniis baa idinka Qalin JEBIYAY Sanadkan ? Ii sheeg
@@abdirisakdirie3124mujrimka maad qabiil ku difaaci waa cida halkaa nadhigtee
Asc norow ninkee oga cadaladsana somali intad wareysanjertiy manta ayadkentiy dadka wanagsan seda ninkan okal wan obahanahay
Adeerayaal dhalinyarada jaanis siiya
Ciyaal daroogo miyaa jaanis la soon 😂
Ma waxaan rumeysana nin Somali ah ayaa laaluush diidaya? Waaba tuugta aduunka ugu xariifsan.
Armaxaa titol been ah la sheegan
Turjumaan baad ahayd e sadla beenta