Dood" Dowladnimadda iyo Dawlad Dhiska Soomaaliya "Global Somali Talk "

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 11 вер 2024
  • Dood" Dowladnimadda iyo Dawlad Dhiska Soomaaliya "Global Somali Talk "

КОМЕНТАРІ • 25

  • @Cabdixakiimmuusecige17
    @Cabdixakiimmuusecige17 22 дні тому +6

    HADII AAD AWOODO ALLAH DARTII
    IFAHMA OO IDAREEMA 2K❤❤❤
    Walaalaha Soomaaliyeed Allah Dartii Cimaamada igusoo Tuura Kii Hore Ayaa Layga Xidhaye❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mazatoshi7501
    @mazatoshi7501 22 дні тому +1

    Good job xogmaal media for bringing in great Somali minds

  • @user-ln9ft3qp1v
    @user-ln9ft3qp1v 21 день тому +1

    Dawladnimadu maanta waa dad wax iskacelin kara oo is difaaci kara.

  • @Saeed-me6gq
    @Saeed-me6gq 21 день тому +2

    There is no republic of Somalia, but Somaliland and somalia

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 15 днів тому

    Hadhaagii faqashta qaxootigii afweyne cabaad iyo calaacal weynaa

  • @user-gu2iv5ez1i
    @user-gu2iv5ez1i 8 днів тому +1

    Ex, wasiir not wasiir weriyaasha wax badan baa isaga qaldan.

  • @nasibuundomedia6957
    @nasibuundomedia6957 22 дні тому +1

    3 qof oo aan aqoon badan u laheen dawlad waxay tahay ahaaa🤣🤣🤣🤣

  • @awbile
    @awbile 20 днів тому

    Diktoorku daruuraha ayuu ku fadhiyaa. He is sitting on the clouds ☁️. When I see people like him, I hate the PhD credentials. The Sheikh is just a beginner. He is young and has his whole future. The minister is heavyweight. Well done to the minister.

  • @FreemanV99
    @FreemanV99 21 день тому

    Statehood ama dowladnimo waa maxay?
    Waa maxay farqiya u dhexeeya State/ Dowlad iyo Nation/Qaran iyo Government/ Xukumad?
    Somaalia maxaa ka jira ee dowladnimo ah?
    Fahanka qofka Somaaliga ahi intuu gaadhsiisanyahay?
    4.5 system iyo federaal ma shaqeeyeen mise waa lagu fashilmay?
    Dadka Somaalida ahi ma leeyihiin [will] ama awood shacbi oo ha iyo maya ay masiirkooda ka dhihi karaan?

  • @CAGAROOB
    @CAGAROOB 22 дні тому

    Niman sheekesanyo,ayaad meesha inookeenteen
    Dood ma ahan ,inkastoo waxbadan oo muhiim ah ka sheekeyeen...

  • @salmaanahmed2328
    @salmaanahmed2328 22 дні тому

    DOOladada Nimadu Shaqabaye Ubaa ah Tahaye Filcil Keen Hadada odayaalele

  • @warsamaosman-Sool
    @warsamaosman-Sool 21 день тому

    Saacad iyo badh khasaare ah.
    Waa rag waawayn oo sidii caruurta
    Khuraafaad kusheekaysanaya🤣.

    • @user-ju8ee5tg3d
      @user-ju8ee5tg3d 15 днів тому

      Nio xabad caqli malihid canuga profile ka kuu saaran aa kaa caqli badan 100 %

  • @warsamaosman-Sool
    @warsamaosman-Sool 21 день тому

    Kulahaa dhibka kataagan zoomalia qabyaaladu kama mid aha!. 🤣🤣. Maraan kaas oo miidhan baa zoomalia wasiiro ka ah!.

    • @daljireali4783
      @daljireali4783 17 днів тому

      Adiga cuqdad nin ay hayso ayaad u egtahay. SNM nin ay sumaysay ayaad tahay

  • @mohammedabdi7145
    @mohammedabdi7145 22 дні тому

    Madaxweyne gurgurte iyo warlords axmed madobe dani iyo muse bixi ma arkan miya dodan sida wx logu sheegayo

  • @ahmedyuusufgamaadiid6379
    @ahmedyuusufgamaadiid6379 22 дні тому

    somali hadal uun bay haysaa ficil ayaa loo baahan yahay no more talks please

  • @yahyeomer6595
    @yahyeomer6595 22 дні тому

    Nimanka waxbartay Lkn Halkii Arin ee ugu muhiimsanaa ee burburka u Sababaya wal Hal Arin Kaas oo ah caalamka dhan xataa waan Google gareeyey waxaan isku Dayay inaan Helo hal dawlad oo Citizenskeeda u kala yeeshay Darajooyin kala Duwan sida 4,5 Taasna Amarka ALLAAH mid ka Hor imanaysa waaye waliba si Cad Gaaladii lkn Taas ilaahay waa uga Nimceeyey just becouse waxay samaysteen Nidaam iyo Cadaalad Arinkaasna Xaga ALLAAH Czwajalla uu ka Taaganyahay waad wada ogtihiin marka dawlad aasaaska ay ku dhisantahay uu ka Hor imanayo amarka ALLAAH CZW sidee ayuu u Hagaagaa?

    • @User-T-c2v
      @User-T-c2v 22 дні тому

      Qabiil ka Habardigir madaxa ka galay ku qaday MJ ku dayo ama iska amus hadi Habardigir mooryaan munaafaq wax qabsan weyden

  • @LiibanJelle
    @LiibanJelle 20 днів тому

    Tuugo

  • @Saeed-me6gq
    @Saeed-me6gq 21 день тому

    Statehood can't exist without first having the people of said land agreeing to form state together. Therefore, you guys are missing the point. You should get your money back from whoever educated you.

  • @warsamaosman-Sool
    @warsamaosman-Sool 21 день тому

    Somaliland kama mid aha zoomalia

  • @User-T-c2v
    @User-T-c2v 22 дні тому

    Ma Bulsho Trust Ohioa ku dayaneysan 😂Somali isku dasho ma dhafto😂

  • @hashimmohamed4698
    @hashimmohamed4698 18 днів тому

    Reer konfurka waxay ku jiruun been khiyaam iyo walib dhaqan ku dhisan been .