"Saleeban gefka intaa le'eg in loogu dulqaato maaha." Siyaasi Cabdiqaadir Jirde.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 12 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 221

  • @crisaqgoole8217
    @crisaqgoole8217 Рік тому +8

    Waa aqoontii umada lagu dhaqayey oo qof ah masha Allah

  • @khalidabokor1733
    @khalidabokor1733 Рік тому +2

    Siyaasi Cabdiqaadir Jirde Alle Caqliga iyo Cilmigaba Hakuu Barakeeyo wax wayn wayn wayn Baan kaa faaiiday weligay nin nocaaagaa sidaa wax ugama fahmin aadbaan kuugu taageernay Well-done THANKS A LOT MAASHA ALLAH

  • @user-is2sz5lb8t
    @user-is2sz5lb8t Рік тому +16

    Very professional and fair minded. He is a national treasure! Masha Allah!

  • @Global.Nature1
    @Global.Nature1 Рік тому +12

    Knowledge speaks we need people like Him long life

  • @adenfaraxabdillahirobleh7618
    @adenfaraxabdillahirobleh7618 Рік тому +2

    Manshallah wa aqonti cafimad qabtay! Geesi araab!

  • @walaalahadaarudacwa8120
    @walaalahadaarudacwa8120 Рік тому +2

    Asc wr wb waar waxaan idin waydiiyay kawarama hadaan madaxwayneakadhigano Aqaadir Jirde
    Allah yaxfadak long life

  • @abdideria18
    @abdideria18 Рік тому +3

    Wooooow ,Jirde si geesimo ah

  • @abdiazizawdahir4507
    @abdiazizawdahir4507 Рік тому +2

    Alle cimriga iyo caqliga hakuu barakeeyo waxaad tahay labarery wax laga baran karo c/qadir xaaji ismaciil jirde.

  • @halilmamohamed4493
    @halilmamohamed4493 Рік тому +8

    Dadka meesha ka doodayow…si fiican u dhegaysta..nin jeclaysi iska daaya oo danta qaranka ka fikira..ina jirde run buu sheegay

  • @dhanbaalhurusa6010
    @dhanbaalhurusa6010 Рік тому +2

    Arinta u cbdiqadir jirde sheegay wa sax
    Gidoomiye saleeban maxmud aadam
    God madawo ayu ku riday somaliland
    wa in maxakamad lagu so saara arinka
    sharci jebintaa uu sameeyey caqligu
    hashaqeeyo umada reer somaliland

  • @se1059
    @se1059 Рік тому +4

    Cabilqaadir jirdeh ilaahay haku xifdiyo waar adiga iyo inta kula caqliga ahow inaga qabta labadan nin ee xanuunsanaya muuse dameer iyo saleebaan gaal intaanay dalka inaga gubin

  • @adenfaraxabdillahirobleh7618

    Un des professionel de la politique somalilandaise!vive abdulkader ismael jirde un embleme national!

  • @paulkhalif3299
    @paulkhalif3299 8 місяців тому +1

    Wonder fully

  • @abalahdhuusawayne9206
    @abalahdhuusawayne9206 Рік тому +2

    Odaygan wuxuu u qalmaa madaxwayne somalijandeey aynu doorano waa layna aqoonsandoonaaye

  • @abdulkadirismailismail9591
    @abdulkadirismailismail9591 Рік тому +7

    I am not supporter kulmiye ucid and wadadani but I support my beloved somaliland

  • @khalidabokor1733
    @khalidabokor1733 Рік тому

    Thanks Weriye Luqmaan Xakiin Si quruxbadan baad noogu daadihisay alle haku sharfo

  • @sabahmohamed9289
    @sabahmohamed9289 Рік тому +2

    Subxaanalaah cadaalad darada ka taagan somaliland hore uma soo marin illahay inta ka wada cadaalad darada dalka illahay haka qabto runtaad ka hadashay illahay haku xifdiyo aamiin

  • @saeedabdi7591
    @saeedabdi7591 Рік тому

    Madaxweyne maxamed xaaji ibraahim cigaal alle ha u naxariiste cod xilka laga qaado oo hal vote

  • @yacinabdo4144
    @yacinabdo4144 Рік тому +3

    Saleebaan waa waslad xaaraana

  • @iidwarfaa9936
    @iidwarfaa9936 Рік тому +2

    Saleebaan gaal wa dagaal ooge qabyaladayste ah dagaaladi sokeye ee burco 1994 ki waxuu ka mid aha ragi riday

    • @mustafahassan2555
      @mustafahassan2555 Рік тому

      NINYOW ADIGU CUQDAD BAAD QABTAA!!!!!.CIIC DAAS UUN BAAD HAYSAA!!!!!!.MA MIYI BAAD KU RAAGTAY?????.DIYAASADU DAGAAL MAAHA!!!!!!.

  • @axmadcawed3388
    @axmadcawed3388 Рік тому +1

    C/qadir Jirde Hadalkiisu Turxaan iyo Dhaliil malahaan jirine Tolow ma tii Da,ahayd baa ku soo huursan Naso xaaji RABBI,iyo Ragbay leedahaye

  • @mohacali9855
    @mohacali9855 Рік тому

    Abdiqaadir jirde one of the most intellectual leaders of somaliland and so Brilliant 👏 💯

  • @ahmedosman4289
    @ahmedosman4289 Рік тому +1

    Saleebaan. Waa duqoobay. Ha iska nasto

  • @hassanfarah8417
    @hassanfarah8417 Рік тому +1

    OGI OGI TALO WAA MAR AAD GARAN WEYDO IYO MAR AAD GAADHI WEYDO. G.GUURIDA OO AANAY KU JIRIN SIRQO GAAL IYO INTA MW MUUSE U GUUL WALAYSA AYAA LAGA SUGAYAA TALO SOOMAALILAND LAGU BADBAADINAYO.

  • @Alihassan-jh7cp
    @Alihassan-jh7cp Рік тому +1

    Saleebaan wuusaxanyahay kiish cusub faaruq ah sidan ayaa sax ah guul

  • @MohamedSamatar-gz3df
    @MohamedSamatar-gz3df 7 місяців тому

    Agoonyahan saare ee system jahiil ah guudaxwareray allahyoow sahaal amurah

  • @iidwarfaa9936
    @iidwarfaa9936 Рік тому +2

    Saleeebaan gaaal sharciguu jebiyay wana dagaal ooge qabyaladayste ah

  • @Hanad2976
    @Hanad2976 Рік тому +1

    Abdiqadir jirde
    Waa aqoontii qarniga iyo siyaasiyiinta wakhtigan somaliland ku hirdamaaya waa shaqsiga ugu maan galsan dhanwalba oo aad ka eegtid waa gobodii sikale hadaan u dhigo waa (xareedii) iyo xulkii siyaasitiinta hada ku hirdamaaya siyaasada sland .cimri dheer iyo caafimaad ayaan Eebe kaga baryayaa.

  • @melmi9330
    @melmi9330 Рік тому +3

    Ilaahay ka baqa waa dhimaneysaane

    • @nuraqallib9103
      @nuraqallib9103 Рік тому +1

      Muuse iyo saleemaanka magaca xun leh ayaa in ay illaahay kabaqaan aytahay

    • @mustafahassan2555
      @mustafahassan2555 Рік тому

      @@nuraqallib9103 BISMILAAH!!!!!.XISBI IF IYO AAKHIRO MIDNA KUU SHAFEECO QAADI MAAYO!!!!!!!.

    • @nuraqallib9103
      @nuraqallib9103 Рік тому

      @@mustafahassan2555 waarun iima shafeecayo laakiin wadankeena waxaa kajira cadaalad daro xun taasaan diidanahay ee xisbigu haduu khaldanyahay cidna khalad kutaageeri maayo

    • @mustafahassan2555
      @mustafahassan2555 Рік тому

      @@nuraqallib9103 SIYAASI XIIQSAN DADKU INAY KA ILBAXAAN BAA LOO BAAHAN YAHAY, OO DADKU KALA GARTAAN QALADKA IYO SAXDA!!!!!.MUUSE, CIRO IYO FAYSAL BA HABEEN MEEL ISEEXIN MAAYAAN, DANTOODA AYEY WATAAN!!!!!.

  • @saeedhussein524
    @saeedhussein524 Рік тому +11

    In the interview of the MM tv OF A, Jireh was loop-sided due to the weakness of the interviewer who is psychologically overpowered by the talents of Jireh. A.jirdeh was dodging certain questions deliberately avoiding eg the internal procedures of the parliament. he was focused on the Guurti loopholes less on the parliament side which equally made crucial mistakes in terms of their bi-laws.
    He underestimated the legality of chairman Suliman's side of the argument and did not mention any wrongdoing of chairman Abdirazak. With his scholarly talents, he overshadowed the interviewer.
    MY SINCERE OBSERVATION AND MY RIGHT TO COMMENT

    • @moegreenback6854
      @moegreenback6854 Рік тому +2

      Gaal should have brought the bill before the upper house to be debated and when a consensus is reached via voting act upon it not reach his own conclusions regarding a sensitive national issue. Saleebaan broke the constitution and overstepped his speaker position to blatantly violated the constitution and separation of powers between the two houses by disregarding a legitimately advanced bill because some disgruntled government-backed MPs who slept on the job asked him to return it.

    • @jamuuriyadasomalilandhanoo4591
      @jamuuriyadasomalilandhanoo4591 Рік тому

      He's one sided obviously

    • @Yusufhalig
      @Yusufhalig Рік тому

      What will you expect from useless man that sold his dignity for a $1,500,000.00 that he accepted from DHIIG-SHIIL

  • @Global.Nature1
    @Global.Nature1 Рік тому +1

    Walaahay Raga Arab waa Dacada Somalilander anigu ma ihii Ararab

  • @muxyadiinhayaan5231
    @muxyadiinhayaan5231 Рік тому +1

    Aqoontii oo qofa weye cabdiqaadir jire

  • @zakisoleiman4287
    @zakisoleiman4287 Рік тому +2

    Dadka commenka waxaa jira wax ma garato bdn

    • @mohadeeql
      @mohadeeql Рік тому

      waa dad aad moodid in ay adoomo yihiin oo nin jeclaysi wada hada, anigu saleebaan baa aanu is-xignaa hadana waxaan ogahay in G.Saleebaan khaldan yahay oo uu dastuurka wadanka ka horyimi

  • @munayusuf4949
    @munayusuf4949 Рік тому +2

    Saleebaan ha la isla qabto

  • @hassanfarah8417
    @hassanfarah8417 Рік тому +1

    OGI OGI XAALKU WAA XIL GAADSIIN KOL HADII UU DHAMAAD YAHAY XILIGII MW MUUSE LOO DOORTAY GOLAHA GUURTIDUNA AY EXPIRE YIHIIN MUDO DHEER. KURSIGA XIL GAADHSIINTANA GGW AYAA XAQ U LEH INUU KU FADHIISTO ILAA IYO INTA DOORASHO MADAXWEYNE DALKA KA QABSOOMAYSO.

  • @saeedabdi7591
    @saeedabdi7591 Рік тому +1

    THE LEGISLATIVE ASSEMBLY OF THE COUNTRY 🇺🇸 HAVE NEVER PASSED A LAW IN THE CONGRESS OR SENATE A COPY OF THE LAW HAS NOT YET BEEN DISTRIBUTED TO THE GOVERNOR FOR ANNOUNCEMENT.

  • @mataancabdi102
    @mataancabdi102 Рік тому +1

    Saleeban cidina talo ma siin ee waligi wax aan xumaan ahayn taarikh kumu lahayn sida odayasha somaliland oo dhan isugu markhaati fureen.

  • @engosmanabdilahiali5056
    @engosmanabdilahiali5056 Рік тому +5

    Eng. Osmanito huu haa.
    Mudane jirde, haddii kuntintu ayna dhammeyn, waa maxay sababta diideysa in loo celiyo. Xaq bay u leeyihiin inay giddaafadda xashiishka ku daraan. 33 mudane yaa ansixiyey xeerarka. Waxay ahayd 42 mudane inay fadhiyaan. Haddaba ma fadhiyeen, mise may fadhiyin. Jawaabtu waa may fadhiyin. Wuu jabanyahay xrerkaasi. Waana la celiyey, sidaasobuu ku burey.

    • @engosmanabdilahiali5056
      @engosmanabdilahiali5056 Рік тому

      Eng. Osmanito huu haa.
      Yaa keenay mooshinka. Mawaxaad sharci ka dhigeysaa ganacsataa mooshin keentey. Waa mooshin lacageed. Mooshin laceeg cid aqbaleysaa ma jirto. Suleeman waa ku saxanyahay. Mudane jirde wuu waddaniyeysanyahahy, mudane jirde waa waddani laba jibbaaran. Suleeman baa sax ah, xeerkaasina waa xeer qoyey. Mar hadduu qoyey sidaasi buu ku dhintay.

    • @engosmanabdilahiali5056
      @engosmanabdilahiali5056 Рік тому +2

      Eng. Osmanito huu haa
      Waxba mudane jirde waa mucaarad waddani ah. Loomana baahna inaad ku hadasho afka xisbiga aad jeceshahay. Xaq bay u leeyihiin inay ku daraan muddo 3 sannadood ah.

    • @maryanmohamed6688
      @maryanmohamed6688 Рік тому

      Waaryaa Guntin Bay Idinka Qabsatey 19 Xildhibaan ee Ka Aamusay Maxay, Maxay U Diidi Waayeen? Maxayse Todoba XILDHIBAAN Baa Sharci U Leh In Ay Diidaan Oo Yidhaahdaan Cod Galin Mayno ee Waa La Soo Akhryayaa Maxay Taa U Yeeli Waayeen? Xeerka Qoyey Ama Xashiishka Ha Lagu Daro Waana Xeer U Yaala Golaha Guurtida .

    • @ahmadjellah3582
      @ahmadjellah3582 Рік тому +2

      Ina JIRDE WAXAA LA MOODI JIREY INUU HEERKA SARE EE DUQAYDA SOMALILAND HAYEESHEE WAXAA CADDAATAY INUU ISKA YAHAY NIN CAADI AH OO DADKA SUUQA JOOGA UUN KA MIDA

    • @hassanfarah8417
      @hassanfarah8417 Рік тому

      OGI OGI SOO CILINTA XEERKA GW AY SOO GUDBAY WUXU KU HABOONAA WADA JIRKA GOLAHA GUURTIDU BALSE WAXA AAN MEESHA KU JIRIN IN CELIYO SIRQO GAAL OO KELIYA.

  • @hassanfarah8417
    @hassanfarah8417 Рік тому +1

    OGI OGI SOO CILINTA XEERKA GW AY SOO GUDBAY WUXU KU HABOONAA WADA JIRKA GOLAHA GUURTIDU BALSE WAXA AAN MEESHA KU JIRIN IN CELIYO SIRQO GAAL OO KELIYA.

  • @muuseadan2294
    @muuseadan2294 Рік тому

    Siyaasi C/ qaadir jirde inkasta oo uu yahay Nin mucaarada hadana marka aan eego shakhsiyadiisa qof nimo iyo khibradiisa shaqo runtii waa oday qaran aniga aragtidayda qofee marka aan eegay

  • @munirkh
    @munirkh Рік тому +7

    Ninkani ilaahey haduu ka yaabayo runtuu sheegi lahaa. Saleebaan nuur waa nin taariikh weyn ku suntan.

    • @ikk8851
      @ikk8851 Рік тому

      Wallaahi saleebaan ninkanaa ka dun wanaagsan oo ka mutaciimsan oo ka ilbaxsan oo ka munaafaq yar oo ka toosan daliilkuna waa dadkoo dhami ninka waa jecelyahay saleebaana intiisa uun

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 Рік тому +5

    Ninkan meel cidla ah ayuu soo istaagay

  • @iidwarfaa9936
    @iidwarfaa9936 Рік тому +3

    Waa aqoonyahan tegay wale jjrde

    • @abdicash8787
      @abdicash8787 Рік тому

      Aqooney ba, aqoon badan wuxuu u leeyahay sida xoorka geella reer galbeedka loo dhamo 😜😅

  • @khalidabokor1733
    @khalidabokor1733 Рік тому +1

    ALLAYLEHE NINKU XININYI CADAA LIBAAX IGA DHEH

  • @ahmedadan2745
    @ahmedadan2745 Рік тому +2

    noloow adeero

  • @abdiyousuf114
    @abdiyousuf114 Рік тому +5

    Cabdi qaadirow Xisbiga wadani ama wakiladu khiyano qaran ayay wateen,,,Saleebaana wuu ku saxsana meeldheer ayuu wax ka arkey, marka bal fikir oo caqligu ha ku sheqeyoo wixi aad wadateen uun ha eegine dastuur bu ku hadley saleeban,,xirsi bawdyo gaab ciilqabe iyo cirro ayaad uu hadleysa walagu fahmaya

    • @abdirashidkaruur5980
      @abdirashidkaruur5980 Рік тому

      Waar ina jirde wax uu aqoon uleeyay ayuu kahadlaya adigu sheeko xaafadeed ayaad haysaa saleebaan somaliland dastuurkedi daadku raaciyay

    • @muusaismacil7670
      @muusaismacil7670 Рік тому

      been ayaad sheegtay

  • @adoursouldan5757
    @adoursouldan5757 Рік тому

    qoom Alle ma badalo, hadayna is badalin, xoolihii iyo guryhii boorama ka buurburseen ee gubay suqii maga shaydaanka lahaa iyo dhimashaddii muuse biixi ku laayey dadkii cashar miyeynan ku qaadan. wali madhawa haddii aad toobadkeeni waydaan wax yar suga Alla waxa soo socda.
    iska calaa caala xukunkii Alle waa dambeeyaa

    • @Hawd74.
      @Hawd74. Рік тому

      Boorame ayagaa uI basaasi jiray oo ingiriisbaa sheegay iyagoo waxaa sameeyay ayaa la wanaajiyay muse biixi haduu dumiyay red carpet umay dhigeen ee qurbahaad ku kha fiiftay ee boorame kaalay dawarsigii waa laga raystay alaha xafido somaliland

  • @msayid1
    @msayid1 Рік тому

    Dooda C/ qaadir waxaa isku fuiqsaday Goob joog ma ahayn iyo guurtiday noo soo waabiya waa lana soo jiidhsiiyee xeerkaas e.
    Muxuu ku diiday 46 Xildhibaan, in ay dalbadaan in loo soo waabiyo.
    Qodobada xeerka in uu talladeeda lahaa ayaa hadalkii sa ka muuqata.

  • @mohamedyusuf3003
    @mohamedyusuf3003 Рік тому +3

    Waa ninka keliya ee aqoon yahan ku jira dadkan is eryanaya !

  • @saadsuleiman3750
    @saadsuleiman3750 Рік тому +1

    Saleebaan gaal maxkamad hallala tiigsado

  • @book2316
    @book2316 Рік тому +1

    Why didn't MM Somali TV bring someone from the 46 MPs that were against it to debate this man?

    • @jamaadnuura10
      @jamaadnuura10 Рік тому

      Because they are bought and paid for by suulcawro and dhiigshiil

  • @liibanmumin6582
    @liibanmumin6582 Рік тому

    Ina jirdaw afkii mucaaridka aad katirsanayd ayuunbaad kuhadashay doodaaduna waa dhinac Abdirasaaq wax boobsiiyayba ma arkayside inadhahaad kalalinaysaa oo Saleebaan baa kuu muuqda.

  • @beerkaaicadaaday2057
    @beerkaaicadaaday2057 Рік тому

    Jirde ma waxaa dhalay jirdihii malqabeenka ahaa ee soomaalifs dhexdeeda caanka ka ahaa mise?

  • @melmi9330
    @melmi9330 Рік тому +3

    Cabdilqaadir Jirde waa nin jira runa sheegay,saqa jaamiinta nin jeclaysiga wada yaan la dhegeysan odaygan saleebaan gaal wuu asaasaqay khaladna wuu galay!!!!!!!!!!

  • @januarySl2024
    @januarySl2024 Рік тому +1

    Kan Habar Yoonis dooni mayso oo way eryeen. Waxba kuma haysto Wadani. Laakiin fidnad iyo nacayb uu reero kale u qabo ayuu ugu dhegan yahay. Samigii iyo xaqii Arab ee Wadani isagaa lumiyey.

    • @halilmamohamed4493
      @halilmamohamed4493 Рік тому

      Alahaga ka cabso akhira ku sugaysa…ina jirde qabiil uma shaqeyo waa nin qaran..mise inta qabyadu indho tirtaad ka mid tahay

    • @dhanbaalhurusa6010
      @dhanbaalhurusa6010 Рік тому

      hud hud aw xishood meesha qabyaaladi mataale sharcigi somaliland aya laga
      sheekaynaye Badbadintaadi aya laga shaqynaye ha lakala xishoodo sxb

    • @moegreenback6854
      @moegreenback6854 Рік тому

      maxaa HY keenay adeer dadku waa walaalo kuwii a Muuse reernimada ku wata mooyee

  • @slanddifac5460
    @slanddifac5460 Рік тому +6

    Siyaasad asaasaq day dheh
    Waar iska cibaadeyso
    Khayr ka masaajid ku galee

    • @se1059
      @se1059 Рік тому

      Yaa asaaq ah ma jirteh mise saleebaan gaal alla kariim

    • @ikk8851
      @ikk8851 Рік тому

      Waayo waa library waana warkiisu wax markhaati leh macno maleh haduu madaxweynaha la yaabo waa bani aadam madaxweynuhu sharci ka bood noqon kara

  • @ahmedfarah2138
    @ahmedfarah2138 Рік тому

    Adigu mid kasta miyaad ka mid aheed tagolaha gurtid iyo golaha barlanka

  • @Alihassan-jh7cp
    @Alihassan-jh7cp Рік тому

    Saleebaan noolow halkii Cabdi waraabe waadnoogashay guul

  • @bashman345
    @bashman345 Рік тому

    Asal waxgarad guurti ah xildhibaan Cabdilqadir Jirde

  • @mustafemaxamed6085
    @mustafemaxamed6085 Рік тому

    Saleeban isagaaba wakhtigii kadhacoo rabey inuu kororsado markaa muusana isku doonbey saaranyihiin waa inuu lashaqeystaa caaqil muuse

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 Рік тому

    Reer waqooyi jirde ayaa xikmad badan reer koonfurna Waare ayaa ugu xikmad badan,

  • @jibrilawed4586
    @jibrilawed4586 Рік тому +5

    Walaahay cabdulqaadir jirde Waan ku qancay doodiiisa aqoonta iyo khibraddu ka muuqato marka laga yimaado jacaylka dadka
    Xataa kayga aniga

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 Рік тому

    TUUGE WA MARKADA SHAARFTADA LAACGA BAADA
    LACAGA SIISATYE AHKAAS ADIGO
    NIINWEYN OO WAAYE ARAGA AAYDA INDHAH ISKA TUURTYE
    OO CIIRO MUUSUQ MASAQA
    MAAGACGA HUUNGURI DHAFSATYE

  • @somalilandvisionkchannel
    @somalilandvisionkchannel Рік тому

    xeerkasi wa dhitay ee naga daya beenta

  • @ahmedgarodhi8969
    @ahmedgarodhi8969 Рік тому

    Waar maxa Somaliland kasiaah, Salebaan waa hawl gaab hataa,tallo mahayo,waa asasaqey ee cidkale raadsadda

  • @ayanlejibril57
    @ayanlejibril57 Рік тому +4

    Saleebaan qaranka ayuu badbaadiyey

    • @nuraqallib9103
      @nuraqallib9103 Рік тому +2

      Qaran mabadbaadi ee wuu baabi iiyay weligiina khar kamatalin waa khar beele magac xunleh

    • @moegreenback6854
      @moegreenback6854 Рік тому +1

      sharciga iyo dastuurkuu jabiyay

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 Рік тому

    ha abanina saleebaan uu guuray dhinaca technologiada iyo electronics xeerka qoyay yaa copy ee maaha master copy iyadoo electronics format ah ayay version-ki ugu danbaysay taala database-ka wassarada gashandhiga iyo clound-ka Azure dhexdiissa ee Website-ka e_governement .

  • @apdipazidmohamed4093
    @apdipazidmohamed4093 Рік тому +3

    Walahi waa aqooonyahan

  • @xamsecabdi7907
    @xamsecabdi7907 Рік тому

    ex xildhibaan çabdiqadir jirde si caama ama guud umuu hadlin gudoomiyaha golaha wakilada cabdirisaaq khaliifna khaladkuu golaha ka galay umuu sheegin markaa hadalkiisani waa mid dhinac ka raran

  • @gouledxidig32
    @gouledxidig32 Рік тому

    Wariyayaasha waxn garanwaayey inaaney qaan gaadh ahyn oo aaney waxba garaneyn iyo iney siyaasada kubiireen oo ey suaalaha kawarwareegayaan yaab kolba suaal caruureed soonoqnoqoneysa

  • @ahmadjellah3582
    @ahmadjellah3582 Рік тому

    Ina Jirde waxaa la moodayey DAHAB hayeeshee wuxuu NOQDAY MAAR !!!!!!!
    Anigu maalintii aan gartay inuu yahay BIR-DHIDIG waxay ahayd malintii uu XIRSI-GAAB u daba fadhiistay siyaasadda JAMHURIYADDA SOMALILAND EE LA WADA OGAA WIXII U KU HADLAY !!!!!!!!!

  • @maxamedxusenbilaal7595
    @maxamedxusenbilaal7595 Рік тому +1

    🕋🕌

  • @rashidmoh7262
    @rashidmoh7262 Рік тому

    Ina jirde wexanu odeen ninka
    La yidhaa sabaanjaal
    Ninkan wuxu u eegtay najuus,

  • @ahaiban1
    @ahaiban1 Рік тому

    Saleebaan wax gef ah muu sameen, xeer muu ahayn, wuxuu gola xeer dejinta kaga soo baxay qalooc, waxa lagu socday inay golaha guurtida inuu dhaafo oo uu gaadho madaxweynuhu inuu soo calico oo ay yidhaahdaan kaligii talis baa ina haysta!!!.

  • @operatormaxamedsomali
    @operatormaxamedsomali Рік тому

    Jirde Waad aragtaa Caqligiisa Iyo kartidiisa
    Car bal Maxaa Loogu Dooran Waayay Gudoomiyaha Wadani
    Car yaa sheegi kara
    Markaa Ina Jirdoow adeer Adba Qabiilbaa Ku reebay Ragana Qabiil Nimay isku Hayaane
    Ka Dhac Oo Hadalka Yareee

  • @yacinabdo4144
    @yacinabdo4144 Рік тому +3

    Ilaahay ummada ka qabay saleebaan xaaraani

  • @inajadeermedia8922
    @inajadeermedia8922 Рік тому

    Weriyee bakhtiyaa ya ku waraysanaya warya jirdee ma ada af ad ku hadashay kuyalaa ma jirtoo gudomiyaha wadani wadigii lacag siistay yakhsii caleeg uus xirsii ya kuguu macashay

  • @januarySl2024
    @januarySl2024 Рік тому

    Adiga hal iyo nirig Wadani kuuguma jirto ee maxaa mudo kordhin.kaa galay?

  • @engosmanabdilahiali5056
    @engosmanabdilahiali5056 Рік тому

    Eng. Osmanito huu haa.
    Wax dumayaa ma jirto. Doorashana looma baahna. Mudane jirde waa waddani. Waxa uu ku hadlayaa codkii waddani. Waxa uu ku hadlayaa codkii waddani. Waa hadalkii waddani.

  • @iidwarfaa9936
    @iidwarfaa9936 Рік тому +2

    Saleebaan gaal wa qof an abid wanaag talin xumaan mooye

    • @abdicash8787
      @abdicash8787 Рік тому

      Hadaanu saleebaan joogin waad qaxi lahaydeen reer been ku faan

  • @somalilandfirst.bashirtara869
    @somalilandfirst.bashirtara869 Рік тому +1

    Odayada ha laga xishoodo.🤚

  • @saeedabdi7591
    @saeedabdi7591 Рік тому

    The president of the two legislatures refused to be between the partiesThe term of the president is overthe election will be held for the term of office

  • @abdulkadirismailismail9591
    @abdulkadirismailismail9591 Рік тому

    Sheekh ibraahim ayaa joogay ahu

  • @1962yusuf
    @1962yusuf Рік тому +1

    Afkaaga caana-geel lagu qabay. Asc

  • @a.j2428
    @a.j2428 Рік тому

    JIRDE WAA WAAYA ARAG XIKMAD BADAN, WAX BADAN BAAN KABARTAY

  • @abdulkadirismailismail9591
    @abdulkadirismailismail9591 Рік тому +1

    Masnta waad qaldantay

  • @dr.abdiweli3803
    @dr.abdiweli3803 Рік тому +2

    Cabdiqaadir jirde run ayuu sheegay, saleebaan gole aan loogu talo galinba inuu midaysnaado ayuu u diiday inuu cod isku muquuniyo, awoodna uma laha. Muuse sharciga ayuu ilaalinayaa inta xisbiga kulmiye mudadu ka dhacayso. Guurtidana mudo kordhin uu ka filanayo.

    • @xaajimasaleh8837
      @xaajimasaleh8837 Рік тому +1

      Nin ka been badan ilaahey ma abuurin daalin jirde

  • @awiawi2757
    @awiawi2757 Рік тому

    Kan Wax warysanya maha weriye wax fahmi kara ila hadlka logu ceel celiyo wayo mafhmyoba waxa lagla hadlayo umana bisla wariyenimo

  • @yaasinismail7956
    @yaasinismail7956 Рік тому

    Cabdi Qaadir jirade wa xisbiga wadani
    Lakin wuu diiday inu ka hadal reerka 33 mudane asaxin karo wuu sheegay inu khalad ahayd ee la jiidhsiyay

  • @saeedabdi7591
    @saeedabdi7591 Рік тому

    Doorashada madaxtooyada sharciga dastuurka weeye guddiga doorashooyinka xeer idin komishan idin kama dhigin

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 Рік тому +1

    Wadani oo hada idiinak u badan wakiilada kolka so inaad tunaashaan ma ahaa

    • @mericanbadass5299
      @mericanbadass5299 Рік тому

      Adeer tani kudaysay, iskaga mushxarada caaqilkiina Mr. af taag

  • @naasircawil8311
    @naasircawil8311 Рік тому

    wadhlo

  • @mohamedahmedmohamed9606
    @mohamedahmedmohamed9606 Рік тому

    Kkk Adigu markaad Af soomaali Ku hadasho ee aad is buuxiin tan iyo Ingiiriisi badan iska dayso Arab iska noqo .

  • @xaajicamo7258
    @xaajicamo7258 Рік тому

    Ayuutiib

  • @Abdiavlogs
    @Abdiavlogs Рік тому +1

    Odaygan inna Jirde e dada ah e Cardif UK degan e Xisbi beleedkii Wadani daaqada ka saray e sabab uga dhigay in inna JIRDE da u yahay o waliba aanu Gudoomiye aanu iskaga sharaxi karin Xisbibeledka Wadani isago beesha u JIRDE kaso jeedo awood ulahayn lacag ay Gudoomiye ugu sharaxayo Wadani oo saaxada Xisbinimo inu ka siibto shaw baxan labadan Xisbi beleed e Wadani iyo Ucid ay wakhtiyari uga hadhsantahay inay saqiiraan
    Maxa yeelay Umadii Somaliland ba nacday oo horena uf bay u tidhi dorashadii ay Xukumada
    Madaxweyne Musse bixi umada Somaliland
    Ay ku dooratay
    Waxay labada xisbibeleed Umasa Somaliland Wadankodii iyo Midnimadeda iyo Qaranimadedi ay ku dhex abuuren
    Qabyalad Nacayb ay ku durayan Dasdurka Somaliland iyo Midnimada umada Somaliland
    Iyo dawladnimada Somaliland
    Hadaba Umada Somaliland horay uga TASHATAY xisbibeleed yada Wadani iyo Ucid
    Maantana o ah 2022 marlabad way katashanayan
    Waxanay Umadu jaanis heshay inay
    Xisbiyo Qaranka Somaliland ku abtirsada
    Oo aan qabiilo ku salaysnayn oo ay Umada
    Somaliland o dhami ku abtirsato
    Bari ilaagalbedka Somaliland
    Oo lagu magacaabi doona
    Sadexda Xisbi Qaran e Midnimada dawladnimada Umada Somaliland u matalidoona

    • @halilmamohamed4493
      @halilmamohamed4493 Рік тому

      Aday cadifad qabyaladeed ku haysaa umada ka xishood…nin kursi lagula fadhisanayaa ma jiree
      Mise qarankii somaliland baad u haysataa Museland…Hana waalina reer j…..

    • @moegreenback6854
      @moegreenback6854 Рік тому

      Kulmiye mooyee xisbi beeleed kale ma jiro

    • @mohamedgurre4159
      @mohamedgurre4159 Рік тому

      Ma hooyo ayaa kugu tidhi keena ayaa ah xisbi qaran

  • @mohamedabdalleosmaanbaalle1889

    Guurtida rasmiga ah ee soomaaliland ku hadhay iminka

  • @abdulkadirismailismail9591
    @abdulkadirismailismail9591 Рік тому

    Cabdiqaadir jirdoow awoowo adoo ahaa yaasiin walaalkiii ma dalkaalkaakak ayàad babinisahsanihay

  • @b.m.qsiraadiftiinshe1382
    @b.m.qsiraadiftiinshe1382 Рік тому

    Burburku ma cid gaara ayuu wax tar u yahay.?
    Haday jiraan waa ku wee?
    Mucaari iyo muxaafid ama cid kale haday jiraan ii sheega asxaabeey.?

  • @aadhiin8477
    @aadhiin8477 Рік тому

    Cilmaani dastuurka ayaa kabaairlaga galaa mise ilaahag

  • @awiawi2757
    @awiawi2757 Рік тому

    Dalka halga qabto waslada Xaranta aah siida hugmiyo koxedyada