Masiirka Murugta Leh Ninkii Sameeyay Qoriga AK47 | Mikhail Kalashnikov

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 25 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 294

  • @ogaansho
    @ogaansho  7 місяців тому +219

    Sixitaan : wuxuu geeriyooday 2013 ma ahan 2023 sida uu carabku iga dafay

    • @siyaadaadan1423
      @siyaadaadan1423 7 місяців тому +14

      Mahadsanid ustaad

    • @axmedmaxamef675
      @axmedmaxamef675 7 місяців тому +16

      Waa caadi walaal waxaad qabataa kabaddan wll

    • @kingkang3024
      @kingkang3024 7 місяців тому +9

      Ugaas thanks

    • @SakaiFaarax
      @SakaiFaarax 7 місяців тому +17

      Ustaad ramadaanta aaxadista rasuulkeena suuban nooga faa idee waliba sifican noogu soo habee wallky😢

    • @hamseabdi3543
      @hamseabdi3543 7 місяців тому +6

      Halmaan hadal kuma jiro markiiba wan Fahmay

  • @Ibraahimjaamac111
    @Ibraahimjaamac111 7 місяців тому +41

    Zxp waan ku salaamay bisha ramadaan waxan ka codsanayna inaad soo gudbiso taariikhda islaamka waa codsi

    • @Baro25
      @Baro25 7 місяців тому +1

      Macaan gooyaha xasuusta oo nabigiinna ku salliya, nagusoo biir oo noloshaada beddel.

    • @CabdiXamiid-de3hs
      @CabdiXamiid-de3hs 7 місяців тому

      ​@@Baro25qqtqttqqt86

  • @dr-abdala8041
    @dr-abdala8041 7 місяців тому +19

    Mahadsanid inbadan ustaad Omarow sidaad hadba Mowduucyada Cajiibka noola wadaagti aad ban ujeclahay Markad muuqal so dhigtid ❤

  • @OGSOOR
    @OGSOOR 7 місяців тому +14

    Cwa mawduuca aan Mar ku tamaaye ayaad ka hadashay
    tnx Mr Omar ❤❤❤

    • @Baro25
      @Baro25 7 місяців тому +4

      Macaan gooyaha xasuusta oo nabigiinna ku salliya, nagusoo biir oo noloshaada beddel.

  • @maryanabdi1498
    @maryanabdi1498 7 місяців тому +13

    Walaalkey cumar waa ku salamay alaha ku xifdiyo ❤

  • @ahmedsade9314
    @ahmedsade9314 7 місяців тому +3

    M.a thanks ustad Omar inshar 🇸🇴🙏

  • @aminCaraale
    @aminCaraale 7 місяців тому +7

    Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato I.A 🕋❤️💖🤲🏽

  • @Kiki_afcad-m7c
    @Kiki_afcad-m7c 7 місяців тому +13

    Kusali nabiga the best person ever the most knowledge able and the most shine all created Mohamed scw 🕋🌙💓

  • @AhmettPoitt
    @AhmettPoitt 7 місяців тому +8

    Waxan ahay qofkii ugu horeyay ee dawada video gan. Wan ku salamayaawllo Omer inshar ❤

  • @axmadcomedy
    @axmadcomedy 7 місяців тому +6

    1M INYAR INOOGA HARTAY INSHA ALH ❤

  • @saidabdek316
    @saidabdek316 7 місяців тому +4

    Masha Omar ogansho from Djibouti wan kusalamay legend bad tahay keep going

  • @Jackcadnaan2
    @Jackcadnaan2 7 місяців тому +42

    Mashaa Allah inshaa Allah❤

    • @MahadAbukar2009
      @MahadAbukar2009 7 місяців тому +2

      😅

    • @CabdiwahaabAxmedyuusuf
      @CabdiwahaabAxmedyuusuf 7 місяців тому

      😂😂😂

    • @abdulfatahseaad4773
      @abdulfatahseaad4773 7 місяців тому

      Neefow labadaas kalmadood waa labo kalmadood oo ilaahay agtiisa ku wayn marka ciyaar baad ka dhiganeysaa

    • @CabdiwahaabAxmedyuusuf
      @CabdiwahaabAxmedyuusuf 7 місяців тому

      @@abdulfatahseaad4773 sorry 🙏 raali ayaan kabixiyey ilaahayna danbi dhaaf ayaan karajanayaa

    • @Beergooye
      @Beergooye 7 місяців тому

      @@abdulfatahseaad4773aad iyo aad legend

  • @abo.ase.1071
    @abo.ase.1071 7 місяців тому +6

    اللهم رحمة لكل مؤمن، وشفاء لكل مريض، وتفريج لكل هم، وغفران لكل ذنب، ورزق لكل محتاج، واستجابة لكل دعاء🤍

  • @maxamedamiin3394
    @maxamedamiin3394 7 місяців тому +3

    Macluumaadkaan camal noo aoo badi cumaroow❤

  • @MowlidAhmed-zd5yw
    @MowlidAhmed-zd5yw 7 місяців тому

    Masha Allah Jazakumu Allahu kheyra

  • @zakidheenmedia155
    @zakidheenmedia155 7 місяців тому +1

    Waxan aminsanahay nin sameyay wax xaqa lagu difacikaro qofki xuman u adegsadana alah la xisabtama❤❤

  • @FarxiyoMohametaadan
    @FarxiyoMohametaadan 7 місяців тому +4

    ALLAHU AKBAR

  • @Abdyfilms
    @Abdyfilms 7 місяців тому +2

    Masha Allah waxaan kaaga mahad celinayaa Erayga Automatic oo aad u isticmaashay Boowe, waa Eray Afsomaliga aad kusoo Kordhisay 👍

  • @hamseabdi3543
    @hamseabdi3543 7 місяців тому +5

    Xarakooyinka islamiga ah Wll ee Geeska Afrika Barnamij inooga Soo Samay❤❤❤

  • @bareomar4050
    @bareomar4050 7 місяців тому +6

    Qori soomali badan lagu diley laguna dulmiyay
    Aniga qoraalkan qoraya waan haysta xiligan aan qorayo qoraalkana wuxu iigu jira barkinta hoosteeda
    Allow yaana ruux ku dulmiyin

  • @abdiraxmanCabdallah
    @abdiraxmanCabdallah 7 місяців тому +2

    masha allah saxib sifican yad ugashekeysey qorika e ninkasi sameyay wa wax fican. kii iskudifac ajarkis ayu leyahay ninka samey qorika .kii dhig uadegsado isaga ayale danbigisa.

  • @abdikafitalasame260
    @abdikafitalasame260 7 місяців тому +1

    Ogaansho walal👏👏👏❤

  • @AbdullahiCadow-n3r
    @AbdullahiCadow-n3r 7 місяців тому +1

    Mahadsanid pro sida quruxda badan inoola socod siineyso jthrjzh z

  • @HousseinPOS-cy7mi
    @HousseinPOS-cy7mi 6 місяців тому

    Ramadan mubarack all muslim and cumar inshar

  • @abdifatahhalane1792
    @abdifatahhalane1792 7 місяців тому +4

    Halyeey geesiya oo dunida kusoo kordhiyay miskiin caawiyaha AK47!👏

  • @ahemdasad9970
    @ahemdasad9970 7 місяців тому +1

    Mahadsanid ilaahay dartii baan kuu jeclahay wll❤

  • @MuxiyadiinMaxamuud-q2u
    @MuxiyadiinMaxamuud-q2u 7 місяців тому +1

    Mansha allah waseef laba af leh

  • @Baro25
    @Baro25 7 місяців тому +7

    Macaan gooyaha xasuusta oo nabigiinna ku salliya, nagusoo biir oo noloshaada beddel.

  • @Msskiya427
    @Msskiya427 7 місяців тому +3

    Wcs🖐️🖐️ رمضان مبرك wallyal❤

  • @AxmedMooge-d5z
    @AxmedMooge-d5z 7 місяців тому +6

    1M Coming soon congratulations macalimo omar inshaar❤

  • @AbdimowlidCiise-ch1dg
    @AbdimowlidCiise-ch1dg 7 місяців тому +1

    Mar haduuba gaal ahaa wax khayr ah malahayn

  • @macruufmaxamedcisman7467
    @macruufmaxamedcisman7467 7 місяців тому +3

    Waa nin sameeyay wax aadanuhu ubaahnaa
    Dadban oo ladumiyayna qorigaa waa mahdiyeen

  • @AbdimajiidMohamed-q9d
    @AbdimajiidMohamed-q9d 7 місяців тому

    Thanks ustad🎉😊

  • @siyaadaadan1423
    @siyaadaadan1423 7 місяців тому +1

    Team ogaansho salaaman❤❤

  • @M4Rvv4N
    @M4Rvv4N 7 місяців тому +3

    1M coming soon 🎉🎉

  • @SmilingAquariumFish-zf2vv
    @SmilingAquariumFish-zf2vv 7 місяців тому

    Alxamdulilah muslinimo Allah ayaa naga dhigey Alxamdulilah ❤❤❤❤❤❤

  • @MohaHusein-p7b
    @MohaHusein-p7b 7 місяців тому

    Habeenkii dhimashadiisanaloosheegay waxankadaawanayeey TV 2013 Bay ahayd

  • @dauddahir4170
    @dauddahir4170 7 місяців тому

    Ramadan nabad allah nagu gaarsiiyo❤

  • @cabdiraxmaancabdi-casiis8625
    @cabdiraxmaancabdi-casiis8625 7 місяців тому +2

    Asc. Omar Inshaarow taariikhda uu ninkaan geeriyooday iska sax. Anigu waxaan u'maleynayaa in ay ahayd 12/23/2013.

  • @guriceel7971
    @guriceel7971 6 місяців тому

    yuhuda ayaa lagu layey, waxan leyahay alle haku denbi dhafo

  • @Events98
    @Events98 7 місяців тому +1

    Xaq iyo baadil ba waa loo adegsn kara, hadii loo fiiriyo dhinacyo badan ustad hadii ee ahaan laheed difaaca dintena islamka iyo difaaca daleed iyo duulan nafsiyadeed

  • @sooyaanxikmaawi333
    @sooyaanxikmaawi333 7 місяців тому

    Masha, Allah waaxaqiiq shugran

  • @AbdirahmanAbdinur-q9b
    @AbdirahmanAbdinur-q9b 6 місяців тому

    وعليكم السلام ورحمة الله تعالى وبركاته

  • @cabdirsaaqmuuse45
    @cabdirsaaqmuuse45 7 місяців тому

    Legend buu ahaa

  • @ABUKARTAKOW2023
    @ABUKARTAKOW2023 7 місяців тому +2

    Team ogaansho wn idin salmay

  • @faisaahmed2840
    @faisaahmed2840 7 місяців тому

    Jimca mubarik ilahay haw gargaro reer falastin 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🍉🍉🍉🍉🍉🍉🍉🍉🍉

  • @maal5643
    @maal5643 7 місяців тому +1

    Waa midi laba af leh dhinac dad badan oo masaakiin ah ayaa lagu difaacay dhinac kalana dadbadan oo masaakiin ah ayaa lagu laayay

  • @saedyousf2782
    @saedyousf2782 7 місяців тому +3

    Cumarow muuqalada Noocana Noosobadi kuwanan lga xiiso dhacayne Nga Dhaaf Kuwa Sheekada ah

  • @AlohaShako
    @AlohaShako 7 місяців тому +2

    Somalida waxaa jira dad sameeyo hubka lkin ma helaan dadkaasi wax maal galin ah😢

  • @GOLELYRICS
    @GOLELYRICS 7 місяців тому

    Cajaaaaib ❤

  • @shankaraaj
    @shankaraaj 7 місяців тому

    Ustaad cumar inshaar guuleso ❤

  • @hamzaaboubakar8116
    @hamzaaboubakar8116 7 місяців тому

    Ustaad Inshar 🫡

  • @salaadmaxamed1490
    @salaadmaxamed1490 7 місяців тому +1

    Waxaan dhihi karaa waxa uu sameeyay Sheey baadil-na loo adeegsan karo xaqna lagu difaaci karo💯💯👍

  • @yahyeciise9265
    @yahyeciise9265 7 місяців тому +1

    Wuxuu sameeyay midi labo afle OO uu ugu talagalay inuu dalkiisa iyo dadkiisa ugu difaaco xiligaas OO dalkiisu aad ugu baahnaa

  • @Salah_slx
    @Salah_slx 7 місяців тому

    Hero ayuu ahaa

  • @sadamhusseinali6476
    @sadamhusseinali6476 7 місяців тому

    waa nin sameeyey wax loo isticmaali karo kheyr iyo shar

  • @MaxamedKayd-tt7mv
    @MaxamedKayd-tt7mv 7 місяців тому

    masha Allah

  • @mohamedshire8774
    @mohamedshire8774 7 місяців тому

    Perfect

  • @zakariyemaxamedcabdullezmc7576
    @zakariyemaxamedcabdullezmc7576 7 місяців тому

    1M coming soon

  • @Cabdifitaxcr-ns3jt
    @Cabdifitaxcr-ns3jt 7 місяців тому +1

    FG:cilmiga laxifdiyo iyo cilmiga tijabada kusaleesay 80% inuu cilmiga tijabada guleesanayo ayaa xalaqadan kafaaiiday mahadsanid

  • @Apdulaahi-Ali-32
    @Apdulaahi-Ali-32 7 місяців тому +1

    Alx Ramadan wan Garny Anago Cafimad qabno

  • @nuuri_20
    @nuuri_20 7 місяців тому +1

    Aniga ahan teyda marka an cabiro rayigeyga adunka dhimasho ban u wada jogna waxan ow sameyay shey u wangsan admaha wayo mararka aqar wa lo bahan yahay hubka hadii ad ku difaceysid dintada malkaga iyo naftada hadii an hubheysan lahen wa naladuleysan laha xata allah na aburtay ma cabudin lahen

  • @zekariamahmud1556
    @zekariamahmud1556 7 місяців тому

    Allah akbar

  • @xayatmarket
    @xayatmarket 7 місяців тому

    waan jeclahay in aan dhagaysto qisooyinka aad noo soojeedisho

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 7 місяців тому +1

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah ah somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤

  • @XasanGacal-oh1kd
    @XasanGacal-oh1kd 7 місяців тому

    Nabige muxamed salalaahu caleyhi wasalam❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ nabigena muxamed salalaahu caleyhi wasalam

  • @ALBAYANCONSTRUCTIONANDGE-ki6pg
    @ALBAYANCONSTRUCTIONANDGE-ki6pg 7 місяців тому

    Nin geesi ah waaye

  • @hassancr7839
    @hassancr7839 7 місяців тому

    Keep going pro

  • @AbiibCawale
    @AbiibCawale 7 місяців тому

    Nabiga kusaliya walal ❤❤❤❤❤

  • @SucaadaxmedcabdiSucaad
    @SucaadaxmedcabdiSucaad 7 місяців тому

    1m coming soon 🎉❤❤

  • @Cabdicasii-v8p
    @Cabdicasii-v8p 7 місяців тому

    Sxb cumar xagalasocodsinta lagugumahayto mashaa aalahaa

  • @peyazahassan2303
    @peyazahassan2303 7 місяців тому

    Nin shaymuhiim ah samayay

  • @motivationalmanifesto-kc3kb
    @motivationalmanifesto-kc3kb 7 місяців тому

    Golden coice mashaalah

  • @WaresIsmael
    @WaresIsmael 7 місяців тому

    Haadeer baa soo dawaday

  • @HassanBilaal
    @HassanBilaal 6 місяців тому

    Sharwade

  • @SHARIIF721
    @SHARIIF721 7 місяців тому

    1M in shaa allaah

  • @APDALLAMOHaASHIR
    @APDALLAMOHaASHIR 7 місяців тому

    The golden voice

  • @suziahmed
    @suziahmed 7 місяців тому +1

    Inkasto uu gaal ahaaa hdana waxa uu ahaa halyeey difacy guulna u Horsedy cidnkisa

  • @ZakiHassan-kw8ip
    @ZakiHassan-kw8ip 7 місяців тому

    Zxb soo badi❤

  • @mohasheikh4708
    @mohasheikh4708 7 місяців тому +1

    Inuu gaal ahaa marka laga soo tago fikirkeyga waa halyey qaran waana nin shey wax tar leh ka tgy 🤔🤔

  • @bishaarrashid6409
    @bishaarrashid6409 7 місяців тому

    December 23 /2013 kii buu dhintaye taariikhda iska sax sxb

  • @Muslimdaily1489
    @Muslimdaily1489 7 місяців тому

    Wll flow iso dheh hadaad muslimtahay❤❤❤❤❤😊

  • @MaxameIbrahim
    @MaxameIbrahim 7 місяців тому

    SUBXANALLAH SUBXANALLAH SUBXANALLAH SUBXANALLAH SUBXANALLAH

  • @mahamedahmedhassen274
    @mahamedahmedhassen274 7 місяців тому

    Midi laba af leh buu sameeyay❤

  • @calimaxamuudcali8767
    @calimaxamuudcali8767 7 місяців тому

    Waabe arakay inoow yahy qori faqri

  • @abdiwasaabdi3531
    @abdiwasaabdi3531 7 місяців тому +1

    BARNAAMISHYADAN OO KALE AYAA AAD U WANAAGSAN OO WAX BADAN LAGA OGAANYO
    THANK YOU

  • @GODAY24
    @GODAY24 7 місяців тому

    10:58 waa nin halyeey ah mudana in la ixtiramo, sabaabtoo haduu jiri lahayn A47, waxa aan filaya in aanan maraykan muqdisho lagu jiijiideen isaga oo ahaa agood bashar ciidan mida ugu xoogan dunida.

  • @XAMSEShiikh-o1q
    @XAMSEShiikh-o1q 7 місяців тому

    Waxaad ka soo hadashaa ustaad josaf istaaliin

  • @Maxamedtaatiko-d7u
    @Maxamedtaatiko-d7u 7 місяців тому

    Waa geesi

  • @MaxamedCabdi-kv5je
    @MaxamedCabdi-kv5je 7 місяців тому

    nosobadi sxb vid yada camal

  • @najiipahmad44
    @najiipahmad44 7 місяців тому

    Walhi waa legend inkastuu gaal ahaa lkin galbeedka waa xarn 😅

  • @faataxcnf2677
    @faataxcnf2677 7 місяців тому

    2013 akhirkedi sow ma dhiman Mase bilawgi 2014

  • @alimohamadahmad2108
    @alimohamadahmad2108 6 місяців тому

    Wa. Xaq. inuu

  • @qaalidcusmaan8266
    @qaalidcusmaan8266 7 місяців тому

    M.a wlh wax fcn up sameeyay

  • @farahmohammed3066
    @farahmohammed3066 7 місяців тому

    Wax farqi ah uma dhaxeeyaan isaga iyo qofkii soo ikhtiraacay seefta

  • @Abdirizak_Hakim
    @Abdirizak_Hakim 7 місяців тому

    Waa qorigan isku dhameynay

  • @profinneupane6883
    @profinneupane6883 7 місяців тому +3

    Koley isagu markuu hindisayay qorigaan fikirkiisu wuxuu ahaa inuu jabiyo naasigii Jarmalka balse caqabado jira awgeed uma suurogalin inuu qoriga ku dhameeyo xiligiisi, waxaynu dhihi karnaa un waa qori loo sameeyay ujeedo wanaagsan balse xili khaldan shaqada galay.

  • @abdirahmaanxuseen571
    @abdirahmaanxuseen571 6 місяців тому

    qoriga waa aalad hadba waa dhanki loo adeegsado lkn asagu waa gaal oo wax ajar ah kama helayo

  • @MaxamedBidhaan-h9u
    @MaxamedBidhaan-h9u 7 місяців тому

    Wuxuu sameeyey wixii uu saacadaas u baahnaa isaga nitiijadana wey ka duwanaan kartaa sida aad fileysid marwaba ;; marba haduu kashalaayey madhihi karo dembiile ogowna dadka iraadadiisa kuma dilin lugu mana dilin✍ nabadiino sxb😎

  • @xayatmarket
    @xayatmarket 7 місяців тому

    he's hero of army