Horta ilama qumana qof wax kala garanaya amaba ah islaam inuu ka shaqeeyo ama taageero colaad Dad Muslim ah Dad Soomaaliyeed Dad xaqul deris ka dhexeeyo Dad xurmo xidid isku leh Dad dhalyo fac weyn wadaaga Balse markaad qoraalkooda ama hadalkooda maqasho dadka dhalinyarada iyo aqoon gaabka ah ee caadifada keliyii qaaday ama kuwa islaanimadoodu diciifka tahay Waxaa kugu soo dhacay u jawaab oo xaqiiqda u sheeg Marka adeer intaad buufin iska dhaafto Intaad reerkiina miisaanto Intaad reeraha kalena barato Adigu maxsuulka kuu soo baxa ku hogaami beeshiina dagaal Waxaad ka heshana ku samir
Allaah ha soo hadeeyo waa dulmigii dulmi ku sax iyo ka dareey maxaa aakhiro xisaab taala umad islaama baa la duqaynayay 9 bilood oo la xasuuqayay oo dad duunyo wax loo reeban allaah baa iska xarimay dulmiga oo ogalay umadiisana ka xarimay
Waa sidaas Habarjeclo iyo Habar yoonis iyagaaa iska kaaya xiga walaahi runta marka laga hadlo nin gabilay iyo ka shishe cidi idiinkama soo German karto ee isku tashada
Waxaa la soo cadeeyay in ninkan boqorka sheeganaya uu bilaabay beri dhawayd inuu yiraahdo dhulbahante ayaa i dhalay oo weliba sheegta in jaamac siyaad dhalay waxaa la soo cadeeyay in hooyadii biciido tahay oo hooyadii iyo aabihiiba isku hayb yihiin hadaba hadii arintaasi sidaa tahay yaa ii sheegi kara qof noocaas ah oo hooyadii ka been sheegay shakhsiyada uu yeelan karo iyo masuuliyada uu u qaadi karo reer uu ku abtirsado habarjeclo si walba way u rogmatay viva ssc khaatumo !
300 nin hadaadan ucalaacalin Iyo talooyinkii xumaa . Waa looms ooyaan! Ayagu hal nin bay ka xanuunsadaan!! Dadkaaga muuse juudaan baad ka gaday! Waase haddii lagaa yeelo dib dambe..
Masha allah tabarkalaa SSB SSB ❤❤❤
Masha Allah SSB guul guul ❤❤❤ iyo Somaliland guul guul guul guul insha Allah ❤❤
Mashallah doorashadu intay dhacayso difaaca ku jira maalinta lagu dhawaaqo ayaa balanteenu tahay
SSB Guul SSB Guul SSB Guul SSB Guul SSB wllhi Hubki aduunka ayey Haystan Boqor cismaan aw buur Madoow soo dhawoow
Masha’Allah Allah ha Barakeeyo Boqor Cismaan Buurmadow.. Huwanta waa in la Afuufo..
Horta ilama qumana qof wax kala garanaya amaba ah islaam inuu ka shaqeeyo ama taageero colaad
Dad Muslim ah
Dad Soomaaliyeed
Dad xaqul deris ka dhexeeyo
Dad xurmo xidid isku leh
Dad dhalyo fac weyn wadaaga
Balse markaad qoraalkooda ama hadalkooda maqasho dadka dhalinyarada iyo aqoon gaabka ah ee caadifada keliyii qaaday ama kuwa islaanimadoodu diciifka tahay
Waxaa kugu soo dhacay u jawaab oo xaqiiqda u sheeg
Marka adeer
intaad buufin iska dhaafto
Intaad reerkiina miisaanto
Intaad reeraha kalena barato
Adigu maxsuulka kuu soo baxa ku hogaami beeshiina dagaal
Waxaad ka heshana ku samir
Guul horusoco cadawga hajabo geesiyada habarjeclo❤❤❤
Siddeed tikniko maxay Dhulbahante ka qaadi,miskiin Habar Jeclo 😂😂😂😂😂
Waa layaabay qof weeyn abtiyadii caayaayah
Masha allah ssb somaliland ❤
Foolxumo madow soo soco
Mshallah boqorka
Reer yoonis power
Guuuul
Ina doollo maddow waan is kar ki doonaa
Habarjeclo dareyska dowlada ha xidhanina
SSB MA KOBI MIYA SSC 😂😂
Fayal ali waraabe baa u sameeyay magaca kkk
Sool, Sanaag, & Buuhoodle. Adiguba dhul aanad lahyn baad sheeganysaa.. oo Cayn oo aan wax jira ahyn baad dadka ku wareerisay
Hadiyada 🎉🎉hooya dhulbanta
Reerku naftoda maxey beenta ugu shegan waxba hayan
Wallaahayna keenii calaacalay waa la inakala ogyahay midakale maydadkiinaad qarisaan ilaa hada baa weli maydkoodii dabayshu soo saartaa bakhtiyahow madow oohin afka kala qaad dee
Sosoco siradeey sidadoonto wadheelin
Buur madow wadna wax tara
Xaqdaro khasaaro waxaan ahayna ma dheefasan
Mnshall nolow❤❤❤
Waxaad tihiin dad Muslim ah deegaan ah wada dhashay abti adeer walaal intaba isku ah ee mayaad maalin isku dishaan oo gadaal Iyo lwm waa
Warkalana idinkaan idanka sugeynaa idorow waxbaa baalahayga yaacay Burmadow Amaa lagugeyaa Taliyihi lahaayey
Allaah ha soo hadeeyo waa dulmigii dulmi ku sax iyo ka dareey maxaa aakhiro xisaab taala umad islaama baa la duqaynayay 9 bilood oo la xasuuqayay oo dad duunyo wax loo reeban allaah baa iska xarimay dulmiga oo ogalay umadiisana ka xarimay
MASKIIN LAALUUSH SO QATAY😂
Magtii raggio soo qaatay not laaluush.
Waa sidaas Habarjeclo iyo Habar yoonis iyagaaa iska kaaya xiga walaahi runta marka laga hadlo nin gabilay iyo ka shishe cidi idiinkama soo German karto ee isku tashada
Kite iyo waxaan nahay kaligii laayaan
Hees harti usaaran
TUUG MADOW HADALKISA CABSI BAA KAMUUQATO
Kkkkk waxaasi waa hoos wallaahay bal soo daaya anaga waxaasoo kale kuma luqluqanee car soo daaya rag hadaad tihiin bakhti madoow wuu iska faanaa
Oo miguu kalahad layaa mise anaa Moday kkkkkkk
Miskiin 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂reer calaacal 😂😂😂😂😂
Been madwo afkuxogle caalamrabo kaalay goobta😂😂😂😂😂🎉
Ooyi doonow aayar joog
Buurmadow aniga oo sida uu isagu caytamayey in dhaweyd caayeynin
Waxaan moodayey inaan wax dambe oo aflagaado ahi u hadhin
Waxaa haddana isukay qabanla
Nabad baan tolkay kula balamayaa
Waxaan isaaq oo dhan iyo maamulkoodaba idiinka wadaa ineynu ka dibaaqno guusha Dhulbahante inaga hayo
Waxan arkayey Garaad Dhulbahante ah oo Laash fuushan waxaan u qaatay gardaro ah muxuu usheeganayas Harti
Halka isagu uu lee yahay waxaa dagaalka aynu ku wada geleynaa isaaq oo dhan iyo maamulkeenaba
Halka Harti la siman yahay laf ka mid ah Habarjeclo sida Muuse Abokor
Wuxuu ku yidhi ciidan berleedka Habarjeclo Ayaamahan waxaa idin soo gaadhi doona boqolaal techniko ah oo uu ujeedkiisu yahay waynu ku dagaal geleynaa iyo hadalo badan oo kuligood baan iyo abaabul dagaal ah
Marka labada eray ee uu isku meesha ka wada lee yahay isku wado ma hayaan
Waxaan xasuustay gabaygii sayidka ee macnaha weyn lahaa
Oo ahaa
MAANDHOW ASXAAN LAGAMA TAGO EED HADAAD FALIYE
Waxaa la soo cadeeyay in ninkan boqorka sheeganaya uu bilaabay beri dhawayd inuu yiraahdo dhulbahante ayaa i dhalay oo weliba sheegta in jaamac siyaad dhalay waxaa la soo cadeeyay in hooyadii biciido tahay oo hooyadii iyo aabihiiba isku hayb yihiin hadaba hadii arintaasi sidaa tahay yaa ii sheegi kara qof noocaas ah oo hooyadii ka been sheegay shakhsiyada uu yeelan karo iyo masuuliyada uu u qaadi karo reer uu ku abtirsado habarjeclo si walba way u rogmatay viva ssc khaatumo !
Dubur madow wuxuu nagu kalifayaa masaakiinta cagaha cad in aanu lafahooda shidano wax aan baroor iyo cabaad ahayna utari maayee
Ogaadeen noo soo gabyow waa gar xaajaduye ayaan ku maqley
Hal ninoo Berbera looga diluu ahaay ,300 nin ka khiimo badnaay.
boqorw dhul bahante abaal buu kugu leeyahay ilahay kasakaw ban joog baad ahayd hada se sidaad uraaxaysa nsyso
300 nin hadaadan ucalaacalin
Iyo talooyinkii xumaa .
Waa looms ooyaan!
Ayagu hal nin bay ka xanuunsadaan!!
Dadkaaga muuse juudaan baad ka gaday!
Waase haddii lagaa yeelo dib dambe..
Ragaas s/land bay xiranyihiin ninkan reerkiisu kahadlaya ismana quseyso