Maxaad ka ogtahay Nooca Hubka Puntland Ethiopia ka keensatay iyo Sida lagu keenay
Вставка
- Опубліковано 10 лис 2024
- Join this channel to get access to perks:
/ @avocado.mohamed
I'm Abdirahman Mohamed Ahmed, Founder of this page, a Somali Native, I was Born and Raised in Erer Region Somali State.
I Create Somali News Every day.
Waa runtaa somali iyadaa cadaw isku ah,itopiana somali oo dhan baa cadaw u ah ,marka itopia waa inay gooni u hubaysaa si ay isugu dhamaadaan ,ilayn somali qabyaalad iyo qurunka ay ku jirto inay ka baxdo diidayee ,somali waa isku maqanta lagu maqanyahay
Warya ka joog...
"Diintaada was" ayaa iman, waan hubaa... yeel ama diid
Hubka Waa AK-47 Wax Weyn Ma'aha Dowlada Federalka Drone Ee Heysataa & Helicopter Tang And Bebe AK-47 Gabdhaha Aa Heysta
Beenlow Cisman Maxamuud Bookh Madagana Yaad Uwarameysa Bookh Ana Ku Dhashay Waxa Daga Wa Reer Mudug Majeerten Reer Bicidyahan Iyo Reer Khalaf
Caqli ogaadeen
Ilmo diyaano maanta yaa loo yaabaa deni keensay hubkiisi
Kkk waa fayuus raadis kkk
Waxaad tahay uun baad sheegtay.
Mar hadaad sidaa hadlaysid
Putland hormar ayee gaadhay guuleysta putland
Bookh ina diyaano reerkoodaa dega dani reerkooda madegana!!
Masidaasaa idinka taay ,boowe!!
Asww
CUNUGAAN QASHINKAAH MEHER KUMA DHALAN DISLIKE SIIYA 👎 DISLIKE SIIYA 👎 DISLIKE SIIYA 👎 DISLIKE SIIYA 👎
Majeerten maseer maku taqaana waxeey ka maseeren hubkii mareexan qabsaday free ayeey mareexan ku qaadatey.
ogaaden waxbo dhulka ma kala yaqaano war osman mahamud booq madagana.
baciidyahan iyo osman mahamud ayuu isku qaaldi.
maamul goboleedka waa jabhaad waa runti.
Wcs. Wll. Share
Beenlow
Beentuu akhrinaayo. Bal maloo waxyoodaa. Kaadib
maxaad u daawanaysaa hadii been sheegayo sxb wakhti yaana kaa dhumin