DEG DEG: NI-TENYAHU OO CUDUR DEG DEG AH LAGA HELAY + XOG CUSUB DILKII H@NIYAH

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 29 гру 2024

КОМЕНТАРІ • 303

  • @alimohamed6918
    @alimohamed6918 День тому +59

    Meelxun iyo Naar Alle ha ku rido
    Cudur aan daawo laheyn
    Ninka Islaamka gumaaday.

  • @WacanMohamed-wq3yw
    @WacanMohamed-wq3yw День тому +10

    Allaha Wu na Arga habarki Mel cidlah ma dhacyo Netenyahu ma so kacyo inshallah

  • @farxaancabdi6170
    @farxaancabdi6170 День тому +19

    Ilahay kama kiciyo halbowlaha ilahay ku jar xidida dhiiga qaada oo dhan rabbi sida qasabada kuu wada fur kuma istaago aamin aamin

  • @fardousadirir2390
    @fardousadirir2390 День тому +17

    Yaa rabi cuduraan dawadiisa lahelin ukaan yaa alh

  • @Ixsaan
    @Ixsaan День тому +6

    Cudur aan dawo lahayn Alle hakaaga dhigo oo kama soo noqotid🤲

  • @luulwarsame87
    @luulwarsame87 День тому +22

    Ilahay waxan uga baryey natanyahu inusan kakicin xanunkan cansar alaha uga dhido Amin mahadsanid walal Mowlid

  • @jamaadan7103
    @jamaadan7103 День тому +7

    Mowliid wlle rabbi baan weydiisanay madax wanaagsan midnimo Aamiin mahadsanid

  • @mohamudhilowle8650
    @mohamudhilowle8650 День тому +7

    Allow CUDUR aan la garanaynin oo uusan dhimanin kuna daba dheeraada ku rid oo ha ka kicinin, naftana ku silci.🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼

  • @IbnuMarwanMurjaan
    @IbnuMarwanMurjaan День тому +2

    ❤ألله اكبر ألله اكبر ألله اكبر اللهم أنصر أخوأنتا في فلسطين وفى غزة

  • @Alakhbaardiin
    @Alakhbaardiin День тому +7

    Mashaa Allaah ☝️
    Ilaahay kaama sookiciyo xanuuka
    Ku bakhti
    Ku haligan
    Ku hoyo hooyga naarta Allaha ☝️
    Kugu soodhaweeyo in shaa Allaah ☝️
    ☠️☠️☠️☠️🔥🔥🔥🔥🔥☠️☠️☠️🔥🔥🔥🔥☠️☠️☠️🔥🔥🔥☠️☠️☠️🔥🔥🔥

  • @mahdiliibaan63
    @mahdiliibaan63 День тому +13

    Ni.tenyahu dhimo dhulka kula go inshallahu

  • @ceelocadhays5593
    @ceelocadhays5593 День тому +3

    Inaalilaahi wa inaa ileyhi raajicuun Allaha ugargaaro falastiin maalinkasta dad laxasuuqayaa

  • @SuadIsmael-k4n
    @SuadIsmael-k4n День тому +2

    Alhamdulilah Alhamdulilah Alhamdulilah

  • @warisroobo1759
    @warisroobo1759 День тому +2

    Yaa,Allah ,Waran xanuun badan Maskaxda iyo wadnaha uga taag oo aan nafis lahayn waqti dheerfadligaada iyo Cadaaladaada yaa,Allah

  • @maxamedsuge6941
    @maxamedsuge6941 День тому +1

    In Sha Alaah Alaha Ka Qabto Umadda Reer Falastiin ILaa Iyo Hadda Dhib Ku Hayo Alaha Marsiyo Wadadii Aayral Sharon Ka Horeeyey

  • @MohamoudMohamed-le1gl
    @MohamoudMohamed-le1gl День тому +4

    Mahadsanid ustaad Mowliid sida aad dadkeena is tirtiraya aad uga danqabaysid ee aad siyaabo kala duduwan oo farshanimo leh ugu soo gudbisid.

  • @ubahabdi453
    @ubahabdi453 День тому +4

    Best news I’ve ever heard Masha Allah ♥️🤲🏽

  • @MaxamedYare-t8s
    @MaxamedYare-t8s День тому +1

    Masha alaah
    Allow dag dag u dil natanyahu

  • @AshaAhmed-w9w
    @AshaAhmed-w9w День тому +4

    Illaahay wax uuna ka bogsanha ku rido shaydaanka 🤲🤲

  • @bintusoomaal143
    @bintusoomaal143 День тому +2

    Ilaahow dalkayga nabdeeyoo midee❤🇸🇴

  • @nimoabdi5909
    @nimoabdi5909 День тому +1

    Somalis aqalimalaha tas-ogaada subxan 😢😢-Allah

  • @zaak_omar
    @zaak_omar День тому +5

    ALLE KII BAKHTIYA HA KA YEELO OO CADAAB ALLE HA KU FOGEEYO

  • @HabonOsmanAli
    @HabonOsmanAli День тому +1

    Cudur cancer deg deg ah oo diiga iyo dhuuxa qaadah illahey haku rido aduunka illahey haku silciyo inta aaqiro lagaaarin amiin Amiin Amiin Amiin

  • @AsadKhadar
    @AsadKhadar День тому +9

    Illaahay.ifka.hakucadaabo.yahuudiga

  • @khalifmukhtarmohamed7920
    @khalifmukhtarmohamed7920 День тому +3

    Maashaa Allah brother waad mahadsantahay sida wadaniyada leh ee aad wax inoogu tusaaleysay

  • @xaajixasandigir273
    @xaajixasandigir273 День тому +1

    Waad mahadsantahay khabiir sare Canada aad usoo jeedisay umada soomaaliyeed❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mohamedomarmohamoud8135
    @mohamedomarmohamoud8135 День тому +1

    Mahadsanid walaal

  • @gavanamahamed4141
    @gavanamahamed4141 День тому +1

    ILLAHAYOW NETANIYAHUU QALINKAAS HAKASOCELININ YAA RABBI

  • @MaryanCkariin-nt7ry
    @MaryanCkariin-nt7ry День тому +1

    Masha Allah ustaad mawlid mahadsanid 🫡

  • @khadiijacabdiraxman1308
    @khadiijacabdiraxman1308 День тому +1

    Udhimo oo hakasoo bixinqolka qaliinka imadka ilaahay musiibo idiku habsatay falastiin inshaa Allah way guulaysan

  • @shukrihasan6425
    @shukrihasan6425 День тому +1

    Dhibatada somalida heysato wa taan laga dhigay labatan kooxdood koox walbana calan u gaara la siiyey markas cadowgii Etopia ka faa idey saneysaa intay qabiil qabiil ku jiraan faaido ma dhala yaan allow somaali maxamed mideey amiin yaa rabi

  • @azizaabdulle792
    @azizaabdulle792 День тому +4

    Calaamo degdega Allaha kasoo bixiyo oo aan waliba soo dashing inshaAllaah

  • @XuseinmaangeCusmaaniidle
    @XuseinmaangeCusmaaniidle День тому

    alle kaama kiciyo illahow jabiy mareeykan yahuud aamiin illahow u gargaar reer khaza xuuti aamin

  • @miskisagal1069
    @miskisagal1069 День тому +1

    سبحان الله

  • @kaltuunxasan2853
    @kaltuunxasan2853 День тому +1

    Alle ma caafiyo yahudka mindhiciraha banaanka allah ka keeno allah cudur ku rido uusan caafimaad ka heleynin silac u dhimo allow u gargaar walaalaheen falastiin guul allah siiyo

  • @gavanamahamed4141
    @gavanamahamed4141 День тому +1

    ILLAHAYOW KURID CUDUR AN DAWO LAHEEN YA RABBI

  • @JawahirAdamdirir
    @JawahirAdamdirir День тому +1

    Illaah usiyaadi rabi yusan ka kicin qalinkaa

  • @sadam1318
    @sadam1318 День тому +1

    allahu akbar yaa allah caawi dhamaan reer Qaza yaa allah

  • @engabdihussein7596
    @engabdihussein7596 День тому

    Thanks so much HBN online tv. ALLe keliya ayaa Swt kelinimada macno ku sameeya,

  • @CabdulQaadir1
    @CabdulQaadir1 День тому +1

    الله أكبر الله أكبر الله اكبر ولله الحمد wallahi mawlidaw wan farxay markad dhahday nataniyahu cusub xun aya kuso Boday

  • @deeqamohamoud809
    @deeqamohamoud809 День тому +1

    Ascww
    M.haji runtii waa sheeko ubahan in somalidu aydhuuxan oo alle kuduwo midoow idinka alle❤

  • @felisabdi3794
    @felisabdi3794 День тому +1

    Illaahey ha u siyaadiyo cudurkii saamirna Allaah ku rido isaga iyo wasiiradiisa xagjirka ah…

  • @farxiyo6060
    @farxiyo6060 День тому +1

    Waad mahadsantahay walalkeey alle haku barakeeyo shimbirihaasna kuwa kutusaala qaata alle hainaga dhigo alle quluubtayada haiku soodumo

  • @fadumosaid2954
    @fadumosaid2954 День тому +1

    Amiin cidur aan daawo lahaan allah idinku wada rid alahu ma aamiin

  • @Saygabakaaro
    @Saygabakaaro День тому +1

    Nacladii Allah baa kasoo baxdey. Allahu Akbar

  • @haliimomuse6662
    @haliimomuse6662 День тому +1

    Thanks bro thats true ❤❤❤❤🎉

  • @Aaliyah-2t5
    @Aaliyah-2t5 День тому +2

    Ilahay kama kiciyo xanuunka. Allah waa cadaalad.

  • @Abdullahimuhudiin-f4p
    @Abdullahimuhudiin-f4p День тому +2

    ilaaheey hawgargaaro

  • @FatimamohamedHassan-l5j
    @FatimamohamedHassan-l5j День тому +1

    Insha Alle haka soo kicin yaå rabii

  • @MohamedIsmail-c8q
    @MohamedIsmail-c8q День тому

    Alx ALLAAH ayaa ku mahadsan ilaahow haka kicin

  • @hibo1806
    @hibo1806 День тому

    Mowliid waad mahadsantahay markii ugu horeysay oo shekada maqlay ayan fahmay in aad dadka somaaliyeed wax ugu sheegaysis doorkaga shariifka ah halkas ka wad wariyaha kaliya oo baraajuya somalisa ayaa tahay waxa ka codsanayaa inaad sii labanlaabtid wax u sheegista ayagana Allah haka yeelo dhagahoda kuwa waansama oo uusan ka yeelin dhago leyr u duleela shukran

  • @abdulljama783
    @abdulljama783 День тому +3

    HBN,
    It's the best news and information

  • @ubahabdi453
    @ubahabdi453 День тому +1

    Ya Allah hanaga soo celin evil kaas 🤲🏽🤲🏽🤲🏽

  • @ashahassan5839
    @ashahassan5839 День тому +1

    waa war fiican illahay sixun ha u dinto inshallah

  • @MuseMucad
    @MuseMucad День тому +2

    Allha ku bakhtiiyo qaliinka lagu samynayo uunan kasookicin yaarabi

    • @weproduction1804
      @weproduction1804 День тому

      @@MuseMucad AMIIN AMIIN AMIIN YA ALLAH AMIIN AMIIN

  • @abdiyare6794
    @abdiyare6794 День тому +1

    Abdi Yare oo jogo USA fikirkeyga midnimada Somalia mesha ka qaldantahay oo la rabo inay kow isku imadan wa qurbo jogta gar ahan yurub iyo America markay ayaga midoban kadib ayay dalkena midenayaan oo ayaga dadka isku kenaayo

  • @ahmedismail2507
    @ahmedismail2507 День тому +1

    Alle. HAA ka jaro Xasuuqa. Shacabka U Xasuuqay

  • @Kazwalee
    @Kazwalee День тому +1

    You right sheekh

  • @shukrihasan6425
    @shukrihasan6425 День тому +1

    Ilahey sabab ha uga dhigo cudurkan jahanamo alle ha ku fogeeyo.

  • @z-1il
    @z-1il День тому +1

    Very true brother

  • @AbdifataaxSaleeban-l5n
    @AbdifataaxSaleeban-l5n День тому

    Alxamdulilah allow hakakicin cudurka natanyaahu

  • @UmuRaxmaInabashiir
    @UmuRaxmaInabashiir День тому

    Insh allah waxaa xigi doona in uu dhintay

  • @Mohamedjama-zt7zl
    @Mohamedjama-zt7zl День тому +3

    Caawa warku waa farxad maxaad Tiri najas yaahuu cudur Laga heley u bakhti dheh

  • @alinurdeka1621
    @alinurdeka1621 День тому +1

    Ilaahay.kaama.kiciyo.qaliinka.ku.tag.insha.allah

  • @roobleAsowe
    @roobleAsowe День тому

    Mahadsanid zxp sobadi mawlid xaji cabdi

  • @AishaBarre-b9n
    @AishaBarre-b9n День тому

    Xanuun dhibaateeyo noloshiisa ilaahey Hakadhigo 😢😢😢😢😢

  • @SakariyeAbdiomar
    @SakariyeAbdiomar День тому

    Scw makobab alomid somalid

  • @ahmedyassin6686
    @ahmedyassin6686 День тому +1

    Ilahay kama soo kiciyo silic udhimo amin yarabi

  • @hassanaden102
    @hassanaden102 День тому +1

    Asc Masha Allah
    Good Analyse

  • @solarenergy324
    @solarenergy324 День тому

    Ya Rabi kii kudiman lahay kadig

  • @XalimoSahal
    @XalimoSahal День тому

    ❤asc yaarabi ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hassankhalif6551
    @hassankhalif6551 День тому

    Mahadsanidin HBN tv am Hassan mahamed khalif

  • @wardixasan9324
    @wardixasan9324 День тому +2

    Naarta yaahuu cudurka helay Haka kicin idam allaah oo haw dhinto cudurka haya NAARTA WUU SHAQAYSTAYE ALLAAHA KU FOGEEYO AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN

  • @cabtanmohamed4514
    @cabtanmohamed4514 День тому +1

    Inshallah allaha kama so kiciyo ? Natayahu Wu baqtiniyaa

  • @Janna9756
    @Janna9756 День тому

    Allaku akbar ilaahow qaliinka haka so Nabad celin yuhuudka siclic u dhimo ilaahay baan ku barinaye

  • @MiskiMuhidin-h6o
    @MiskiMuhidin-h6o День тому

    Xanuun aan daawo lahayn allha kusalido silicna aduunka ku ardheh yahuudkaa

  • @lubiahmed4735
    @lubiahmed4735 День тому +2

    Ilahay xanuun uu wakhtbadan umarlo.howga dhigo sidii kii kahoreeyay

  • @anabfarah6103
    @anabfarah6103 День тому

    Ilaahey cudur aan la aqoon hana dhiman hana noolaan Alle awood badan baan kuu tuugnee hakugu salido
    Aaaammiin

  • @ahmedali-fm8iv
    @ahmedali-fm8iv День тому

    Cadaabta Allah haku fogeeyo silic aduuna Allah ha dhameys tiro

  • @AxmadabdiOpsiye
    @AxmadabdiOpsiye День тому +1

    Yalaah ilhow kudil daalinka yuhuudiga ah xanuun insha alah ka kici mayo qaliinka

  • @isseamin2017
    @isseamin2017 День тому

    Ilahayow Natenyahu Haka kicinin xanunkas ya Allah

  • @RadwanElmi-lz2jf
    @RadwanElmi-lz2jf День тому

    ASC HBN
    salankadib shekada shinbiraha waa tusale aad umihima waan hadalkii somalidu tidhi gacmo wada jir bayi waxa ku gooyaan
    Somalidu marka runta adsheegto waa run bayi ku odhanayan
    lakiin wax ka maqan ficilkiii wadajirka loo mari laha
    Allaha isku muqaf hanaga dhiigo
    WN KU SALAMAYA HBN 🙏🙏🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @runige6608
    @runige6608 День тому

    Xiniinta Iyo wadnah Allah cudor hakunwada ridu dhamaan Yar iyu Wayne yahuuda

  • @hassanhusein3700
    @hassanhusein3700 День тому

    Ilaaheey idankiis baqtigad ha lasoo sheego

  • @BuufleSiin-s5w
    @BuufleSiin-s5w День тому

    Allow nafta kajar yahuud dhintey yahu

  • @AliAli-lc2nx
    @AliAli-lc2nx День тому

    Waa runtaa walal mowliid qalbigooda alaha isku duwo somali lakiin kuwa xukunka hesta ayaa ka macaasha goboleysiga marnaba doonimayaan dowlad dhexe qabyalada iyo dollar ku noolyihiin ilaa qiyamaha ama Mahdiga soo daahiro dabadeena masiixi dijaal ayey raaci doonan kuwan alaha ku bedelo kuwa ka kheer badan insha alah

  • @shukrinoah3987
    @shukrinoah3987 День тому +1

    Allow haka soo kicin yaa rabi ayaa caziiz yaa jibaar yaa facaalu limaa yurrid

    • @weproduction1804
      @weproduction1804 День тому

      @@shukrinoah3987 AMIIN AMIIN AMIIN YA ALLAH AMIIN AMIIN AMIIN

  • @maxamedxaaji-b8t
    @maxamedxaaji-b8t День тому

    Labadii banaan jiifataa midba dhinacaa ka banaan

  • @IshoOmar-sp9ch
    @IshoOmar-sp9ch День тому

    Ilaahey cudur xun aan la garaneynin daawone aan leheen haku rido Aamiin Yaa Rab

  • @abdiazizjama4290
    @abdiazizjama4290 День тому

    Allaha u gargaaro muslamiinta .

  • @maxamedraabi-yz1bx
    @maxamedraabi-yz1bx День тому +1

    alle.ha.u.siyadiyo .cudurka.ku.dhacay.shaydanki
    qadhmuuna.ihsa.allla

  • @NimcandahirNimcandahir
    @NimcandahirNimcandahir День тому +1

    Masha allah illahaw yanu.kakicin

  • @mariammohamed6389
    @mariammohamed6389 День тому

    Ilaahey kaama kiciyo qaliinka

  • @CdirmaanMaxamed-m7e
    @CdirmaanMaxamed-m7e День тому

    ❤mawliido kahadla dagalada iyo
    Khiaafa sidii ad ugawannlahayden
    Somalida

  • @sacaddhaalib2336
    @sacaddhaalib2336 День тому

    Ilaaheyow Netanyahu iyo Beydhan jahnama Ilaahey haku rido Aamin yaarabi

  • @abdirisakmuktarumar6434
    @abdirisakmuktarumar6434 День тому

    Maraykan ayaa u jaajuusa Israel

  • @aslicadeey8511
    @aslicadeey8511 День тому +1

    NATANYAAHU IYO INTA LASHAQEEYSA ILAAHEEY ADUUNKA HAKAWADO OO SILAC HA U BAQTIYO yuhuudana dhulgariir haku dhaco ilaaheey idankiis

    • @weproduction1804
      @weproduction1804 День тому

      @@aslicadeey8511 AMIIN AMIIN AMIIN YA ALLAH AMIIN AMIIN YA ALLAH AMIIN AMIIN

  • @Naciimo433
    @Naciimo433 День тому

    Ilaahay kama kiciyo xanuunka kawaanlaha bariga dhexe

  • @AsmaXaashi-o2e
    @AsmaXaashi-o2e День тому

    Waad nahadsantihiin Dhamaan bahda HBN

  • @mariammohamed6389
    @mariammohamed6389 День тому

    Allaah baan kuu baryaye udhimo Cudurkaas