Suldaan Seeraar | Heestii Ha Aafobin HOOYO | Xasuustii

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 15

  • @caweyskadalmar
    @caweyskadalmar  4 роки тому +2

    Heesta original ka ua-cam.com/video/5acptSwcpKA/v-deo.html

  • @hibomohamedkafeeya6856
    @hibomohamedkafeeya6856 4 роки тому +6

    Caawa oon hooyaday saaid ugu xiisay ayay heesta iiso dhacday wn qiiroday xaqiiqdi alle haykaa xifdiyo mamo mcn❤💋🤲

  • @mahdixuseen5448
    @mahdixuseen5448 4 роки тому +3

    Waa hees qiimo badan macno weyna ku fadhida alfanaan zuldaan seereer iyo inta ka qeybqaatayba aad baad ugu mahadsan tihiin waayo qiimaha hooyada wax la soo koobi karo maaaha waaa hooyo macan waa dunida oo dhan meel la iskugu keynay way ka qiimo badam hooyo ilove you mom ilove you mom ilove mom alle hooyooyinka danbigooda hadhaafo aakhirana janada ha keyo hoooyo
    Caweyska dalmar

  • @afyareofficial3050
    @afyareofficial3050 4 роки тому +3

    Heestu walow ay tahay hooyo lkn suldaan axariistii hooyo mumuujin marka hooyo aad leedahay waa inaad qiirotaa sida ninkii ahaa axmaed daahir hooyay Jidhkaagii waxan hay laga jaray hooyo hooyo waan ku jeclahay hooyo markaan maqlo hooyo waan qirodaa walow anan arag in muddo ah iilahay ha inoo daayo Hoyoyinka intii dhimatay alle ha unaxariisto aamiin

  • @fadumafaduma9933
    @fadumafaduma9933 4 роки тому

    Maasha allaah walee been ma ahan hooyo in eey wax walbo tahay hooyo mcn wn kuu xiisay ♥️♥️❤️💋💋😘🙏

  • @dhure100
    @dhure100 4 роки тому +1

    Wwwww waxaan ah shaqsiga igu horeey like igu cimaamada heesta hooyo

  • @hodanabdiqadir8694
    @hodanabdiqadir8694 3 роки тому

    Ha iilan hooyo ha eedaadin hooyoy Hana aafoobin hooyo

  • @abdifatahmubarak5817
    @abdifatahmubarak5817 4 роки тому +1

    Hooyo qiimaheda wxd garan markd kasofogaatid ilahy hana kulansiiyo❤️

  • @MILITARY_POWER_FILMS
    @MILITARY_POWER_FILMS 4 роки тому +4

    Subscribe i saar alle ha ku sharf0

  • @AishaUurcade
    @AishaUurcade 4 роки тому

    Fekerkaygaintaan fanka ka aqaan Suldaan heestan sideedii umuu qadin oo Xadhkaha Ma gaadhsinayo Adiguba isu dhegyso laba hesood tii hore iyo tan markaa heestu edkaleh maleh

  • @mahamuudmahamed
    @mahamuudmahamed 4 роки тому

    Heesta sidii cali winkay ayaa iska leh

  • @farhanabdirahman87
    @farhanabdirahman87 4 роки тому

    Wwwww

  • @sayidaliduaysane
    @sayidaliduaysane 4 роки тому +2

    Qof kii labaad comments kabixo me 😘😘😘😘🤩🤩🤩🤩