HEES| Sida Ayro Geel | Rashiid Bullo iyo Farxiyo Cali| Original + lyrics

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 16 вер 2024
  • Ereyadii : Ciise Warsame dhancade
    Laxanka : Rashiid Bullo
    The song and 'cut scenes' used in this video are not my original creation, therefore, Maadeys does not claim any rights over them.
    Copyright Disclaimer under section 107 of the Copyright Act of 1976, allowance is made for "fair use" for purposes such as criticism, comment, news reporting, teaching, scholarship, education & research. Fair use is a use permitted by copyright statute that might otherwise be infringing.
    In case of any copyright infringement complains, kindly contact me on : Maadeystube@gmail.com

КОМЕНТАРІ • 52

  • @cabdiwalibeeroof2483
    @cabdiwalibeeroof2483 2 роки тому +8

    sida ayro geeloo oommane kuraagtoo haro iranka joogiyo deegaan arkaysaa la aroorin wayaan uugaabayaayoo.
    Woow nice

  • @mohamedadanhassan2113
    @mohamedadanhassan2113 3 роки тому +12

    Jawi dagan waxan fadhiyaa maqaxi ku taalo is gooska taleex ee muqdisho
    Sacadu waa kowdii iyo sodon iyo todobo daqiiqo tarikhda 27/11/2020

    • @shimbirkasamada3701
      @shimbirkasamada3701 2 роки тому

      Ana caawa ramadaantahay zxb joogaa
      Magaalada hargaysa goljano jawi degan 3:13habeenimo

  • @nunow2722
    @nunow2722 15 днів тому

    heesihi hore waa afsomali adag. Lama fahmi karo.

  • @Abdikarimbuux-xu8cd
    @Abdikarimbuux-xu8cd 2 місяці тому +2

    Waxa aan dhagaysanayaa anniga oo bun cabaya Borama 8/7/2024, eesh calaa hees.

  • @cabdiwalibeeroof2483
    @cabdiwalibeeroof2483 2 роки тому

    sida ayro geeloo oommane kuraagtoo haro iranka joogiyo deegaan arkaysaa la aroorin wayaan uugaabayaayoo uurkaa kutabayee
    Woow nice.

  • @WALAALAHAHARGEYSA
    @WALAALAHAHARGEYSA 3 роки тому +2

    Cajiib muuqaalka iyo midhaha sidaad isu dul saartay ustaad.

  • @AMIsmail22
    @AMIsmail22 3 роки тому +2

    Waa hees aan aad uga helo runtii 👏🏽👏🏽👏🏽🪕🪕🪕

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi 2 роки тому +4

    Shacabka Soomaaliyoow Qabiilka Iyo Qaran Kala Doorta

  • @maxamedmaxamuud4254
    @maxamedmaxamuud4254 2 роки тому

    waa 22 . bishii 12aad 2021 waa bacaadweyn mudug puntilaand waa maxamed Daanbuur ciise cagool iyo Ahmed gacmey

  • @alisaid2008
    @alisaid2008 4 роки тому +3

    Miraha ciise dhancade laxanka r.bulo codka farxiyo cali iyo rashiid bulo

  • @mustaphemaxamedchannel8246
    @mustaphemaxamedchannel8246 3 роки тому +1

    Axyaa Sawtu jamiiil🥰

  • @Sharkou_Nuh
    @Sharkou_Nuh 4 місяці тому

    "Uurkaa ku tabayee"❤ Allaha yarxamak Mam farxiya

  • @nuurnani1787
    @nuurnani1787 Рік тому +2

    Alla maxey heestan xasuus gooni igu leedahay

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi 2 роки тому +3

    Shacabka Soomaaliyoow Midooba Qabiilkana Illaawina Don't For Getting Darwiish In The House

  • @kheirow4871
    @kheirow4871 3 роки тому

    Sxp wlhi cadi matihid mahadsanid

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi 2 роки тому +1

    Shacabka Soomaaliyoow Midnimo

  • @soulehassan
    @soulehassan 4 роки тому +3

    Harro hidhenka jooga weeyi =Harro buuxa (afka sarre jooga)

    • @yaxyec4972
      @yaxyec4972 4 роки тому

      sxb xarafraaca heestan ay ku socoto waa (a e i o u) intaas oo shaqal midun waa in laga helo bilowga mid un ka mida weedhaha tuduckasta ee heesta ku jira sidaa awgeed ( harro hidhanka jooga ) hadii aan dhahno soo heestu ma noqonayso mid jaban dhanka qaafiyada

    • @soulehassan
      @soulehassan 4 роки тому +4

      @@yaxyec4972 ,fiiri inta jeeree abwaanku aanu adeegsan shaqalada, tusaale tuducyada u horeeya
      "Sida"ayro "geeloo"
      Oomane ku "raagtayoo"
      "Harro"hidhenka"jooga"
      Sida luuqado badan caalamka shibanaha H lama akhriyo oo xarafka ka danbeya ayaa laga billaabaa makaa waxaad maqlaysaa "idhenka jooga"
      Kkk ayay na ku khaldin kalmado afaf shisheeye ayaa inbadan oo suugaanta soo maalida ka buuxa iyagoo qaarkood la soomaaliyeeyay, siiba wadamada gumeystayaasha afafkooda, hindiya iyo carab oo Diinteena suuban iyo jaarnimo inaga dhacayso,arkaa tan waa meelo soke e waxaad arki weedh D kabilaamata oo B abwaanku u badashay taas na waa waxaan ugu yeedhno FAR-SHAXAN waan ku salaay wll.

    • @mohamed88466
      @mohamed88466 3 роки тому +1

      Haa waa hidhanka sidaa ay tahay ugu qor macnihii abwaanku inuu minguuro ma ogolin

    • @muuseahmed6231
      @muuseahmed6231 3 роки тому

      @@soulehassan idhanka weeye, idhan, indhal: waa afka hore

    • @soulehassan
      @soulehassan 3 роки тому

      @@muuseahmed6231 labada weedhood tayda iyo taaduba waa afqalaad la soomaaliyeeyay walaal, yaraantaydii taadaan qabey da'dabadeed ayaan ogaadey saaxiib waana sidaa,salaan sare.

  • @Muktar-o1g
    @Muktar-o1g 4 місяці тому

    My brother Abdi Weil s not iranka it’s IDHANKA

  • @mohamedmire7660
    @mohamedmire7660 3 роки тому

    Original Weeye Sxbyaal..Reer UK..wax-badan Ayeey Ka khaldeen heestan Sida Ayra Geeloo!!!..Scww

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi 2 роки тому +1

    Calanka Soomaliyeed Shacabka Soomaaliyeed Midimo

  • @Abdiladif-q8y
    @Abdiladif-q8y 6 місяців тому +2

    2024 -2-22 sweden fanku waa simaliland dadna waa inta dagta

  • @SomeOne-pd4yd
    @SomeOne-pd4yd 4 роки тому +2

    1:53. Waa dooxada oodagooye ee laascaanod

  • @libaanali9278
    @libaanali9278 2 роки тому

    Waxan halkan kasalamaya gavalisadeyda hanan muqtar waxan kuleeyahy urka kutabayo quen🥀💏

  • @user-uv5ne1wi3v
    @user-uv5ne1wi3v 2 місяці тому

    Adiga qaran soomaali Uma qalantid man's qaadi kartid

  • @Laalayslyrics
    @Laalayslyrics 4 роки тому +2

    Uugaabayaayoo"

  • @mustafefarah9434
    @mustafefarah9434 Рік тому

    War wakaas fankii layaqanay ee mari jiray kontonka tijaabo

  • @hibaaqmohamed4484
    @hibaaqmohamed4484 4 роки тому

    eeezh.calaaheez uurka kutabayeee

  • @abdiazizheer-sare2878
    @abdiazizheer-sare2878 4 роки тому +1

    Muuqaalo cajiiba

  • @Yaasiin.aburaas
    @Yaasiin.aburaas 8 місяців тому

    Deliberately....

  • @bashman345
    @bashman345 10 місяців тому

    Erayadii Ciise Warsame (Ciise Dhancade) laxankii iyo codkii Rashiid Bulo iyo Farxiya Cali
    Heestani waa reer Berbera! 😂😂😂

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi 2 роки тому

    Calanka Soomaliyeed

  • @lafooletv9506
    @lafooletv9506 2 роки тому

    hees macaan

  • @Yaasiin.aburaas
    @Yaasiin.aburaas 8 місяців тому

    Usoolaaabtey

  • @Yaasiin.aburaas
    @Yaasiin.aburaas 8 місяців тому

    Yaasiin aburaas

  • @Yaasiin.aburaas
    @Yaasiin.aburaas 8 місяців тому

    Uuuu tab ~~~~~~~🎸🎸🎸🎸

  • @Muktar-o1g
    @Muktar-o1g 4 місяці тому

    And I’m in Newton le willows

  • @MohamedHassan-gu6rd
    @MohamedHassan-gu6rd 4 роки тому

    Mahadsanidin

  • @calicumar7384
    @calicumar7384 3 роки тому +1

    Nin muqdisho joogaa heestan maba fahmi karo Been

    • @alinoorahmednajji1955
      @alinoorahmednajji1955 3 роки тому

      Ya ku yiri

    • @aadannuuraadannuur2115
      @aadannuuraadannuur2115 3 роки тому

      maxaajira reer xamarko af soomaaliga miyey garaneynin tusaaleey warka mise waad iska tiri Un

    • @xasanmagafe5780
      @xasanmagafe5780 2 роки тому

      Waa runtii ee bal waxaad sheegtaan ereyadan heesta ku jira
      Uugaan
      Idhin
      Olol
      Ijbaaray
      Alwasho
      Aayo

    • @khadargaarisa1977
      @khadargaarisa1977 8 місяців тому +1

      Somaali dhaba ayuunbaa fahmaya wallee

  • @Yaasiin.aburaas
    @Yaasiin.aburaas 8 місяців тому

    Suugaa5. Seynis.jaajin

  • @Yaasiin.aburaas
    @Yaasiin.aburaas 8 місяців тому

    Jaaaahil/udhashey/dalkii8/iyo/sneezing.?madarweemikaraaan_/ujeeedadan