🥰 YUSUF XAYBARO IYO XAJIYADIISA OO ISU QAADAY HEESO BILAA MUSIC AH 🥰

Поділитися
Вставка

КОМЕНТАРІ • 219

  • @amiishnoor3814
    @amiishnoor3814 2 роки тому +38

    Hees xalaal team bilaa music ,Barnamijka soo badiya yaa illa mida☝️❤💯

  • @hibohassan8939
    @hibohassan8939 2 роки тому +9

    Qalbigagu yuu jabin allah lagama quustee. I love this family Yusuf iyo bilkhayir ilaahayi dartiis 😍😍😍😍❤❤

  • @hanihanka9528
    @hanihanka9528 2 роки тому +5

    Adinka ina iska daysan ayan rajenaya codkina quruxda bdn quran ku aqrisan allow idinka madobe😍😍😍😘

  • @abdiqaadirabdilaahi2641
    @abdiqaadirabdilaahi2641 2 роки тому +10

    Xamdi bilan mar nosoo qabta qoftaas aad ayaan tageero ugu aheee
    Xaybaro iyo bilkhyr xqiiqdii waan idin tageraaa
    Qosolka la waayay bilkhyr ugu kaalay

  • @nimcorayad9787
    @nimcorayad9787 2 роки тому +10

    Mnzha allh xybaro iyo janno ilhy hydin barakeeyo wllhi waa idin jeclhy
    Xamdi bilan nosoo qabta saxipyaal

  • @yasminali5763
    @yasminali5763 2 роки тому +3

    Heesaha bilaa musiga noo soo badiya bilaa muusiga ayaan jecelahay labadiinaba legendary ayaad tihiin 💯

  • @abdiwahababdilahi3817
    @abdiwahababdilahi3817 2 роки тому +1

    Wlhi nolosha wad isku fahnten allH haysku kin daye innta ilali yusofow 👥❤️🥺

  • @ifrahqueen3231
    @ifrahqueen3231 2 роки тому +7

    Mashallah lamanhgeyga an adka u jcelhy ❤️ frxd igu nolada bilkher jano my walashey iyo walakey Yusuf xeybaro isku wara abid 💯💋💋💕❤️🌹

  • @ayanhassan5661
    @ayanhassan5661 2 роки тому +1

    Mansha Allah wlhi wan ku farxay markay dheheen fanka waanu iska soo gaboga baynaynaa Allah ha idinla garab galo qalbiyadiinana haka madoobeeyo idinka iyo inta idin kula jirta fanka waxa layidhi waxaad naftaada lajeceshahay walalkaana la jeclow markaa wllo Allah ha qalbiyadiina haka masaxo

  • @suusuuabdi7065
    @suusuuabdi7065 2 роки тому

    asc mashaa allah wall wan idinkugu hambalyenayaa inad soo gabagabeysaan fanka illaahay hanaga dhigo kuwii wakhtigoda kher kagafaideesto

  • @Ayan-lr3te
    @Ayan-lr3te 2 роки тому +7

    Mashallah très beau couple que dieu vous protège les mauvaise œil Amin Amin 🥰from Djibouti

  • @muuqsamehd1953
    @muuqsamehd1953 2 роки тому +3

    Waaaw masha alaah walahay waa diyarasatihiin noo soo badiya waa codasi

  • @hipaaahasan5049
    @hipaaahasan5049 2 роки тому

    heesaha music ah dar illahy iskaga daaya illahy khyr ha idin siiye

  • @sagalsulub9268
    @sagalsulub9268 2 роки тому

    MnchallhY dumo and walalkY idin jeclhy alle awolaad khyr qaba haydin siiyo

  • @nimomohamed4559
    @nimomohamed4559 3 місяці тому

    Mansha allaaaaaaaah ku wara farxadaa wllo

  • @abdiqaniwiilwaal3351
    @abdiqaniwiilwaal3351 2 роки тому

    Alha unaxariisto zxp mustafe omar

  • @munamahmed1572
    @munamahmed1572 2 роки тому +2

    Shimbir xusuus aad baan oga heley heesa bilaa music. Maansha allah

  • @fartunclaahi7290
    @fartunclaahi7290 2 роки тому

    Masha allah xaybaro hesta shimbir cod mcn ayad kj qaday ayado dhames tiran noso gali

  • @abdiwalijaama9857
    @abdiwalijaama9857 2 роки тому +1

    Lamaanaha qarnigoow waan idin salaamay maanta number one kaan noqdee

  • @zalmahasan4281
    @zalmahasan4281 2 роки тому +2

    Ilaahay ha unaxariisto mustafe omar 😭

  • @xawohodon786
    @xawohodon786 2 роки тому +3

    Masha allah guulysta family qurux badan 🥰🥰🥰 allah idin siiyo awlaad bari ah oo badan heesaha qaraamiga ah waa funny oo bilaa music ah soo badaya

  • @canabali1934
    @canabali1934 2 роки тому +2

    Wow so happy for you BiilkheYr Axmed waa sharaftii oo qof ah and Yusuf ku noolow nolol farxadleh best family keep going

  • @khadaralihussein2340
    @khadaralihussein2340 2 роки тому

    Alle ha cafiyo mamo khadra dahir cigee

  • @cabdiqaadir3932
    @cabdiqaadir3932 2 роки тому

    Inkastoo heesaha gabigood aanu wanaagsaneeyn hadana heesaha bilaa muusiga ah oo ka hadlaya wac-galin ama duco ama jaceeyl aan qofna lagu dulmineeyn looguna xad-gudbeeynin waxaa laga faaiidaa erayo soomaali ah. Kolka xeeybaro haku tuuro saalax qaasim. Barni iyo siraad iyo basro ina suldaan baa baarka iifiraayoon barkanahay dhabtoodee

  • @ougassonew6088
    @ougassonew6088 2 роки тому +2

    Masha Allah lamane qurux badan Allaha idin xafiido😍

  • @fadxinuura9223
    @fadxinuura9223 2 роки тому

    Musiga iska daaya fanka alle ha idinka ma doobeeyo

  • @user-ns5lc3lq6v
    @user-ns5lc3lq6v 2 місяці тому

    Heesaha bilaa music aad io aad ban ujeclahy❤

  • @faadumocabdi678
    @faadumocabdi678 2 роки тому +1

    Mashallh tabarikallh allh idin xafido family quruxbadan oon jeclahaybaatihiin nosobadiya heesaha balaa muusigaa waa codsi bills

  • @marwaqalanjo4902
    @marwaqalanjo4902 2 роки тому

    Mashalllah wan ku sari cawa haa ma mudnida waxa buqul ka yar hore usucoda adiga iyo dumo qorox Badan bhalqar

  • @canabali1934
    @canabali1934 2 роки тому

    Wow wow wow Legend always Legend Yusuf caadi ma aahna wlh BiilkheYr Axmed khatar wlh sxb best sister keep going beautiful woman and men

  • @hamda8992
    @hamda8992 2 роки тому +1

    M. A famil aad aad u jclhy Allah ha idin xafido

  • @Nimcomohamedmohamoud132
    @Nimcomohamedmohamoud132 2 роки тому

    Masha alahaaaa wllkay xaybaro iyo dumaaashi bilkhayr sharf ku nolad💚💖

  • @zakinabuli3329
    @zakinabuli3329 2 роки тому

    waa runti ma mudna yusuf haybro inanu wali 100k garin

  • @dekaahmed1232
    @dekaahmed1232 2 роки тому +2

    Ilhow awlaad baariya idin sii🙏♥️😫👑

  • @Jammaad
    @Jammaad 2 роки тому

    Waa igu socotay heeska Well done 👏 ✔ 👍 👌 fiiiq fiiiiiiiiiiiiq caleek caleeeek

  • @hubimaalim6666
    @hubimaalim6666 2 роки тому +1

    Mnshllh lamanaheyga qarniga waxan idhen leyahy allaha idhen xafidhoo rabi na waxan idhenkabaryaya awlaad barakeysan inshllh wax idhen dhibo Allah nimatuso 🤲🤲🌍

  • @canabali1934
    @canabali1934 2 роки тому

    Asc waaku salaamay walalashey qali ah iyo walalkey welcome back beautiful family hambalyo hambalyo keep going 💕🌹💞❤️🙌🇸🇴😎

  • @abdiazizaden4998
    @abdiazizaden4998 2 роки тому

    waan idiin salaamay lamanaha qarniga noo soo badiya heesa bilaa musik

  • @ayaaniprahim8259
    @ayaaniprahim8259 2 роки тому

    Masha Allah keep going dumashay iyo qlkay wn idin jeclahy wlhi😘😘🥰🥰

  • @queensomali5463
    @queensomali5463 2 роки тому

    Dumashi Bilkhayr io Xaybaro Idin Jclhy wlhi❤🥰🥰🥰

  • @asmacali2506
    @asmacali2506 2 роки тому

    www MashaaAllh heeso bilaa Musica jeclahy nosoo badiya

  • @souleimansaadmoussasouleka9285
    @souleimansaadmoussasouleka9285 2 роки тому

    Machaalah XAYBARO AVANCE BRO I FROM DJIBOUTI

  • @ismahancabdiraxman3038
    @ismahancabdiraxman3038 2 роки тому +1

    Duhur wanaagsan dumaashi jano iyo indr waan idin salaamay

  • @drsmaanlula7288
    @drsmaanlula7288 2 роки тому

    Mashallh lamanahygii Allah idin barakeeyo🥰🥰🤲🤲🤲

  • @odayibnuoday1919
    @odayibnuoday1919 2 роки тому

    Indr iyo dumaashi codka bilaa music ah noo soo badiya allah ha idin barakeeyo

  • @dahircarab4931
    @dahircarab4931 2 роки тому

    Mnsha allah lamanha quruxda bdn horey usocdo

  • @zumayazuuzu4557
    @zumayazuuzu4557 2 роки тому

    Msha.allh fmily qrux bdn From Bosaso

  • @laadarlaadar6814
    @laadarlaadar6814 2 роки тому +2

    Beautiful song

  • @hannadaadey9687
    @hannadaadey9687 2 роки тому

    Mansh Allah ilhahay ubad wangsan ha idin ziiyo wan idin jecelhy my dear family

  • @layloosman51
    @layloosman51 2 роки тому

    allaha unaxariisto mustafe omar

  • @fadumaabdiaden3030
    @fadumaabdiaden3030 2 роки тому +2

    Guuleysta ❤💯family maasha allaah tabaaraka laah

  • @fadhumomohamedali1138
    @fadhumomohamedali1138 2 роки тому

    Masha Allah qoys qurux badan Allah hadin xafido

  • @maryamahassan5217
    @maryamahassan5217 2 роки тому

    Asxbey heesahan bila music ah ino soo badiyo

  • @waamaxay4564
    @waamaxay4564 2 роки тому +1

    Alah onaxariisto

  • @zakinabuli3329
    @zakinabuli3329 2 роки тому

    allah naxriisti jano haka warabiyo mustafe oomaar

  • @aslihassan8263
    @aslihassan8263 2 роки тому +2

    Mashallah so beautiful couple 💑 from Djibouti

  • @munaibrahim4513
    @munaibrahim4513 2 роки тому

    Alleh haw naxariisto

  • @raxmaruuxi9090
    @raxmaruuxi9090 2 роки тому +4

    Wee nagu socotaaa heesta bila music no soo badiya tagero buuxa idin ahy lamanaheyga🥰

  • @farhiyajamaa7717
    @farhiyajamaa7717 2 роки тому

    Allah ha unaxariisto

  • @umumaryama9023
    @umumaryama9023 2 роки тому +1

    Mashaa allh dad isku faraxsan

  • @asiiyaayaan1953
    @asiiyaayaan1953 2 роки тому

    Mash alllh wllky qaali yuuusuf xabyro wlhi wn kahilaaa

  • @noordinhassan1141
    @noordinhassan1141 2 роки тому

    Yuusud mahadsanid saxiib adiga iyo dumaashi Allah haysku kiin daayo

  • @hersifarah5391
    @hersifarah5391 2 роки тому +3

    Mashaallah my family.stay strong forever inshaallah.

  • @Umutaqiya
    @Umutaqiya 2 роки тому +2

    Masha Allah isgu aware lamane isgu kalsoon heesa bila music sobadiya aadbad uguso baxaysan

  • @mahadyare5408
    @mahadyare5408 2 роки тому

    M.a lamanaha qarniga allaha idin barakeyo

  • @xaliimocabdi5926
    @xaliimocabdi5926 2 роки тому

    Mansha allah noso badiya codkiina dahabiga ah💪👏👏

  • @farhiyajamaa7717
    @farhiyajamaa7717 2 роки тому +1

    Masha Allah

  • @warasamemohamed8278
    @warasamemohamed8278 2 роки тому

    Mashallha tabarakallha
    Allha idin xifdiyo 🥰🌹❤️🌹❤️

  • @farhiamohamed1261
    @farhiamohamed1261 Рік тому

    mansha alah axsan cood

  • @farhiyajamaa7717
    @farhiyajamaa7717 2 роки тому +1

    Masusiga majecliya

  • @mubarakmahadmohamed
    @mubarakmahadmohamed 2 роки тому

    Wooow soo badiya

  • @cashacali517
    @cashacali517 2 роки тому

    Maasha Allah

  • @fatumamacalinmohamud
    @fatumamacalinmohamud 2 роки тому +1

    Manshllah My couple wan idin wataa dar Allah gulaystaa

  • @barwaqobariyo7415
    @barwaqobariyo7415 2 роки тому

    Qoys sharafle Alle haydin sharfo oo haydin karameeyo

  • @amaalmahad6894
    @amaalmahad6894 2 роки тому

    Maasha allh reerka yagii isku waara 💛

  • @ayancabdiraxman2231
    @ayancabdiraxman2231 2 роки тому

    masha allah dumashidayo jano manta yusuf walaga yaby eshcalaa cod wan idinkufana guleysta marwalba ifaraxsanada 💚💬❤🥰🥰🥰🥰

  • @fariidayusuf9207
    @fariidayusuf9207 2 роки тому

    Mncha allh lamaane qurux badan❤

  • @iidoyuusuf5662
    @iidoyuusuf5662 2 роки тому

    Masha allaah team bilaa music wnu ku haysanaa noo soo badiyaaa my couple 💑

  • @garabeygarabey1079
    @garabeygarabey1079 2 роки тому

    Masha allah

  • @sabaaxahmed370
    @sabaaxahmed370 2 роки тому

    Mnsha Allah lamane isku dheeli Tiran isku waara abadkiin

  • @mumtaz9357
    @mumtaz9357 2 роки тому

    Mashal Allah bikher Axmed iyo yusuf xebaro lamane qurubadan mashal Allah guul

  • @laylaahmed8962
    @laylaahmed8962 2 роки тому

    Soo badi bilkheyr xbbt please adiyo dumashi

  • @manaosman5560
    @manaosman5560 2 роки тому

    Maansha alaah afkiina caano lagu qabay inadeero iyo dumaashiday

  • @falisgacal5289
    @falisgacal5289 2 роки тому

    Bila music Ku heysta waliba heesaha khadra dahir Cige iyo Abdulkadir mocalim Cumar jubba

  • @Telloofficial112
    @Telloofficial112 2 роки тому

    Aptiyo mcn ❤💯🤞

  • @osmandaad8275
    @osmandaad8275 2 роки тому

    mashaalaah

  • @adardhelmaay3114
    @adardhelmaay3114 2 роки тому

    Masha Allah inaba caadi maahan 😍😍

  • @drsfatmacabdiguray4627
    @drsfatmacabdiguray4627 2 роки тому

    Rabi how naxariisto

  • @queenaragsanofficial9286
    @queenaragsanofficial9286 2 роки тому

    M.a best couple 💑 allaha idin xafido ❤

  • @amranabdi1700
    @amranabdi1700 2 роки тому

    Allha unaxariisto

  • @zeinabjeyy4232
    @zeinabjeyy4232 2 роки тому

    Waw!!!you look so cute gacaliso

  • @munamahmed1572
    @munamahmed1572 2 роки тому

    Bilkheyrey habo Staal baan qabaa magaca bilkheyr yaa kuu bixiyey ma hooyadaaba reer waqooyi ah.

  • @qadroali2268
    @qadroali2268 2 роки тому

    Asckm masha allaah ♥️ ♥ ❤ 😍 💖 ✨ ♥️ ♥

  • @deganmohamud6427
    @deganmohamud6427 2 роки тому

    Masha allah labadydii fanaan
    Nolada
    Magacaygii aya kujiraa xata hibo

  • @idilyusuf
    @idilyusuf Рік тому

    Lamaane qurux badan❤️

  • @abshirocabdi3234
    @abshirocabdi3234 2 роки тому

    yaa salam

  • @amiiramahamed7949
    @amiiramahamed7949 2 роки тому

    Mnshallah ❤️❤️❤️

  • @faisahassan2591
    @faisahassan2591 2 роки тому

    MashaAllaah family quruxbadan

  • @hanakayse8144
    @hanakayse8144 2 роки тому

    Ilaahy haw naxristo wll

  • @nimcomohamedahmed1779
    @nimcomohamedahmed1779 2 роки тому

    Dad Culusaa fanka kabaxaayo Wllhi tadaa lobahnenee wey sokalayaan M.a Wllhi musugba maubahnidiin lamano qurux badan hata kabaxdan xidaa musuc Xalaal nosodhiga yaah