maansadii kala guran

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 19 сер 2024

КОМЕНТАРІ • 4

  • @ayaanleaxmed1435
    @ayaanleaxmed1435 Місяць тому

    alla dadkasii nasiibadana la kulmay abwaanki weyna ee somaaliyed hadraawi

  • @jameswilliam5247
    @jameswilliam5247 6 років тому

    Marka aan dar ilaahay u hadlo intii aan abwaan SoomAliyeed arkayey weli Suugaan yahan ka suugaan sareeya ma arag haadraawi. Alle ha amaansado duqa hadda gabawlee la ciir ciirayaa

  • @smartmustafemedia8511
    @smartmustafemedia8511 2 роки тому

    Abwaan Hadraawi waa Abwaanka ugu Culus ee Af Soomaali ku Gabya. Waxa la odhan karaa. Waa abwaanki ugu Suugaanta Badnaa aduunka. Gabay 825 weedhood ah. Cidna ma Samayn isaguse wuu sameeyey Maansadiisa Daba Huwan.

    • @ibnuhaji1802
      @ibnuhaji1802 11 місяців тому

      Maansooyin 900 oo bayd ah ayaa jira oo Xasan Ganey tiriyey sida
      1.Ha ku saxanin garashada
      2.Duufaan
      Dhawaan waxa mid 1,000 bayd ah tiriyey Abwaan heello waraysiga codka ubax uu siiyey ku jirta.
      Laakiin waxa hubaal ah in maansdaas Daba-huwan ka qoto dheertahay kana culustahay ujeeddo ahaan.