@@suhaibduco4496 Waraa 5 luuqadod iya ku hadalnaa af somali, af carabi, af cafari, af faransis iyo english. Reer muqdisho moyaane somaalida kale 100% wa ka ilbxsanahay
Heestaan waxay kafiicantahy heeso badan oo Abwaanadiii sameeyeen ay lagashay Abuuristii ama deeqaha Alle bixiyo inay qof bini aadan u hibeeyaan like Marwaan yare iyo fananin kaloo badan King Araash iyo Sharma boy keep going guys
Caadi maahan Sharma boy you are hit wlhi I love this part of yours and king Aarash is not that bad he is good too . On fire my boys God bless Muqdisho🔥🙏🇸🇴❤
Waan ogohaya ciyaalki hore inay soo boqon doona heestan' noloshu was intaanay ku wasin wa dhab baleeg labadanin king Arash io sharma imika midna waa 👆 ka kalna👇😬
Xamada Al-cazal hand up to you bro... Laxanka : 100% 👌👌 Ereyada : 100% 👌👌 Music: 100% 👌👌 Sharma boy iyo King Arash wax kale ... Sharma Boy aa ku wataaaa 👌👌👌
Ereyga Zimbabwe ee aad u isticmaashey xumaan waa khalad waana cunsuriyad. Sidoo kale ereyga qureysh waa magac qabiil Carbeed ee amaan maaha. Sida kale Sharma boy hore u soco🙏🙏
ua-cam.com/video/BpTONJha4g0/v-deo.html
FHK
Ugly
Hjannahgyyyyyyyyyhhtewqqqhhrsaawwweeertttgnjjjjjjkkkjjgggfdchjjjn fewwwertytttyyyyhlfftr
n
EkelmmleEèa
💋💋
From hargeisa, one love mugdishu and hargeisa wan idin salamay wlalahay reer mugdishu
Sidookle wallken wa ka qadney
So dhawaaaw
Sidoo kle wall macan so dhawowo
Sdo kle sxp so dhoww
🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
From Borama wlh rer xamar wn jeclhy♥️
Illhay Xamar Cadowgeda haka qabto ya rabi😢🤲Hooyadii Somaliyeed💕 Waligy man arkin illhay mar ha ituzo🤨
Sido kle abyo anaga na wan ku jclhy❤❤❤
Mcnto tnx anaga xitaa waan ku jclnahay
Ayman Guhaad thnz huno
Xamaada Production studio Thnkz huno nolda
We love you to
Dear Sister long life insha allah
King araash walaga wataa heestaan yaaa igu raacsan like saaar
Wllhi waa laga wataa been ma.ahan kptn
Sharma waxkale waye
Walee kuguracsanyahay big loph u dj sharma boi
Waxa yari waa wax kale
Nio sharma boy 2 da sano soo socoto geeska Africa waa ka tartami Kara’ wlhi lpx weeyo
From gobolkii ragga burco walaalaha reer muqdisho noolada somaalidu waa mid☝☝☝
Allah ha kuxafido
Cklvlz lv
Iska dhaadhicinti qarniga waan ku wada from hodan qeylo😂😂
Waa runtaa
I love my somalian brothers and sisters from your eritrean 🇪🇷 brother
We love you bro ♥️
Thank you my brother
Zahra Abdullahi thank you 🙏🏾 sister
ME tWO
we love eletrian peoples
Xamar😭😭❤ Caasimada Soonaliyeed🇸🇴 Ilhy Mar haygu Zimo In aan Mar Imaado Inzha allh💚🤲😪 From Somaliland Burco😭💚❤🙏
Masha allah abaayo ilahay hamigaaga haku runeyo
M.a waa lagu so dhaweyna somalia always somalia
Welcome Qalbi Furan Huno❤
@@SOM-co1xd AMEEN wllkY❤🤲Dhmnteenba
@@zaazaziizuu9378 Waxaan ogahay Oo aan Huba In ay Soomali ay tahay Mid uun wll Ilhy Quluubtooda ha isku Xaadho😭🇸🇴❤
Sharma boy inta codkiis ka heshey like isaar
Shaarma boy nin sare 💔💔💔 qureeshta waa somali🇸🇴🇸🇴🇸🇴
eyhygyf
Sharma oyeee❤️😄💪💪🤞
My song
@@galtiyare378 haye
1M markay Gaarto Hda iga dan baydo like Isaar hada Xarfaan TIhiin waaye🤣 guys💗🤘
Wey gaartey lph
Waa kuu saray caaqow
kkkkkkk
2m aye marosa
3 million mareysaa 11 feb 2021 🤞🤞
WAXA FAR WAWEYN IDINKU LEYAHAY HESTAN HADA 950K BEY MARESA 1million MARKE GARTO LIKETA IGUSO FARDHIYA👍🤙😅😂😂
One million over 😏😜😝🙃😙😏🙄😡🤬😈😚😘☺️🥰😍🤩😂😭😭😂😅😅😅😂😆😁😁😄😄😀😀😃🤒🤒😫😫😤😤😲
🤣🤣🤣 wanku saaray
@@fahad5873 Sharma poy nin weny
@@aragsanali949 Mahadsanid Cadey🤗
@@fahad5873 Over And Over And Over🙏🤝❣
Big love to Somalia brothers and sisters from Eritrea 🇪🇷 🇸🇴
Ok
Somaliyay heestan 1m markay gaarto
Xuzhmad idiin haya wlhi👏👏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Wey gartay 1m
abti iskeen hee
3m
Heestaan sharma boy ayey ukalakacsanatahy😂😂😂
Ha.umaleyn zambabe👌👌👌
🤣🤣🤣🤣💯💯
Bro we are not against the song. We are against any form of racism.
Kkkkkkkkkkkkk
Abdirahim Ahmed yh, Somalis are racist sometimes. He’s singing and still enjoying that he insulted a whole country’s people. Wallahi we’re racist💔
Respekkt T,
I will not generallised and call all Somalis are racist, however, is worth mentioning when we see recist remarks. ✌️
sharma boy waa la wataa
big love reer moqdisho from hargysa😍
From 🇩🇯Djibouti SHARMA BOY numbar 1 ciyaal rap keep going ✌❤
Zhhhxhgdhhjnu ub
Xuziuve
Heesaha sharma boy waan jeclahay from somaliland💕
P8
Thnks 😘😍
I am from Portugal and i love Somali songs❤❤
.
.
Waraa Somali baan kula ahee like-ta ha ila dhaafin? 😃😃😂😂😂😂😂
👊👊😂😂😂
@Mohamed Osman kkkkkk
@Mohamed Osman mahadsanid sxb
Burtaqiis maadawaday ayaan isdhahy
@@cabdiqanicabduqaadir5668 Magaca iigu qoran Aa Buqrtuqis ah😂😂
Heersaro she's no beerdaro qaabdaro uma quuro fildaro gardaro mataqno edebdaro ee garo gabadhaas waa garaB...❣ intaas baa iga gadan wlh.✌
💖💖💖💖💖💗💟💗💟💗💗💖💖
@@hindahussein5739 St
@@hindahussein5739 m2wtup
Mar waxa iman doonto sharma boy leysku dagalo wlh keep going sharma😦😦😦😦😦❤🇸🇴
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Maybe we
Way noqdayv
Wey dhacday 2024😂
From state of somaliland we love our capital city muqdisho🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤
Still I watch 2021
P07gohobmpmbjkloj964g9typi
kkkkk
Qof kasta guul waa uu rabaa! Laakiin waxaa guulaysta qofka daneeya guushiisa oo kaliya, Maalin kasta waa fursad, si aad Noloshaada wax uga badasho! Sharma Boy Hormar Wacan
Hadalka qebta danbaa ka halaysay
He did it
Wuu gaaray hormarkii maanta
Magacygu wa muna sharma boy igu sharfay
Hhhh si fcn lakuu amaanay wllo
Baayo muno lagu dhahaa asna munna bu yiri😂😂😂😂😅
Muno Kayf dhilo
@@falisqaliif7931 sxb mxaad walaashaa somaaliyeed u caayaysaa waliba wax dambi ah in dadka llagu caayo mxaad ugu caayaysaa
@@SOM-co1xd wey mudan tahy cayda aduunka ugu necbahy magca muna
Ugu Danbeen Weey Gaartay 2M Cadey Boolo Sharma Boy wax kale.. She is not Beeldaro😅😍👌👋
Sida lagu dhalay saafi
silac kuma Korin soo fiiri
ha umaleenin simbaawe
Qureeshtu waa somali kala Kacsan Kala kicinaa Showga
Wwwwww meshan miyad degan tahay hh
@@Shiine.Hiiraan haaa my home everywhere ☹🤣
@@sanjuujrbluesboy7668 waxkle D.M miyad xaga ah Hhhhh
siilkahoyadaa
Sharma boy inu king araash ka hormuray inta igu raacsan like🖒👌❤
Sax waaye pro
wan ogay in anad ahayn sixirole lkn adoo amusan inad akhrin donto sidaa lagu dhalay waa safii how malaynin simbawi qurayshtu waaa somali that's my name😘😍😂❤
I love this song , Mogadisho rappers are so productive ғroм jιвυтι 🇩🇯
jabuuti ma yaqaanan luuqadooda sida loo qoro😭😭😭😭😭😭😭😭😭🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@@suhaibduco4496 Waraa 5 luuqadod iya ku hadalnaa af somali, af carabi, af cafari, af faransis iyo english.
Reer muqdisho moyaane somaalida kale 100% wa ka ilbxsanahay
@@nbaker4693
Walala hayn reer jabuti
adban idin jecel nahay haddan nahay reer mogadisho alle haydin xafido❤️💯👈
Reer Muqdisho ♥️🤛 From buuhoodle
Wwooe
@@zakibuuhoodle2783 3,《
Inta muna LA dhaho ama ladhalatey like soo saara
🤗
Munaliza waliba laydhah wllhi hhhhh salamad
magc muna Ayan aduunka ugu necbahy
@@fadumoabdiqadir4827 huh
Qofa jclhy ayaa la dhahaa muno yaasha dhan waa wataa aniga 😉😉😉
from BalBaraalka like dhac igu sii😂😂😂😂😂😂🇸🇴Sharma boy nin wen keep going boqorka muqdisho💋💋❤❤❤❤💖💖👌
2024 inta dhagesanoso isara like😂
Sharma boy marka uu fanka ka baxay kadib hada daawaneyso like 👍
Kamuu bixin Waxaas ya laga maqlin
@@aamincade6120 mbixin🤣🤣
Heestaan waxay kafiicantahy heeso badan oo Abwaanadiii sameeyeen ay lagashay Abuuristii ama deeqaha Alle bixiyo inay qof bini aadan u hibeeyaan like Marwaan yare iyo fananin kaloo badan King Araash iyo Sharma boy keep going guys
Thank you
Sharma boy hees oo soo qaaday oo marax ah Ee i tus pro 🙏🤦♀️Two lengend
A KAAFI KC lamahlayo wey shidan yihin
A kaafi zxb wlhi ninkan waa tagay hesihisa way gadmayaan
@@hananabdulahi4233 waa inta ku tageero🙏
@@mohamedsiyad159 oo cadaa 😂😂😂
TAury9
I am muna mahad sanadiin faniin aan jeclahay ❤❤
Sami❤
😂😂👌
Sami ❤
Quruxlyda hablaha 😍
❤😍
sharma boy alle hakusoo hanuuniyo
Not gonna lie Sharma Boy got great future worldwide keep going my bro reach for the stars ✨ you are a real musician.
@@zakyizak5309 magaciisa bas ah ayaa views lagu helaa hormar u garay darteed 😁
Hees ika gadan wlhi inta tiktok kaso aragtay like 🇸🇴💖🇩🇯
Ree xmr like saara
Heestaan Dumasshideey ayaa ka heshay, magaceeda waa Cadeey ✊🏼 Gurigeeda markaan tago heestaan lee ka shidan ilaa markey soo baxday, Waxay taagan tahay Wiilashaan wey iga gadan yihiin. Lambaradooda yaa isiiyo. Inaan lahadlo rabaa cml. Ilaaheey amarkiis arinkani waa arrin aan laga sheekeen karin. From Vienna 🇦🇹🇸🇴
HHH MANOOSHIHIN
@@carafaadalihussein😂😂😂
Froma hargaisa waan idin wataa gar iyo gardarba KEEB GOINGS
1
xamar caasimada caasimadaha inta horumarkeeda jecel ilaahay ha daayo inta ka xuna ilaahay hasoo hadeeyo ilove muqdisha anoon weligay tegin balse dhiig soomaaliyeed baa igu jira oo jecel caasimadiisa ❤❤❤❤❤❤❤❤
Wanaxaman
Mudo kadib Muqdisho Waxaa Qabasan Raba D'ayarka Laqaban La ayahy Sharma Poi 🔥
Caadi maahan Sharma boy you are hit wlhi I love this part of yours and king Aarash is not that bad he is good too .
On fire my boys God bless Muqdisho🔥🙏🇸🇴❤
Proud to be an African Somalian 🇸🇴 my people 🙏🙏
Waan ogohaya ciyaalki hore inay soo boqon doona heestan' noloshu was intaanay ku wasin wa dhab baleeg labadanin king Arash io sharma imika midna waa 👆 ka kalna👇😬
Reer xamarwan idin salaamay I love xamar
From king ck sharma boy iyo arazh kings idin wata gar iyo gar daroba
From somaliland Borama 🙏❤
Nio sharma boy talentigiisa fanka kujogyaa
@@iuqmaanaxmed4470 HaaheY wa runta libax ✋
ck dhaa dhan intee uwada mesha ka bixe nio
@@apdikanimohmet1206 goptu isma qariso kp going zxp💖
@@abdimaalikahmed2815 fadhiyo xun 👽😂🙏
Hesta sharma boy u shidanthy inta ugu racsan
Wllhi HesaHan oo kle waa RaXo
Hadaadan garan kaC seeXo🙏🙏
Sharma boy Messi ga fanka Somalia 🇸🇴 full respect my bro ❤️
Waxan joga hargeysa wlhi wan jeclhy muqadishu cadey allow namide anago dhan amin allow anigo nabadqaba itus muqdisho Cadey somali o dhan wa mid walalahey rer muqdisho illahey ha idin amansado amin 🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Ha umaleenin sanbaabwe yartu waa soomali 🇸🇴🇸🇴
444feet
B
Zimbabwe waa dad African ah, dad foolxun maaha.
Dadkeenu waa cunsuriyiin!
😂😂😂
ha umalynin zimbabwe kaliya ayu dhahy ee mu cayin zxp
I'm in my 30's and this kid got me listening to this madness 😆 🤣 😂
🤣🤣🤣🤣 I feel u🥰🤟
Depuis 🇩🇯👊
SHARMA BOY:
Waa meesha uu ku soo baxay goobtaasi,dhalinyarada Mogadisho na ay aad u tagereen makasi wuxii ka bilowday Barav Sharma Boy!!!
Inta og inuu king araash yahay poqorka raabka like ha ila dhaafin nacalaa shaydaanka idiinku yaale🤣🤣🤣 from hargeisa somaaliland 😍
Xamaada daweeeye hit maker🔥🔥 legend fanka soomalida meel uwadaa salaama🙏🏻 cousin
Fartuun balbalar ma meesha jogto mise waa indhahayga😜
xidigta muqdisho haaaa
Heesta iyada looqaaday
Haday jogtana mey san ahayn fananad 🙄
🤣🤣🤣🤣🤣
@@zaminazharma9245 fanaanad ceebays weeye😅
Hess kala kacsan igadeh 👌👍 love ❤️ from Nairobi Kenya 🇰🇪 ✊👍🙏
2023 yaa ila daawanya 😂
Wow Masha Allah..that voice of Sharma boy🔥🔥👌...I also didn't ignore the voice of the KING🔥🔥🔥...Be blessed
Heer saro she is not beerdaro Another level😂😂😂
♥️Wani wataa zxp inaba cadi ma ahan keep going 🇸🇴🔥
King araash boqorka raapka 2019 ilaa hada uu hoos u dhacay waan tageera sharma waa boqor kalle
Araash isagaa soo gacan qabtay raperwalpa oo hada joog boqorka raapka king araash
😂😂 love you camira man nooloow 💙🇸🇴💙🇸🇴✌️👏👍
Heees iyo bar
Ustad xamada gacan malab✋🏽🙏
King arash sharma
Viva Dhalinta Muqdisho 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴✋✋✋
Hamaada musician fananin badan so saray balse aan lo mahadcelin somalia fanan jisaar lee mar walba
Sharma boy fanaan da,yar oo cod macaan keep going pro
From qardho idin jclhy wlhy reer moqdisho🇸🇴❤❤
Inamada xamar joga ma jiimkey bad saden waba wada dadax ❤️
Hadeey maalin walbo saan u bood boodan jym maa u dhiman😃😃😃😃
Thanks wllo from Mugadisho
Kkkk waaa wada daadax kuteh 😂😂 kuwa calool puur puuurana waa laguu haya Hadii ad dooneysid😂😂
Kkkkkkkklkkkkkkkk
Xamada Al-cazal hand up to you bro...
Laxanka : 100% 👌👌
Ereyada : 100% 👌👌
Music: 100% 👌👌
Sharma boy iyo King Arash wax kale ...
Sharma Boy aa ku wataaaa 👌👌👌
Inta ila aragtay sharma booy jug igu sii gacmahiisa
Kkkkkkkkkkkk suugaantii somalida iyo fankii somaaliyeed ee quruxda badnaa ma sidaanuu noqday aaway hidihii iyo afkii wllee umad hadey dhaqankii ay ka tagaan waxaa lumaaya afkoodi waan maqli jiray xaq waxaad u leedahay inaad i mucarado OO aad tiraahdo Waa casri Aniguna xaq baan u leeyahay inaan sheego waxii qalad aan u arko yaa igu raacsan
Heestan inta daawanaysay ilaa ay 1m ka gaarto like saara everyday daawada
Muna magac sharaf leh❤❤👇
zax weeye
1:20 rapkaas wu iga gadan yahay
Nimanka xamar
Nalkeda shiday
Keep going
Sxpyaal
This songs is crazy bruh I liked it
Heesaha ilaabi doonin eeka mid tahay Sharma legendery
Inta iga danbeyso like 👍 iisara
Ani gacanaa utaagay sharma booy qureeshta waa somaali
Sharma boy ❤ from hargeisa
Hada heesta kuso arkti TikTok like iisara 👌
Hooy
I’m from Zimbabwe I love Somali songs Thanks to mention my Country🥰
Manooli 😂
😂😂😂😂 amazing 😂❤
@@iki2743 in laga faanayo ma oga dabaalkan loooooooooooool
Ilmaheyga mustaqbalka heestaan 2050 hadaa daawataan anigaa qoray commentigaan ee like dhac igu siiya aaboyaal ogaadana heestaan waa heesta ugu shidan 2020 waa idin jecelahay ilmaheyga ❤🤣🤣🤣🤣
🤣🤣😅😅😅🤣
😂😂😂😂Ilaahey hanagarsiyo ano 50 jir eeeh😱😱😱😱
Hayaay waqtigaas 50jir bn ahay haduu rabi nagu simo 🤣🤣🤣😂
Hahahah wallaahi wad iga qoslisay like aya wajib igu ah😂😂😂😂
From Kenya 🇰🇪🇸🇴❤️
Another Level Wlhi Shaa Boy Ft king Araash Waa Idin Wataa🔥✊❤🙏💦
Ha umlaynin sinbabi 😂 qureshta somali waye 🤗😍👌
Zimbabwe dheh
3 years later Helloo❤😂
“Love me , touch me, kiss me baby don’t know” hahaha wallah king araash always kills me with the English lyrics
Fkoav gija
English is killing me
Baby dont go""
Heersaro she's No Beerdaro Qaabdaro Uma Quuro Fildaro Gardaro Mataqano Edeb Daro Ee Garo Gabadhaas Waa Garab👌❤👌
Weeshidantahay
@@deeocali3344 Haa In Badan Ka Dhagestaa👌✌
Wax kle
Maxamed
Maxameed
👍🤛🏻☝️👄😍🥳🥳🥰😍😘😋🤪🧖🏻♀️🧖♂️🇸🇴💜❤️👍👄🇸🇴5939348
Wlh sharma ani gacan gacan ayan utaagey sid ayu ka samesta hesaha wa messiga hesaha guleso sharma in weyn ha umaleynin sanbaawi qureshta wa somali
Team sharma wa salamtihin🇸🇴💯🥰❤
Z
Magaceda mudan.
Uma quuro xumaaan
Iga gadan. Heesta. Sharma boy. Somaliland boys and girls. Waxa tahiiin Dadka somaliya laga jacelyahe. Wlc markasto. Thanks 🙏 xushmad. Idin haynaaaa. Hada nahe. Rer Mogadishu
Walaahi dib qadaadweyn layga maqli maayo waayo horumarkiina waan ku farxaa keep going reer Muqdisho waa walalkin Hargeisa
Xamaada production the one and only musician somali keep going man
I love my brothers
From Yemen 🇾🇪
Keep going boqortooyadii xamar cadey ayaad tahiin
Ereyga Zimbabwe ee aad u isticmaashey xumaan waa khalad waana cunsuriyad. Sidoo kale ereyga qureysh waa magac qabiil Carbeed ee amaan maaha. Sida kale Sharma boy hore u soco🙏🙏