КОМЕНТАРІ •

  • @saeedssa4172
    @saeedssa4172 10 років тому +8

    oooooh rer hamar dhan cadi ma ahan runtiii jcl ka wax bdn ayey k a og yihiin :P viva baba xabiib sharaabi iyo inta kale oo rer hamar ka songs NICE OMAr sHoLI

  • @khalidmohamed2569
    @khalidmohamed2569 4 роки тому +6

    2020 Allah Nimco Iyo Barwaaqo Allah Nogu Dhameeyo Dhammanteena. Wadankeenana Allah Ino Hagaajiyo. Away Dadka Meeshan Sobooqde 2020 Likes Isiiya Bal😂

  • @abdiadan5961
    @abdiadan5961 3 роки тому +3

    Inta dhagaysaneeysa 2021 love saara axbaabi lagend❤❤❤❤❤

  • @aminahmed727
    @aminahmed727 8 років тому +2

    Baaboow omar shooli viva heestan wadka baxsatey rageedi, By Amiko amoore

  • @IFIYECHANNEL
    @IFIYECHANNEL 6 років тому +12

    Hadaa wali heestan dhageysato sida aniga oo kale like & Comment !

  • @a.msalim2720
    @a.msalim2720 5 років тому +1

    Cumar shooli sholi yare cod iyp mscaan jirka basharka wqali yar madax korkiisa saran wiil samar badan qali badan sholi yare guul guul abdulqadir shangaani arji qore 900

  • @habibmow4064
    @habibmow4064 10 років тому

    Allah ya cizak nice voice my bro shooli...biibiib

  • @user-wx8iy7cb5z
    @user-wx8iy7cb5z 4 роки тому

    قمة الروعه والجمال وقد سبق وان عناها الفنان الكبير احمد ناجي سعد gooooooood

  • @bbemuniiza7283
    @bbemuniiza7283 8 років тому +1

    nyc 👌 👌 sholi viva yaqay my fanankey

  • @MaskaxdiiDunid
    @MaskaxdiiDunid 8 років тому +1

    kkkkkkkkkkkkkk wooooooow thank you

  • @hdwiilkaxaajiga4473
    @hdwiilkaxaajiga4473 9 років тому

    wow nYc song bruder nooLaw

  • @amsalim7750
    @amsalim7750 5 років тому

    waa hees fiican waa cumar shooli iyo joog dheer quraxlay ee soo jiidasho leh waa cod kar cumar shooli yare guul cabdulqadir shingaani

  • @Abdisharoobe
    @Abdisharoobe 10 років тому

    Nice Song Omar Sholi .

  • @abdirahimfarah4793
    @abdirahimfarah4793 8 років тому

    Nice King. Shooli

  • @yusufdaud8576
    @yusufdaud8576 9 років тому

    Cumar i bashal bro nice song i love u

  • @lootennt143
    @lootennt143 3 роки тому

    2020 this bangs bro

  • @Myworld-dn1nt
    @Myworld-dn1nt 5 років тому +1

    Who is watching 2019

  • @abitaa938
    @abitaa938 9 років тому +1

    Nice, I like Xamaran songs

  • @thesouthsidegirlikraamomar5201
    @thesouthsidegirlikraamomar5201 7 років тому

    waaw waaw wale wad ka baxsatey ololol halkeedu ayaad dhigtay 🙋🙋🙋🙋🙋

  • @daahirali3033
    @daahirali3033 Рік тому

    😭😭21.7.2023

  • @juniormilan8586
    @juniormilan8586 8 років тому

    xamari song shooli in the house

  • @abukarsky863
    @abukarsky863 4 роки тому

    Gabdhaha Somalia 🇸🇴 haday qoftan oo kale hadan ahan lahayen kwrn qurux iyo style wuu ku dhamaday Wlhi

  • @sadamshafici662
    @sadamshafici662 4 роки тому

    2020

  • @thesouthsidegirlikraamomar5201
    @thesouthsidegirlikraamomar5201 7 років тому

    Cumar Shooli iyo Sahruuja Fadumina waxay dib usoo Celiyeen fanki Banaadiriga ee caanka ahaa l.aantod waaba xamaalmi laha. ii noolaada yaaqe. 2 goodlayaasha warkoda ka baxa. hadiis nabd dhacdo siteeyti iyo siisowgi keenay aa lagu celiha kkk🙋🙋🙋🙋

  • @OmarAhmed-mn7iz
    @OmarAhmed-mn7iz Рік тому

    Cumar shay waye

  • @2222abdul
    @2222abdul 10 років тому +3

    i fall in love with song and the lady she is hot

  • @mahadmohamed2808
    @mahadmohamed2808 7 років тому +3

    hah qofta la dheelayso igu fcnaan laheedaa

  • @husseindjmusic734
    @husseindjmusic734 7 років тому

    Ahmed Sharif killer heestis

  • @MrAmiid
    @MrAmiid 10 років тому

    omar cadi mahan heesta lkn qofta aad ayee umacan tahay bro so beautiful lady

  • @Cesc.Eng.Nabiil
    @Cesc.Eng.Nabiil 6 років тому

    heestaan dhagaysigeeda kama dhargo runti
    Waxabad u malaysaa hees aan iyada ahyn inay meesha ba jirin

  • @Tooxcade
    @Tooxcade 5 років тому

    where is shooli yare akhyaarta, heestaan ma ka dhargeysa. watching more than 100times. qeyntaan aa ugu kulul 2:28

  • @najmoqueen3196
    @najmoqueen3196 3 роки тому

    💔😭

  • @buluk4man418
    @buluk4man418 10 років тому

    Omar shooli

  • @JiggaNash
    @JiggaNash 9 років тому

    CUMAR SHOLI You forgot to mention this song and music belongs to AL Ustad AHMED NAAJI SACAD.. The song name is "GEENIYEY". U should have respect to big legend AHMED NAJI SACAD and wrote one of AHMED NAAJI Songs

  • @abdulahiabuker5183
    @abdulahiabuker5183 4 роки тому

    Walaahi dadkaan aaqiro waxa jiro hadii ee ogaalahayen walaahi marbo waxaan masameylahen

  • @MaxamadAbdulqadir-uq9hv
    @MaxamadAbdulqadir-uq9hv Рік тому

    Dadwaadakiihore heesana waaheesahiiro wixiisoraco waaaebar magaratay dadkahadajoogo xabadjalaato ayeey kusiisanayaan ilaahow dalkeena noohagaaji adaaweenoo waxidah

  • @dalmarsheqadan
    @dalmarsheqadan 7 місяців тому

    Sasaswaame😂😂😂

  • @OmarAhmed-mn7iz
    @OmarAhmed-mn7iz Рік тому

    The chick is over doing it tho

  • @ifraaxifkaa5055
    @ifraaxifkaa5055 6 років тому +1

    Hhhhh kama daalo heestan maxa ku qasan malaab iga dheh 😃😄😃

  • @queensaafi4225
    @queensaafi4225 7 років тому +7

    hestan maba ka daalo maxa sokor ma lagu qasay waba yabe hhhhhh

    • @ibraahimxassan7470
      @ibraahimxassan7470 7 років тому +1

      Queen Saafi

    • @maankahussein3051
      @maankahussein3051 7 років тому +1

      Queen Saafi hhh wllhi innaba caaadi maaha lagama daalayo ma ila aragtay horta😂

    • @mahadmohamed2808
      @mahadmohamed2808 6 років тому +1

      Haa waa runtaa lkn aniga waxaan uga daali waayey heestaan fiirsigeeda qofta cumar shooli ladheeleeso kkkkk

    • @Cesc.Eng.Nabiil
      @Cesc.Eng.Nabiil 6 років тому +1

      hhhh wlle been maad sheegin waa kula qabaa

  • @enggurayqolof1368
    @enggurayqolof1368 7 років тому

    bisinka gabadhu caato lee waaye may bakhtiyaysaana wuxu waa sidee

  • @aragti6060
    @aragti6060 8 років тому

    very nice. video sucks, it be beautiful for the 2 of you only.

  • @mahadmohamed2808
    @mahadmohamed2808 6 років тому +1

    Ar qoftaan telfoon igu dira koleey iima soo jeedaa

  • @iskahubikhalif3606
    @iskahubikhalif3606 8 років тому

    waxaa iga drn ina cumar dhuule iyo ninka dalmarahee agtaagan

  • @rahinalo5973
    @rahinalo5973 9 років тому +1

    aslan ani hada nakta lahesoso ama ladheloso hada ahan laha ano nol a isdugi laha wlhi

    •  9 років тому

      +Ismaheel Abdullah ismarji sakiin laq ciil aa ku hayo maseer aad tacbaan la tahay kkk isadkey yaan lagaa garan kkkkkk

    • @TIJAABISTV
      @TIJAABISTV 8 років тому

      hhh yarta ha is muurjinin lol

    • @rahinalo5973
      @rahinalo5973 8 років тому

      Maxa iska murjina Qofa jeclado ma adunka ka waye acuudu billah bas wax la isku murjiyo iyo waxkle akala jiran hadi Qarar niga hayo sida dhehe is Qarxiya noh bilcakis adiga isdaji o eh difacanafsi axsan iska noqo noh wariyaha difaca sas aku dhanto inta latirsan lehed nagaha

    • @mahadmohamed2808
      @mahadmohamed2808 7 років тому

      dhaaro

  • @baskilyare
    @baskilyare 10 років тому +1

    fuk xamari song laaking naagtan kuheysta she is somethin else i tel yu tht

  • @libanyasin
    @libanyasin 5 років тому

    Xabada wlh waa qalanjada lashego

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 Рік тому

    Gacan ta adiga isku gowracay god aweso ada gashayo ku gode maxan ku gala wax ma iga gale godob tan adiga isku geystaye ganiyey gefki ad sameysayan gadal ka garataye gacal walal adiga iska goysaye garasho iyo hadad galad ledahay abalkin galay wa I gudi laheyd maxan ku gala waxa iga galin godob tan adiga isku geysate axsan hes

  • @hassanabdulahi2593
    @hassanabdulahi2593 8 років тому

    fanaanada u wato pink kiga naagaha waaye

  • @abdulqadirsalim8594
    @abdulqadirsalim8594 2 роки тому

    😀💯💋👍🙅‍♀️💯💯💯💯💯💯✌👋🗨🐧🦉🦅🦅🦅🦅🦅🦅🐬🐬🐬🐚🐚⚘🌷🌷WAXAAN KU LEEYAHAY YAA CIMAR SHOOLI SII WAT FANKA IYO DUGAANTA SOOMAALIYEED JINKAADI QOFKA KULA EEK OODA BOODO BOODVKA BOOD 🦋AM.SALIM SHINGAANI EX ARKI QORE 900 XAMAR WEYNE GUUIIIIUIIIIIL

  • @yaasirjryaasir6178
    @yaasirjryaasir6178 7 років тому

    gabadha funaada madow xiran a dress keda ya yaqaan been lama rabo

  • @mohamoudibrahimhared7950
    @mohamoudibrahimhared7950 10 років тому

    kkkkkk war ka carar meesha,
    SXB Adi fanku kuuma baahana / STOP IT

  • @abdirahmanmohamed150
    @abdirahmanmohamed150 9 років тому

    waxaan maxoo ka heesaa soomaaliba ma yaqaane yaab waaye waxaaba kadaran tan laciyaareeso he is fcking racist gabdhaha ku ciyaara waala gumeesan jiray waligiis can even fcking dare to go bck to Mogadishu....

  • @mumumumuv7179
    @mumumumuv7179 8 років тому

    uf nin calol weyn leh

  • @cimraandol7419
    @cimraandol7419 9 років тому

    cumar shooli aduunka inta heesto adan kugu necbahay duluf yahoow

    • @Abdullaahi10
      @Abdullaahi10 8 років тому

      😂😂😂

    • @ahmedsaggaf6530
      @ahmedsaggaf6530 4 роки тому

      Dhamaan wax meesha taagan fanaaniin ma aha? Waayo heeska laguma ciyaar Waa calaa al iyo xumaan lag tirsanaayo Waa hees tiiranyo ah ku waan fan waxba kama oga dhegeysta ereyadda PLS fankii sidaa buu noqday sorry wlhi

  • @istarliinxaaji5730
    @istarliinxaaji5730 9 років тому

    Horta midaan yellow ga qabto ineey soo caan baxdo meey rabtaa markaan arkabo waji xunlayaashaane agtaagan tahay

  • @musse0966
    @musse0966 10 років тому

    CAADI MA AHAN HEESTAN IYO AL FANAAN OMAR SHOOLI... QOLKA WALAALAHA ISJECEL E 9669 O LAGUSOO GALO 712-432-3566... ANIGOOW DAAHIR SOO DHAWAADA AYAA IDINLEEYAHAY.

    • @musse0966
      @musse0966 10 років тому

      CAADI MA AHAN HEESTAN IYO INANTAN QURXOON... QOLKA WALAALAHA ISJECEL E 9669 O LAGUSOO GALO 712-432-3566.

    • @musse0966
      @musse0966 10 років тому

      WEYWEY CAADI MA AHAN... QOLK A WALAALAHA ISJECEL E 9669 O LAGUSOO GALO 712-432-3566.

    • @AyaAhmed-zr4iy
      @AyaAhmed-zr4iy 8 років тому

      +CABDI CALI yaaahuu qolka kugu qarax

    • @macalinabdinaasir1544
      @macalinabdinaasir1544 8 років тому

      kan waa shaxaari uuuf

    • @ghboy2914
      @ghboy2914 8 років тому

      heestaan killer baa leh ninkaan wixiisu waa marqaan

  • @bixi771
    @bixi771 10 років тому

    kkkkkkkkkkkkkkkkk qosolkaa iga dhamaaday ciyaarta xaataa lama yaqaano
    datkaa ku qoslooyo ninkaan doqon majirin qof wax u sheego majiraan miyaa