Ninac Loos iyo Ledo Loos By Qamar Bint Amiir 👑

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 22 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 159

  • @marianbihi367
    @marianbihi367 6 років тому

    Qamar waa ku salaamay. Waxaan marwalba arkaa adoo dhageysta Nashiido Arabi ah iyo heeso reer xamar ah. Saaxiib marmar heeso kale saar sida Mohamed Bk noo fuuto shukran.

  • @shukricadeey716
    @shukricadeey716 6 років тому

    geesgees baa la dhahaa maasha allaah

  • @faadumozahro7987
    @faadumozahro7987 6 років тому

    masha allah mahad sanid walaashey qiimo badanee allah kaa abaal mariyo insha allah

  • @xamdixisclahi5588
    @xamdixisclahi5588 6 років тому

    Insha allah caawa sameyna biri ayaan marti qaad leyahay jazakallah qeer xabibti allaha idin barakeyo dhamaantiin

  • @shamso1005
    @shamso1005 5 років тому

    Masha allah masha allah Jasakallahu qeer xbbtiii

  • @xwchannel6783
    @xwchannel6783 6 років тому

    wow that's awesome I will try tomorrow mahad sanid marwo

  • @ashuuwardere7825
    @ashuuwardere7825 6 років тому

    Masha Allah aad bad umahadsatahy Walasheey

  • @cibaadamohammed794
    @cibaadamohammed794 6 років тому

    Masha’Allah Tabaraka’allah waan isku daya sameeyo Insha’Allah

  • @glittereyez_queen3348
    @glittereyez_queen3348 6 років тому

    Nice g masha Allah

  • @ayanosman2485
    @ayanosman2485 6 років тому

    Goos gooska waxaa la dhahaa DIAMOND ♦️ 💎 Masha Allah abaayo 👍🏽💙

  • @bushirabushira8163
    @bushirabushira8163 6 років тому

    Mash.allah qamrar

  • @fqadroyusuf8497
    @fqadroyusuf8497 6 років тому

    laatalooska xaamar aa ku saamesan jiirnay lakiin faarsamo fuudud aa natuusisay shuukran abaayo macanto

  • @sihaamabdullahi446
    @sihaamabdullahi446 6 років тому

    Birita sameenaaa Insha allh

  • @sihaamabdullahi446
    @sihaamabdullahi446 6 років тому

    Jazakallah qeyr qabo waan raaadinaaye sida landa loos loo. Sameeyo

  • @ummyusufsadiiq7828
    @ummyusufsadiiq7828 3 роки тому

    Asc qamar qurux,
    Ciid Mubarak xabibti. Abaayo cudsi please sound track list inoo so dhig aad aan u jeclaaday background soundkaad.
    Jazaka Allahu khair

  • @aishajama5525
    @aishajama5525 6 років тому

    ماشاءالله حبيبتي الله يرضئ عنك حلو كتير

  • @maryamakiin1460
    @maryamakiin1460 6 років тому

    Xurulceynti duniday waka hele xajiga maku dore xabbtiyey mashallah allaha idinxifdiyo adiga iyo family kagabo Qamar walashen jazakalah

  • @khadiijaababkey5801
    @khadiijaababkey5801 6 років тому

    Maashaalaah tabarkalah qali qamar alle hanaka xafido walasheyda

  • @sahruujsaxardiid8065
    @sahruujsaxardiid8065 6 років тому +2

    Naasha Allah qamar qaali mhdsnd

  • @aishaaminamahmud1969
    @aishaaminamahmud1969 6 років тому

    Nam Nam jecliyaa 👍💕ajir iyo xasanad cawa Sameysanaa Jumca mubarak så itosti shukran

  • @XaawoNuur-nr3gn
    @XaawoNuur-nr3gn Рік тому

    Qeer allaaa kusiiyo waxaan rawaa cawitaan cambe oo mac

  • @sihamsiman598
    @sihamsiman598 6 років тому

    Qamar gabdhehena ad aye ku jecel yihiin isla manta waba nola sameyay lado loos iyo ninac loos ilahy qayr haku siiyo ❤

  • @fatumabeautyfamily6771
    @fatumabeautyfamily6771 6 років тому

    Mashallah aad ayan ugu helaye abayo gacanada allah ku barageyo

  • @ifrahmohamud3748
    @ifrahmohamud3748 6 років тому

    Maasha Allaah abaayo jazaakallaah

  • @Falisali06
    @Falisali06 6 років тому

    Masha alle waan ka heley runtii hore usocd wngsn mcn bdnee aad iyo aad ayad u mhdsnthy qaaliyey

  • @maysamohamoud5754
    @maysamohamoud5754 6 років тому

    Qamar Bintu Amiira Ilahay Haku Xafido Aad Ayan Ugu Baahna Shukran 💕💞😍😘

  • @nastehafanah5805
    @nastehafanah5805 6 років тому

    Masha ALLH wakahelay qaali mahadsanid sida wanagsan oo ad cilmigaga nolawadagtay

  • @qadarochannle1822
    @qadarochannle1822 6 років тому +1

    Mashallh ilaheey haku xifdiyo inshallh markan hadan dhalo gawar adiga kugu saminayaa love you walhi adigo kale hadan dhali alaha weey ifiicnalaheed thanks xabibatii

  • @HayatInspiration
    @HayatInspiration 6 років тому

    Masha'Allah qamareey so yummy hbbty Jazaka'Allah kheir

  • @luckyboy3342
    @luckyboy3342 5 років тому

    maashaalaah

  • @Mumyyyy
    @Mumyyyy 6 років тому

    Masha Allah macaan waye lado looska wan subinaa insha Allah hadaa Ku si cayilane qamar baa masuul ka eh

  • @maahirshire4602
    @maahirshire4602 6 років тому

    Masha allah

  • @ismahanmbeauty7366
    @ismahanmbeauty7366 6 років тому

    So yummy wlhi thanks for sharing I will sure make it ❤️❤️

  • @hamditaraxqueentarax7731
    @hamditaraxqueentarax7731 6 років тому +4

    Qamar magacada qurux waye gabdheyda Marka dhalo wan oo bixinaa insha Allah

  • @ducowaalid1duco154
    @ducowaalid1duco154 6 років тому

    Mashaa allah 😋💖

  • @نسرينمحمد-ع9ه
    @نسرينمحمد-ع9ه 6 років тому +1

    الله يحفظك ياغالية😉😙😙

  • @nasra_abtidoon
    @nasra_abtidoon 6 років тому +2

    masha allah Abayo Qamar
    jazaakallah

  • @rima5681
    @rima5681 6 років тому +1

    ماشالله الله يحفظك حبيبتي 😍

  • @amenabeauty
    @amenabeauty 6 років тому +11

    Mash Allah second to view

  • @aishaabdirahmanyussuf
    @aishaabdirahmanyussuf 6 років тому

    Mashalaah.
    Waaba isku midee abayo
    Midna loos shidan tankale loos aan shidneyn.
    Midka looska shidan aa fudud.
    Mhdsnd #qamar💎💎💎

  • @ceeynimaxamedibraahim7667
    @ceeynimaxamedibraahim7667 6 років тому

    Qamar cadey Allah ku barkeeyo gacntada Qali ❤️

  • @yasinmuhumed8594
    @yasinmuhumed8594 6 років тому

    Waxaan ahay Gabadh .Walalo walhi waa khatar sonkor ta intaa leg iska ilaasha waxaas ma ilmo la siinaaa Allah isu dhamayeeyo wayee Allah Idin sahlo

  • @ubahfarah3135
    @ubahfarah3135 6 років тому

    Mansha Allah Macanto thank you

  • @s.m.5330
    @s.m.5330 6 років тому

    Maashaa Allah tabaarakallaah gacantaa Allah kuu barakeyo😘😘😘

  • @maryanismacil8614
    @maryanismacil8614 6 років тому +1

    Masha Allah ilahay hakubarakeeyo waa noo faidaysaaa 💞💟💝❤💗💖💕💔💓

  • @mandeqabdulkadirmanka4825
    @mandeqabdulkadirmanka4825 6 років тому

    waa mahadsantahay abayo madama adno faiidese lov you gacantada allah ku barakeyo wlhi wax badana kaa faide

  • @hamdiali2910
    @hamdiali2910 6 років тому

    Maansha allaah allaha ku dhowro allaahuma amin abayo

  • @najmaibrahim9982
    @najmaibrahim9982 6 років тому +2

    Wxn ahay qofka ugu horeya masha allh qamar abayo alle haku xifdiyo insha allh

  • @Digitbuzzy
    @Digitbuzzy 6 років тому +6

    Waw Masha Allah kaalay arag. Ledo saa ujeclahy Marko ayaa ikudambeysay 😋 😋 😋 hadan kafaiday wasameysna shukran

  • @fahmoabdulkadir1783
    @fahmoabdulkadir1783 6 років тому +4

    Masha allaah xabibti caadi mahan post iguso dir kan gacantada aa ku sameyse ayan raba luula qaris iyo qayaama mataqan Qamar bint Amiir ⚘😘❤

  • @haawomuhidiin6365
    @haawomuhidiin6365 6 років тому +1

    Masha Allah waa ka helay

  • @missfosiya1427
    @missfosiya1427 6 років тому

    Mansha allah qof 11 ahay😄😄😍😍😍

  • @Fahmafaridabeauty
    @Fahmafaridabeauty 6 років тому +1

    Aad aya u jeclahay ladada Habibti ilah haku xafido ❤️

  • @amenabeauty
    @amenabeauty 6 років тому +9

    I'm going to make it Ledo Loos

  • @qadroqaalichannel7560
    @qadroqaalichannel7560 6 років тому

    Masha Allah mahadsanid xabiibti

  • @هودعمر-س1ع
    @هودعمر-س1ع 6 років тому +1

    Mnsh alh jask alh khayr hore usoco

  • @raaharuunahmedadde3370
    @raaharuunahmedadde3370 3 роки тому

    Masha allaah allaha ku barakeyo sis

  • @fatmaomar2659
    @fatmaomar2659 6 років тому

    masha Allah Qamar luuley allaha kuubarakeeyo gacantaada.

  • @laylaraqiis3804
    @laylaraqiis3804 6 років тому

    Masha allaah wllsheyay macmacaanka ila ogow aad iyo aadbaan ujeclahay❤😍😍😍😍

  • @nimcoqaliif3436
    @nimcoqaliif3436 6 років тому

    Maasha Allah abaayo waad mahad santahay intaad noo faa ideysey jazaa kallah

  • @bellabeauty997
    @bellabeauty997 6 років тому

    Maash allaah gacantaada illaah hakuu barakeeyo

  • @ubaxhealthybeauty5141
    @ubaxhealthybeauty5141 6 років тому

    Masha alaah Abaayo cadi mahan ilaah gacan wada ilaah haku dhaafo

  • @ilovehim4968
    @ilovehim4968 6 років тому +3

    Mahadsanid xbti waxaan kugu jeclahay Hagar la’aan😘😘😘😘😘 Nolow abayo Allah kubarakeeyo

  • @yaasmiinCali
    @yaasmiinCali 6 років тому

    Mashaallah qamar qali

  • @nasteexoaxmed4012
    @nasteexoaxmed4012 6 років тому

    masha allah saxa wahana wll

  • @haniitacabdinaasir9629
    @haniitacabdinaasir9629 6 років тому

    MashaAllah qurux waaye

  • @daganaadanbeautytips3761
    @daganaadanbeautytips3761 6 років тому

    Saan iney u fududahy ma umaleynin

  • @Zaam495
    @Zaam495 6 років тому +2

    Aby nacnac lowska so ilkaha uma fiicna iska ilaali sokorta yurubna wa joogta cafimaad Allah ha ku siiyo iyo qer badan Ani lkin sor ina iga so dhistaa raba lowska kaligina wa ficanahy lkin waxaa ula jedaa sokorta mahadsanid

  • @nafisamahamedmashaalahwaye9122
    @nafisamahamedmashaalahwaye9122 6 років тому

    Masha alah abayo wan tijabinayaa insha alah Salina ladalooska

  • @simancabdulaahiomar1918
    @simancabdulaahiomar1918 6 років тому

    masha alaah abyo horey usoco xapipti

  • @fardowsoabdiali7937
    @fardowsoabdiali7937 6 років тому +1

    Mashallah

  • @أولاديكلحياتي-ش1ل
    @أولاديكلحياتي-ش1ل 6 років тому

    😋😋😋😋👑👑👑👑جزاك اللّٰه خيرا

  • @shukriabdiweli1377
    @shukriabdiweli1377 6 років тому

    ابن تيمية رحمه الله و بحمده تتم في هذا الموضوع

  • @jamilamohamed4161
    @jamilamohamed4161 6 років тому

    Thanks i will try it inshaallha

  • @eyey-s4s
    @eyey-s4s 6 років тому

    Shukran xbbti qaali

  • @fadumomohamed952
    @fadumomohamed952 6 років тому

    Msh allh thanks abyo alle haku xifdiyo xo 💋

  • @qaboulabdullah8483
    @qaboulabdullah8483 6 років тому

    Maaaasha alaah

  • @faidam8022
    @faidam8022 6 років тому +1

    Heesta ma naga gaabisid hee sister si aan u fiirsano quruxeey

  • @lullahabdy5795
    @lullahabdy5795 6 років тому

    Allaha ku barakeeyo Qamar Caddeey mar waliba videogaaga wan daawadaa lkn waa markii igu Horeysay Comment kuso qoro mhdsanid Horay usoco 🇸🇴💯❤❤❤😍😍😍👋👋

  • @maryamakiin1460
    @maryamakiin1460 6 років тому

    So qurax waye aragedabo laga dhargahe

  • @nashaadcali7213
    @nashaadcali7213 6 років тому

    Maasha allah walaasheey

  • @princessxilkas2769
    @princessxilkas2769 6 років тому

    m.a

  • @zuzualimoalim345
    @zuzualimoalim345 6 років тому

    Masha allah qurux waye

  • @cabdikawiita2416
    @cabdikawiita2416 6 років тому +1

    wan ka qadnay alpo masha allah ❤❤❤

  • @moa4108
    @moa4108 6 років тому

    Maasha allaah hno qali

  • @faizahennachannal1792
    @faizahennachannal1792 6 років тому

    Msha Allah xilwa

  • @luulhassan8188
    @luulhassan8188 6 років тому +2

    Masha Allah abayo Qamar illah haku barakeyo ♥♥

  • @foosomari5679
    @foosomari5679 6 років тому

    Masha Allah xabibti Allah kuxifdiyo

  • @newstvchannel3799
    @newstvchannel3799 6 років тому

    Where are you

  • @zafiiihazan2667
    @zafiiihazan2667 6 років тому

    Masha allah
    Wllshy *Qamar* 💘

  • @laylaabdullaahimaxamed2056
    @laylaabdullaahimaxamed2056 6 років тому

    MASha AllAh 🎁🎁💝💝💝💝😘💝💝😘😘💝😘💝😘😘💝

  • @mustafagk1270
    @mustafagk1270 6 років тому +4

    Hore Usoco quruxsan

  • @safiyaahmed3043
    @safiyaahmed3043 6 років тому +2

    Masha allh qaali waa ku cusbhy

  • @faisobashiir1272
    @faisobashiir1272 6 років тому

    Wwowowo masha allh leda loos ad bn uga helay

  • @farxiyobilew5934
    @farxiyobilew5934 6 років тому

    abayo masha allh lakin aniga wax sokor ah maisticmalo

  • @umuyusufcooking6833
    @umuyusufcooking6833 6 років тому

    Masha Allah qamar

  • @shukridirshe9567
    @shukridirshe9567 6 років тому

    Asc mashallaah khaaliyey qamare inba caadi mahan caafimaad kucun abayo

  • @tiriigtiriig5806
    @tiriigtiriig5806 6 років тому +1

    Maasha allaah

  • @barlinbarca949
    @barlinbarca949 6 років тому

    Waaaaw cajib waye masha allah

  • @shadialaylon5166
    @shadialaylon5166 6 років тому

    msha allh xilwa😘😘😘😘