BOYS VS GIRLS 🫵🏻| TARTAN ADAG WIILASHA DHULKA LAGU JIIDAY 😂QOSOLKA ADUUNKA IYO….

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 22 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 265

  • @KOKOBULLE-it5e
    @KOKOBULLE-it5e Рік тому +65

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋👍🕋😢

  • @shukrimohamed4808
    @shukrimohamed4808 Рік тому +34

    ALLAH IS ONE ☝🏻

  • @hafsahqalby8181
    @hafsahqalby8181 Рік тому +25

    Ayanita is genius ma shaa Allah ❤️

  • @queenaamina744
    @queenaamina744 Рік тому +15

    Masha allh koko gacmaheda raga inee tabtan weyiska alalineysay ❤

  • @AbadeeAbadee-ur2lp
    @AbadeeAbadee-ur2lp Рік тому +13

    Ku salin Nabigena scw scw ❤❤

  • @adenhassanali8314
    @adenhassanali8314 Рік тому +3

    xishod iyo hanan qurux iyo hufnan allhi aya kudhameyey qurux fosia dimple wn kusalamay i miss u

  • @ashaomar6719
    @ashaomar6719 Рік тому +21

    Ayaanita aqonyahan weyn ❤ Waaaaw I'm from Canada 🇨🇦 Koko waa iga nixisay Antarctica kulahaa.😅🤣😂 Ottawa aa sax ah.

    • @quruxleyqalanjo5485
      @quruxleyqalanjo5485 Рік тому

      Waligey caasimada canda waxa kumaqli jiray tronto

    • @ashaomar6719
      @ashaomar6719 Рік тому

      @@quruxleyqalanjo5485 Kkkk haa mcnto keligaa ma ahan dad badan ayaa saas u hestaan. Somalida badidooda Toronto ey degan yihiin waa magaalada Canada ugu caansan.

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW Рік тому +18

    imisa qofood ayaa ka heshy muuqaalkaan
    🍭🍬🎈❤ Like iska saara ❤

    • @shukrishacni1123
      @shukrishacni1123 Рік тому

      Muqaladeeda wey qurxan yahiin lkn hal cilad oo aan unacay ayaa jirto waxaan ka fa ideysan laheen ayeey dhah daa markasto reer comenti sheegaa

  • @jamiilajanno-q2i
    @jamiilajanno-q2i Рік тому +8

    Part 2 kuso ceeeli fosiyoe tem kaan ciida kle hakeen😅😅😅😂❤

  • @munabarre6738
    @munabarre6738 Рік тому +6

    Fowsia my favourite person 💕 wnkuu saaray from asad hagio team 27❤

  • @shukriita4206
    @shukriita4206 Рік тому +5

    ASAD ika qosliyay wlh ku daba qabta kulaha😂😂😂😂😂

  • @fartunmw6734
    @fartunmw6734 Рік тому +9

    Team 27 I just subscribe ❤🙌🏽keep going fawsia

  • @Mineyyyyyyy
    @Mineyyyyyyy Рік тому +6

    Ayaanita😊Team kankusoo labtay m.a❤❤❤❤

  • @sumayosusu1546
    @sumayosusu1546 Рік тому +8

    Asad qosolkoo iga dhameeye 😂😂😂😂

  • @nastehobilan3860
    @nastehobilan3860 Рік тому +3

    Team 27 wanakan meelna kama maqni soo dhawoow walashay❤

  • @omerdk6409
    @omerdk6409 Рік тому +6

    waxa tahay qof dagan
    maskax padan
    quruxpadan
    team 27 lacala
    qof ka dooro hadi la idhihi laha dhimpil dhihi laha
    haa wa ka helaa 🥰

  • @maxamedaxmed8407
    @maxamedaxmed8407 Рік тому +1

    Team 27 ayanita yeysan markale teamka ka tegin ha la.ilaliyo hhhhhh wa kaftan qoftas wan tagera

  • @AishaaAbdullahiShacban
    @AishaaAbdullahiShacban 7 місяців тому +1

    M.a qurux very nice pic ❤❤❤❤❤

  • @Yahye.Abdiraxman
    @Yahye.Abdiraxman Рік тому +4

    Waa barnaamij fican aqon xaga wadamada casimadahoda laga faa'idayo wye balse mid talo ku darsado
    1. Markad bilabaysid u same qof ku qora dhibcaha ama adiguba ku qoro waraaq ama mobile kale
    2. Labada qof ee isku jira ha isku dhawadan sida cayda iyo asad imika isku dhawayen
    Gabdhaha imika wey kala fogayeen
    3: in laga fa'idaysto teamki su'asha garan wayay
    4: in aad ku bixisid abaal marin
    5: dhanka edit inad ka dayso weye dadka la dulsarayso ee qosolka

  • @siyadyusuf695
    @siyadyusuf695 Рік тому +2

    Bujumbura

  • @ZaalimKaskey
    @ZaalimKaskey Рік тому +15

    Asad funy waayeh saa u kasaaye kulahaa cubia city kluhaaa😂😂😂😂

  • @salaaniofficial5654
    @salaaniofficial5654 Рік тому +7

    7:01 ceyda wuu iga qosliyey iyo asad ku daba qabo iyo bolivia city suu udhahay😀😀

  • @mohaismail4050
    @mohaismail4050 Рік тому +2

    Ghana 🇬🇭 Akra waa casimada kutal konfurta dalka 2 milyan qof ku nool 🙌

  • @AmranMaxmuud
    @AmranMaxmuud 11 місяців тому +1

    Caasimada gaana waa akra❤

  • @gaagaabyaashaqosolka4999
    @gaagaabyaashaqosolka4999 Рік тому +1

    Caasimada dalka burundi waa bujumbura😂😂😂😂😂

  • @abdimuse7911
    @abdimuse7911 6 місяців тому

    Caasimada Algeria Lama Yiraahdo Lageria ? Ee Magaceedu Waa Algiers..... Afsoomaali waa aljeeriya Wadanku, Caasimaduna Waa Aljeris

  • @aliderie4978
    @aliderie4978 Рік тому +3

    Qofku hadu dharto oo uudanleyahey waxba makajiran lasocda🎉❤

  • @ZuzuMalapo
    @ZuzuMalapo Рік тому +8

    aynita isn’t easy ❤

  • @Uqtimuslimah
    @Uqtimuslimah Рік тому +4

    Fowsiya hada maskax keentey sidan teamko dhan ula so samey challenge

  • @Raul_77I
    @Raul_77I Рік тому +3

    Edit garentada qash wye iskadhaaf effect yada kuso dareysid ee qosolka background ahan usaar mrki asxbta funny shegaan okle

  • @Fartun20225
    @Fartun20225 Рік тому +4

    Fowsiyo videoga Editkaw Farahaa badhaan kadhaaf😮

  • @istarfarax9876
    @istarfarax9876 Рік тому +3

    Caasimada burundi waa bujumbura english ahan sidey uqorneyd wan ilobay😄 lkn dhawaqa waa sax

  • @NawalMohamed-i9o
    @NawalMohamed-i9o 9 місяців тому

    Caasimada gaana waa akra

  • @filsan_abdiqaadir143
    @filsan_abdiqaadir143 Рік тому +2

    Fawzia Wa ka helay pks inogu soceliyay prt2 ino so gudbi wlhi funny wte gamekan 😂❤😊

  • @abdikaafi9289
    @abdikaafi9289 Рік тому +1

    From asad hajiyow ❤baayo keep going 💪 waa isla socna ilaa iyo 1m I.a🎉❤

  • @abdifatahjelle9103
    @abdifatahjelle9103 Рік тому

    Waa fududatha yah asid funny waaa wlxi

  • @BarwaaqoIsamciil
    @BarwaaqoIsamciil Рік тому

    Laba badhaaan oltapto keen hapl waaa lag gacn weeynyhye

  • @AsmaAbiib-ie6nv
    @AsmaAbiib-ie6nv Рік тому +5

    Laa ilaaha ilalaaah😂😂😂

  • @WarsameQalawe
    @WarsameQalawe Рік тому +2

    Asad ka qabta hawshaan asad cayda ku ficne kooko aqoon udaayey away waba amusan thye😊😊😊

  • @MAHADHUSSEIN466
    @MAHADHUSSEIN466 Рік тому +9

    Qalad, the capital city of Algeria, is not Algeria city. it's Algiers city.😂😂😂 point deducted!

  • @Samiiramaxamedumumaryama-hw5si

    Gawadhan kor haloo qaado

  • @ashaomar6719
    @ashaomar6719 Рік тому +2

    Finally Ayaniita is here.❤

  • @CaashoAbdi-ns7tv
    @CaashoAbdi-ns7tv Рік тому +1

    Esedoow😂 Baraka icasaaday

  • @muminaabey6999
    @muminaabey6999 Рік тому

    Bunjumbura Burundi
    Accra Ghana

  • @abdifatahjelle9103
    @abdifatahjelle9103 Рік тому

    Big fan from Kenya 🇰🇪

  • @MunaMahamud-de5uy
    @MunaMahamud-de5uy 6 місяців тому

    Mashallah

  • @Isha_darmaan
    @Isha_darmaan Рік тому +2

    9:59 Ceyda qosol miiran waaye walhi 😂😭

  • @RahmoAli-Dr-love
    @RahmoAli-Dr-love Рік тому +1

    Allah is one

  • @Filfilo1122-
    @Filfilo1122- Рік тому

    Cazimada Burundi waa bujumbura

  • @Aaamina12
    @Aaamina12 Рік тому +1

    Fowsiyo hala garsiyo wa gabar degan mesha allah

  • @mohaaxmed
    @mohaaxmed Рік тому +2

    Caasimada brazil waa riyo dajenero king cayda waa runtii

  • @adowJabad
    @adowJabad Рік тому +1

    From baydhabo

  • @IsmacilAxmad-q7w
    @IsmacilAxmad-q7w Рік тому +4

    Maray kuu toostay kulahaa kutaba qabo😅😅😅😅

  • @updiwadudupdillearhy
    @updiwadudupdillearhy Рік тому +1

    Burundi casimadeedha Bujumbura Aya lafaha

  • @whyme2864
    @whyme2864 Рік тому +2

    Asxaabta fawsiyo aan 100k gaarsiino fadlan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @lakimoha6953
    @lakimoha6953 Рік тому +1

    Dumarland isn't easy❤❤❤🎉🎉

  • @nishabea424
    @nishabea424 Рік тому +1

    Burundi, Bujumbura

  • @BishaaroIsxaaq-p7o
    @BishaaroIsxaaq-p7o Рік тому +6

    Apayo qalad wye sidaan gabdhaha iyo wilasha gacmahooda inee is taabtaan😢

  • @HanaHaybe
    @HanaHaybe 6 місяців тому

    Mel aynah Amira jogin nuur maleh 😢

  • @abdullahiabdi1414
    @abdullahiabdi1414 Рік тому

    Burundi is Bujumbura

  • @aliderie4978
    @aliderie4978 Рік тому +1

    Lugtiisa sadexad xataa waa xoogan YIHIIN NAYAA LASOCO DUDUSHOW HOREY U SOCDA ASXABEY WAA IDINWATA HAHEY HHHHH K NAWADEY

  • @WarsameQalawe
    @WarsameQalawe Рік тому +1

    Fowsiyo waan ku tageraa in faro badan aad ayaan kaaga helaa ❤❤❤

  • @abdisalammatan4317
    @abdisalammatan4317 Рік тому +1

    Burundi Bajanbura

  • @indho_adayg3268
    @indho_adayg3268 Рік тому +2

    10:24 koko say u fahantay lee asad 😂❤

  • @saredogalab8012
    @saredogalab8012 Рік тому +1

    asad city

  • @sayidalbanna
    @sayidalbanna Рік тому

    Algeria 🇩🇿 algers
    Burundi 🇧🇮 Bujumbura

  • @maxamedaxmed8407
    @maxamedaxmed8407 Рік тому

    Hhhh walahay wan naxay siday asad iyo koko ugu boden ana naxay

  • @daaudfarah4277
    @daaudfarah4277 Рік тому

    Caasimada Burundi waa bujambuura caasimada Ghana waa akra

  • @cawobilan5721
    @cawobilan5721 Рік тому

    Team kan ha lagu celiyo

  • @Amiinoo-q3f
    @Amiinoo-q3f Рік тому +1

    Akra caasimada dalka gaana😊

  • @abdullahiabdikadir3575
    @abdullahiabdikadir3575 Рік тому

    Burundi Capital is Bujumbura or Gitega

  • @AsmaAbdala-r3t
    @AsmaAbdala-r3t Рік тому +5

    Ceyda funni wllhi qosolko igadhameyey 😂

  • @kiyoka_bl
    @kiyoka_bl 9 місяців тому

    😂😂 kudaba qabo iigu daran 😂😂

  • @BilhanCadey
    @BilhanCadey 10 місяців тому

    Burundi ni bujumbura

  • @abdullahiabdikadir3575
    @abdullahiabdikadir3575 Рік тому

    Ghana 🇬🇭 Accra

  • @abdisalammatan4317
    @abdisalammatan4317 Рік тому +1

    Ghana Accra

  • @ibrahimahmed3701
    @ibrahimahmed3701 Рік тому +9

    Fawsia dimple city 😂❤😂

  • @Dhelitira
    @Dhelitira Рік тому +1

    Kkkk asad wixiba la weydiyey buu city racinya😅😅😅😅

  • @osmandaad8275
    @osmandaad8275 Рік тому +1

    Mashaalaah abaayo mcn 😂😂😂❤❤❤❤

  • @yayemo7130
    @yayemo7130 Рік тому

    Dalalka africa soo baadi wll thnks

  • @abdiseed3363
    @abdiseed3363 Рік тому +1

    Bakhdad

  • @Subarman32
    @Subarman32 Рік тому +1

    Sydney waa caasimada Australia

  • @Abdullahinawawi
    @Abdullahinawawi Рік тому

    Bujumbura capital of Burundi 🇧🇮

  • @munabarre6738
    @munabarre6738 Рік тому +3

    Ceyda 😅kudabaqabo😂😂😂❤

  • @S00f3-
    @S00f3- Рік тому

    Caasimada argentina camera wowo ..

  • @abdirahim
    @abdirahim Рік тому +1

    8.8

  • @AyanAli-kf8hn
    @AyanAli-kf8hn Рік тому +1

    Asad hebalow city yuku dhameyay gameki.🤣🤣🤣

  • @xuseencabdiqadir9161
    @xuseencabdiqadir9161 Рік тому +1

    Caasimada burundi waa daaru salaam

  • @ibrahimmohamed3433
    @ibrahimmohamed3433 Рік тому

    ALGERIA WAA ALGIERS waad qaladay.

  • @zafamaxamud2306
    @zafamaxamud2306 Рік тому

    Caasmada gaana waa Akra

  • @Yasin-Omar143
    @Yasin-Omar143 Рік тому +1

    Team 27

  • @ayaanle8923
    @ayaanle8923 Рік тому

    Hore u soco fosiye flo

  • @RayaanRuuxi-pc9gd
    @RayaanRuuxi-pc9gd 8 місяців тому

    Burundi........ bujumbara

  • @cashoyusuf8150
    @cashoyusuf8150 Рік тому

    Horey u soco abyo guul baan kurajynayaa

  • @banyaapoi2137
    @banyaapoi2137 Рік тому

    Abaayo sidaan diinta ma o gala sabtoo ah ajnabi ayee kala yihiin waxaad yeeshaa wada gabdho ka dhig ama wiilal kadhig😢😢😢

  • @NawalMohamed-i9o
    @NawalMohamed-i9o 9 місяців тому

    Saan

  • @NimcoAbdiQorane-sm3ft
    @NimcoAbdiQorane-sm3ft Рік тому

    Fowsiya dample City

  • @aliderie4978
    @aliderie4978 Рік тому +1

    Wof yaa kamarado haayo🎉❤

  • @saredogalab8012
    @saredogalab8012 Рік тому

    asad hajio jabuti city bad ilawdey

  • @raziyahmohamed4530
    @raziyahmohamed4530 Рік тому +1

    Wow amazing keep going 🎉🎉😂😂❤❤❤❤