27 sano kahor ayuu sheegay xaalada maanta taagan||sh maxamed rashaad AUN ||xunayn media

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 27 лис 2024

КОМЕНТАРІ • 71

  • @LulRoble
    @LulRoble 7 днів тому +14

    Allaha u naxariisto sheekh maxamed Rashad rabbow jannatul fardows ugu bishaareeyo Run buu ka sheegay

    • @cabdirshidosman9649
      @cabdirshidosman9649 4 дні тому

      Wadaad iyo diin sheegte inta ay Somali ka laayeen cidna Somali kama layn. Ina Cabdulle Xasan, Al Itahaad, Al Shabaab, Daaciish iwm.

  • @mahmoodsamater
    @mahmoodsamater 7 днів тому +11

    Sheekh run baad sheegtay arrintan weey soo socotaa.

  • @Shaamil-Basayev
    @Shaamil-Basayev 3 дні тому +3

    Haa xaqiiq Mar hore ayu sheeqa sheegey ilaahay haunaxariisto jannadul fardows allah uwaasiciyo Aamin Aamin 😢😢😢

  • @leylaali5560
    @leylaali5560 7 днів тому +3

    ALLAH U NAXARIISTO YAA RABI 🤲
    ILAAHAW NASI NOO BIXI 🤲
    SOMAALIYEY ALLAH NOO KALMEEYO 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
    ILAAHAW DIINTEEN IYO CIIDEENA NOOXAFID اللهم أميين 🤲🤲🤲

  • @Dr.Wahrheitberg
    @Dr.Wahrheitberg 7 днів тому +5

    Inaa lilaah waa inaa ileyhi raaji cuun

  • @Abdikahinshukri-gx2cb
    @Abdikahinshukri-gx2cb День тому +2

    Allow ku naxariiso

  • @muheeahmed1407
    @muheeahmed1407 7 днів тому +7

    Xasan Sh. Maxamuud sidaas buu Somali ku wadaa (Sheekhu xaqiiqo ayuu sheegey)!

    • @AweysHolocow
      @AweysHolocow 4 дні тому +2

      Xasan kuma wadee soomaali oo dhanbaa ku wado xasan hortiisna wey jirtay gadaashiisna wey jireysaa hadaanan qabiilka nawado aanan iska deynin

  • @Sahallohos1940
    @Sahallohos1940 7 днів тому +4

    Walaahi run buu sheegay

  • @Sahallohos1940
    @Sahallohos1940 7 днів тому +8

    Aloow u naxariiso waayo arag buu ahaa
    Waxay ahayn in warkiisa ladhagaysto

  • @MaxamedfaraxTalan
    @MaxamedfaraxTalan 5 днів тому +2

    Aunaxaristo sh rashaad maxamed

  • @CaashoMohamed-t8t
    @CaashoMohamed-t8t 21 годину тому +1

    Shiika waa runtaa

  • @AbdiXafid-ur6he
    @AbdiXafid-ur6he 7 днів тому +11

    Wlh manta way tagan thy

    • @cabdirshidosman9649
      @cabdirshidosman9649 4 дні тому

      Wadaad iyo diin sheegte inta ay Somali ka laayeen cidna Somali kama layn. Ina Cabdulle Xasan, Al Itahaad, Al Shabaab, Daaciish iwm.

  • @user-jb5ce6nm7j
    @user-jb5ce6nm7j 7 днів тому +5

    Xasbunalaah wanicmal wakiil.

  • @musamire5627
    @musamire5627 7 днів тому +3

    الله اكبر

  • @MO-yi2du
    @MO-yi2du 7 днів тому +1

    Allow kuunaxariiso

  • @AbdulahiAbdu-w3q
    @AbdulahiAbdu-w3q 8 днів тому +8

    Markuu noolaa warkiisa waad aaminiweydeen markuu dhintay ayaad leedihiin runtii baay sheeyd,warkaa cali maxamad geedi salaad cali jeele ,yuusuf dabageed ,maxamad dheere iyo cabdulaahi yuusuf usheeg iyo kuwa hada soomaaliya dulinimada kuwada u sheeg

    • @XUNAYNMEDIA
      @XUNAYNMEDIA  8 днів тому +4

      CABDULLAAHI Yusuf wa dhintay raga kalana waa howlgab maanta anaga dhalinyaradiiya anagu dalkeena aan utashano

    • @KhaliifMaxamad-kt1je
      @KhaliifMaxamad-kt1je 7 днів тому

      Dhalin aan diin kudhaqmeyn waxtar maaha

    • @maxmuudAdamafey
      @maxmuudAdamafey 7 днів тому

      Subxanalh​@@KhaliifMaxamad-kt1je

    • @khadar917
      @khadar917 7 днів тому

      Rashaadka la sheego ma Khawaarijkan tagfiir ah baa waa la dabar goynayaa ukumaha shaydaanka ee aad beertay ee dhiiga aadanaha u ooman Taas shaki yuunan kaa galin khawaarij gabalkeedi wuu dhacay si kama danbays ah,,,
      2: In deegaan walba dhulkiisa aamino oo dhisto waxaa keenay beeshaada marba shaati xiran ee unukaaleh la taagan caasimadii lawada lahaa ee maatidii ku dooxday bililiqeysatay wixii dadka kale maal iyo mood lahaayeen.
      Dalkani waa Dal islaam ah
      Argagaxiso iyo unukaaleh no more nin walba gurigiisu iyo meel amaan uu ku yahay ayuu maatidiisa ku haysanaya .

  • @mohamedalibile4672
    @mohamedalibile4672 7 днів тому +2

    Xaqiiqah

  • @abdihakimmohameddiriyesank1730

    SUBHANNALLAH

  • @abdalleali354
    @abdalleali354 3 дні тому +1

    Cajiib😢

  • @AmaalAmaluusha
    @AmaalAmaluusha 5 днів тому

    Midka tagfiirka kusheegaya shiikh waa jaajil dìin laawaya

    • @badarsiciid3718
      @badarsiciid3718 20 годин тому

      War maye diinta kamay bixin ee jahli baa haysta oo waa caamo waxba ogayn 😢

  • @Maxchama
    @Maxchama 3 дні тому

    Somaliyeey waxaad ka warantaan, bal siyaasi waaba la garan karaa la iskana qaban karaaye nimankii culimada ahaa oo u qaybsan kooxo aan is bixinayn haday hub iyo jaanis isku helaan dadkiina ukala qaybsaday kooxo, siyaasiyiinta dadka qaybsaday waa arrin fudud waayo dadku caqiido kuma kala tegin lkn kuwan cumaamadaha xun dadka inba in ayay gaalo u aaminsiiyeen 😢

    • @badarsiciid3718
      @badarsiciid3718 20 годин тому

      war heedhe culimadu danbi maleh ee al shabaab ayaa danbaabtay lakiin culimada inta kale waliba salafiya waxay rabaan kitaabka ilahay yo sunaha nabiga salalaahu calayhi wasalam

  • @cabdirshidosman9649
    @cabdirshidosman9649 4 дні тому

    Wadaad iyo diin sheegte inta ay Somali ka laayeen cidna Somali kama layn. Ina Cabdulle Xasan, Al Itahaad, Al Shabaab, Daaciish iwm.

  • @user-jb5ce6nm7j
    @user-jb5ce6nm7j 7 днів тому

    Dhagaysigeeda kaliya ayaa xanuun ah. Wàa Makrigoodii hadii laga dhiidhiyo waa dhiman fakridooda.

  • @AhmedIbrahim-ew8jg
    @AhmedIbrahim-ew8jg 2 дні тому

    Somalia waa uu dhamaatay ninkii rajo ka leho waad riyoonaysaa

  • @gudbifariinta3958
    @gudbifariinta3958 7 днів тому

    Gobolada sacudiga ee dowlad diidka ah ayaa kuu soo labisay.Maxaad fileysaa dee.

  • @adenhassan4254
    @adenhassan4254 4 дні тому +1

    Sababtaan u heeshiin weeyney ya iino sheegaya...Daadka maarkey dagalan aadunka wa heshiiyaan...aanago muslim ah sababta aan diib uu heeshiin dhaab ah ...yaa hortaaggan 😢zero Reconciliation up too 1991....why?!... illahey ha uu naxariisto shiiqeega lakiin wax badaan baa lo bahaan yahhay iin la taqiiliyo...Guumeesta kahore uumada Soomaaliyeed heeshiis ma ahaayen?!...aaniga waxan aamisanay soomaali guurigi eey ku jiiran baa ka duumay qoof diiyar u ah iin uu diib uu dhiiso majiiro..niinkasta dagaankiis boqor haga nooqto...Reer waalba dawlad ha nooqteen siiida qaliijka oo kale..waa leesku dambabbaya waxi iintas ka dambeey...33sano oo rer reerkale la heeshis aheen waa muucjiiso..

  • @aliahmedyacin721
    @aliahmedyacin721 2 дні тому

    Kuwii dhalay khawaarijta waaye kani. Ma isagaa Soomaali u eg? Waa sucuudi af Soomaali ku hadlaya.

  • @FatmaSiyad
    @FatmaSiyad 4 дні тому

    darood inta hawiye wax kula darsan lahaa Jubbaland Kenya ku biiri, Puntland iyo SSC Ethopia 8 gobol iyo bar sida ayey ku xaliyeen

  • @indhabuur6264
    @indhabuur6264 7 днів тому +1

    Wa waxa hada ka dhacayo sacudi 🇸🇦 iyo imarat iyo jordan 🇯🇴 horay aya lo cunay iraraq iyo siriya iyo sudan 🇸🇩 iyo yaman🇾🇪 Somalia 🇸🇴 dowaladuha ka jiro wa magac uyel shacabkina mada dalo iyo in laga weciyo waxa dunida ka socdo waxan gargar siyo o lagu hodmeynino hog ah qaxotiya,doda 👎 ururka nafeynta hawenka caruruta iyo raga o ah (UNHCR)🥹

    • @cabdirshidosman9649
      @cabdirshidosman9649 4 дні тому

      Muslimka maanta joogo ayaga ayaa dad xun ah oo ka buuxa cunsurinimo, qabyaalad, cadaalad daro iyo musuqmaasuq. Waagii ay Muslimka ku dhaqmi jireen lama haweysan jirin.

    • @Aviv_mone
      @Aviv_mone 5 годин тому

      ​@@cabdirshidosman9649iyagaa na taba barey Soo maaha gaaladu

  • @islaam-q3
    @islaam-q3 2 дні тому

    Xaqiiqada waa la idinsheegay iyo sida li idin burburinayo marka maat fadhiga kakacdaan war ismideeya

  • @qoobeeykaliilcawad8027
    @qoobeeykaliilcawad8027 День тому

    Yaadilay AUN cadoow ? Shabab yeey laayaan maalin kasta ? Soomaali dhib aanan isu gaysan Cid naguma sameyn nagumana sameyn karaan, soomaali xalkeedu waa kitaabka Alle isga miiska hala soosaaro dawaadeena waa kitaabka Alle,

  • @shaafiabdi8273
    @shaafiabdi8273 2 дні тому

    Somalia hagubato ila dadkeeda aya hooda katashadaan

  • @luulhussein7775
    @luulhussein7775 День тому

    Soomaalidu haday I xansuuqday maxaan ku galaa sow gaal inaba gelinayaa iima dhaamo cadowga uga keliya aa leeyahay waa soomaliya iyo jabuuti

    • @Bekind-ve8vu
      @Bekind-ve8vu 7 годин тому

      Waaayo arag ayaaanad ahayn. Yaa ku yidhi gaaal baaa ku nabad gelinaya?
      Israel ta ay Palestine ku hayso sw uma jeeddid iyo sida ay markii hore kusoo galeeen?
      Ruuux kugu diin ah wax kuu dhaamo malahan, inta cuqdadda noocaan ah iyo mindsetka noocan ah aan leennahay, horumar iyo midnimo innaga dheeer.

  • @kaabeabdi7549
    @kaabeabdi7549 7 днів тому

    Wey nahaysataaa taasi

  • @ah3961
    @ah3961 2 дні тому

    😂😂😂😂 alshababb

    • @badarsiciid3718
      @badarsiciid3718 20 годин тому

      jaahil baad tahay walaahi al shabaab maxuu ku yahay may jirin al sh.b wakhtigaas

    • @Aviv_mone
      @Aviv_mone 5 годин тому

      Al Gaal 😂😂 Kaafir

    • @Aviv_mone
      @Aviv_mone 5 годин тому

      Dadkuu kahadlayo waa adiga

  • @khadar917
    @khadar917 7 днів тому

    Gobolkaaga burburi oo ii imow aan markale ku dhacee
    Aan ku qarxiyo magaca diintana suurad xumeeyo shiikhnimoy xaal qaado.

  • @aweesdanbiil8623
    @aweesdanbiil8623 7 днів тому

    ILAHAY MAHAD ISKA LEH OO NAGA HORWADAY KUFAARTA KUFAAR AFWEYNE NIGERIA 🇳🇬 MUSQUL DHEXDEEDA KU BAQTIYEY ASAGOO WATO DHALO DHUCEEY AND KASTUUMO CALI FALAAX WA KI U GAFEY DIINTA ISLAAMKA OO YIRI RAG AND DUMAR WA ISKU MID OO DILAY WADAADO KUFAAR FIRGAAJO SHARBO YAHUUD TUUGSADE CABTOY XABIBUL QANISIIN AND XABIBUL MAJNUUN DUMAR DIILE GUURI II DHISA SHACABKA BAHAAN AA
    GUUL RER MOGADISHU AND REST OF SOMALIA 🇸🇴 KU MEEL GAAR KII BAADI DEENTI HUUBKII SHIDAALKI AND QAAR KALO BADAN LEEGADA SYL PDP UPD 2X PRESIDENT OF SOMALIA MUDANE MADAXWEYNE XAFIDULAAH PROFESSOR HASAN SHEIKH MAHAMOOD DAL XUREEYE PHD HOLDER PROFESSOR AND DR

  • @KhaliifMaxamad-kt1je
    @KhaliifMaxamad-kt1je 7 днів тому

    Doorshaan ninkii garwadenkadhigta xaarbuu ugeeyaa sidokale murtad ninkii madax kadhigta wudhumin

  • @khadar917
    @khadar917 7 днів тому

    Rashaadka la sheego ma Khawaarijkan tagfiir ah baa waa la dabar goynayaa ukumaha shaydaanka ee aad beertay ee dhiiga aadanaha u ooman Taas shaki yuunan kaa galin khawaarij gabalkeedi wuu dhacay si kama danbays ah,,,
    2: In deegaan walba dhulkiisa aamino oo dhisto waxaa keenay beeshaada marba shaati xiran ee unukaaleh la taagan caasimadii lawada lahaa ee maatidii ku dooxday bililiqeysatay wixii dadka kale maal iyo mood lahaayeen.

    • @SIYAAD.BARE.HANOOL
      @SIYAAD.BARE.HANOOL 4 дні тому +1

      Luuqada si fiican ugu hadal xabashiyahoow

    • @XUSEENXuseen-t6c
      @XUSEENXuseen-t6c 3 дні тому

      Maxaad sheegti😂😂😂😂😂😂😂

    • @mohamedkamaludin2931
      @mohamedkamaludin2931 2 дні тому +1

      Sheekha Allaah syaa oofsadayyyy Kuna dhintsy Madiinatull Munawara Magaaladiiii Nabiga SCW internet ka diday adiga kkhaawaarijtu ku shabadeenaayo, Diqoniww Allaah u too bad keen Safiihi Suufi Jashil ayaad tahay cillmina ssoo baro

    • @khadar917
      @khadar917 2 дні тому

      @@mohamedkamaludin2931 dadkan uu leeyahay waa gaalo ma isagay towxiidka usoo mari lahaayeen? Kuwii maxasta xamar ku qashay hantidoodiina shiikhooda iyo shaydaankoodu ku ilma dhalaan waa ka xaaraan inay ka hadlaan dad dhulkooda dhistay oo aaminay.

    • @khadar917
      @khadar917 2 дні тому

      @@SIYAAD.BARE.HANOOL xabashi adigay 60% dhulkaaga haystan oo hooyadaa kaga ilma dhalaan 🤫

  • @gulledabdi6571
    @gulledabdi6571 10 годин тому

    Maxaa talo ah