Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

Iiraan Waxay Weerartay Dhamaan Dariskeeda | Qodobo Kala Duwan .

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 16 січ 2024
  • kanaalka : / ogaansho
    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
    #kanaalka_ogaansho

КОМЕНТАРІ • 420

  • @barlinhashi6752
    @barlinhashi6752 7 місяців тому +9

    Illahayoow illah kale ma jiro adiga mooyaan
    Alloow u gargaar falastiin iyo dhamaan muslimiinta oo dhan Yaa Rabi

  • @cabdullaahixasan1670
    @cabdullaahixasan1670 7 місяців тому +28

    Ogaansho 1M coming soon inshalah 🎉❤🎉❤

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 7 місяців тому +4

    Shecada iyo yahuda iyo galada waa isku mid e suniyinta hurdo ayaan ku jirnaa dhamanten e rabi ha nowada gargaaro dhamanten suniga aamiin aamiin aamiin aamiin

  • @mawlidhussein
    @mawlidhussein 7 місяців тому +44

    الزميل وائل الدحدوح ليس صحفي فقط إنما هو بطل مجاهد مرابط صابر ستشهد التاريخ بطولته أللهم احفظه وأهله واجعله من الصابرين

  • @liibaanfagadhe
    @liibaanfagadhe 7 місяців тому +5

    Cumarow iran Markey iraq duqeysay waxy tiri waxaan weerarnay haayada sirdoonka srael ee muusaad

  • @mStatistician
    @mStatistician 7 місяців тому +7

    Anigoo iska dhagaysanaya midkii hore oo aan kamashquulay ayuu iyimid mid kale thanks ustaad😊

  • @fartuunmohamed6081
    @fartuunmohamed6081 7 місяців тому +5

    Allah qalbigiisa iyo iimaankiisa ha u adkeeyo waa geesi aamiin

  • @siyaadaadan1423
    @siyaadaadan1423 7 місяців тому +11

    Ustaad cumar magadsan wllhi xaqiiqda oo kaliya ayaad ka hadashaa ❤❤

  • @xasanmaxamed3425
    @xasanmaxamed3425 7 місяців тому +6

    Cumarow sxb masha allh aallha ku xifdiyo dhacdoyinka muhimka ah soo dryndyso waan ku salamayaa sxb mcn

  • @mohamedabdinurmohamed1604
    @mohamedabdinurmohamed1604 7 місяців тому +3

    Ustad waxan kaaga mahadcelinaa sida caalamka noogu xirto wxan dhihi kara halkan waa marjac siyasadeed iyo aqoonta guud ee aan ka kororsado.allah ku brakeeyo ustad

  • @salmnalcawdh
    @salmnalcawdh 7 місяців тому +2

    صلو علي منقذ البشرية محمدا صلي الله عليه وسلم

  • @user-dt4ll3lb8s
    @user-dt4ll3lb8s 7 місяців тому +2

    dameer wa beydhan danyeerduqoobay uf

  • @baastoowali5038
    @baastoowali5038 7 місяців тому +14

    1M coming soon
    insha'Allah
    Cumar

  • @zubaydadaahir5258
    @zubaydadaahir5258 7 місяців тому +8

    Yemen 🇾🇪 update nooga samee shiekh

  • @Czetttt
    @Czetttt 7 місяців тому +8

    Ogaansho waa iga qoslisay😂 iran oo select all tiri kulahaa. 0:10

  • @user-pl3hs8el2l
    @user-pl3hs8el2l 7 місяців тому +2

    Thank you brother

  • @inafaarahbaad5637
    @inafaarahbaad5637 7 місяців тому +8

    Exactly 💯 cumar waad saxsantahay wll.
    Amigu Architect ban yahah markaan nashqadahayga diyaarsanayo dadkan dhagaysto bd ka mid tahay. Wanan rajaynayaa inad documentary noso samayso dhaadheer

  • @safiyadirsche3782
    @safiyadirsche3782 7 місяців тому +8

    Allah caafimad siiyo Aamiin wariyaha🤲🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸☝️

  • @cabdifataax2587
    @cabdifataax2587 7 місяців тому +4

    waa runtaa wl muhiimadu oo muqaalku muhiin yahay waxna laga faaiidaayo markaa qofku uu jeclaysanayaa

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada 7 місяців тому +4

    ❤ اللهم انصراخواننا في فلسطین❤ وفي سوري وفي عراق وفي بکستان یارب❤

  • @user-co4yl1yt9q
    @user-co4yl1yt9q 7 місяців тому +4

    Alxamdulilaah waxaan sugaayay in La idhoho wuu shihiiday illaahoow qalbiga u adkee wariye daxduux

  • @ALBAYANCONSTRUCTIONANDGE-ki6pg
    @ALBAYANCONSTRUCTIONANDGE-ki6pg 7 місяців тому +2

    Ilaaheyoow ilaah kale majiro adiga mooyee illaahoow walaalaheena u gargaar

  • @naciimadiomond3505
    @naciimadiomond3505 7 місяців тому +6

    Alle haw gargaaro walalaheen falastiin 😢🤲

  • @bintufarxiosalah
    @bintufarxiosalah 7 місяців тому +7

    Omer insha allh waxa jeclahy mawduucyadada wlhi shaqadii gora qabtey ma aqaan xita suuqa wan ku adaa ano dhegeysanaya😢wax walba dhageysta🙏

  • @FardussYussuf
    @FardussYussuf 7 місяців тому +2

    ALLAH caafiyo walaal wariyaha wariyaha shacabka falastiin

  • @cris_r17_j36
    @cris_r17_j36 7 місяців тому +26

    ألهم انصر اخواننا المسلمين في كل مكان ♥️♥️

  • @bintufarxiosalah
    @bintufarxiosalah 7 місяців тому +11

    Waan kufaraxsanahey in wael lagasoosaaro gaza😢aad buu uliita Aabahan wlhi calosha ixanuunayo indhihiisa marka arko waa iska ilmeyaa😭

    • @Abuu_Naaila
      @Abuu_Naaila 7 місяців тому

      Wuuku noqonayaa qazza shacabkiisa dhibkoodbuu soo godbinayaa

  • @user-nb2uj3uj9q
    @user-nb2uj3uj9q 7 місяців тому +2

    Mahadsanid ustaad cumar inshaar

  • @xaliimogeedi3204
    @xaliimogeedi3204 7 місяців тому +2

    Alle ha u gar gaaro dhaman musliminta dhibataysan

  • @user-hf7cc8ju2x
    @user-hf7cc8ju2x 7 місяців тому +3

    الله ينصركم يا اخواننافلسطين❤

  • @faadumoxassan1519
    @faadumoxassan1519 7 місяців тому +1

    الله يعزك يا استاد عمر

  • @zakidheenmedia155
    @zakidheenmedia155 7 місяців тому +3

    Thanks ustaad inshaar

  • @dieloser5685
    @dieloser5685 7 місяців тому +3

    si dhab ogaansho uma sheego warka, waxa uu meesha ka saaray oo ah in gobolka Kurdiyiinta ay saldhig u ahaayeen yahuud iyo mossad ama in weeraradii argagixisanimo ee ka dhacay dhulka iiraan laga soo abaabulay dhulkaas.
    nacayb uu shiicada u qabo ayaa indhatiray qiimayntiisa siyaasiga

  • @MaxamedQaliif-vh1ph
    @MaxamedQaliif-vh1ph 7 місяців тому +3

    Allow janada ku geey adi iyo I helkaaga iyo muslimka o dhan

  • @alphachannal7184
    @alphachannal7184 7 місяців тому +4

    Ustaad kwrn itoobiya diyaradah jilka 5aad ee ay lasodagtay sona bandhigtay😢

  • @rahiidrahka8862
    @rahiidrahka8862 7 місяців тому +1

    Muslimiintu haday iskaashan lahayid walhi banay waxasi ku dhaceen ilahay musliminta caalamka ha Modeyo amin

  • @Maryamah1444
    @Maryamah1444 7 місяців тому +6

    Wad mahsn tahay wll anag xt muslin ahn wax naga galay malahn galadd allah haisku diro galddn allah hanag dhiigo kuwi adun iyo aqiraba guulesta wlh waka xumahay ina gacmah is dul sarano wllalhen ee meshas ku godonsayin 😢😢😢

  • @FardussYussuf
    @FardussYussuf 7 місяців тому +1

    ALLAH xifdiyo walaalaheen falastiin marwalba guuleysta marwalba INSHAALLAHA

  • @nasramahamed8205
    @nasramahamed8205 7 місяців тому +2

    Wlhi wll waa runtaa zahaymar buu qabbaa

  • @dauddahir4170
    @dauddahir4170 7 місяців тому +2

    Allow caafi saxafiga wayan I.n

  • @Farasle15
    @Farasle15 7 місяців тому +1

    Mahadsanid sxb sidaad noola socodsineyso xogaha dunida❤

  • @fartuunmohamed6081
    @fartuunmohamed6081 7 місяців тому +1

    Isha allah xaqa ayaa soo daahiraayo ee ha allah ha mideeyo umada muslimiita suniyiinta ah ee xasuuqa ku socdo hana guuleeyo aamiin

  • @mohamedabukaroficial1612
    @mohamedabukaroficial1612 7 місяців тому +2

    Wllhi waan shaqeysanayaa mana ku daawanaayo ee waan ku dhageestaa keep going ogaansho

  • @yahyefarey3773
    @yahyefarey3773 7 місяців тому +2

    M a ustaaad qabytii juquraafigna hna hilmaamin

  • @deeqxasan191
    @deeqxasan191 7 місяців тому +1

    Badal khayr qaba allaha isiiyo isagana allaha xafido &dhamaan muslimiinta reer pa'astin

  • @cabdiasad9011
    @cabdiasad9011 7 місяців тому +2

    يا عبقري

  • @shariifmaxamed4830
    @shariifmaxamed4830 7 місяців тому +2

    Alpha dhowro wariyahaas iyo shacabka falastiin oo dhan

  • @guuleedyare5936
    @guuleedyare5936 7 місяців тому +4

    1:18 wad mahasantahy aniga shaqo kujiraa botkasti gaganaa wan jeceylahy wanan dhageystaa❤❤❤

  • @SaadaqSaadaq-pd7ed
    @SaadaqSaadaq-pd7ed 7 місяців тому +2

    Thanks teacher

  • @user-mc8le9gp8e
    @user-mc8le9gp8e 7 місяців тому +1

    maalinta jimcaha insha allah so diyaari mawduuc jimcaha ustd omar inshar

  • @asalogaden4537
    @asalogaden4537 7 місяців тому +2

    Masha allah boqortooyo Alle haku barakeeyo

  • @user-le9lk5fw4y
    @user-le9lk5fw4y 7 місяців тому

    Ilaahow noo gargaar aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin

  • @salgaadh2455
    @salgaadh2455 7 місяців тому +2

    Cumar inshar allah haku barakeyo wll

  • @faizamohamed2145
    @faizamohamed2145 7 місяців тому +1

    waail iyo hablihiisa iyo dhaman reer qaza alle xafido yaa rabbi sabirka u badi reer qaza

  • @user-dt4ll3lb8s
    @user-dt4ll3lb8s 7 місяців тому +2

    inu sharada fiican oo la sharaxa arinka❤ thank you❤

  • @Kendndnd
    @Kendndnd 7 місяців тому +3

    Gaalada oo idil iran col la yihiin kaliya in xamas taagertay 😢
    Allah aya la jiro Iran 🇮🇷 Qatar waa ku yaalo saldhigyada mareykanka iyo gaalada kuwa ugu waweyn munaafaqow

    • @DDSMEDIA1825
      @DDSMEDIA1825 7 місяців тому

      Shici

    • @Kendndnd
      @Kendndnd 7 місяців тому

      @@DDSMEDIA1825 Orod la soo safo israel awalba yahuudi ethopian aheyd

    • @abdalla9814
      @abdalla9814 7 місяців тому +1

      ​@@DDSMEDIA1825argagaxisooy anigoo Sunni ah baa ku leh waa runtii anaga been iyo khuraafaad nagama dhaadhicin kartid

    • @Kendndnd
      @Kendndnd 7 місяців тому

      @@abdalla9814 Israel hadii ay maqlaan waa isku xaarayan Irana waa lagu soo orda 😂

  • @marianali6233
    @marianali6233 7 місяців тому +2

    Ilhy ha caafiyo wiilkaan saxafiga ah

  • @janalkmaanta
    @janalkmaanta 7 місяців тому

    Waad mahadsantahay walaal Cumar waxaan kaa codsanayaa
    Faalo ku saabsan jaamacadda Carabta iyo bariga dhexe

  • @alicirro7110
    @alicirro7110 7 місяців тому +2

    Horay u Shegay Qolyahaan shiicada yahuuda xitaa ayaga ka Daran

    • @user-cc1ik5qk3o
      @user-cc1ik5qk3o 19 днів тому

      Sxb iyaga jira wax islamka u dhaqdhaqaya yaa caawiya falastin kuna faana isalmka

  • @DADSAN_TV
    @DADSAN_TV 7 місяців тому +3

    1 million is coming soon I allh❤

  • @abdirahmanyacin966
    @abdirahmanyacin966 7 місяців тому +3

    Waxaan ahay lslaam soomaaliya waxan rumaysahay ilaahay iyo rasuulkiisa ma ihi shiico walaa suni waayo ma aqoono mid jano galaya ama midka saxan waa gurmadka ugu fiican ee hadda qasa haysato waa xisbullah iyo xuutiyiinta labaduna waa shiiico halka suniyiintu ay iska raaxaysanayaan kabadarane ay cadowga taageerayaan emeraadka iyo sucuudiga

    • @abdalla9814
      @abdalla9814 7 місяців тому

      War waa kaadib xagjir ah qofkan IRAN raba inuu dadka ku diro 😂😂
      Ku lahaa TRUMP baa yiri IRAN baa la heshiin karnaa lkn Carabta Sunniga ah lama heshiin karno hads Carabta aabahood buu Trump ahaa Halka IRAN uu cunaqabatayn saarayay oo Saraakiishooda dilayay

    • @user-th7zj8yk1q
      @user-th7zj8yk1q 7 місяців тому

      La yaab 😂😂

  • @Nina55870
    @Nina55870 7 місяців тому +2

    Abu hamza, hamza kale Allah ha siiyo iyo sabar badan iyo dhamaan reer falastiin

  • @oreymediaoreymedia7410
    @oreymediaoreymedia7410 7 місяців тому +4

    Adiga waxa jeceshahay dadka inaad rayigaaga ku qaarijiso wryah iran ma ahan dowlad fiican lkn inay isdifaacdo oo jawaasiista iska qabtaan

    • @nasrocabdiraxmaan4960
      @nasrocabdiraxmaan4960 7 місяців тому +2

      Iran inee disho qof gal ah io inee disho qof Muslim suni ah waa isugu mid

    • @abdalla9814
      @abdalla9814 7 місяців тому

      ​@@nasrocabdiraxmaan4960
      Cidii Soo weerarta IRAN ciday doonto ha ahaatee way iska celinaysaa IRAN ama Sunni ahaw ama Gaal ahaw
      IRAN waxaa jecel XAMAAS oo maanta Yuhuuda la dagaalamaysa hayeh bal maxaa ka oran

  • @Mohamed-khdar
    @Mohamed-khdar 7 місяців тому +4

    Allah is one❤☝️

  • @nasramahamed8205
    @nasramahamed8205 7 місяців тому +2

    Wooow wn sugilaahay inaan 1m xidhno maalllin dhaw bi idnillaah 🥳

  • @A...A09888
    @A...A09888 7 місяців тому +4

    Iraan io USA waa saaxiipo hadafkooduna waa in ay dilaan muslimka suniga ah
    Iraan kumanaan muslim suni ah ayay dishay qasim suleymani io khaamanai lacnad haku dhacde muslim bdn ayay dileen

  • @mahamedabdimajid1038
    @mahamedabdimajid1038 7 місяців тому +2

    الله يشفي أستاد وائل الدحدوح واعظم الله اجره

  • @nasteehomahamed1112
    @nasteehomahamed1112 7 місяців тому +2

    Saxiix

  • @user-tn5ny2vc7h
    @user-tn5ny2vc7h 7 місяців тому +2

    W salam ww ❤

  • @abdirahmaanmohamed1582
    @abdirahmaanmohamed1582 7 місяців тому

    Allah u naxariisto dhamaan Falastiiniyiinta ajar iyo xasanaad Allah ka siiyo sabar kooda

  • @Khumayni-bl6gu
    @Khumayni-bl6gu 7 місяців тому

    Ihahow sadaam xuseen unaxariiso jecliyaa ninkaasa❤❤

  • @abdikariimahmed9479
    @abdikariimahmed9479 7 місяців тому +1

    Shiicadan dad baa moodo muslimiin sax eh

  • @abdirizakdhoodhe9136
    @abdirizakdhoodhe9136 7 місяців тому

    Thank You Bro Omar Inshar🙏

  • @SalmaanWarsame-tb2qn
    @SalmaanWarsame-tb2qn 7 місяців тому +4

    Islaam is one

  • @barlinjama8423
    @barlinjama8423 7 місяців тому +4

    أنا لله وأنا إليه راجعون
    اللهم اجرلنا في مصيبتنا واخلف لنا خيرا منها
    Alloow Muslimiinta Baraxa La' Noo Badbaadi oo noo Barakeey oo Khaatumada u Suubi oo Quluubtooda isku Mid ka Dhig oo is Raacsii Ra'yigooda Awoodooda Oo Cadawgooda isku Si u Arko oo lawada Dagaalo oo Aad Guusha wada Siiso oo aad Garabkooda Gashoاللهم امين يا القوي
    AlloowNaga Qabo oo ku Qabo Gacan Bir ah oo Tus Awood Daradooda Daalimiinta Mushrik iyo Munaafaq ba
    اللهم امين يا القوي يا المتين ياالهازم الاحزاب اهزمهم وزلزلهم وانصرنا عليهم

  • @cabdiasad9011
    @cabdiasad9011 7 місяців тому +2

    Sxb marna hayna kala fogayn shiiciida waayo waxa ka,mida xuutiga

  • @Daher20
    @Daher20 7 місяців тому +4

    Salam abti new year with new podcast so don’t forget the podcast with those book : The house of morgan ……

    • @m.k.7788
      @m.k.7788 7 місяців тому

      Laakiin Afsoomaaliga ku Qor Faaladaada

  • @ahmettabdi002
    @ahmettabdi002 7 місяців тому +4

    Aad io Aad podcastiyadada ama videos kagaba waxaan dhageystaa badanaa marka shaqada u socdo ama aan exercises sameynayo 😂
    Edit: ama aan wax cunaayo 🤦🏽‍♂️😅

    • @amiincox6206
      @amiincox6206 7 місяців тому

      Waryaa legend bad tahy😊

  • @user-gl3ts9wp4u
    @user-gl3ts9wp4u 7 місяців тому

    Wlhi inta muslim manta dhibkujirtaw hadey thy falastin ama siriya am ciraq horta qaf maslaxa ugu maqan majirto onilah ka aheyn horta ilah haugargaro midakale halxaqiqa aya jirta taso ah ilah marna mailawo kuwa adomadisa dulmiya ama godobta ugeysta ciqabtoda wey heli donan i.a dhawata ama dherata adun noqotaya ama akhiro ciqabta ilaheyna maha mid sinaba loga baxsan karo ilahayow adomadada ugargar ciqabtadana kuwa cadowga uso dadaji ilahow aamin

  • @arslangolad3994
    @arslangolad3994 7 місяців тому +2

    Qof kasta oo aaminsan in Ameerika iyo Shiicadu ay cadow yihiin waa doqonnimo, balse dagaalkaas wuxuu daaha ka qaaday in Iiraan ay Israa’iil uga muhiimsan tahay reer Galbeedka, maantana Israa’iil maxkamad la soo taagayo, halka Iiraan oo malaayiin ku laysay Suuriya, Ciraaq, Yemen. , iyo Afgaanistaan, laakiin qofna kuma dhiiran inuu ka hadlo Iran.

  • @naimadahir519
    @naimadahir519 7 місяців тому +3

    Omar wariyaa isku badashy mia😂 waxaan nakuma soctaan ee bookagta wax Tarka leh nosoo turjum😂 tan kle alshabaab kama Hadashid io somalia carab madaxa Nooka Cunty hal month UA-cam kada ma dawanin😢😢 barnamijyadii hore iskaka ceshceshtaan😂

    • @ilhanisha2813
      @ilhanisha2813 7 місяців тому

      Inaba marko dalka kahad layo iyo buuwagta baan kuheesta🫣

  • @abdulqadirkutub8032
    @abdulqadirkutub8032 7 місяців тому +2

    SHIICADA IIRAAN KUFAARTA YAHUUDA IYO HINDUUSKA WAXBA ISMA DHAAMAAN
    WAA GAALO MUJRIMIINAH

  • @Naemah_21
    @Naemah_21 7 місяців тому +2

    Subxanallh

  • @A...A09888
    @A...A09888 7 місяців тому +2

    Cadawga islaamka ee koobaad waa iraan 🇮🇷
    Iraan🇮🇷 io USA🇺🇸 waa saaxiipo hadafkooduna waa in ay dilaan muslimka suniga ah
    Iraan kumanaan muslim suni ah ayay dishay qasim suleymani io khaamanai lacnad haku dhacde muslim bdn ayay dileen muslimka ay dileen ayaa kabadan inta ay israel dishay

  • @zuhuurasomali6219
    @zuhuurasomali6219 7 місяців тому

    1M mardhow inshallah team OGAANSHO Walalkey Cumar Inshar horey u soco qof wanagsan ayad thy 🙏💖

  • @AliDahir-hw5cp
    @AliDahir-hw5cp 7 місяців тому +3

    Sllaaaaam sxb❤

  • @maxamedalikalay8762
    @maxamedalikalay8762 7 місяців тому

    Waa runta macalin ani xita waxn dhagaystaa anigo howlahayga wato ama garigayga wato wana jeclhy inu dherado

  • @anwarcabdi6415
    @anwarcabdi6415 7 місяців тому +1

    Sxp cumar Arag tidaada ee Iran video noga soo same iyo falceelinti shiicada markii u mareykanku Iraq weraray

  • @Epdillahi_adde
    @Epdillahi_adde 7 місяців тому

    Walal cumar ma guursatay

  • @Ibrahimsomalimedia
    @Ibrahimsomalimedia 7 місяців тому +3

    Qariiban if ALLAH
    say 1m

  • @HassanAbdi-mc5po
    @HassanAbdi-mc5po 7 місяців тому +4

    Walaalkey Inta an kusoobiiray Chanelle kaan ogaansho Aqoon weyn Ii korortay Siyaasada daqaalaha technology iyo Dibaatooyinka Lkn Shaqa la aan sidee xal loo heli karaa I am jobless for 3 years

    • @hasandhacarbe2009
      @hasandhacarbe2009 7 місяців тому

      Zxb safar ilaa marroco kadib spain kugu baxeysa 1500$ meeshaada wax kahelaysid aad kaliya wxn aaminaa meshan shaqo kawayo waan kasii safraa ilaa aduunka geesgiisa

  • @MaxamedKululeste-hv9hd
    @MaxamedKululeste-hv9hd 7 місяців тому +2

    1m coming insha allaah ❤❤🎉❤🎉❤

  • @dejiye247
    @dejiye247 7 місяців тому +1

    Falsafada Nii Gaarka Ah Waa Mida Argagixisada isha Ni Gaarka Ah Wa lagu Sheegay Adeer Daba Gal ba Kugu Socodo insha, Allah hadaad Khawaarij xiriir la leedahay iyo in kale

    • @abdalla9814
      @abdalla9814 7 місяців тому

      Wlhi waa argagaxiso Beenawaas ah 😂 ninka yiri Trump baa yiri IRAN baa la heshiin karnaa lkn Carab lama heshiin karno iyo Sunni Hada Saudi iyo Emirite aabahood buu Trump ahaa halka IRAN uu cunaqabataynayay oo Saraakiishooda dilayay
      Wlhi waa xagjir aad baa uga xumahay intii aan difaacay oo taageeray kaadibkan

  • @Bulshada08
    @Bulshada08 7 місяців тому +6

    Shiico waaye Iran awalba gaalo ahaayeen😮

  • @faizamohamed2145
    @faizamohamed2145 7 місяців тому

    yaa rabbi yaxye sinwaar abu cubaydah abuu xamza khaalid mishcal imaacil hanii ah xamdan alle guusha hasiiyo alle cadowgooda hajabiyo

  • @FaadumoAbdullaahi-su2mq
    @FaadumoAbdullaahi-su2mq 7 місяців тому +2

    Waxay rabaan ha ahaaden shiiico ama Suni lkn wadawlada kaliya xataa afka ayey kudifaacda rer falastiin kuwasuniga sheeganayaa maxay utaraan rer falastiin

  • @abdirahmanyacin966
    @abdirahmanyacin966 7 місяців тому +2

    Waayo shiicadu waa gurmadka ugu mudan ee ila hadda an hayno halka masarna gargaarki dhineceeda ayka xirtay

    • @abdalla9814
      @abdalla9814 7 місяців тому

      Waa saas ha dhagaysan kaadibkan

    • @user-th7zj8yk1q
      @user-th7zj8yk1q 7 місяців тому +1

      War ninkan waa Al qaacida waynadey bal hal malin maka hadlay dhibka ay shabaabku shacabka ku hayan

    • @abdirahmanyacin966
      @abdirahmanyacin966 7 місяців тому

      Waa maxay alqaacido mayeysan suniyiin ahayn

    • @user-th7zj8yk1q
      @user-th7zj8yk1q 7 місяців тому +1

      @@abdirahmanyacin966 ma waxa saxa in boqolaal shacaba la laayo oo la dhaho kii dilay dadka aan danbiga galabsan Januu galay waa shahiid ladhaho zxb waxa yaa laga dhadhicin ilahay hal qof in dhigiisa xaqdaro lagu qubo ma banayn

    • @abdalla9814
      @abdalla9814 7 місяців тому

      @@abdirahmanyacin966 Haday Suniyiin yihiin waa argagaxiso mujrimiin ah oo dhiigyocab ah oo Gabdhaha khasab ku guursada oo gaalada ka xun

  • @shariifmukhtar
    @shariifmukhtar 7 місяців тому +1

    Iran io yuhuda wxbo isma dhaman
    Wa labo cadow

  • @Mohaa-007
    @Mohaa-007 7 місяців тому

    الهم انصر اخواننافي فلسطين

  • @ccqccqccq6364
    @ccqccqccq6364 7 місяців тому +3

    maaalinti aan caqliyestay ilaya hada wxan maqlaya shiico leh yuhuuda waan weerarena iyo america down iyo wax lamida hasa yeeshe wax ogaday wxani in ay riwaayad tahay oo shiicadu ay dagaal kula jirto sunnida sida suuriya,iraq,yeman,pakistan,afkanistan iyo turkiga wxad ogaatan shiico inay ahay cadawga kaliya hada islaamku leeyahay ,yuhuuda xita madilin inta aydishay shiico

    • @abdalla9814
      @abdalla9814 7 місяців тому

      IRAQ horta in Shiico leedahay oo Majority ka tahay miyaadan Ogayn Jaahilaw???
      Mida kale XAMAAS oo ururka Falastiin u dagaalamaya ah ma Ogtahay inay zaaxiibka ugu dhaw ay leeyihiin inay IRAN tahay oo ay xataa Carab ka jecel yihiin??
      Hada dagaalka Xuutiyiinta oo Shiico ah la galeen Maraykan iyo Galbeed soo Falastiin uguma aanay hiilinayn halkii wadamadii Sunniga ahaa ay aamusan yihiin