XISBIGA WADDANI & WADDANKA | SOO DHOWAYNTA XILDHIBAAN BARKHAD HURRE | BIRMINGHAM UK | 18 MAY 2024

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 1 жов 2024
  • Muunaasabad Heer Caalami Ah Oo Lagu Soo Dhowaynaye
    Xildhibaan Barkhad Maxamed Hurre Oo Kamid Ah Xildhibaannada Ugu Firfircoon Xisbiga Waddani,
    Ayaa Si Qurux Badan Uga Qabsoontay Caasimadda 2aad
    Ee Dalka Britain, Kulankan Oo Haddallo Wax Ku Ool Ah Laga Yidhi
    Ayaa Dadki Ka Hadlay Waxay Midaysnaaye In Dalku
    Maanta U Baahanyahay Hoggaamiye
    U Horseedi Kara Horumar Iyo Mustqabal Ifaya..
    Sannadki Tagay Somaliland Waxaa Hadheeyay
    Fowdo, Jahawareer Siyaasadeed, Ku Takrifal Awodeed Iyo
    Dagaallo Aan Loo Meeldayin Oo Sababay
    Dhimasho Iyo Dhaawac Dad Aan Waxba Galabsan,
    Barakac Iyo Kala Fogaansho Shacab.
    Sidaa Darteen Shacabku Waxay u oommanyihiin
    Isbeddal dhab ah si loo badbaadiyo
    Magaca iyo Jiritaanka Jamhuuriyadda barakaysan.
    ‪@ABDIASKARITUBE‬
    ==========================
    Subscribe for more awesome content (IT'S FREE) bit.ly/3oTYCR1
    It would be wonderful to follow us on our social media platforms
    www.youtube.com/ @ABDI ASKARI TUBE
    / abdiaskaritube
    / abdiaskaritube
    / abdiaskaritube
    TikTok: / abdiaskaritubbe
    Email: abdiaskaritube@gmail.com
    ''Thumbs up if you think I brought this video to your attention'' Thank You.

КОМЕНТАРІ • 8

  • @QueenCawo-b2q
    @QueenCawo-b2q 4 місяці тому +1

    Qaran dumiska cadowga u shekeya yusra No VOTE ccccccccc 🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮

  • @QueenCawo-b2q
    @QueenCawo-b2q 4 місяці тому +1

    Noooo Vote yusra out

  • @sahraj3885
    @sahraj3885 4 місяці тому

    Maansha Allah Tabaraka Allah
    Guuleysta Gobaad tihiine ❤🥰❤️👏🏽👏🏽👏🏽

  • @Faisa-f8c
    @Faisa-f8c 4 місяці тому

    Cid dooranaysa ma jirto xirsi Gaab bal nooca daawadda waa qadwalayaal

  • @souhaipmahad1486
    @souhaipmahad1486 4 місяці тому

    Xisbiga rajada shacabka somaliyed😊🎉

  • @dy2334
    @dy2334 4 місяці тому

    Huwanta Gudaha no vote for you

  • @kaamil9034
    @kaamil9034 4 місяці тому

    😂😂😂😂 2011 Kulahaaa