"Waxaan jecelahay inaan illaa heer jaamacadeed gaadho oo aan ka qalin jabiyo" Ardayda ELM School

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 18 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 264

  • @Mmnajmo11
    @Mmnajmo11 Рік тому +8

    Masha allah caruurta yaryar illahay ha xifdiyo❤
    Waxaa wanaagsan in diinta iyo nashiidoyin lagu ababiyo ilmaha waliba inta uu 10 sano ka yaryahy hees faaiido kama helaayo

  • @sakariyemolid7732
    @sakariyemolid7732 Рік тому +9

    Ilahy ka ku guuleyo ubaxa so kacaya masha allah

  • @MaxamuudBisle
    @MaxamuudBisle Рік тому +6

    Masha allah

  • @captainnazz3439
    @captainnazz3439 2 роки тому +9

    Nashiid inay u shidaan ayey ahayd intay heesaha u furayaan!!!
    Markaasay qaar badan soo qorayaan “Mashallah”

    • @indhodeeqabdilahi4021
      @indhodeeqabdilahi4021 2 роки тому +4

      Nashidad shegayso hesahana kaqimobadan oy fahmayaan balheesta hooyada ufiirso siday ugu qiraysanyihin ubadku unafahmayaan ereyada heesta

    • @hanaanhasan2472
      @hanaanhasan2472 Рік тому +1

      Nashiidaduba waa hees ruxii carabiga fahmaayo.

    • @fatimamohamed3517
      @fatimamohamed3517 4 місяці тому

      Fgueerueg5geietgzrhrdhdkhf
      ​@@indhodeeqabdilahi4021

    • @ikransuldan6924
      @ikransuldan6924 2 місяці тому

      😊​@@indhodeeqabdilahi4021

  • @abdulkhaliqaxmed1581
    @abdulkhaliqaxmed1581 2 роки тому +7

    Waa xilligii quraanka la bari lahaa ..

    • @Mo-dool
      @Mo-dool 2 роки тому +2

      School waa school malcamaduna waa gaat er ha isku khadlin wax e emaansha allah u
      Dheh caruurtan ay quruxdu ka muuqato ee sida fiican loo barbaariyey

    • @abdulkhaliqaxmed1581
      @abdulkhaliqaxmed1581 2 роки тому

      @@Mo-dool
      Mansha allah .. lkn wll wax faa'ido ah uguma jirto in heeso lagu barbaariyo .

    • @badhan3120
      @badhan3120 2 роки тому

      @@abdulkhaliqaxmed1581 خيركم من تعلم القرآن وعلمه

    • @Mo-dool
      @Mo-dool 2 роки тому

      @@abdulkhaliqaxmed1581 waa caadi wax dhib ah male oo waxa ay ku heesayaan waa afkoodii, heesta ay qaadayaana maaha heeso dhaqan xumo ah ee waa heeso laga soo shaqeeyey ee aqoon iyo diinba ka muuqato. dad baa intaa aan heysan oo caruurtoodu dhigataa school ay gaalo maamusho . oo afsomali iyo diin aan. loogu dhigin marka waa wax lagu farxo schoolkan ay caruurteeno dhigato ee ku yaala wadankeena hooyo, alhamdulilaaah

    • @abdulkhaliqaxmed1581
      @abdulkhaliqaxmed1581 2 роки тому

      @@Mo-dool
      Wll alxamdulillah hadaaney gaalo gacanta ugu jirin .. lkn musican lagu ababinayo iyo jaaskan la barayo .. malaa diinteena marka la eego ma qurux badnaa .. tarbiyad iyo quruxna waa ta diinteena .

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 2 роки тому +9

    Maanshalaah ilaahey ha barakeeyo jamhuuriyada somaliland

  • @abdirahmanmath7151
    @abdirahmanmath7151 2 роки тому +17

    WAAR QURUX BADANAA CIYAALKU MNZHA ALLAH

  • @aniizadheeg7703
    @aniizadheeg7703 2 роки тому +10

    subxanallah caruurta saa lo barbaarinayo ma fiicana diinta ina lagu barbaarya qurux badan inta music lagu barbaarinyo

    • @kaltuunmaxamed5478
      @kaltuunmaxamed5478 Рік тому

      Mashaala

    • @Naagishubta
      @Naagishubta 7 місяців тому

      inta heeso carbeed lagu barbaarin lahaa calal aqal afkoodeey ku baranayaan midda kle heestu xaaraanimadeeda waa mas'alo laysku qilaafsan yahy

    • @maxamedibraahim9947
      @maxamedibraahim9947 2 місяці тому

      Waa run heesta gaaladu xaraan umu yaqanaan lakiin muslimku xaraan ayu u yaqanaa

  • @xaajilacag828
    @xaajilacag828 2 роки тому +5

    Mashallah this is Somaliland on bright side

  • @simancalixaaji7
    @simancalixaaji7 2 роки тому +22

    Ciyaalkan halkii quran laga bari lahaa ayaa music labarayaa subxaana Allaah

    • @Cherrie173
      @Cherrie173 2 роки тому +6

      Waxbarasho iyo afkoodii hooyo in lagu ababiyaa waa muhiim quraankana waa labara

    • @badhan3120
      @badhan3120 2 роки тому +3

      Wllhy waa wax laga xumaado xissabta iyo masuuliya kowaadna waxay sarantahay walidiinta

    • @Landers2024
      @Landers2024 2 роки тому +1

      Says the culturalless with infiriority complex to adopt arab culture. We are from somaliland , first and foremost. Full stop.

    • @ahmedabdi6257
      @ahmedabdi6257 2 роки тому +1

      @@Landers2024 we are Muslim first and foremost. Nationalism is from the way of the disbelievers. Our loyalty is to Allah, His messenger and the religion of Islam.

    • @maxamedibraahim9947
      @maxamedibraahim9947 2 місяці тому

      Ma la dad caadiyi ma dhalin wayo way damqan layeen

  • @Zihaam011
    @Zihaam011 2 роки тому +7

    Mansha Allah Hambalyo Somaliland
    Horaa loo soconayaa Insha Allah.

  • @Cherrie173
    @Cherrie173 2 роки тому +7

    Mashallah beautiful

  • @abdihafidbile7816
    @abdihafidbile7816 2 роки тому +8

    Mnsha llah alle haidin barakeeyo, riyooyinkinana alle haidin rumeeyo Dhammaantin❤

  • @FooziyaNour-pr9hc
    @FooziyaNour-pr9hc 11 місяців тому +1

    Subxanallah hestu waa xarane
    Caruurta nashidaa loshiida wana laastura

  • @kadra825
    @kadra825 Рік тому +3

    MASHA AALLAH HAMBALYO HAMBALYO HORUMAR WACAN GUULL GUULL SOMALILAND GUULL GUULL GUULL CONGRATULATIONS TO SOMALILAND GUULL GUULL GUULL IYO GOBANIMO IYO WADAJIIR IINSHA AALLAH DALKAYGII HOOYO DADKAYGII AALLOOW BARAKEEY OOBARWAAQO KADHIIG OO CADAWGODA JABII YARABII AAMEEEM YARABII AAMEEEM YARABII AAMEEEM 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲💚💚🤍🤍❤❤💕💞💓💗💖💝

    • @AminaAli-wh4sv
      @AminaAli-wh4sv 3 місяці тому

      Hfhzgghshgdhhgheigyhdjh❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉😂😂😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @hiboabdi1644
    @hiboabdi1644 Рік тому +2

    masha Allah hore usocda

  • @gulaidhalac7387
    @gulaidhalac7387 2 роки тому +4

    Mashallah so beautiful

  • @abdiasiisahmed-p7r
    @abdiasiisahmed-p7r Рік тому +2

    Masha Allah wllo mcn waa ku qli ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @wardocabdulahi1111
    @wardocabdulahi1111 Рік тому +1

    maamoy dhibaad ilasoomartee masha Allah

  • @rashiddhagjer1254
    @rashiddhagjer1254 2 роки тому +10

    Mashallah caruurtiii duriyada guulaysta

  • @xamdaluul1576
    @xamdaluul1576 2 роки тому +2

    Quruxa badan mansh allh caruurtu waa ubax ilhow xifti mnah allh😘🥰🤩😍

  • @cabdirahmaan3531
    @cabdirahmaan3531 2 роки тому +11

    Waalidka dhalayna waxaan leyahay ilmihi si wanaagsan baan ukoriyay maaha hooyo ilmaha qalbigiisa adigu sifee cid aan adiga yuu baran

  • @امةالرحمن-ز3ذ
    @امةالرحمن-ز3ذ 2 роки тому +3

    It will be better if they make it whith no music

  • @abdulkhaliqaxmed1581
    @abdulkhaliqaxmed1581 2 роки тому +5

    Waan ka xumahay caruurtaa yar ee innocent ka ah , in mustaqbalkooda la dumiyo ..

  • @FilsanAbukar-qi5co
    @FilsanAbukar-qi5co Рік тому +2

    MashaAllah❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉😢

  • @user-px7gu1fs1f
    @user-px7gu1fs1f 8 місяців тому +1

    Alla Elm school kaafii waan dhigtaa

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 2 роки тому +2

    Manansh allaah a jaclya acaruur farxsan waa mustqabal farxxan

  • @aminacismaan3329
    @aminacismaan3329 Рік тому +1

    Mashalha Mashalha ❤❤❤❤

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 2 роки тому +3

    kkk kulhaa waligey sidaan uu noola uma farxin sidaan u farxey yaa u sheega you are bby awoow illahey ha ku daayo 100 sanno

    • @sahramaxamed3188
      @sahramaxamed3188 2 роки тому +1

      Midgihii daami nimcadaas ayuu barkhad kuyidhi baabiiya oo budaharaadka uquusiya wadani oofadhataysta tolow miyaanay fadhatadii 88kii kadhargin hooyadood wasooyin

  • @xiiscumar2145
    @xiiscumar2145 Рік тому +6

    Incredible kids😮 they are fantastic❤

  • @saadoali5327
    @saadoali5327 8 місяців тому

    Masha Allah ilaahay ha xafido ❤❤❤

  • @cilaansaarchannel4121
    @cilaansaarchannel4121 2 роки тому +13

    So beautiful masha Allah 😍😍😍😍

  • @suubandahbo7989
    @suubandahbo7989 2 роки тому +2

    Xaflad Abay majo gaan waa Cajib Rag somaliad Caruurto Lama farxan in Agoonyahn ayaad mooda 🥺

  • @xiiscumar2145
    @xiiscumar2145 Рік тому +5

    So beautiful ❤❤mashallah

  • @Drsayidcali
    @Drsayidcali Місяць тому

    Masha Allah uwixii waddan noolaaga

  • @manayussufmanayussuf9576
    @manayussufmanayussuf9576 11 місяців тому +7

    ❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉

    • @amiiroruun796
      @amiiroruun796 3 місяці тому +2

      🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @BLSM_yodarkplays
      @BLSM_yodarkplays 3 місяці тому

      ⁠@@amiiroruun796.dada,kmhxhjbhnbarfej

  • @kadra825
    @kadra825 Рік тому +2

    ماشاء الله تبارك الرحمن الله يحفظكم جميعيكم امين امين امين يارب العالمين اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين صل الله عليه وسلم الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر

  • @SowdaSiman-sl2ou
    @SowdaSiman-sl2ou 5 місяців тому

    Masha allha ❤❤

  • @badhan3120
    @badhan3120 2 роки тому +3

    Schoolkani caruurta dhaqankuu ka xumaynayaa

    • @gaaridiiguntuuciishaay
      @gaaridiiguntuuciishaay Рік тому

      Maxaa laguu bartaa wiiil yaran dhalaan genayee

    • @badhan3120
      @badhan3120 Рік тому

      ​@@gaaridiiguntuuciishaayhoray ka gee yuu kaa buuxsamiye 😂

  • @khadraxasan7330
    @khadraxasan7330 2 місяці тому

    Masha Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😊😊😊😊😊😮😮😮

  • @hibaaqyusuf5785
    @hibaaqyusuf5785 Рік тому +1

    Masha allah walahy 😘😘😘😘😘😘💋💋💋💋❤❤❤❤❤❤❤👍👍💋💋

  • @hamzemohamed3314
    @hamzemohamed3314 2 роки тому +5

    Ciyaalkaay baryaan xiis iyo dhaanyo loo joogin waar waxani maha schooole baa bi"iiya

  • @fardosodiriye3074
    @fardosodiriye3074 2 роки тому +3

    MashaAllaah

    • @cobaammarak8373
      @cobaammarak8373 2 роки тому

      Mashallah ? Mashallah ? Amaa أَسْتَغْفِرُ اللّٰهَ. Don't support this.

  • @MaanMahdi
    @MaanMahdi 5 місяців тому

    Mashallah❤🎉

  • @abdilahiadam1273
    @abdilahiadam1273 2 роки тому +2

    caruurta dhaqanka aan u fcnyn ayaa lagu barbaarinayaa oo kii islamka iyo somalilada ka soo herjeeda. waxana hada wacnayd kaliya in maskaxdood diin iyo cilmi wax taraya lagu la baro.
    balse waxa la barayaa aad bu ugu heer sareeya dad aan diin raad kulahayna wax ayey baraan.
    "qofku wuxu ku barbaaro ayuu ku weynaada" Alle xaqa ha inagu sugo.

    • @hamdayusuf7701
      @hamdayusuf7701 2 роки тому

      Aamin waa runtaa caruurtani xataa afsoomali ma garanayaaan oo wad arkaysaan siday u hadlayaaan

    • @deeqsanadam8207
      @deeqsanadam8207 Рік тому

      carurtan af somaliga aqoon ,
      wa kuwa aan wadanka ku dhalan ,,

  • @xiiscumar2145
    @xiiscumar2145 Рік тому

    Mama live forever👩🏻👱‍♀️

  • @AbokorAhmed-jt4dk
    @AbokorAhmed-jt4dk 5 місяців тому

    Nice song

  • @Landers2024
    @Landers2024 2 роки тому +10

    Incredible kids command of language.

  • @MushtaaqIsmail-hx5rz
    @MushtaaqIsmail-hx5rz 11 місяців тому

    Masha allah 🥰🥰🥰🥰

  • @gaaridiiguntuuciishaay
    @gaaridiiguntuuciishaay Рік тому

    Waaa xageee wll

  • @HibaqHb
    @HibaqHb 9 місяців тому +2

    ❤❤❤❤❤❤😊😊😊😊😊❤❤❤❤❤

  • @faadimacabdulaahi514
    @faadimacabdulaahi514 Рік тому

    Manshlh tabaarakalaah allow barakee ubixii wadankeena

  • @kuwiinkayd6938
    @kuwiinkayd6938 11 місяців тому

    Wowwww😇

  • @munonuur8820
    @munonuur8820 9 місяців тому

    Sobeautiful❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-ew1st5sp4n
    @user-ew1st5sp4n 10 місяців тому

    Maansha allah❤❤

  • @sagalahmed6193
    @sagalahmed6193 10 місяців тому

    Mash allh❤❤❤❤

  • @CiiseAli-p8q
    @CiiseAli-p8q 6 місяців тому

    ❤❤❤❤😊😊😊😊 I will be there for a little bit but

  • @user-uc6lr2cl6w
    @user-uc6lr2cl6w Місяць тому

    Machallah

  • @shukriabdullahi4999
    @shukriabdullahi4999 Рік тому

    Masalah❤❤❤❤❤😊😊😊😊

  • @ikranmaxamed-ry7oi
    @ikranmaxamed-ry7oi Рік тому

    fasakeu❤❤

  • @kadra825
    @kadra825 Рік тому +2

    ماشاء الله تبارك الرحمن ألف ألف ألف ألف مبروك همبليوه همبليوه همبليوه صوماليلاندر همبليوه الله يبارك فيكم ماشاء الله تبارك الله جزاكم الله خيركم والجزاء اللهم امين اامين امين يارب العالمين الله يحفظكم جميكم انشاءلله امين يارب العالمين امين امين امين يارب العالمين 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲👏👏👏👏👏👏👏👏💞💓💗💥💭💕💞💓💗💖💝💚🤍❤💚🤍❤🥰🥰🥰🥰💞💓💗💥🥳💖💝💞💓💗🎊🎉🎈🧨🎇🎆✨🎈♥️

  • @hindaabdihinda9309
    @hindaabdihinda9309 Рік тому

    Jeoepa

  • @noradinomer5457
    @noradinomer5457 2 роки тому +1

    mancha allH

  • @zuhyrmohmed1968
    @zuhyrmohmed1968 2 роки тому +1

    Mnshlh sweat❤

  • @haboon180
    @haboon180 2 роки тому +1

    Waa waxa faysal Iyo Ciro ay ka maroorodilaceen. Faysal waa saqid LOWLIFE ayuu weligiiba ahaa.

  • @AsliAbdi-ew5pf
    @AsliAbdi-ew5pf 8 місяців тому

    ❤❤sefhi

  • @altovladdimir9205
    @altovladdimir9205 2 роки тому +11

    Beautiful

  • @CamirAcademy24
    @CamirAcademy24 Рік тому

    Intaad leedihiin wax dhiiri galiya ciyaalka dhaqamka Haka dilina dheh dhaqanxumay kutaba barayaan waxaad kadheeftan baad leedihiin

  • @cabdulxakiim4541
    @cabdulxakiim4541 Рік тому +1

    M.a

  • @faadumoshiikhfaadumoshii-zl2zg

    Waaw

  • @behijabi1611
    @behijabi1611 2 роки тому +1

    m.a cuties

  • @AbdiMoh797
    @AbdiMoh797 2 роки тому +3

    Masha allah dayarti dalka

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 2 роки тому +4

    Ciro iyo Xirsi waalid caasi wadaaka baay rabaan iney burburhshana

  • @abuabdirahman892
    @abuabdirahman892 2 роки тому +2

    ''timir laf baa ku jirta,, waalidka isaga ka masuula dhallaan kan heesaha lagu anqarinayo.

  • @Farduusfarduus-d6h
    @Farduusfarduus-d6h 8 місяців тому

    ❤❤❤❤❤❤

  • @umarshiikha1611
    @umarshiikha1611 Рік тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-nj2ls3ov9n
    @user-nj2ls3ov9n Місяць тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ZadkaABSHIRKAARIYE
    @ZadkaABSHIRKAARIYE 9 місяців тому

    M,a❤❤❤❤🎉🎉🎉❤❤❤🎉🎉❤

  • @fartuundaahir5570
    @fartuundaahir5570 11 місяців тому

    Maashaallaah❤❤❤

  • @saalaxxasan7718
    @saalaxxasan7718 10 місяців тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😊😊😊😊😊

  • @CiiseAli-p8q
    @CiiseAli-p8q 6 місяців тому

    ❤❤❤❤❤😊😊😊 I will be

  • @MuwaahibMohamoud
    @MuwaahibMohamoud 25 днів тому

    Ha sus hz wb❤❤❤🎉

  • @fardowsaahmedumuabdullahi4611

    Hoogay

  • @amiiracali2642
    @amiiracali2642 8 місяців тому

    فقعفيغابا❤❤❤

  • @FadxiIbraahim
    @FadxiIbraahim Рік тому

    ❤❤❤❤😍🥰

  • @MohamedAhmed-gw9ck
    @MohamedAhmed-gw9ck Рік тому

    ❤🎉😊

  • @jaamaccumar3123
    @jaamaccumar3123 4 місяці тому

    ❤❤❤❤❤❤❤☺️☺️☺️

  • @xamda607
    @xamda607 Рік тому

    🎉🎉🎉❤❤❤

  • @CabdiNaasha
    @CabdiNaasha Рік тому

    walaal xageebukuyaalaa❤

  • @ilyaasmuuse3718
    @ilyaasmuuse3718 Рік тому

    10

  • @user-nk2dg6ty6j
    @user-nk2dg6ty6j 4 місяці тому

    Mvcn👍💖

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 2 роки тому +1

    Qoladii wanaagu dhibi jirey ee reer buuro fuule ayaa comments ka dhex boodaya oo belaayo iyo xumaantii ay caanka ku ahayeen meesha kaga naac leh waa cadow inala nool oo doqon ah waa markayagii ku lahaa

  • @CabaasCabaas-p1p
    @CabaasCabaas-p1p 7 місяців тому

    😍😍😍😍😘😘😘😘

  • @cabdinuurmaxamed8255
    @cabdinuurmaxamed8255 5 місяців тому

    ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤

  • @kadra825
    @kadra825 Рік тому +3

    بسم الله ماشاء الله بسم الله ماشاء الله تبارك الرحمن الله يحفظكم جميعيكم امين امين امين يارب العالمين 🤲🤲🤲🤲🤲💚🤍❤💓💗💖💝

  • @shadiyaibrahim9105
    @shadiyaibrahim9105 2 роки тому

    حلوين جدا 😍😍😍😚☺

  • @XafsaCisman-ne8fs
    @XafsaCisman-ne8fs Рік тому

    Asc

  • @Landers2024
    @Landers2024 2 роки тому +1

    Waiting for faqash through away line. Jealousy

  • @suadmohamed7411
    @suadmohamed7411 11 місяців тому

    😮

  • @craxmaanmaame1594
    @craxmaanmaame1594 8 місяців тому

    HAMBALYO