Waa yaab. Dad leh wiilkaan annagaa dhalnay, oo isu markhaati furaaya, oo aan wadanayn wiilkooda, oo aan dhiig ka qaadanayn , oo naag dibed jirta oo aan wiilkaba rabin la dul saaran. War xishooda oo wiilkiinna dhiig ka qaata oo kaxaysta. Maxaa islaantas ay idinka haysataa.
M sh allah ❤❤❤❤ walidkis hdii uu alle tusayqeer ankadhmnin allha kusiiyo dahir alaso iyo intii ladadashey awowe dahir alasow guuleyso a ikaa idim alle❤❤❤❤
Wiilkan runti mama Franko ayaa maskaxda ka qabsatay,markasto u firso Franko mama ayuu leeyahay lakin odeyga Abdi Ali buu dhixi oo aabe uma qirsana,hooyo ayaa ilmaha u dharan karta in ey dhashay,aabe waa maskiin weel buu wax ku shubtay waxaa meshas ka so bixi kara ma garan karo Alaah Karim,Dahirow dembigaga iyo dembi walidkaga Alaaha cafiyo Fowsi xag Ale ayuu ka nool yahay ee Franko iyo kuwa SOS jooga barnamijkoda ma aheen Subxanallah Subxanallah
Ha ku dhihin Hooyadaa waa Alkohol Estonia.. Tinteeda Ama Cidiyaheed.Ama waal ay wax ku Cabtey.Siyaalo badan baa lagu heli karaa DNA.Dhibaato maleh.Waxaa loo baahan yahey in Aqligu shaqeeyo. Kaliyah
Daahir wiilka aabihiis waa isku eg yihiin ee isukeen wiilka maamadaan wiilkeeda way inkireysaa ee wiilka maskiinkaa ee sos soo korisay yeyna tii uu soo maray yaan loogu Darin midkale.
ANIGA WAXAAN DHIHILAHA, MAMA FRANKO DNA HA QAADO IYO EEDO WALAALKEED. ….SIDAAN WIILKAAS BAARI AH KA ARKEY, AAD AYU HAMI KUQABA IN MAMA FRANKO AY HOOYADIISA NOQOTO. …..DNA IS THE ONLY WAY…..LOOKALABIXILAHA IN SHA ALLAAH DAAHIRO CARUURBADAN EE AY (SOS-ka) SOOKORIYEEN AYAA JIRAAN OO WAALIDKOODA AQOONIN…..EE WALAAL KUWAAS SIFIICAN ULASHAQEY….QEERQABO…..IN SHA ALLAAH
Dirac😂😂😂 dhilo dirac kafog islaahun oo cantooy ah tumato nin xalaal wax ugadhalay ilmihisi tuurtey ee wecel daarood kubadashatey qof xanuunsan ee noloshakadhacay iyo dirac kala fog. Eey baa ka sharafbadan oo ka anfac badan
Maxaa lacag ah DNA ayaa layska qaadaa dulmiga ma fiicno hooyada wiil kaas in ay dhashay iyo in aysan dhalin DNA aya lagu kala baxaa maxay u diidaysaa DNA da qalad waaye dadka lama dulmiyo ogow in la dhimanaayo cidna qabiil ha ugu hiilin
DAHIR FARANKO HABAR BALWAD LEH KHAMRI CABTOOY AH WEEYE WIILKAASNA DHIIG HA MARTO TAAS LAGU OGAANAYEH HADEY KEEY DHASHAY NOQDO WAA OK HADII KALE WIILKA HEYSATO DHASHAY MARKA LABA WIIL HA WADA KORSATO OO HOOYO HA U NOQOTO AWLADEEDA MAXAY KU DIIDI ALLAAH SIYEY FARANKO ILMAHAGA HA INKIRIN ALLAAH KA CABSO
walahi momo farango iyo aabe ku sheega iyo naagtan Edada isku sheegayso kuligooda xaqa weyn bay ka galeen meel bay ku tureen miskeen hada waa inay xaqiisa siiyan hadii kale Allah aya u kale xaq qaadi doono inshallah
Mama farango wiilkan hadey dhashey danbi weyn ayey ka gashay Subxanallah qalbi adaga 😢😢😢😢
Hooyada waaye iska cafi inshallah, wlh waa wiil qalbi wanagsan manshallah
DAHIR DAHAB ODEYGA CAAWI ISBITAAL BUU KU JIRAA LACAG U DIR DAD ISLAAMEEDBA WAA CAAWIN JIRTEY NINKAAS HG CEYR CAAWI DAHIR DAACAD WEEYE
2 waalid waa dulmiyeen wiilkan😢😢😢😢
maskiiin , may god reward him and clean his heart 💔💔
Eedadaba uegwiilka mansha alaah tabarakah fadweye
Mansha alaah tabarakah guul gobanimo daahir calasoow jir oo joog
Daahir maxkamadda Aabaha xanunsan lacag ha idirto😢 iinsha allaah😢🎉
Dahir stop talking badly about his mommy please 🙏 mother is always mother ❤Respect 🙏 please 🙏 😢 ❤️
She is not a mother she disappointed her son and called him names 😢
Ninwaayn waaye maxaa duurkiisa hakalo ama hoyoo sokorisay halajoogo.
Asc dahir walaalo wiilkan fowsi danbi ayey kagaleen farango iyo cabdi cali biyole ee walaalo maryam waxa ay sheegeyso waa run aniga waxaa kuu sheegaa cabdi iyo farango inay isgursaden wiilna udhashay.
Wiilka danbi malaha hooyo iyo aabe la aan ayuu soo koray ee hala caawiye
WAA WIIL BAARI AH, OO CAQLIBADAN LEH, MA SHA ALLAAH
MAMA FRANKO, WAAD CAFISEY…..DHINACKALENA (SOS) AYAGANA CAFI….ILEEN BINAADANKA WAY QALDAMIKARAAN…..WAYNA KU SOO KORIYEEN (SOS-ka) HA ILAABIN ABAALKOODA…..IN SHA ALLAAH.
Mahadsanid, (DC) iyo dhamaantiin
Waa aabihii oo halkan taagan
Inuu farxo ayay ahayd waayo garac baa lagu sheegay mana aha
Wuxuu moodayaa inay ustraliya ayay ku gayn waxba kuma kaxayn karto aabahaa iimaanso
Taaas hoyo kaa raci meysse isoa daa fiwsiyow xogaha maal mustaqbalkaga quruxso hoyo maha taaas balayo cabtoy ah
Wiilka ustarelia jooga DNA ayaa laga qaaday isaga iyo hooyadiis 100/100 waa is yeesheen
Dahir wiilka hoyadis haku hor cayin bls
Waxaa muhiima in uu yahay xalaal intaas baa wax loo dhigo jirin
Wiilka wixii hooyada u sheegtay ayuu aaminayaa wax dhalay miyuu yaqaanaa
Wallee wa isu egyihin
Dhaar uma baahna waa u egyhyh eedadis
Fowsi iyo maryan abukar isku ekaa habartan faranko la leyhy canugeds maxey saas ugu caayee waxba kama gakabsane
Ilmaheyga inkiri maayo allene ina tuso habarta waa cabtoy
Daahir calasoow wiilka haku qaylin waa nin ladayacay ee caawi asaga aabihiis ba daruuf baa ka muuqato
Wiilkaan hooyadii aadbuu ujecltahy
Lkn wiilka hootadii aalkuliiste ha ku dhihin waa xanuune
Maamo Faranko iyo Cabdi Cali waa isku egyihiin iyagana DNA halga qaado
boqolaal aan wax isu ahayn ayaa isu ekaankara waxaase muhiim ah marqaatiga nool iyo DNA
Daahirow habartan waa habar marqaansan
Waa qof ciishoon wiilka wa ladaycay
Walahi reer konfureed ragoodu caruurta majeclo waayo ilmah inta ka maqan aya anu war uhayn alle haso hadeyo abayaasha
Waaa maskin wiilka wuxuu bar layahay xalada uu kujiro iyo nolosha uu kujiro
22:09 Eedada xitaa wey u eg tahay, FRANK XITEE WEY ISKU EG YIHIIN
Haa walhi waa isku eek yihiin subxanallah waa hal qof ❤
Dhiga oga qada
CANUGAAN WAA CAASI.
maxu casi ku yahay@@Yusufxasann
@@Yusufxasann
WALAAL SIDAAS HA UHADLIN.
Aar hooyadiis haku hor caayin waa qalad waxaas.
Hawiyahu waxaas ma kala jecela
@@HanasDahir dhilooyinka ilmaha inkiraayo ka waran 😂😂😂
@@HanasDahirwarya habraha daarood awladooda tuuraye ka waran
Cab waye inad ceysid mama Franco iyo darod odhan
Xèey ahaayeen
Waa yaab. Dad leh wiilkaan annagaa dhalnay, oo isu markhaati furaaya, oo aan wadanayn wiilkooda, oo aan dhiig ka qaadanayn , oo naag dibed jirta oo aan wiilkaba rabin la dul saaran. War xishooda oo wiilkiinna dhiig ka qaata oo kaxaysta. Maxaa islaantas ay idinka haysataa.
Waaba yaab hoyo maxay kala maqan tahay aabaha lagu abtirsadaye
3 wiil ayuu sheegay mana oran iyada dhashy
M sh allah ❤❤❤❤ walidkis hdii uu alle tusayqeer ankadhmnin allha kusiiyo dahir alaso iyo intii ladadashey awowe dahir alasow guuleyso a ikaa idim alle❤❤❤❤
Odayga laftigiisa shalayna wuu dulmiyay wiilkan maskiinka ah, maantana aad buu usii dulminayaa, hadu meher xalal ah ku dhalay isagoon waligiis raadsan oo xilki aabonimada ka soo bixin buu maantana ku xujeynayaa hooyadaa ha ku soo cadeyso. DNA ma rabo inuu siiyo Dhabarey aad kulahaa. Illaahayow adigaa xaq store ah xaqiisa sii inankan yar aamiin
Farakooy ilaahay kabaq cumri inta tagtay in laek kuuma dhina ee cunugaaga hainkirin habar fadro ayaa tahay ilaahay haku soo hanuuniyo 8 jir qamri cabaayo maxeey tahay waqtigii tusbaxa ayaa kujurtaa qaatumada ilaahay hakuu toosiyee cunugaaga ictiraaf oo aqoonso ilaahay ka baq shuun ciro😂
Wiilkan runti mama Franko ayaa maskaxda ka qabsatay,markasto u firso Franko mama ayuu leeyahay lakin odeyga Abdi Ali buu dhixi oo aabe uma qirsana,hooyo ayaa ilmaha u dharan karta in ey dhashay,aabe waa maskiin weel buu wax ku shubtay waxaa meshas ka so bixi kara ma garan karo Alaah Karim,Dahirow dembigaga iyo dembi walidkaga Alaaha cafiyo Fowsi xag Ale ayuu ka nool yahay ee Franko iyo kuwa SOS jooga barnamijkoda ma aheen Subxanallah Subxanallah
Daahir calsoow danbigaaga alle ha dhaafo wllhey qof walbo Dhiban isku daya inu dhibka ka saaro
Ha ku dhihin Hooyadaa waa Alkohol Estonia.. Tinteeda Ama Cidiyaheed.Ama waal ay wax ku Cabtey.Siyaalo badan baa lagu heli karaa DNA.Dhibaato maleh.Waxaa loo baahan yahey in Aqligu shaqeeyo. Kaliyah
Habartaan bililiqo doonka ah wiilka iyadaa dhashay waxay rabaan qaraab iyada iyo wiilkeeda markaas bay franko dambiilo u soo qaateen
Wiilkaan islaantaan buu u egyahay Gara ka uma eka
SOO EEDADIISA MA AHAN ?
ANIGA WAXAA ILATAHAY IN U MAMA FRANKO ISUEGYIHIIN…..IYO AABIHIIS.
Naagtan kulahaa war kani nin maaha ciyaal derbi haduuba yahay subxaanalaah
Habar gidir waa ku jeclahay badanaa saa ku ogaayay naagaha waa mahriyaan badankooda 😢😢
benlow badtahay dahirow waxadan Sabina sasadisaga ingratiate haday iyadudiday isaga haogolado hadayba cadatoinu asagu dhalay ayada inukadhalay weybacadahay marka xirxir umabahna ehadu runshegayo ayaduhadaydiday asagu hauhiliyo wilkisa DNA haogolado waxba yudadka xagxagane majerten iyo waxas iskadhafe haduhubo wilkisa hasodhacsado dhigana haogolado walaidulmay na waleyahay dhigi inlagaqadana wadidanyahay balidinku labadas isqabadsiya
Wiilkan hooyadis buu u egyahay ee wey inkireysa mom faranko ayada dhashay
mama Franko Hiko nini mafia wewe bure dadka maxaad u daaline ciyaal SoS wewe🤣 Waxaad dhashay sidee bad ku nacee wewe Bure #Mama Franko🤣 Wiilkaaga qaado
DAHIR ODAYGA BRIVAT MA YAQAAN EE QARSOODI DHEH SI QARSOODI UGU SHEEG ADIGA ISKU WAREYSTA KA DIB U SHEEG DADWEYNAHA DAHIR
Hooyadii farankuuba aad ugu egyahy runtii
Islaantaa Iyo Wiilka waaba isku egyihiin
Daahir wiilka aabihiis waa isku eg yihiin ee isukeen wiilka maamadaan wiilkeeda way inkireysaa ee wiilka maskiinkaa ee sos soo korisay yeyna tii uu soo maray yaan loogu Darin midkale.
Daahir calasow waa inaad Reer Bweyne raadisaa
👑👑👑❤❤💓💓💓💔💔💕💕💕💖💖💖💙💙💗💗❣❣💟💟💞💞💌💌💜🖤❤💘💘💋💋💋👄👄💚💚💛💛💛💜💜🖤🖤
Wlhi daahir waxan KU dhaaranaa in ay isku eg yihiin
War umadda ammaan sii markuu farmaajo haystay dalka isagaad caayi jirtey maanta adeerkaa xasan dhiiqaad ka jeedsatay nijaas yohow islaanta dhaaf adiga iyo mooryaantaadu yaa idin rumaysanaya
Habaryahay faqash farmaajo ku was dhilo xasan dal xoreye degaankisa jogaye moryaanyahay faqash sakiin liw
SOS dacwee haka harin iyo Mahamed sheekh khaayin
Habartaan waa saaqidad ilaah hasoo hanuuniyo
Cilada waxay kajirtaa hooyadiis iyada lahor xiriirtay oo ushegtay unay dhashay abihiisna kudirtay oo ninkale usheegtay kadibna ku booday wilina baskii bu haustaa wa masuubo siyasadii maxmud sakeeban bay wiilkeda udheeshay
Reer Ali biyoole wiilkooda wakaas ha heystaan
Franco waa alkoliste.
mama Franko see camalwapi mtoto 🤣🤣🤣Ilmaha dadka dhiib DNA da ogoloow see camal hee
Eedaduuba u egyahay sifiican
Bento samaye arka wa is dili jirnaye xaga ku dhahaye talabad wilka mamad la sawir aya u eg odaga dahir cebta xafada wa arki Dona mar dhowo
Scw Yasin Dhabarey waxaan filayaa inuu yahay Yasin Xassan Ganey
ANIGA WAXAAN DHIHILAHA, MAMA FRANKO DNA HA QAADO IYO EEDO WALAALKEED.
….SIDAAN WIILKAAS BAARI AH KA ARKEY, AAD AYU HAMI KUQABA IN MAMA FRANKO AY HOOYADIISA NOQOTO.
…..DNA IS THE ONLY WAY…..LOOKALABIXILAHA IN SHA ALLAAH
DAAHIRO CARUURBADAN EE AY (SOS-ka) SOOKORIYEEN AYAA JIRAAN OO WAALIDKOODA AQOONIN…..EE WALAAL KUWAAS SIFIICAN ULASHAQEY….QEERQABO…..IN SHA ALLAAH
Subaxaana Allah
Farango maxaa ku daba dhigey hadaad Aabahaa heshay
😂😂😂😂😂😂
Aabo haduuleyahy Hooyana lagama maarmo
At (21:28) MALAHA WAA RUNTIIS WUUYARA……LAAKIIN WUXUU DHAHAY HOOYO AA IWAALEY OO TIRI SIDAAN IYO SIDAAN….MARKA WAA HOOYADE….HOOYADAAS ?
Waxaa dhaan D N A baakadag islanta
Waxkasto uuyahay sooilmahhed mahano
Ayuub Abdi Abdullaahi waa nin Sacad Siciiid ah oo waliba Reer Ayaanle ah
Waa dirc birta calalisey.Naag nin iska dhicisey. Iga dheh
Absolutely 5:39
Naag ilmaha eey dhashay inkirta iyo diric nimo kala dheer waa habar inkaaran.
Daarood ma xishootaan ma naag ilmihii dhashay inkireysa dirac noqotay oo tuurtey marku yaraa
Dirac😂😂😂 dhilo dirac kafog islaahun oo cantooy ah tumato nin xalaal wax ugadhalay ilmihisi tuurtey ee wecel daarood kubadashatey qof xanuunsan ee noloshakadhacay iyo dirac kala fog. Eey baa ka sharafbadan oo ka anfac badan
Waa in sidii Moh Faarax layeelo.
Maaaaamada faaaaaarago yaaaaaahana baaaaaaaaahana laaaaaahaga shaaaaahagiiiin
WIILKA EEDADIISA, WAXAAD WAYDIINLAHAYD…..
(1) WAA SANAKE AYAA ILMAHAAS DHASHEY?
(2) MAMA FARANKO-NA WAYDII IN AY WIILKA MARKUDHASHEY IN AY EEDADIIS UTIMID IYO INKALE ?
(3) QALADKA WAA XAGGA (SOS) OO MALAHA AYAGANA WAREESANA 😊
Ayuub Abdi Abdullaahi
Reer Bweyne oo dhan waa ogyihiin
Daahir calasow wiilkaan hadda sida muuqata ehel yuuhelay ee haraaco hooyana wuu heli doonaa adna dadaalka sii wad
Abdi ali oo yar waa Willa dna Halacha qaado markkas Ayan dhamaanaa. Sheekadaan ila meerayso hala dhameeyo
Wiilka kale cidiisi haloo raadiyo
Daahirow xld nin og ayaa war bixin kaaga hayo joogo waxaan la dhaah cawe
Midhka kale magaciisi saxda ahaa ugu yeedh ahaa ayuub
Wardi waa ladies imaam ayuu ahaa
Wiilka eedadiis buu u egyahayba.
Maaaamada maaaaahadhaaaahaliiin
Aad iyo aad maxkamadda wareerka daymeeyso
Odayga daahir ayaa lacag siiyay majeerteen nacayb kii inuu babliga reerkii ku caayay ayuu codkii udanshay
Maxaa lacag ah DNA ayaa layska qaadaa dulmiga ma fiicno hooyada wiil kaas in ay dhashay iyo in aysan dhalin DNA aya lagu kala baxaa maxay u diidaysaa DNA da qalad waaye dadka lama dulmiyo ogow in la dhimanaayo cidna qabiil ha ugu hiilin
Daahir calasey ilaahay umadda ha ka qabto waa cawaan isaga iyo mooryaantiisu
@@ummuisra6721qumayo habarka kugu noqay dahir dahab masakintu caawiya iyo inta dulman
Majerten hada tihiin uqdad baa u dhimanesaan mequu idin cawiyay ninkan aad ku dhagan tihiin
@@Nintendo_mushroom kkkkkkkkkkkkk adna waxaad kuriyootaa illaahow maxaad majeerteen iiga dhigi wayday qarow soomaaha saas majeerteen illaahay ayaa cuqdad kadheereeyay ma xoogaa yar ayaad uqabtaa waa reerkaas illaahay balaarshay oo badda cas iyo bada madoow ba daga adna aad kudhagantahay calashaan quuri waa marna aad ku riyooto hada cida la caawinayaa waa caruur habargidir ah lasoco
DAHIR FARANKO HABAR BALWAD LEH KHAMRI CABTOOY AH WEEYE WIILKAASNA DHIIG HA MARTO TAAS LAGU OGAANAYEH HADEY KEEY DHASHAY NOQDO WAA OK HADII KALE WIILKA HEYSATO DHASHAY MARKA LABA WIIL HA WADA KORSATO OO HOOYO HA U NOQOTO AWLADEEDA MAXAY KU DIIDI ALLAAH SIYEY FARANKO ILMAHAGA HA INKIRIN ALLAAH KA CABSO
War xishoow wiilka
walahi momo farango iyo aabe ku sheega iyo naagtan Edada isku sheegayso kuligooda xaqa weyn bay ka galeen meel bay ku tureen miskeen hada waa inay xaqiisa siiyan hadii kale Allah aya u kale xaq qaadi doono inshallah
Dahir dahab
Waaba u eg yahay see u inkiray wiilkaa qaldan
Fadlan daahir maxkamada qaladka akadaayo odayga haduu furay xaskisa markaas ilaamaanta dabadeeda as maa waardiyo kahaayay ? Marka uu dhahaayo ani kadib wax madhalin
Wiilka 100 waa Franka oo inta taagan balse somehow aabihiis si buu u shabaha
Dadkan isku wada eg Subxanallah
Daahiroow qof dacwa ah haduu kuu yimaadaan kaligiis hadhagaysan ee raadi qofkii kale si aan khalad laysaga gelin
Kuwa soo u kaadi ilaa xaaladu dhan u dhacado. Afkaaga hayso.