heesti eed male naftaydani xabiiba xasan tooxow iyo lafoole

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 7 жов 2024
  • / @dudubqaraammusic731
    #DUDUB_QARAAM_SUBSCRIBE_SAAR
    heesti eed male naftaydani xabiiba xasan tooxow iyo lafoole
    heesti eed male naftaydani xabiiba xasan tooxow iyo lafoole

КОМЕНТАРІ • 29

  • @Dajiyakaaba3539
    @Dajiyakaaba3539 4 місяці тому +3

    This is mine . 10 sano ba hal marbaan hees jeclaadaayo hadeerto iam love with this song

  • @sakiizmail3034
    @sakiizmail3034 6 місяців тому +4

    Maxamed Xasan Xuseen Lafoole
    Xabiiba Xasan tooxow ❤
    Sanadku waa 2024
    Bishuna waa 4aad
    Maalinkuna waa khamiis ciida malinkii 2aad ❤👋

  • @fatimamacalin2780
    @fatimamacalin2780 Рік тому +5

    Xasus 2002 Mogadishu iyo xafada madina qas Ahan xafada cel gelow Adonyo wayo badaney😢

  • @husseinabdirahmaan8017
    @husseinabdirahmaan8017 4 місяці тому +2

    This is insane, laxanka,ereyada,codka i like it all😮

  • @ahmedaliali5066
    @ahmedaliali5066 Рік тому +4

    Eed maleh nafteydani hadii ay ku ogolaatee
    Xasuus 2002 iyo mugadisho baar caasho
    Aduunyo wareegtaa waa silsilad

  • @salepanturtur2906
    @salepanturtur2906 4 місяці тому +2

    2024 habeen sabti ah 2:000 pm. Waayaha addduunku waa iska dhib miidhane I'm not in a good mood. Markaa nafta waxaan ku dejiyaa heesaha jawiga dagan oon aad u jeclahay. Waxan rajynayaa 10 sano kabacdi anoo wax qabsady hadii naftu gaadho inaan kusoo laabto.

    • @Garsoor_boy
      @Garsoor_boy 3 місяці тому

      Kaliga matihid raggu waa wada riyoonanayaa bro hami ba lwada leeyahay Insha allh guul

  • @yahyehoussein8626
    @yahyehoussein8626 20 днів тому

    Je suis amoureux de cette chanson depuis 10 ans

  • @khalid_Abdirahman4846
    @khalid_Abdirahman4846 Рік тому +4

    Ax yaaa hees alla maxaan dareen dhagaysanaya waa habeen sabti ah 2:45 AM ama waa ku dhawaad qof jaceel soo maray unba dareemi kara ❤

  • @mabdihakim056
    @mabdihakim056 Рік тому +12

    Heestan dhagaysigeeda kama dhargo Tariikhdu wa 12/5/2023 Habeen sabti sogalayso 11:42 commentigan wuxu inaqondona Xasuus Walo aan Heestan Marna ka xiisa dhacayn hadan markasta wankusonqon❤

    • @shurealiim9996
      @shurealiim9996 Рік тому +1

      Me too

    • @AhmedAli-lx7sl
      @AhmedAli-lx7sl 8 місяців тому

      21/01/2024 maalin axad ah 17:42 waa amaanta inaad u qalantaa waa hees macquul ah waaana jeclHaay ❤

    • @Jnn785
      @Jnn785 7 місяців тому

      ​​@@AhmedAli-lx7slwaa 18.02.2024 waxay ku beegan tahay 20 sanno kadib markaan Somaliya kasoo dhoofay 18.02.2004 Arbaca 😢😢

  • @balqiisaabdullaahi1704
    @balqiisaabdullaahi1704 Рік тому +2

    Thank you

  • @abdihakiimsaed6834
    @abdihakiimsaed6834 2 місяці тому

    Eed maleh nafteydani haday ku ogolaatee.!!❤

  • @KhadarHandule
    @KhadarHandule 4 місяці тому

    Waa hes aad u macan sacadu 1:23 habenimo
    Tarikhduna 25/5/2024
    Wadankun (f)

  • @farxaannuur2371
    @farxaannuur2371 4 місяці тому +1

    Hees iyo badh xabiiba xasan tooxow iyo lafoole

  • @FaraxJama-q9v
    @FaraxJama-q9v 3 місяці тому

    Waahwaah

  • @abdillahielmihassan3177
    @abdillahielmihassan3177 Рік тому +1

    Hes macan

  • @MaxamedCabdi-t9u
    @MaxamedCabdi-t9u Місяць тому

    Xuus hestan cawa maglda hargysa garhan xfada aktobar

  • @carwir5258
    @carwir5258 2 місяці тому

    xabiibo heesaheeda kama dhergo Mahad Xersi gurigiisii baar Ubax ayaa igu soo dhaca oo Fadhi u ahaa Fanaaniin badan

  • @FaraxJama-q9v
    @FaraxJama-q9v 3 місяці тому

    3:00 3:03 3:05

  • @shuceybabdi8263
    @shuceybabdi8263 4 місяці тому

    sxb laxankaaan bare fiidow amuu yahay

  • @AbdirisaaqMuxumed-f5m
    @AbdirisaaqMuxumed-f5m 2 місяці тому

    Hhhhhh

  • @kordhiye14chanel56
    @kordhiye14chanel56 2 місяці тому

    Cali dhaanto

  • @FaraxJama-q9v
    @FaraxJama-q9v 3 місяці тому

    Waahwaah

  • @FaraxJama-q9v
    @FaraxJama-q9v 3 місяці тому

    Waahwaah