Kaafi Cabdi Oo Si Bareer Ah U Dhahay Haazal Bas Ayeey Iga Tahay Alla Xanuun Badanaa

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 27 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 21

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 7 місяців тому +4

    Maxaa layska hadlay ma yaasiin halyeeybaa ilkadhaadheer kharaar badanaa ilkadheereey yaasiin quruxdiisa magaadhaan

  • @muktara.9989
    @muktara.9989 7 місяців тому

    Kaafi waa doqone caaqa gabadha walaashii oo hooyadiise kala ah iyo gabadhiise oo kale ah ayuu bahdilaye

  • @ashatalain3453
    @ashatalain3453 7 місяців тому

    Wallaahay kan caawa waan shaabuugayn lahaa waayo waa nin jilicsan iyo masiibadii reerka isku dirtay

  • @ruquyaaxmednur8434
    @ruquyaaxmednur8434 7 місяців тому +3

    Idinka. Iyo kaafi waxjira matahiin

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 7 місяців тому +3

    Akhas naagahan ma gabadha yar ayay kuwii sanayaan ogaadeen doqon

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 7 місяців тому

    Gabadhaa yar kaafi markii ay diiday ayuu inuu ka aarsaduu bilaabay halkii uu larabay ayuu dhigay akhas inaad tv lasoo fariisatay waan soo jeclaaday aaway haduuna aarsi doonayn

  • @fadumoAli-s4p
    @fadumoAli-s4p 7 місяців тому

    Kaafi Hazaal ha dayicin Allah ka cabso

  • @faadumoinasangaab
    @faadumoinasangaab 7 місяців тому

    Kaafi cabdi alla wll waxaan maxey yihiin abowow san sharaf ma ahan subxaanalaah

  • @dayiboahmed7511
    @dayiboahmed7511 7 місяців тому

    kaafi cabdi waxani iskudhac wukawayn yahay gabdha majeclide iska fasax

  • @ZadiaMohamud
    @ZadiaMohamud 7 місяців тому +1

    Hazal wey idaga tanaasushay😂😂

  • @gfgufbhvyg3813
    @gfgufbhvyg3813 7 місяців тому

    Asc

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 7 місяців тому

    Akhas kan caqli wey uga dhamaatay kuwan gabadha la bahdilay ninkaan qabiilka ku difaacaya ayaaba iigu daran caku iyo qabyaalada soomaalida

  • @ruquyaaxmednur8434
    @ruquyaaxmednur8434 7 місяців тому +1

    Magacaad Naga disheen

  • @halimahassan4069
    @halimahassan4069 7 місяців тому

    Naa najaas yahay yaasiin halyeey afkiina kadaaya edeb malihidine belaayo Adiga kugu dhacday waa ina adeerked edeb yeesha kaafi asagaa badalay

  • @fardowsaahmedali2674
    @fardowsaahmedali2674 7 місяців тому

    Hadaa wax taraysaan isku soo celiya hadii kale iska dhaafa

  • @halimahassan4069
    @halimahassan4069 7 місяців тому

    Maxaa dhacay waa nin rageed dhiigu biya maaha naagahan edeb daranaa

  • @fadumocilmi3405
    @fadumocilmi3405 7 місяців тому

    Kadi isku dhici ka weben Hasal Ayad hoos u dhigtay adiga gabadhii kale Jacqueline u mujisay

  • @HodanMusa1
    @HodanMusa1 7 місяців тому

    Naa waxan kacarar

  • @deeqodahab9737
    @deeqodahab9737 7 місяців тому

    Sheekadu isku dhac waakawaaynatahay ee kafiyow gabadha naag ayaad kuhor bahdishay waxaasna waaqalad iskudhaca maxuma lakiin maxaakenay naagtakale iyo inaad kadaba nacamlayso isku dhiciinina halkaa ayuu kayimid miyaadn qof famiir leh aa oo damqanaya aadan ahaan hasal bulshada dhan ayaadku hor bahdishay koleey hadad nacday maxaad dadka marqaatiga uga dhigtay

  • @sadiyaali9508
    @sadiyaali9508 7 місяців тому

    Gabadhaan yar waa sixran tahay ama waa xanuunsan tagay cagdheer ayba rabtaa miyaa kkkkkkkkkkkk yaab