Puntland oo Somalia xujo adag u dhiibaysa, wajigabaxa DFS, dhameystirka doorashada & 4 qodob

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 15 жов 2024
  • Puntland oo Soomaaliya xujo adag u dhiibaysa, wajigabaxa Villa Somalia, dhameystirka doorashada degmooyinka & 4 qodob oo dhalanaya

КОМЕНТАРІ • 83

  • @hassanahmed6760
    @hassanahmed6760 3 місяці тому +23

    Guul putland from koonfurgalbeed

  • @CabdikhadarIsmaaciil-e4u
    @CabdikhadarIsmaaciil-e4u 3 місяці тому +15

    Punltand waa taa hagag tay abni badan Allah ayaa mahadleh Alx ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @cabdirisaaqaxmedcise9024
    @cabdirisaaqaxmedcise9024 3 місяці тому +10

    Hormar wanaagsan baa laga helaa madax aragti dheerleh guul pountlan❤

  • @MohamedAhmed-y9u
    @MohamedAhmed-y9u 3 місяці тому +15

    Puntland hore u soco

  • @sekeriyemadar4728
    @sekeriyemadar4728 3 місяці тому +14

    Puntland first ❤❤

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 3 місяці тому +1

    VIVA Puntland
    Guul iyo Gobanimo,iyo insha Allah 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @superfun1819
    @superfun1819 3 місяці тому +13

    Khaatumo state of Somalia 🇸🇴 pl SOMALIa hanolato 🇸🇴❤.
    Alshabaab iyo Snm waa cadoow somalia Allaha qabto
    Khaatumo wixii federaalka usocda Laascaanood halagu doorto ❤

    • @prosl11
      @prosl11 3 місяці тому +1

      Beenale viva snm and isaaq

    • @AmalAbdirisakMahamed
      @AmalAbdirisakMahamed 3 місяці тому

      @@prosl11SNM inay siii jirto gacantayda Bay ku jidhaaaaaa
      Ninkiiii sameyey SNM baaaa dumin kara
      U knw waxaaan ka wado

    • @prosl11
      @prosl11 3 місяці тому +1

      ​@@AmalAbdirisakMahamedhuuhaa iska daa anaga somalia burburinay imika mar labaad baynu burburin hadaad kibirka deyn waydaan

    • @AmalAbdirisakMahamed
      @AmalAbdirisakMahamed 3 місяці тому

      @@prosl11 ey somali leeedahay xitaaaa ma Dili ka dhid
      SNM waaaaa xooolo aaan leeyahay
      Calanka
      Magaca
      Ninka kuuu sameyey wali waaa nooolyahay
      Adooonyahaw

    • @prosl11
      @prosl11 3 місяці тому

      ​@@AmalAbdirisakMahamedbeenta iska daa ,ooyinta fara badan iga daa pls

  • @hanasheikhdon2808
    @hanasheikhdon2808 3 місяці тому +2

    Masha Allah Guul & Gobonimo Puntland & Reer Puntland ba Horey U Socda Wax Kasta Aad Ku Dhaqaaqdaan Allah Idin La Jiro!!!waa Guul Weyn. Oo U Soo Hoyotay Puntland & Shacabka Reer Puntland ba Guushaasna Waxa. Leh Oo u Soo Hooyey Gobolada Puntland &Shacabkoodaba Madaxweynahooda Mudane Said Abdullahi Dani & Dawlada Puntland Ee Uu Matalo ba Guuuuul ❤️❤️❤️💯🇸🇴🇸🇱🫡✊✅

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 3 місяці тому +8

    xasan sheekh iyo xamse jaciir iyo jac ma kudhegtay oo burburkay laraben puntland ilashay kama dhigin

  • @teatime6853
    @teatime6853 3 місяці тому +1

    Xassan sheikh dalxaraashe halaga tashado dalkana iyo dadka halaga qabto loojoojin maayo ✍️😎👍💯💪

  • @khada917
    @khada917 3 місяці тому +9

    Puntland guusha way la dhalatay marwalba iyadaa leh
    PUNTLAND FIRST.

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 3 місяці тому +3

    madaama puntland dowlad horumartay noqotay wa in ciidanka puntland xooga lasaaro oo mucaaradka hubka iyo ciidanka lagala wareego waayo ciidan an lagaraneyn cid ay ka amarqaatan ba jooga

  • @kalidhusein2714
    @kalidhusein2714 3 місяці тому +2

    Mashaa alaaag

  • @warss11
    @warss11 3 місяці тому

    Qaadad Weyn

  • @ahmedjama9604
    @ahmedjama9604 3 місяці тому

    PuntlandFirst

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 3 місяці тому +3

    puntland wa maamul guuleystay dhulbahante marku sixrana bay puntland dhulka dhulbahante ilaalin jirtay oo kailaalin jirtay nimanki puntland kujirey ee ssc kaso jeeday mar puntland iyadana allaah ilaaliyay

  • @abdullahisaman9582
    @abdullahisaman9582 3 місяці тому +1

    Adeerow nagadaa ha nooga sheegin hormarka puntland xabaal qodatada cawaanka aan xilkaska ahayin wuxuu aruursada mooyaane

    • @AmalAbdirisakMahamed
      @AmalAbdirisakMahamed 3 місяці тому

      Puntland
      Puntland
      Puntland
      Waaaaa guuuuumayste keeenadiiiid dhashiiiisi

  • @abdilahiayuu4362
    @abdilahiayuu4362 3 місяці тому +2

    asc muqdisho Meel Wax Lala Wadaagi Karo Maaha, Kuwa Iminka Hogaamiyaana Anshaxa Dibloomaasiyada Ma yaqaaniin Ee Iyaga Ayaa Kala fogaynaya Bulshada hadal Xumo Xumo Ayey La Soo taagan yihiin

  • @abdif1256
    @abdif1256 3 місяці тому +2

    Asc luqadda iska hagaajiya, puntland oo dawladda fadaraalka Soomaaliya inaad tiraahdo baa saxsanayd.

  • @mahomedgalaadi3603
    @mahomedgalaadi3603 3 місяці тому

    GUUL IYO GABAR

  • @deeqaadan8686
    @deeqaadan8686 3 місяці тому +2

    First

  • @AxmedAxErmed
    @AxmedAxErmed 3 місяці тому

    Jiicboor

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj 3 місяці тому

      Jiicboor ma eyeyda ba leh so kuguma delin kmana qaadin

  • @AsiyaFarax
    @AsiyaFarax 3 місяці тому

    Asc allow noo badbaadi dalka dadka diinta iyo badda umada soomaaliyeed insha Allah aamiin scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @abobasement346
    @abobasement346 3 місяці тому

    waan Aragnah waxay wadoh putiland inay hirgashoh

  • @Mursal1445
    @Mursal1445 3 місяці тому

    Waan jeclaan lahaa in wax is badalaan lkn Waxba is badali maayo because qabiil qaran ma noqdo

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj 3 місяці тому

      Qaran layne punland maahan qabiil orod tacsida koonfur la aad

  • @drcabdiyarexasan5
    @drcabdiyarexasan5 3 місяці тому

    Wanso dhawenaya inay shacabka codkoda kuciil baxaan cashar ayayna u noqon dontaa dadka rabaa inay waligot xqdaro kuxukuman

  • @AmalAbdirisakMahamed
    @AmalAbdirisakMahamed 3 місяці тому

    Puntland waxaaa leh
    Laxda
    Darbiga
    Yusuf
    Iyo
    Curadka reeerka MR
    Yacni puntland Waa nadiiiiif
    Waa daroooood
    Mana arki Karo MARXUUMKA familjkiiisa ooo ka hadli kara puntland
    Wanaaaag Iyo xumaaaan tooona
    🤫😂😂😂😂

  • @Yusufmaxamad0
    @Yusufmaxamad0 3 місяці тому +1

    Asc wr wp Waxaad moodaa markaad puntland kahadleeysid inaad Doowlad Ama maamul Reera kadhexeeyo kahadleeysid sida umada somaliyed Ay ogtahay in Halreer laga ogolaaday maamul gobaleed iney Noqoto Ayaaad Adiguna Bar Bardhigtaa Dowlada F s Adiguna kamafikirtid in Dadka kudhageesta Yihiin dad waaweeyn waan Kaxumahay Runtii

    • @khada917
      @khada917 3 місяці тому +4

      PUNTLAND ka dawladsan kana nidaam amni iyo dhaqaalo badan reer koonfurka alshabab iyo amisom miyaad cawryi mise mawlac baad kaso habaarami sida hogaamiye beeleedkagi.

    • @XayaatAbdi324
      @XayaatAbdi324 3 місяці тому +1

      ​@@khada917 sax uu sheeg ninkan fahamka ku yar.

  • @BashirAhmed-qg8ht
    @BashirAhmed-qg8ht 2 місяці тому

    Maxamud saleban qaran waa miyaa nagagadeysaa

  • @AmalAbdirisakMahamed
    @AmalAbdirisakMahamed 3 місяці тому

    Hamze marxuuuum ina Cumar wajiiiis
    Familj 1991 hawiye
    Puntland kama hadli Karin
    Marxuuuumku awalba daba dhilif buuu ahaaa sinjina Waa u leeeyihiiin 😂😂😂

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 3 місяці тому +1

    laakin puntland hawl adag ba utaal oo ah ssc wa in laga saaro dastuurka yaa booski dhulbahante buuxinaya ileen xaqiida isaga waday puntland oo daacad u aha jiritaanka puntland yacni dhulbahante iyo majeerten mooye hartiga kale horumarka puntland kuma weyna

    • @AmalAbdirisakMahamed
      @AmalAbdirisakMahamed 3 місяці тому

      2025 puntland waxay noqon fedlar
      1. SSC
      2. Makhir
      3. Xariiir land
      Bay noqon
      Garoooowe baaaa laga helaya wixiii mashariiiiic ah
      Muqdisho danbe la aaadiyo maaayo
      Hamigaaaas waaan ka dhabayn 2025

    • @mohameda7585
      @mohameda7585 3 місяці тому

      Maamulka qabiilka kusaleydanba waa laga guurayaa.

  • @teatime6853
    @teatime6853 3 місяці тому

    Xassan sheikh xamar ayu amnigeda ku fishilmey xabsi kuwa kujiro iyo kuwo banan jogo ayu amaankoda sugi waye 🙈👀

  • @YasinHassen-z1j
    @YasinHassen-z1j 3 місяці тому

    Reerkaga

    • @AmalAbdirisakMahamed
      @AmalAbdirisakMahamed 3 місяці тому

      Dabcan
      Kingdom 👑🇸🇱🇸🇴
      Guuumaystayaaaal gaaaamuray
      Barasho wanagsan

  • @cabdulahiciiro
    @cabdulahiciiro 3 місяці тому

    Guul iyo gobanimo Rer Rer puntiand Waa dowlad ka facweyn mida muqdisho mana ahaa mamulada yar yar ee cashuurta muqdisho afka logu guroo damal jidid bood ama ha boodin waxba kama duwana Bisad yar oo meelahas ka yoowle 😂

  • @fuaadcaraale6326
    @fuaadcaraale6326 3 місяці тому

    Wax walba wexey ku xiran yahiin shacabka buntland oo midway melna uga so jesta cada qata walba oo lacag ku so qata burburintoda

  • @dailycontent3955
    @dailycontent3955 3 місяці тому

    Waaxay titlekaan Puntland oo somalia xujo adag udhiibaysaa iska sax title ka wariye waan ahay waa leedahay puntland somalia kama mid aha miyaa

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 3 місяці тому

    puntland in lanaadiifiyo gudaheeda weye oo ciidan an lagaraneyn iyo dad an lagaraneyn oo iskaqulqulaya ba buux dhaafiyay

  • @adanabdi5249
    @adanabdi5249 3 місяці тому +1

    N iyo N

  • @Gariiidsiciiid
    @Gariiidsiciiid 3 місяці тому +2

    Aabo waa easier ku xigeen gaylan

  • @CountryCountdown
    @CountryCountdown 3 місяці тому

    Ala Maxuu beena sheegayaaa ninkan uuuuf

  • @KUSOWQAWDHAN-f6c
    @KUSOWQAWDHAN-f6c 3 місяці тому

    "PUNTLAND oo SOMALIA xujo adag u dhiibaysa!"
    Hadaad bib u milicsatid, Saciid waa ninkii kalhore (wakhtigii Farmajo) iska horistaagay in Villadu ay qabato doorasho dadweyne si uu usagu u yidhaahdo aniga ayaa ugu horeeyey sida hada uu Gaylan nabarayo.

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj 3 місяці тому

      Farmaajo gedo ha aaado somaliya puntland maahan 1973 by puntlnd go aan gaartey

  • @caliyuusuf8278
    @caliyuusuf8278 3 місяці тому

    been qurux badan

  • @kaamilcali9731
    @kaamilcali9731 3 місяці тому

    Puntland oo somalia hee sawtan waalatay puntland ma qarada america ayay ku taala mise aasiya talaw

    • @AmalAbdirisakMahamed
      @AmalAbdirisakMahamed 3 місяці тому

      Waligaynba Somalia ma ahayn
      1500 -1991 waxaan ahayn OSMANIA 🇦🇱
      1991- ila hadana waxaaan nahanay 🇸🇱🇸🇴
      Nalooooma taliyo
      Anagaaa talina
      Ma nihin dadka haaayinka ah
      Ex
      OG
      ISAAAQ
      HAWIYE
      We r kingdom
      Not Somalia
      Puntland ✅
      Osmania 🇦🇱✅

    • @AmalAbdirisakMahamed
      @AmalAbdirisakMahamed 3 місяці тому

      No
      Bbe

    • @AmalAbdirisakMahamed
      @AmalAbdirisakMahamed 3 місяці тому

      We r OSMANIA 1500-1991
      1991- till knw puntland 🇸🇱🇸🇴
      Ma nihin dadka loooo taliyo
      Ex
      OG
      HAWIYE
      ISAAAQ
      2004 dawlada aaan xamar geyey
      2025 anaaa duminaaaya
      Adigu ma leeedahay dadnimo aaaad intaaas ku samayso

  • @AHMEDISMAILMOHAMED-o1i
    @AHMEDISMAILMOHAMED-o1i 3 місяці тому

    Wax su,aal Iga eray bixinta wariyaheena oo yiri putland oo somalia xujo adag hor dhigeysa? Sax iyo Qalad adinka idin ayaa idin dhafay jawabta😂😂😂😂

  • @calimaxamed673
    @calimaxamed673 3 місяці тому

    Budland Iyo Somaliland midna rajo malahan
    Sababtoo ah
    Hal qabiil Aya xukunka isku dhiiba
    Inta kalana waa daawayal

    • @AmalAbdirisakMahamed
      @AmalAbdirisakMahamed 3 місяці тому +1

      Galmudug hg
      Kirshabeele abgaaal
      Mudisho abgaaaal
      Iyagu mahan hal qabiiiil
      Balse anagu hal qabiiil baaaaa nahnay miyaaa
      Caqliga dameeeraha

    • @khalidqawdhan3265
      @khalidqawdhan3265 3 місяці тому

      Dawlada banadir na imisa Qof oo kala duwan ba qabtay. Caydiid cali mahdi. Cabdiqasim sharif. Culusow . Wa isku wadda reer Farmaaj iyo cabdilahi yusuf ba meesha keligood daarood ka aha. Somaliland. Waxay sideed sanne lahayd madaxweyne samaroon

  • @abuanasalansaari9135
    @abuanasalansaari9135 3 місяці тому

    Nin yahaw ileen duli ayaa tahay putland soo Somalia ma aha?

    • @XayaatAbdi324
      @XayaatAbdi324 3 місяці тому

      Xooloyahow caawansan Puntland waa shay Somalia waa shay kale. Maanta Somalia waxaa la dagay koonfur magacana ka dishay. Somalia ka hadlaysid soota xasan sheekh ku ciyaaray nacasoow?

    • @AmalAbdirisakMahamed
      @AmalAbdirisakMahamed 3 місяці тому

      Somalia mahan konfur
      Somalia waaaaa puntland 🇸🇱🇸🇴 anagaa leh lana noqonay
      Neeefyahaw

  • @YamaniMaxamed-j9s
    @YamaniMaxamed-j9s 3 місяці тому +1

    Ina dane iska aamus markii aad dhaliisha sheegi jirtay baad ahayd nin xaqsheega lakin dawla soomaaliya baa mucaarad kutahay

    • @XayaatAbdi324
      @XayaatAbdi324 3 місяці тому +1

      Xoolo baa tahay yaa ku fasaxay inaa hadashid? Shib naga dheh

  • @faysalabdi1945
    @faysalabdi1945 3 місяці тому

    Orod waxbaro ha iska toto laynine somaliya iyo puntland maxaykalayihiin?

    • @XayaatAbdi324
      @XayaatAbdi324 3 місяці тому

      Jaahil baa tahay aanan faham iyo aqoon toona lahayn. Puntland waa ka nidaam, amni iyo horumar fiican tahay koonfurta oo isku goobtay magaca soomaaliya magacana ka dishay. Puntland waa dowladd dhamayatiran lakin soomaalinimada ka bixin. Faham hadalka intaa afkaaga huuriga leh kala qaadin.

  • @DeeqacabdilahiLuil
    @DeeqacabdilahiLuil 3 місяці тому

    Wan kuracsanahay

  • @kamalyusuf6211
    @kamalyusuf6211 3 місяці тому +1

    18 Gobol dalka odhaan dub haluug labtoo. Somalia waxaa buburaya dawalda gobolda hoosed 😂

  • @MohamedAli-hf3tj
    @MohamedAli-hf3tj 3 місяці тому +1

    Waxaasi waa been xagee xisbiyadu kajiraan bal waxaad dadka ugu sheekaynaysid bal eeg

    • @superfun1819
      @superfun1819 3 місяці тому

      Wadani Kash iyo Shacabka

    • @khada917
      @khada917 3 місяці тому

      Ina gurguurtow 9 xisbi oo codka dadweynaha lagu doortay baa jira awow

  • @AxmedAxErmed
    @AxmedAxErmed 3 місяці тому

    Jiicboor