Script Writing | Diyaarinta Xogaha Muuqaalada

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 22 січ 2024
  • There are more types of Script
    How I wrtite for Sciprt ?
    What I Can Do ?
    Scriptiyada Dhawr nooc ayaa Loo qoraa,
    Nooca iyo qaabka ugu sarreeya ee ugu Fudud Anigana aan isticmaalo Ayaan kugula wadaagi Muuqaalkan inta uu socdo .
    Talooyin aad kuu Anfacaya Ka UA-camr ahaan amaba shaqsi kle Anfacaya Shaqsigaas oo doonaya in uu Wax soo gudbiyo Ayaan idinkula wadaagi dhamaadka Muuqalka .
    " Scripti si guud waa waxa aad rabto in uu Ka Koobnaado Muuqaalkaaga .
    Qormada Muuqaalkaaga aad u qorayso ee aad rabto in cod ahaan Loo Maqlo ama Video ahaan ama Qoraal ahaan ayaa La dhahaa script .
    Si Kale hadaan u dhahno waa Samaynta Wax kasta oo uu Kaaga baahanyaHay muuqaalka aad Rabto in aad ka hadasho .,
    4 Nooc ayaan u qaybinaynaa Scriptiga .
    Nooca Sciprtiga ah ee ugu horreeya waa .
    1. Free style
    Free style waxaan uga jeedna inaad Camerada Soo Qaadato Kadibna Si toos ah aad u Hadasho .
    Adiga oo aanan waxba qorin
    Waxbana aan diyaarsanin Ayaad soo Fadhiisan Camerada Kadibna waad Darooryami waad iska Hadli Maanta oo dhan .
    Noocammaa Dadka Hadalka Badan way Anfacaysaa Istaraatiijiyadan .
    Nooca Labaad ee Scriptiga ah waa
    2. Point by point oo ah
    ......
    midka aan inta badan isticmaalo .
    Noocan Hadaan sharraxno waa in aad Qodobayso Muuqaalkaaga .
    Tusaale aad jeceshihiin aan idiin soo qaado " waxaad Ka Hadlaysaa Guurka iyo kabixida iskaabulanimada "
    Aan kusiiyo Sharraxaad dag-dag ah
    Mawduucan guurka ayaan Si fudud u qodobaynaynaa .
    Ha ilaawin lakin Qodobkan point by point weeyan Yacni Nooca Labaad ee scriptiga Kamidka ah weeyan .
    Qodobka koobaad waxaan ka dhigaynaa .
    1. Qeexida guurka
    / Qodobka labaad waxan ka dhigayna
    2 . Maxaa loo guursada ?
    / qodobka Saddaxaad waxan Ka dhigayna
    3. Gabar noocma ah baa La guursadaa ?
    / qodobka Afaraad waxan Ka dhigaynaa
    4. Da'da saxda ah ee ay tahay in aad ku guursatid waa Da'Dee ?
    Si kooban Nooca Labaad ee scriptiga ah waa noocan Loo yaqaano point by point ama in aad Qodobayso muuqaalkaga .
    SUBSCRIBE FOR MY CHANNEL : youtube.com/@marwanmedia?si=L...
    FOLLOW ME FOR MY Instagram : pCxqCLdqsD...
    Fadlan Hadaad Nagu cusubtahay Nagu soo biir , Linkiga Kanaalka waa youtube.com/@marwanmedia?si=B...
    "Mahadsanid"

КОМЕНТАРІ • 89

  • @marwanmedia
    @marwanmedia  6 місяців тому +5

    Part 2 ua-cam.com/video/E4P3RhfLhyA/v-deo.htmlsi=cW4bRAET7CALoaCO

  • @user-zf4yh6sp9m
    @user-zf4yh6sp9m 6 місяців тому +4

    Aad io aad baa u mahadsanthy wlll qlh allah abaalkaaga haka dhigo jnatul firdawsal aclaa❤❤❤❤👍

    • @marwanmedia
      @marwanmedia  6 місяців тому

      Sidoo kle adna wllo❤️🤲

  • @MaxamedJamac-wu8kw
    @MaxamedJamac-wu8kw 6 місяців тому +2

    Waad mhadsanthy pro

    • @marwanmedia
      @marwanmedia  6 місяців тому

      Allah Yacizak ❤️🫡

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish 5 місяців тому

    Mahadsanid

  • @Xafsa1
    @Xafsa1 3 місяці тому

    Mashaa allaah 😊

  • @Xulcourses
    @Xulcourses 6 місяців тому

    Mahadsanid ustaad marwaan

  • @user-wm6lc1wg7t
    @user-wm6lc1wg7t 6 місяців тому

    Masha Allah bro

  • @user-ed1ci9kw7q
    @user-ed1ci9kw7q 6 місяців тому

    Mahdsanid wll😊

  • @xasankaarta9895
    @xasankaarta9895 6 місяців тому +2

    Thanks macalin keep going
    Marwaan maankiisa ayuu ka socdaa
    Maarereya waqtigiisa
    Maclin maskax malaay cuna😂
    Muuqaldisa malaga caajiso
    Marwalba kula socdaa
    Macalin .

    • @marwanmedia
      @marwanmedia  6 місяців тому +1

      Nio Big Motivational aaa Tahay aan kugu Casuumno podcasti'E Kumee 😀🫡

    • @xasankaarta9895
      @xasankaarta9895 6 місяців тому +1

      Waa Wareey macalinka miyan wax kadiidi karaa?
      Farxad weyn ayey I noqonee wlhi macalin waylan🫡

    • @xasankaarta9895
      @xasankaarta9895 6 місяців тому

      Macalin waakan kawadaa

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish 5 місяців тому

    Muhiim jiddan

  • @ogoow1
    @ogoow1 6 місяців тому

    Waaa kula socdaaa legend🎉

  • @Soyaalka12
    @Soyaalka12 6 місяців тому

    Thanks ustaad

  • @ruunmaxamud6724
    @ruunmaxamud6724 6 місяців тому

    mahadsanid ugaas.

  • @user-te9lv5sv7r
    @user-te9lv5sv7r 6 місяців тому

    mahadsanid wll wax ban ka faaidey

  • @hazmeptilaahi442hazma9
    @hazmeptilaahi442hazma9 6 місяців тому

    Mamsha alleh wll codkaga

  • @user-rn4gm2ip6n
    @user-rn4gm2ip6n 6 місяців тому

    ❤❤ mashallah

  • @Deeqa-ld9fw
    @Deeqa-ld9fw 5 місяців тому

    Mardhaw ayaan kusoo biiray asxaabtaada, balse wax badan ayaan kaa faa'iiday MAHADSANID MARWAAN.

    • @marwanmedia
      @marwanmedia  5 місяців тому +1

      Allah Yacizak soo dhawoow 🫡❤️

  • @MaxamedMaxamuud-zr7xl
    @MaxamedMaxamuud-zr7xl 6 місяців тому

    Zxp mcn video ñoo soòbad adoo raa liya

    • @marwanmedia
      @marwanmedia  6 місяців тому

      WayahY Masul ❤️✨️

  • @KanshoMedia
    @KanshoMedia 5 місяців тому

    Hampalyo pro , keep on going

  • @ismailibrahim98
    @ismailibrahim98 5 місяців тому

    waxba dhib maleh inta muuqalaka daawaty lkn xaqiiqada aya waxay tahay inuu muuqaalkan xambaarsanyhy xog culus oo qofka horey u socodka uu ka faaidaysankaro | mahadsanid wallo

    • @marwanmedia
      @marwanmedia  5 місяців тому +1

      Allah Yacizak akhii
      Meel fog baad Wax Ka eegtay
      Thanks

  • @mohapro2
    @mohapro2 6 місяців тому

    𝐌 𝐚 𝐮𝐬𝐭𝐚𝐚𝐝 𝐠𝐮𝐮𝐥𝐞𝐲𝐬𝐨😮

  • @FaaisaAbshir-bn9kn
    @FaaisaAbshir-bn9kn 6 місяців тому

    😂😂😂 you funny wllhi 5:37

  • @xaaladenglishka9888
    @xaaladenglishka9888 6 місяців тому +2

    war wll 2030 ma sugi karee 😂 adu mardhoun dheh waadna mahadsantahey waa muqaal faidadiisa wato

  • @user-zf4yh6sp9m
    @user-zf4yh6sp9m 6 місяців тому +1

    Maansha allah maxaad wax baraty❤👍😂

  • @MOHAMETHJAMAC-
    @MOHAMETHJAMAC- 6 місяців тому +1

    Zxp sida youtube loo sameeyo kasoo hadal bilow ilaa dhamaad ado mhadsan

    • @marwanmedia
      @marwanmedia  6 місяців тому +1

      ua-cam.com/video/toQkxt3hMXM/v-deo.htmlsi=G02FnZtj_iyxab71 watch That

  • @gaazhaan5499
    @gaazhaan5499 6 місяців тому

    Mindhinow injii😂

    • @marwanmedia
      @marwanmedia  6 місяців тому

      Anjii waaye Injii Ma aha 😂

  • @user-hl9rv6sg7e
    @user-hl9rv6sg7e 4 місяці тому

    Mudo yar ayan ku aqanaa hadana mobilekayga waxa ka buxa muqaladada mAhadsanid ustaad waxyabo badan ayan ka faiday😊👍

    • @marwanmedia
      @marwanmedia  4 місяці тому

      So dhawoow
      Allah Yacizak ❤️

  • @CaboowSheekoyin2024
    @CaboowSheekoyin2024 6 місяців тому

    Iga war haay

  • @Talasame.
    @Talasame. 6 місяців тому

    Ustaad, ma suurtagal baa in qof Soomaaliya jooga uu UA-cam lacag ka sameeyo iyo sirta ka dambaysa

    • @marwanmedia
      @marwanmedia  6 місяців тому

      Haa waa suurtagal Muuqal baan kaso wadaa arinkaas La soco insha Allah

  • @user-fb9ff1ik5f
    @user-fb9ff1ik5f 6 місяців тому

    Wallaal wax kaloo kudhaho ma,aqaan wazaadba moodaa inaad iga hadleeyso
    Ee microphonekaad istixmaashid waa imisa muuqaalada aplecionkee ku sameysaa intaas reply ❤

    • @marwanmedia
      @marwanmedia  6 місяців тому +1

      Micraphonka Dhawr xabaa Jiraa .
      K8 warless Micraphone waa : 20$
      Blue yeti : 200$ ama 150$

  • @qalladhussenbile6949
    @qalladhussenbile6949 5 місяців тому +1

    Sxb an ku sinya walashay

  • @xaaladenglishka9888
    @xaaladenglishka9888 6 місяців тому

    anaa oromo garanayo ma sooqora

    • @marwanmedia
      @marwanmedia  6 місяців тому

      Haaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa😂

  • @iqrasuldaanabdallah3955
    @iqrasuldaanabdallah3955 6 місяців тому

    Mhdsnid wll

  • @user-mr8Talasan3dz
    @user-mr8Talasan3dz 6 місяців тому

    Aad baad u mahadsan tahay ustaad waxaan ahay School teacher waxaan ka bartay waxyaabo badan oo looga baahan yahay baraha
    Maxaad talo ama Tusaale ah oo aad isiin lahayd si aan u hor Mariyo xirfadeyda baranimo

    • @marwanmedia
      @marwanmedia  6 місяців тому +1

      Saddex Talo Kliya kusi laha bro .
      1. Maamulkaaga Haku darsanin Hawlo ama Hadal ama Wax aan Shaqadada Xariir La lahayn Yacni Hakala Hadlin Mamulkaga wax aan Ka ahayn Shaqadada arimaheeda .
      2. Aamusnaanta ku dadaal oo diirada saar Ardayda iyo Cashirada aad siinayso .
      3. Daacadnimo iyo Hagar bax badan La imow ✨️👌

    • @user-mr8Talasan3dz
      @user-mr8Talasan3dz 6 місяців тому

      @@marwanmedia Waa kuu mahad Celinayaa Ustaad waxaan rajeynayaa inaan talooyinkaasi qaato walow aanba qaarkood tahay dabeecadeyda hadana waxaan jeclahay inaan sii xoojiyo

  • @ismailibrahim2376
    @ismailibrahim2376 6 місяців тому

    Luqada Oromada maqori karee iiwad marwanoow 😂

    • @marwanmedia
      @marwanmedia  6 місяців тому +2

      Legenow Oramada Baro wa luuqad international ah' E😂😂

  • @user-pe1hj4vr5t
    @user-pe1hj4vr5t 5 місяців тому

    Nio youtube bn bilwi e ma icwn krta?

    • @marwanmedia
      @marwanmedia  5 місяців тому

      Wllo instagramka igala soo xariir Wixi aan awoodo waan kugu Caawine

  • @apdikarimqasim621
    @apdikarimqasim621 5 місяців тому

    mahadsani lkn inad fahfah dheerada ka bixisoayaa mala wacnayd adigoo tusalayal baladhan kenaya ama adiguba script hortayada ku samenya nooca point by point ama word by word

  • @xasankaarta9895
    @xasankaarta9895 6 місяців тому

    ua-cam.com/video/gzvCVaUxT2k/v-deo.htmlsi=HJLbjH8VsJ_anfP9. XABASHO KARBAAHSKEEDA WATAN

  • @kingpower6909
    @kingpower6909 6 місяців тому

    maanad iskaaya bareyn nio mise 10k la sugeysaa hhhh 😂😂😂😂

    • @marwanmedia
      @marwanmedia  6 місяців тому

      10 Kay waxay nio Hadaf Yaridaa 😂
      1M aan Gaadhno 😂😂😂😂😂😂

    • @kingpower6909
      @kingpower6909 6 місяців тому

      @@marwanmedia nio wax fahan waxaan kuu cabirayaa sidaan u rabo inaad soo dedejiso hhhh waan ku gaadee

  • @Liizaynaanbouofficial311
    @Liizaynaanbouofficial311 6 місяців тому +1

    Azc wll wxd naga caawisaa qaabka loosameeyo oo account ugu zamayzam karo iyo sharuudaha nagala baahan yhy adoo raalia wx badan baan kaa faaidnay alle badal qayr qaba hakusiiyo wllke

    • @marwanmedia
      @marwanmedia  6 місяців тому

      Midaas UA-cam ayay Daf Ka Tahee Ma raadisid wll .
      Allah ku Barakeeye

    • @Liizaynaanbouofficial311
      @Liizaynaanbouofficial311 6 місяців тому

      @@marwanmedia walal mcn qof caadi wax noogu Sharaxo waan waayay hadaa page caadia garanayzid magciiza iisheeg wll alle haku barakeeyee

    • @marwanmedia
      @marwanmedia  6 місяців тому

      @@Liizaynaanbouofficial311 anigaa kaa caawin'E
      Igasoo qabo instagramkayga instagram.com/p/CxqCLdqsDtc/?igshid=ZWI2YzEzYmMxYg==

  • @zirmohamed9
    @zirmohamed9 6 місяців тому

    Muuqaal ka soo diyaari sida themnail youtube u samayso

  • @Cidaxafada
    @Cidaxafada 5 місяців тому

    Wr saxib sidee scribt recap u sameeyaa

  • @qalladhussenbile6949
    @qalladhussenbile6949 5 місяців тому +1

    Sxb an ku sinya walashay