Qiso cajiib ah dulmi ku dhacay gabadh udhalatay Saudi Arabia 🇸🇦 😭💔

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 17 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 50

  • @kaahokader4664
    @kaahokader4664 Рік тому +1

    Maasha alaah waaqiso cajiba ah daka uguxun marka qar labnag laylaqaba way kadaryihiin

  • @aminakhadar581
    @aminakhadar581 Рік тому +4

    mashAllah waa qiso cajiib abaayo oo cibraqaadasho leh subxaanaAllah

  • @ayannitta
    @ayannitta Рік тому +1

    Ninka dariska ah ee gabadha laga dontay caqli badnaya masha Allah mumin ayu aha caqli badan masha Allah ❤❤❤

  • @mulkiosman2119
    @mulkiosman2119 Рік тому

    God qiyaamo ha qodin, hadaad qodana ha dheereynin

  • @fatimamohamed7076
    @fatimamohamed7076 Рік тому +1

    Gid hadimo ha qodin ku dhici doontaana mooyee.
    Allah ha u naxariisto oo ha u danbi dhaafo.

  • @kkkkku88
    @kkkkku88 Рік тому

    Isoo duceeya muraad culays iga saaran idinkana wax walbo ilaahay raali ka ah ilaahay ha idin sahlo ducada waxa fican marka walalaha ku duceeyan ilaahay hanaga wada farxiyo ya rabi aamin ..

  • @fay6834
    @fay6834 Рік тому

    Fatima waa Ooryo wadaag gabdhuhu, Maasha’Allaah noo soo abdi qisooyinkaan inshallah

  • @Ramlo713
    @Ramlo713 Рік тому +2

    Mesha Allah abaayo Allaha ku xafido noo soo bad qisooyinka jazakalah ❤

  • @furqanabidnoor6603
    @furqanabidnoor6603 Рік тому +1

    Subhanallha

  • @arliyop3199
    @arliyop3199 Рік тому

    Kabahaas farta gaarka ah leh awoowgay Allah yarxamah oo sucudi taabici ahaa baa gashan jiray buni iyo madow

  • @UmsumeyaHanuudi-kh7vs
    @UmsumeyaHanuudi-kh7vs Рік тому

    Abu xamad ilahay hawnaxariisto aduunyo.aqiraba

  • @hodanibrahim6033
    @hodanibrahim6033 Рік тому

    Maansha allah qisas fiican

  • @fardowzaabdullahi179
    @fardowzaabdullahi179 Рік тому

    Maaha allah fatima muna waan ku salamey❤

  • @warisroobo1759
    @warisroobo1759 Рік тому

    Masha'Allah jizakallah kheyr walaal

  • @Abo_bilal511
    @Abo_bilal511 5 місяців тому

    That’s miracle

  • @yusufwarsame3387
    @yusufwarsame3387 Рік тому

    Nimanka xaasaskoodu walalaha yihiin waxa la yiraa ooriyo waĺaal
    Lakin domarna ay ragoodu walalaha yihiin soo sheega

  • @asiliborle6342
    @asiliborle6342 Рік тому +1

    Dumeeshiigeda xaaskisa

  • @aminaabdiadem9900
    @aminaabdiadem9900 Рік тому

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته مساء الخير اختي الكريمة .اللهم صلى وسلم وبارك على نبينا وحبيبنا محمد صلى الله عليه وسلم.

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 Рік тому

    Asc Sallalahu Caleyhi Wasalam Allaha kuxfdo mashllah

  • @ruqiyadihad3624
    @ruqiyadihad3624 Рік тому

    Allahu Akabar ❤❤❤❤❤

  • @anfacdadkaagaofficial6479
    @anfacdadkaagaofficial6479 Рік тому

    Ninku sagu mays ka racaya 😂😂😂😂😂😂😢😊

    • @asiaqurux
      @asiaqurux 11 місяців тому

      😂😂😂😢😂 wa mid dulmi iyo dabal nimo isku darsaday kkkkk astaqfirullah

  • @kahagure3075
    @kahagure3075 Рік тому +1

    Subxanallah

  • @farduusismaciil4902
    @farduusismaciil4902 Рік тому

    Jasakalah wllo

  • @faadumoali117
    @faadumoali117 Рік тому

    Ax yaa allah

  • @hudamohamed5310
    @hudamohamed5310 Рік тому +1

    انقلب السحر علي الساحر هههههههه

  • @anfacdadkaagaofficial6479
    @anfacdadkaagaofficial6479 Рік тому

    Dagalo weye 😊

  • @aminaabyan6373
    @aminaabyan6373 Рік тому +2

    Dangalo weeye koley sidaan u aqaan waayo macnaheedu yahay waxba isuma tihiine dan baa iska kiin gashay odey mohamedna waaban ka heley odey farriid ah

  • @UmsumeyaHanuudi-kh7vs
    @UmsumeyaHanuudi-kh7vs Рік тому +2

    Boraan hadimo ha qodin hadad qodidna hadheeren ku dhici doonta ma ogide

  • @UmsumeyaHanuudi-kh7vs
    @UmsumeyaHanuudi-kh7vs Рік тому

    Bisinka dulmi ma wanaagsana waa waxa ugu xun ee aduunka la keenay

  • @Cr.istianoro
    @Cr.istianoro Рік тому

    Dulmi wx ka xun malhn😢

  • @user-sj5sh4lj1n
    @user-sj5sh4lj1n Рік тому

    Subxanalaah

  • @ayaanyuusuf-xj8lg
    @ayaanyuusuf-xj8lg Рік тому

    Shukran fatima muna

  • @fartuunawaash3371
    @fartuunawaash3371 Рік тому

    Ooryo wll baa la dhahaa

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 Рік тому

    Wcs walaashey faatima muna maasha allaah aadbaan kuu salaamay

  • @nasramohamed5904
    @nasramohamed5904 Рік тому

    Waxaa la dhahaa Ooryo walaal.

  • @HiboSalad-rr3ow
    @HiboSalad-rr3ow Рік тому

    Asc fadima muuna walaalo waa dumaashi

  • @hodanibrahim6033
    @hodanibrahim6033 Рік тому

    Dumaashi

  • @foozia426
    @foozia426 Рік тому

    Alx

    • @aasiyaaxmed2331
      @aasiyaaxmed2331 Рік тому

      Aslaamu calykum

    • @aasiyaaxmed2331
      @aasiyaaxmed2331 Рік тому

      Anigay igu dhacday a ru intaan oo kale xaga dumaashiyada iyo sidagdaga laakiin ilaahaybaa iga kaafiyay shartoodii

  • @nasrahassan2131
    @nasrahassan2131 Рік тому

    Gabadha ninkaga walalkii qabo waa dangalo

  • @nasroabdullahi4738
    @nasroabdullahi4738 Рік тому

    Maa tiraahdo dhulka iska dhig

  • @dalaiblob5073
    @dalaiblob5073 Рік тому

    Maxa ku kalifa in reerka inaanku la dego rerkodu pakistanta iyo carabtaba Somalidu waa gob walahi

  • @balqeisahmeth1037
    @balqeisahmeth1037 Рік тому

    Waba mahmahdii odhanaysay waran kugu soo nonqon dona lama rifo ama booraan hadimo ha qodin hadaad qodana ha dheren ku dhici dontaa mooyee 😅

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 Рік тому

    Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @naciimaabdisamad1673
    @naciimaabdisamad1673 Рік тому

    Oori walaal

    • @aminaabyan6373
      @aminaabyan6373 Рік тому

      Raga ayaa loo isticmalaa saan u malaynayo dumarkaa dan galo