SIDEE AYUU U DHACAY KULANKII ISLAAMKA /90,000thousand people 🙈🙈

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 19 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 235

  • @Abdiqanisaleban-v7l
    @Abdiqanisaleban-v7l День тому +68

    MashaAllah Hargeisa hoyga diinta Islaamka 😊😊😊

  • @Abdulkga
    @Abdulkga 18 годин тому +24

    Hargeisa waa hooyadi dadka muslimka ah oo dhan. Nacayb, xaasidnimo iyo aflagaado ma taalo, duco iyo wanaag ayaa laysugu yimdey!

    • @Dr.Wahrheitberg
      @Dr.Wahrheitberg 10 годин тому +1

      Makkah iyo madinah baa ka fiican, magacaas Maad siisid ayaga. Bayt Al maqdis baa ku xigo walaal, muslimiinta badankood hargeisa meesa maqlin. Ahsan waxaa dahdaa somali oo dhan hargeisa baa hooyo uu ah taas baa la qaataa sababta anagaa calankood iyo nidaamkood uu habeenay

  • @SalimMohamed-c2n
    @SalimMohamed-c2n 19 годин тому +8

    Mashaallah dadkeyke somaliyed ee muslimka ahaa waan ethen salamay daamanten from Kenya

    • @jimcaalejimcaale6262
      @jimcaalejimcaale6262 12 годин тому

      Waan kaa qaadnay walaal mahadsanid, Balse afka-Soomaaliga si fiican u ilaali saxiib mahadsanid.

  • @JACFARJOKER12
    @JACFARJOKER12 День тому +30

    Maweel sxp waad ku mahadsantahy inta khayrkaa badn noso gudbisay Alle khayr haka siiyo waa meel khayr badn ka dhacay ❤

  • @ABDIHAMIDABDILAAHI
    @ABDIHAMIDABDILAAHI День тому +11

    MANZHA ALLAH ALE HA UGARGAARO UMADA MUSLIMS REER PALESTINE SIDO DALKENA SOMALILAND ALLE HA INOO BARAKEEYO

  • @khadiijacabdiraxman1308
    @khadiijacabdiraxman1308 21 годину тому +13

    Mashaa Allah alxamdulilaah nimco ayaad soo xanbaarten waligaa xaga medig ta ahaw saaxiib xun waxa ka fiican kan khayrka kuu jiidaya kana dheeraw qasqaysar iyo dhakhtar waa la arkayaa halkay ku danbeeyen mahadsanid

  • @user-xt2ig7bq4m
    @user-xt2ig7bq4m 9 годин тому +4

    Aniga abahy iga isku dabaridka ah kulka ishatimac Islamka ah mant wuu xanuusanay sidaso thy wax uu tagy Pakistan shaly ❤waan jecelhy abahy waxnu na baray ina aney diintu adiga ku sugeyn eee inat aad wax u qaban karto u qabo iney thy iyo nastexo wangsan❤ ilhay nabad ha ku soo celiyo ❤

  • @AbdifatahMohamed-o1t
    @AbdifatahMohamed-o1t День тому +7

    Qovkuu Rabbigiis Jeclaado Addoomadiisuna Wey Jeclaadaan Maaweel❤

  • @SadaamXuseen-iq2hh
    @SadaamXuseen-iq2hh День тому +12

    Zxb goormaa kalasoo muuqdaa UA-cam kaaga waan ku tageeraa cabdi samad

  • @madadaloshow2023
    @madadaloshow2023 20 годин тому +6

    M...a ilaahey haaga dhigo kuwa dinta ku fican ku fanaa ❤

  • @sulekhamohamed-5564
    @sulekhamohamed-5564 19 годин тому +13

    Intaa daawnayo saan ufaxsanhy iyo suu qalbigaygu fax fax uyahy ma malayn kartid illhy hakaa abaal mariyo wllo ❤🥺

  • @powerboyka
    @powerboyka День тому +22

    Qays Qaysar Waad dhaantaa zxp allah wax wacan haku siiyo ❤❤❤

  • @sacdiyaaxmed9852
    @sacdiyaaxmed9852 День тому +13

    Mash wax wanaagsan baa sogudbisaa lkn somaalidu amar baa kudhacy kuwa dhaqan xumada iyo edebdarada so gudbiya 1 milion bay gaarsiiyeeen adna 200k xita mku gaarsiin waayeen

  • @NuuradiinIsmaaciil
    @NuuradiinIsmaaciil 23 години тому +7

    Manshallh maweelo waa nin fiican kharyka jecela alle ha kugu wada wllo soo gudbi sannad walba zhp waad mahadsantahay

  • @Fatma_932
    @Fatma_932 День тому +7

    Sida ad kheyrka ugu degdegaysaan allah ha idiin barakeeyo

  • @hamdajama3809
    @hamdajama3809 День тому +5

    Masha allh wllo tagerahaga aahay horomar aya kuu rajaynaya aduun iyo akhas raba

  • @FataxFatax-m8r
    @FataxFatax-m8r 9 годин тому +3

    Maaasha Allah Allah haku sharfo abdisamed maxamed maweel ❤the best UA-cam of the season

  • @caalinAbyan
    @caalinAbyan 23 години тому +28

    Doorkan ma tagin lkn muuqaalkii ugu quruxda badnaa ee laga duubo sanadkan ✅

    • @mohamudelman128
      @mohamudelman128 21 годину тому +1

      Xgee kadhacdaa oday

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan 15 годин тому

      @@mohamudelman128 waan soo socdaa insha allah muuqaalo badan aya train 🚂 saaran.

    • @lunibark9978
      @lunibark9978 9 годин тому

      hargaysa masha allah ​@@mohamudelman128

    • @zackyy_01
      @zackyy_01 7 годин тому

      Hargeisa ​@@mohamudelman128

  • @nimcocabdi-ij9vu
    @nimcocabdi-ij9vu 21 годину тому +4

    Masha allah allah khayrka hayno aqalo nabada iyo nimcadana hayno siyaadiyo cumlimadeena iyo idinkana khyr allah jaydin siiyo❤❤❤❤❤

  • @sahnim7481
    @sahnim7481 22 години тому +8

    ALLE HA BARAKEEYO HARGEYSA IYO DADKEEDABA.❤❤Maweel Haldoor.

  • @musababdijamal9556
    @musababdijamal9556 День тому +7

    Daqiiqad walbo iyo ilbiriqsi walbo wa in aan kutashana dhimashada

  • @libanibrahim4071
    @libanibrahim4071 22 години тому +3

    Mashallah tabaraka Allah wufuudu Raxmaan

  • @xaajisaam2368
    @xaajisaam2368 День тому +2

    Masha allah tabarakalah khayr badan ayuu alle swt idin waafajiyey halkaas kawad saxib

  • @CabdiXaamid
    @CabdiXaamid 13 годин тому +1

    Mawell waxaan kuu rajaynayaa kulan dimeedkaan midka xiga i.a adigoo haysta 1 million ❤🎉

  • @dirisleabdi6660
    @dirisleabdi6660 3 години тому +1

    Waxba kama jiraan qays bay noloshu u kuftay
    Ee ninka furaha guusha qabty waa ninkan Abdisamed Maaweel🎉❤

  • @Bureqamohamed
    @Bureqamohamed День тому +5

    Mnshllah hoyga diinta Hargeisa 😢❤️

  • @hoodomaxamud6038
    @hoodomaxamud6038 День тому +5

    Mansha allah tabaraka raxmaan allahu ma baarik

  • @boghorehally1423
    @boghorehally1423 6 годин тому +1

    يقول الله تعالى: {وَتَعَاوَنُوا عَلَى الْبِرِّ وَالتَّقْوَى وَلا تَعَاوَنُوا عَلَى الإِثْمِ وَالْعُدْوَانِ وَاتَّقُوا اللَّهَ إِنَّ اللَّهَ شَدِيدُ الْعِقَاب}ِ(المائدة:2). في هذه الآية الكريمة حضٌّ للمسلمين جميعا على التعاون على البر والتقوى، ونهي عن التعاون على الإثم والعدوان

  • @ilwaadinasheikh
    @ilwaadinasheikh 15 годин тому +1

    waa xagee meeshaan walaal ilaahow muslimiinta midee oo awoododa iimaankooda kor uqAad yaa rabbi 🤲

  • @xsky7915
    @xsky7915 4 години тому +1

    Halkuu Qays Gabr Aan Xalal U Ahyn La Dalxiisayo Ayu Mawelna Diinta Fafinyah❤

  • @Abdifatah3
    @Abdifatah3 День тому +1

    M.a alle ha idinka aqbalo acmaasha Aad ayay iiga nasiib badan yihiin dadka kulanka quruxda badan iskugu yimid

  • @JakaEuroWaissAwaleh
    @JakaEuroWaissAwaleh 16 годин тому +2

    Macha allah sxb anigo Rer Djibouti ah sxb wan kusalamay mawel

  • @radwayar9182
    @radwayar9182 17 годин тому +1

    Masha alaah tabaarKal alle khayrka haynawaafijiyo abtiyo abdisamed mohamed alle waxkasto khayrleh hakusiiyo inshalaah

  • @ubahfarah4511
    @ubahfarah4511 21 годину тому +2

    maasha alaah maasha alaah maaweel waxaa doonayaa in aan idin yar xusuusiyaa in aad dhalinta ku wacyi galisaan nadaafada iyo halka uu ganacsiga ku haystaa iyo hareeraheda uu qashinka ka nadifiyaa la tusaa loona sheegaa si iskaa wax u qabso ah idinkuna bilowdaan in bal dadkaan aad nadaafada ka wacyi galisaan

  • @aliabdi3994
    @aliabdi3994 3 години тому +1

    Walal Allaha Ku Sharfo Meeshas Ka Haay Aduunku Waa maalmo Yare Hawadada In Aad Raacdo Iska Ilaali Qeyrkana In Aad Umada U iftiimiso Ku Dadaal Waxaan Ku Faraxsanahy In Aan Markii Ugu Horeysay UA-cam kada Ka daawado Baraamijkan Oo Kale one love Akhi

  • @QafKaf7
    @QafKaf7 12 годин тому

    Mashaallah illahay habarakeeyo umada islaamka ah waaan imaan lahaa kulankaas islaaamka laaakiin meel fog ayaaan joogaaa

  • @Rays_Dualeh
    @Rays_Dualeh 17 годин тому

    Manshallah kulankan oo kale waa lagu caafimaadaa Allow caafimaadka no siyaadi

  • @juanway
    @juanway 21 годину тому +2

    Somaliand, ardul imaan ❤❤❤

  • @Rabie10434
    @Rabie10434 День тому +2

    Sheikh maweeel ❤

  • @mohaasifamily7935
    @mohaasifamily7935 21 годину тому +3

    Inan ijtimacan kaqaybgalo waanrabay lkn way ii surtagilwaysat

  • @Thedeliberate-Hani
    @Thedeliberate-Hani 7 годин тому

    Allahu akbar ❤❤❤ Mashallah the only thing that breaks my heart is the trash why our people can’t get a system for that 😭 Africa will be far behind as long they can’t even get cleaner environment

  • @AyaanCisman-s7c
    @AyaanCisman-s7c День тому +2

    Masha allha wllky so badi muqalda khayrka

  • @MohamedMulla24
    @MohamedMulla24 20 годин тому +1

    Well done walaal Abdisamad maaweel

  • @محبوبةروح
    @محبوبةروح 7 годин тому +1

    جزاك الله خير و يقبل دعاء الناس كلها❤

  • @ShortsOfficial-907
    @ShortsOfficial-907 День тому +2

    الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر

  • @Ubah14
    @Ubah14 19 годин тому +2

    Mashallah tabrkallah wll waxan rajayana sidaydookale in khayarka lagugusoo raacidono laguguna dhirigalindoono inshallah
    Horay usoco wll❤

  • @nevergiveupallahwithyou9646
    @nevergiveupallahwithyou9646 17 годин тому +2

    Allahu akbar ilaahay dartiis baan u jeclahay jamacatu tafliiq.
    Inta jamacatu tabliiq ka fikiraysay inay 100 kun oo qof meel isku keento .
    Suufi iyo salafi khilaaf bay ku jiraan

  • @abdirahman2569
    @abdirahman2569 21 годину тому +1

    Mansha allaah waa muqaal aad u qurux bdan

  • @Aragsan192
    @Aragsan192 23 години тому +3

    Waa halkee walal halkan mashaaa Allah

  • @RaxmaHaaruun-zy4gw
    @RaxmaHaaruun-zy4gw 18 годин тому +1

    Masha allha ale ha ha ina wafajiyo kheerka dhameentan baa ❤❤❤

  • @Mustafevlogs
    @Mustafevlogs 18 годин тому +2

    M.a wll ilahay hayna garadsiyo khayrka ❤

  • @HamiSare
    @HamiSare 14 годин тому

    Masha allah @maaweel waa wiil dhalinyaro ah oo jecel dacwada diinta tusaale fican ayaad itahay ❤
    Love from muqdisho sxp

  • @fathiabdillahi5611
    @fathiabdillahi5611 День тому +2

    Hore usocco wll maaweel jabuuti kaalay ❤❤❤

  • @updifataahbethelvilvil8522
    @updifataahbethelvilvil8522 День тому +2

    ZXP MAAWEEL GUULAYSO PRO❤😊

  • @abdirahmaanmahamed5680
    @abdirahmaanmahamed5680 16 годин тому +1

    Wll Abdisamad sidee ugu qeyb gala sanadka xiga l.a

    • @lunibark9978
      @lunibark9978 9 годин тому

      waad tagaysa kaliya wax laguma way diinayo geeska afriko dhan baa looga imaada dad aan somali aheenba jooga

  • @ilsanmohamed8141
    @ilsanmohamed8141 22 години тому +1

    Maweel waa nin ehlu khayr ah

  • @LuqmaanIsmail
    @LuqmaanIsmail 19 годин тому +1

    Mansha'allaah zxp hore soco

  • @mohamedamein6002
    @mohamedamein6002 21 годину тому +1

    Qof aad u qimo badan aya tahy wll ❤
    Sad bulashada khayrka ula wadagtay adna janadii fardwsa ayan kugu ducaynay

  • @Daaci-s9f
    @Daaci-s9f 5 годин тому

    Maaweel m.a waan isku argany khyrka alle haku barakeeyo wll

  • @carabYare-d3u
    @carabYare-d3u 4 години тому

    M.a wll maaweel inoo soo badi waxyaabaha diinta ah Alle hakaa waafijiyo

  • @MohamedMokluo
    @MohamedMokluo 19 годин тому +1

    Mashallah jazaa ka Allah keyr

  • @ZakariyeJaamac-z2h
    @ZakariyeJaamac-z2h День тому +1

    Maaweel Allah haku shaarafo zxb

  • @SAAQOCHANNEL
    @SAAQOCHANNEL День тому +3

    maahalaah 🎉

  • @sawdamuse6991
    @sawdamuse6991 20 годин тому +1

    Mawel masha allah khyrkn kugu og nahay wll

  • @Juju_Ali
    @Juju_Ali День тому +1

    Mashallah tabaaraka rahman 👏👏

  • @mohamed__kader505
    @mohamed__kader505 5 годин тому +1

    Msha alah

  • @raxmaruuxi2631
    @raxmaruuxi2631 День тому +1

    Masha Allah tabarakallah

  • @NafimoussaDeeman
    @NafimoussaDeeman 20 годин тому +1

    Mashallah mashallah Allah Akbar

  • @MohamedAbdirizak-mi3nj
    @MohamedAbdirizak-mi3nj День тому +1

    Wlll mawel waad ku mahadantahay soo gudbinta

  • @Shactirosomalifans
    @Shactirosomalifans 18 годин тому

    manshallah sxp walahi waxan jacelahay in ad kaga daydo diinta

  • @UdahHom
    @UdahHom 2 години тому

    Mnshallah waa muqaal qurux badan. Guul ku rajaynayaa bro❤

  • @CABDIFATAAXCALI1
    @CABDIFATAAXCALI1 День тому +2

    What A Video 😢❤

  • @XaawaMuuse-r2q
    @XaawaMuuse-r2q 18 годин тому +1

    Hhhh wlhy mawel waa fani kulaha waxa laga yaba in aan bari masajidka laga so bixin hadu calosha si buxsanya😅

  • @imc9270
    @imc9270 20 годин тому +2

    Masha allah wllo❤

  • @UmaAhmedMacan
    @UmaAhmedMacan 12 годин тому

    masha allh ilaahay hayno siyaasiyo nimcadaa aamiin 🤲🏽somali ma haysto dhamnted ❤

  • @MohamedAden-w3z
    @MohamedAden-w3z 23 години тому +1

    M.a Allah muuqal qurux badan❤

  • @maymuunamuuna7151
    @maymuunamuuna7151 20 годин тому +1

    Maansha allah barakalah

  • @abdikarimnor8536
    @abdikarimnor8536 День тому +1

    Masha alah muuqal qurux badan

  • @FadxaqaliMarwo
    @FadxaqaliMarwo 4 години тому

    Mnsh alha xaajigygii baa jiree allow nabad iigu keen yaa rabi❤

  • @sabiradan1415
    @sabiradan1415 21 годину тому +1

    MASHA ALLAH

  • @FarahAbdulahi-ps6en
    @FarahAbdulahi-ps6en 19 годин тому +1

    Mashaballlllatabaralkallalaaaaah

  • @khadaraxmed7793
    @khadaraxmed7793 6 годин тому

    Mashalah
    Botajara -ethiopia io
    South africa ba wan kaa sugaynaa wll

  • @foozia426
    @foozia426 21 годину тому +1

    Maasha allaah ❤

  • @duuliyexaruuri3316
    @duuliyexaruuri3316 22 години тому +1

    Asc jazakalahu kheyr

  • @SarahZhafir
    @SarahZhafir 2 години тому

    اللهم اجعل هذا البلد آمنا

  • @EBYANEBYAN
    @EBYANEBYAN 21 годину тому +1

    Mansha allah

  • @AyaanMaxamed-el6dt
    @AyaanMaxamed-el6dt 3 години тому

    السلام عليكم ورحمة وبركاته
    walal waan kugu dhiiri galinaya arimaha khayrka faafinaysid intan iyo ka badanba waan kaa sugaynayaa wll guulayso labada daaroodba

  • @NajahmustapheNajah
    @NajahmustapheNajah 19 годин тому +1

    Masha Allh ❤

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 21 годину тому +1

    Masha Allah😇

  • @AyanMuhamadIbrahimAyanIbrahim
    @AyanMuhamadIbrahimAyanIbrahim 16 годин тому

    Mashallh❤ alx allah aya dad musli ah naga dhigaij

  • @MohamedsahalAbdiqani
    @MohamedsahalAbdiqani 22 години тому +1

    Masha allaaah brother ❤

  • @Wayahadun
    @Wayahadun 2 години тому

    Masha Allah waa wax lagu farxo Allhamdulilah

  • @Ruwyda-i6x
    @Ruwyda-i6x 19 годин тому +1

    Mash allah

  • @halimaabdirahman7888
    @halimaabdirahman7888 4 години тому

    Manshallah waa wax lagu farxo horey uma maqlin

  • @KhaledMohamedmochiino
    @KhaledMohamedmochiino 19 годин тому +1

    Mnshalah ❤❤❤

  • @badr3628
    @badr3628 11 годин тому

    jazakAllahu kheyr brother

  • @CawoFarxaan-d2v
    @CawoFarxaan-d2v День тому

    Sheikh maweel❤

  • @MumtazMuuze
    @MumtazMuuze Годину тому

    Mnsha allah khayrka noo soobadinq

  • @zalmanmohumed2837
    @zalmanmohumed2837 21 годину тому +1

    Mashallah

  • @Hana-g5k
    @Hana-g5k День тому +2

    mashallah❤❤❤❤❤🎉