Madar waa reer magaal intuu dhahay somalia u socda ayuu marku arkan inuu ku jiro ayuu is daad raaciyay somaliland baan u sii dhaafaya reer magaal madar waan ku wataa 💪🏿😂
Wow is this fun my brother I always watch you always make me laugh keep going brother you're doing good job make us laugh God bless you all I mean🎤🎤🎤🎤🎤🎤🎤♥️❤
Guribarwaaqo ninka ugu haysta youtubaridka soomaaliyeed inta ila aragtey
😎
Madar baa ka shidan ee madhax guri barwaaqo
Ma waxbaa isku tihiin
@IBRAHIM SAMA WADE Kuu saaray zxbo
Fikrado Makuu Faa ideeyaa
Aad dad ka Ku soo Jiidan kar to 090 7009229 Lan bar Kaas igala Soo Xidhiidh
Madar waa reer magaal intuu dhahay somalia u socda ayuu marku arkan inuu ku jiro ayuu is daad raaciyay somaliland baan u sii dhaafaya reer magaal madar waan ku wataa 💪🏿😂
Haa wlahi😂😂
WAA CIYAALOBURCO
Kkkkkkkkkk garacow wad fahmtay wlahi wuu is qabtay waa nin rageed
Wuu is daad raaciyay
Wlhi wa legend
😂😂😂
Wooooow madar inta tagerta lik saar
Qaladaadka yaa sugaya farta taag 🤣🤣🤣🤣🤣
kk wn suganaa
Guroow qaladaadka soo daa
😂😂madar iYo guri barwaqo
OmeL isugu Yimid waxkle waYe
Horumar wacn wlalaHY💯♥
Waku saraY wll
GURI-BARWAAQO IYO MADAR , walee laba jilaa oo hibo lehbaa iskugu imi , KEEP GOING REER BURCO from HARGEISA
illahow inaga, hay, xanuunka caalamka aafeyay a amiin dhaha, like, ladhaca, thanks
Amiin wll
Aaaamiin
*INTII IYAGOO KABA LA'AAN AH, LABADOODA LUGOODNA ISDUL SAARAN YIHIIN DAAWANAYSA LIKE IGU QABO*
👉
Ninka wln😁🤪
Fadlan wll alle hamigaaga hakuu rumeeye subscribe isaar 1k 100 qof oo qudha iga dhimane ua-cam.com/video/PFHSqMTod8oh/v-deo.htmlttps://ua-cam.com/video/PFHSqMTod8o/v-deo.html
Khaliil nin walN😂
Madar maxamed Ayaale and guray Barwaaqo wllhy iga qosliseen hore usocda😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Waar umada dawarsiga kala fadhiizo 😂
Dr Guri barwaaqo corona virus dawadiisa Allaha kuu soo dhaweeyo😂
Wllhi riwaayadan waa Beer casaadeh Qaldaadkii soo galiyaH walaalayaal🤣🤣🤣Guri Barwaaqo kulahaa xididkii Baa nagnagtaa hayaH🤣🤣🤣
Guri BarwaQ○ inTah RiwaydiHiisi uXiizTay LiKe zaar......💥😂😂😂
Mash allah madar iyo guribarawaqo waad iga qosliyeen😂😂😂😂😂
Guri parwaaqo io madar ❤❤❤❤❤❤❤ lapada nin ee jiliinka loo daayay 🥰🥰
Fadlan wll alle hamigaaga hakuu rumeeye subscribe isaar 1k 100 qof oo qudha iga dhimane ua-cam.com/video/PFHSqMTod8oh/v-deo.htmlttps://ua-cam.com/video/PFHSqMTod8o/v-deo.html
😁😁😁😄🤣
Ninka inan kaa dul qaadaa
Seban xumaadkaa
Dr guray barwaaqo salan hore u soco masuul
Gurey inuu yahay Goat 🐐 ka UA-camr-rada wlhi blhi ninkii aan ogaynoow wd dagan thy 🙏❤️
Sxb Madar mohamed Ayaanle io Gurey barwaaqo aadbaan idiin soo slmya asxbta
Guray wlhi waa ninka kaliya ee youtube kiisa aan ja taageero qzol camal😂😂😂😃😃😃
Madar MOhameD ayanle iyo Guri BarwaaQo wlhi Rag Aan Tagero
Aqoonzame O
Inaadeer guray gacan baan u tagay laysma xaqire
Aamina aad ban usalaamaya wey kuso baxday jilidii mashallaah walaal 😍😍
@IBRAHIM SAMA WADE hye wll
I love guray barwaaqo my favorite comedy 😂😂😂❤️🙏🏾
Walhi dacad ban u qoslay keep going 😂😂
Wr guri barwaaqo bro mudo labo week ah ba guryaan ku xidh neen sidii dadka waal waalan😂😂noo soo badi bro riwaayadaha🙏🙏😍😍😍
Mansh Allah Gabadhaa yar wan taagera guri barwaaqo Ader utahay Keep going ss
Guroy brother wakhtiyada Salaada riwayadaha aad matalayso jooji ee wakhtiyada kale hawsha qabso.....!
Guri barwaqo nin qiimo leh 💓💯
🤣🤣🤣🤣🤣🤣 ilahaow naga hay carona
Like Zara wll
Ilahay islaamka haka hayo xanuunkan khatarta ah amiiiiiiiiiiiin amiiiiiiiiiiiin
Saxiibayaal allaha niisharfo riwaayadaan wax dhaliilaa maleh dhabtii way dhamaystiran tahay waana mid wadata micnaheeda maadeeda iyo waliba murtideeda
Tageero guri barwaqo
From muqdisho xeebta liido
Wiilkaa madar waanu saxnay ee guribarwaaqo ku fara adayg. Xitaa mar kaliyaata qoslimaayo sida kakale ee wariyaha ah
Adoo cagaagan hadaad dawanyso like saar
Hala guri barwaaaqo bro waxan sugnaaba waa 𝘘𝘢𝘭𝘢𝘥𝘢𝘢𝘢𝘥𝘬𝘪𝘪 𝘳𝘪𝘸𝘢𝘢𝘺𝘢𝘥𝘢 intiii ilamidaaaay liketa 💪
Made Iyo Guri Barwaqo Waa Lawada Jilaa Ee Ugu Wayn Hargaysa Bolaada Waxaa Idin Codeeyay Boqorka Jiliinka AB FILMS SOMWOOD 👍👍👍
Hooyadiin somaliyadeedi wasa somaliya somaliya kulahaa
Hhhhhhhhhhh,😁😁😀😁😂😂🤣 guri barwaaqo wlahi waydhacaysaa wx sheegty hhh riiix dheh waa runtaaye corona virus ha u hoyen zxp
Guri barwaaqoy maalin mid cusub soo download garanaysaa laguu taaghelimaayo gurow😁😁😁
Guri barwaaqo soo ta kaa qaraxday waxay beerka ku cas 😂😂😁😁
Nasiib iyo indho beelnimo guray ninka afsomaliga laga soo gadhin horay u soco 🤘😅😬
Like saar intii guri barwaaqo tageerta
aamini walaahay waa fariid walaaltinimaday taqaanaa oo fayras kii way ilowday
Alle Ramadaanta caafimaad hay nagu gaadhsiiyee like isaar
*Markaan zoo socdana waxan kuuso qaadaya sharaabiyo khaamo alla gurow garacsanidaa*
Alla wllhi gurayoow sidaan uqoslay weligay umaan qoslin😂😂😂😂😂
Yuu dhimane ka celi kulahaa
Alla beerka 😂😂😂😂
Guri barwaaqo nin walan
Kulaha caawa kula seexan maayo
😂😂😂😂😂😂Guri Barwaaqo Waa Ku Wataaa Zxb Wllhi Daacad Iiga Qoslisay😂😂😂😂😂😂
Hhhhhhhhhh siday u qoslaysay ilini ka timi like ta ha ii sarto 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Zxp guri barwaqo wad dhoof jeceshay wlhi filmkasta ood marashaa waxa uu ku bilamaa qof dibad ka imanaya
reer kii tolkey iyagoo iswada jiidanaya ayey actoro noqdeen😀😀😀
Tolka waa kuwe
InTa Qaladaadka sugaysa Like ta hayLa dhaafin 😂😂😂😂
#RiwaaYadii #Asma #CodaY #QoFka #DaawadaY #Like #HaYla #DhaafiN🙏🥰❤👏
@IBRAHIM SAMA WADE #kuu Zaaree #iizaar👏👏🥰🥰
I,m first🤣
Inta codka Guri Barwaaqo maqalasa😂😂
Wow is this fun my brother I always watch you always make me laugh keep going brother you're doing good job make us laugh God bless you all I mean🎤🎤🎤🎤🎤🎤🎤♥️❤
Guri barwaaqo khamihiisi inta u xistay like isaar
Intii riwayadan kaheshay like ta and comment dhag kusiiya
Wlhi ninkaa Guri barwaaqaa waa iga Qosliyey🤣
ninka ugu dulqadka badan aduunka waaka gurey barwaqo riwayad la matala en qoslin😂 qaladaadki filimkan bn sugaynaa
Wllshy amina saleban nuux jamac iyo masuul ismael abdilllahi wllhi sidaan uqoslay ruwayadhaga mid la tuuro maleh 😂❤️❤️gulayso bro
Aniga haygu baaxaa dagine orod guriga ogu zug 😅😅😅😅😅😅
Ahey ah aar meezha maxidhaa 😂😂😂 wllhi daacad u qosly
Guri barwaaqo waaka furihi soo xidh meherada😂
Am your little brother baby 🤣🤣✌
One baan ahy waar Mantoo dhanbaaan zugayay flimkan
33:20 halkaa marky marayso
Inta ila aragty Baranbarta
Hous Barwaaqo daba maraysa gidaarka liketa igu qabo 🤮😅😅😅
Nina waa tahay zaana wd u hadlaYza
@@najaxmaxamud6701 naaa sideeee🙆♀️
Guri barwaaqo kaama xiiso dhaco xataa jecayl aan gabadh u hayay waad i ilawsiisay intaad iga qoslinaysay
Guri barwaaqo stressed removal weeyaan ba adooy kaa yara jiiftaad gaysanaysaaa adoo qoslayaad ka tagaysaa 😂😂
Subscribe My fans 🙏 ismacil cabdilahi cali salan boqortooyo
Gurow alle dampigaga ha dhaafo wllhi peerka icazayzay wlipa markad codka jiliczn ku hadazho
Guray barwaqo ninka kaliya ee iga qosliya
Seedi xagee English ka ku soo baratey
😂 😂 😂 😂 😂 😂 😂 😂
😂😂😂😂waar C diibuu qabaa mxmed suldnba udaran
mardanbaan daawadah bahasha😂😂😂😂
Hadii aad taageerto guribarwaaqo LIKE SAAR
Ciyaalkii baa nagu batey kulaha hhhhh team gurey keep going Bro from Cardiff
Sxpayaal teamka guri barwaaqo riwaayada marka aad jilaysan ka reeba walaha iyo dhaarta aar wadaan siiba booska iyo boosda
36:04 Inta Aragta In madar Englishta Inuu Yaaaano Like iska Saara😂😂😂😂
ninku waa nin wax bartay
Guray inantaa aamina igu soo xidh way shidan tahaye
Guri barwaaqo qosol ku naga dhameeyay
#guribarwaaqo waaar ninkii Madar aHaa waad nagaso dabaTee ninka filiManbuu qabYo kaga TAgee soo celi nio hadii kale reer hop_filims keep going
Walahay intaa matimih comenti akhris iisarah subscribe ilahay. Dartii😓😓😓😓😓😓
wlahi saan U qoslayay Waan Ooyay Guri barwaaqo part two so gali
Madar irbada la baqayaa aar bahasha aayar😂😂😂😂
Dadkaba isku wada dawuu u qorayaa dhaglofiin 😂😂😂🤦♂️ garac
Guri barwaqo wlhi zxp si niyadad iga qoslisay adiyo madar wlhi idin tageraa
War saln sare dhamntin tim guray barwaqo
Guri barwaaqo fulaysanaa kkkkkk wlh waalidka mooyaane inta kale waalaga cararayas
Wlhi bilaahi indha ayaa i casaadey waxan qosley qosolki dambiga ahana ilaahay dambigeena ha dhaafee
😹😹 WaH Deg deg ziiYaH Qaybta 2aaD Wlhi FunnY AheeD GuriH io Madar is HaleeH WxpaH maHadhineeH 🤣🤣🤣
Madar iyo guri barwaaqo wada shaqayn wacan majaajilayaasta ugu wacan somalida
Markii hore ee uu yidhi somaliya ayaan kasoo noqonayaa waan naxay wlhi wxan is idhi Gurey gii views ka u waashay wakaa ninkii ku kallifay wxaanu doonayn inuu dhaho lakin wuxu naqasku iga soo baxay markuu yidhi "muqdisho ayaan tegayaa hadhowna somaliland hargeysa ayaan usii dhaafayaa" 😁😁😁😁😁
War guray ba layidha oo iskuma qufacaan yar yarka sa ufahan
Somaliland
Waa dhulkii soomaalida wax kale ha moodin
Hargeysuu Madar Soo Arkee Is ka Daayoo Burcuna wuu layaabanyee😂😂😂😂Zhp Madar Kaftanku wuu inaga Dhaxeeyey
Mr dj zhpka wax u reepo dee
34:43 baran baro gidaarka ordaysa hadad aragto like saar 😂
Maxamed suldaan waa nurse yohodh yohodha😂😂😂😂😂
Guri barwaaqo maskax miidhan 👍👏
Hhhhhhh wlhi asxabtani waa fani
Hhhh---seedi bal bireega yara qabo 🤣🤣🤣
Guray nin iga qosliya wllhy
Inader madarow wxn o qufaca o matalad ah hlked ka kenaysa mise u ku hya wll ka dii 😂😂😂
Aminan ku HyzTa nio
Aktarada kaliye e an tagero
Cawaa anigu kula seexan maayo hhhhh guri barwaaqo well done
Horta wllyaal reer burco khaamta maxay ka wadan
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 Meesha ciyaal baan ugu shaqynaaye
Salaaan sare guri iyo inta la matalaysa saa kuwada lkn codka samicadu waa dhag khali soo hagajiya xaga samicada walaal❤