IQRO INDHADEEQ FT NAJMA NASHAAD | NEW HIT KUN JEER KU XAMDI | MUSIC VIDEO 2022

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 жов 2024
  • / @galladstudio SUBSCRIBE SAAR
    Duubista
    Aroosyada
    Xafladaha
    Heesaha
    Decuments
    IWM
    MY SOCIAL MEDIA ACCOUNTS
    www.instagram....
    / goodax.photogrphy
    / goodax20
    l.facebook.com...
    WAAD KU MAHAD SANTAHAY QAABKA QURUXDA AAD NALA SOCOTID

КОМЕНТАРІ • 232

  • @gulledsimba1010
    @gulledsimba1010 2 роки тому +125

    Qofkii ugu fiicnaa uguna khayrka badnaa uguna Aqoonta fiicnaa uguna naxariista badnaa uguna Akhlaaqda badnaa uguna udgoonaa rabbi inta uu Abuuray waa nebi mohammed SCW ❤🙏🏿

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 2 роки тому +55

    Walalayal waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta waligin dhamantin walalayal aaamiin aaamiin aaamiin aaamiin aaamiin aaamiin aaamiin 🇸🇴🇸🇴

  • @sihaamaxmed6490
    @sihaamaxmed6490 2 роки тому +24

    Saas ookale waan isu ruxikaraa lkn rabigay ayaan kabaqayaa😭😭😭😭😭

    • @badriamustafe4080
      @badriamustafe4080 2 роки тому +1

      😢ha wlhi

    • @zakiyussuf3478
      @zakiyussuf3478 2 роки тому +1

      Ilahyi hakuziyadoyo ayadana hasohanoniyu

    • @MohamedDahirAdem
      @MohamedDahirAdem 2 роки тому +2

      Alaha kuguma qasbo dhman hablahena ina isku ruxda dad ka ajinabi ah hortooda

    • @FahadIsmaaciil
      @FahadIsmaaciil 4 місяці тому

      wllhi gabdho bdan aya ka fii cnthy quruxe

  • @dalxajanuu8249
    @dalxajanuu8249 2 роки тому +7

    Duqeey xeer-aqoonliyo
    Xer cilmi leh iyo sheeikh baa
    Xamxamle maahee waa Xer cilmi leh..balaayo ku xanxanteeysay..

  • @bowdcali6156
    @bowdcali6156 2 роки тому +6

    Allah ka cabsada hadaad muslim tihiin allah u toobad keena wllayaal maanta waa if berina akhiro allah ayaa layshortagayaa sidaa maanta aad isu lulaysan beri isu lulimaysan allah ka cabsada

  • @AbdizYusuf
    @AbdizYusuf 4 місяці тому

    Xasuustii habo Saado cali warsame allaha u naxariisto heesaheda wexee eheed best somali songs mahad sanid inaad dib loo cusuboowsiyey masha allah waad ka baxsateen

  • @moustaphamane8475
    @moustaphamane8475 2 роки тому +5

    Woow dance iga dheh wxa baa ciyar ah reer djibouti oo kle uu ciyaraysa🥰🥰👋

    • @issakadirabdi7706
      @issakadirabdi7706 2 роки тому +1

      Nagaha bila xishodka waa reer Somalia,aroosada iney ixitiramto ayehaad.

  • @bilicdumar7403
    @bilicdumar7403 2 роки тому +5

    Gabadha aroosada Mansha Allah waa qof wayn oo dagan iqra is walaq too much sis easy tartiib

    • @hamdaabdi4970
      @hamdaabdi4970 2 роки тому

      Ma wayne waa cayilka

    • @salmanura5109
      @salmanura5109 2 роки тому

      kama weyna hablaha ee waa baruurta laga yabaa inay kaba yartahay

  • @abdikaafiosmanqataarey5170
    @abdikaafiosmanqataarey5170 2 роки тому

    Yaaa codkiii saaado cml siiinaaa heeee music fcn waaaloo garaaacaye jilisteedana waaaa ok lkn codkii saaaada wuxuu ahaaa another level.🕺🕺🕺🕺

  • @Albashiirmohamed
    @Albashiirmohamed 2 роки тому

    Xer Cilmi iyo Sheekhbaa dheh waa maxay Xam Xam tu

  • @Buratownshipmediachannel
    @Buratownshipmediachannel 2 роки тому +9

    Exhilarating!!
    Yes!, IQRA is a Vocalist singer.
    Her melody , her performance on stage ,
    her dancing style and her voice is just so pure and magical...I like her confidence and actions that goes with the rhythm while she is singing and performing on stage.
    Yes!, Iqra's voice escalates with every tune that comes out of her mouth because of her passion for singing.
    Yes!, I like her passion for singing that comes from deep within her soul, mind and heart. When she sings, she really sings with all of her, putting everything she can into it to make it thrilling.
    IQRA IDAA DEEQ is really among the top when it comes to singing. There's just something about her style, her sound, and her remarkable whistle and stage performance that stands out among the other somali female singers and always make her dominate the music industry.
    Harts off , my sister and keep up the tempo .
    Be blessed my sister Iqra Inda dheeq.
    With gratitude,
    Barkhadle Blogs,
    KENYA 🇰🇪

  • @nadiirayuusuf6887
    @nadiirayuusuf6887 2 роки тому +1

    Acuudu bilaahi mina shaydaani rajiim yaahuuu

  • @hajibarut9920
    @hajibarut9920 2 роки тому +9

    Duqay Xeer Aqoon Liyo - Xer Cilmi Leh✅ iyo Sheekh ba Xirsigana inoo Xidhay" Weeye inantu waxay dhahaysa " Duqay Xeer Aqoonliyo - Xam Xam liyo❌ Sheekba Xirsigana inoo xidhan..

  • @aminasaid7006
    @aminasaid7006 2 роки тому +6

    Qofta waan ku wareeray tartiib u ciyaar

  • @nimcoahmed7658
    @nimcoahmed7658 2 роки тому +4

    Iqra indhdeeq waxan modayey ugbaad aragsan wllhi way isku eekadenba

    • @nimcoahmed7658
      @nimcoahmed7658 2 роки тому

      @@mushtaqabdinasirdahir314 qurux kaman hadlin lkin way ila ekatay ku idhi hno

  • @MaliMill
    @MaliMill Рік тому

    camera 📷 is crazy this media los Angeles aloga Bahan yahay

  • @sabahegeh425
    @sabahegeh425 2 роки тому +5

    Duqey xeer aqoonliyo xer cilmi iyo sheekh baa not xamxamle...

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 2 роки тому +1

    Waa xasuustii AUN Saado cali warsame🤲

  • @sofiamansur4815
    @sofiamansur4815 Рік тому +2

    Saa ma qurux badna fanku maaha inaad action waali ah aa masraxa ku samaysid ee fanku waa voice cod qurxoon ood leedahay waxaa isku fuuqsaday actionkaaga qaali is deji

  • @sahalhouseabdi693
    @sahalhouseabdi693 2 роки тому

    ANIIGA WAA SAHAL ABDI OO.KU.NOL DALKA JAMHUURIYADDA DJIBOUTI 🇩🇯 💖. MAN SHA ALLAH ANIIGU GACAAN AYAAN UU TAGEEY.MAN SHA ALLAH .FANAN DAN QAAAAAAALIGA AH

  • @quencyrichard37
    @quencyrichard37 2 роки тому +2

    100% Number 1 on the Charts. In Somalia 5 States.

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 2 роки тому +2

    subxan alalah walidii oo xadhkaha goosatay maxay tahay tan sidan isku walaqysa

  • @hodangaari3122
    @hodangaari3122 2 роки тому +1

    Qaab daraana naa ayar jaas ma waxaad modeysa ina sidaan caan lagu noqdo subaxannallah

  • @lulunor7284
    @lulunor7284 2 роки тому +4

    Mashallah iqro cod lkn wax yar daganan ah ku dar khayr Allaha kusiiyee💋💋💋❤️❤️

  • @abshiroha2072
    @abshiroha2072 2 роки тому +8

    Subxanallah subxanallah 😭

  • @dayaxari322
    @dayaxari322 2 роки тому

    Waa xasuustii maxamed axmed kuluc iyo saado cali warsame ahun

  • @ibrahimliya8331
    @ibrahimliya8331 2 роки тому +12

    I am moved and tantalized by the beautiful step of the lead singerCertainly Africa has talented entertainer from somalia.

  • @sidiiqeliidle7714
    @sidiiqeliidle7714 Рік тому

    Gabdha dharka iyo Timaha Madoow Baa Iga Gaddan Maansha Allah

  • @falisgacal5289
    @falisgacal5289 2 роки тому +2

    Nartaba shaqo ayey rabta subxanalah 🥺🥺🥺

  • @naimaabdi3876
    @naimaabdi3876 2 роки тому

    Ikacay dhiiga ikacay 👏👏👏👏👸💙🎊🇸🇴🎊🇸🇴🎊🎊🇸🇴🥸🇸🇴💥💥💥👏👏

  • @mohamedapdiqani7653
    @mohamedapdiqani7653 2 роки тому +1

    KhaamiHii Nadiira Neyruus BaY Tana Nola Timi

  • @Farastadheereesa
    @Farastadheereesa 2 роки тому +6

    SUBXANLLH AROOSADI BAABA ASTURAN AYAGI DHANA WAY WADA QAWAN YIHIIN
    MIDEDA KLE XAMAR MADAX QAWANAASHO LAGUMA AQOON MAXEY YIHIIN DADKAN 😳

  • @ubahawildirir7486
    @ubahawildirir7486 2 роки тому +1

    Duqay xeer aqoonliyo xamxamliyo shiikhba maha way khaladay halkaa
    Waxa weye duqay xeer aqoonliyo xeer cilmiyo shiikh baaa

  • @fmnews8786
    @fmnews8786 2 роки тому +1

    seey is dhahdo yaahu xishoo gurigina joog

  • @boqorbile4175
    @boqorbile4175 2 роки тому +1

    Hablihii reer muqdisho labiskii bay barteen

    • @neslihanalyarimi1060
      @neslihanalyarimi1060 2 роки тому

      Rabisku ma qawananba inta ad ujedidba mhan rer muqdisho waa dad tagay mele leyhin rer muqdisho ina aragto hda rbts gabadha aroosada arag wll waa ayada

  • @nawaadmohamoud5402
    @nawaadmohamoud5402 2 роки тому +1

    Xamxamle iyo shiikh maxa tahay
    Xer cilmi leh iyo sheekh dheh

  • @abdulrahmanhariri3028
    @abdulrahmanhariri3028 2 роки тому

    XER-CILMI IYO SHIIKHBAA
    XAMXAMLE MA AHA

  • @Kadranura
    @Kadranura 2 роки тому +1

    Allaha music hadeeyo ugbaadeey

  • @ShamsadinDayl
    @ShamsadinDayl 2 роки тому

    waa bilaa jidh uun inantaasi sida kale waa ok

  • @warsamejussefsoleban1567
    @warsamejussefsoleban1567 2 роки тому

    Samadah laga goray:) love and Peace..,Hargaysa Bagado Somaliland

  • @qalbiuroonsidahooyadeed2113
    @qalbiuroonsidahooyadeed2113 2 роки тому +4

    Aroosadi baaba Dansan. Maxaa madow u xeray

  • @khadarliban2143
    @khadarliban2143 2 роки тому

    Sidiì ugu qiimaa banaa

  • @mohammedhassan2370
    @mohammedhassan2370 2 роки тому

    Mashaa Allah guul iyo gobanimo amiin 💯🎯👌💪🇸🇴

  • @xafsaxasan930
    @xafsaxasan930 2 роки тому +2

    Badar camalaa....uboboosaa..dheeshaa😂😂😂

  • @fatumasalat5686
    @fatumasalat5686 2 роки тому +2

    Iqro mashaallah ❤️🥰

  • @subaibamuose793
    @subaibamuose793 2 роки тому +3

    New nadiira 🐵💖😍

  • @abdiazizmohamed5801
    @abdiazizmohamed5801 2 роки тому

    Truse waxaa Laga wadaa kastuumo.

  • @TREEPST
    @TREEPST 2 роки тому

    Naa heedhah heesta waad kufsatee iska aamusoo horta markaad heeso laydiinka horeeyeybqaadaysaa xuquuqdii ay heesto lahayn marsiiya midda kale miraha iska soo hubiya hadda meesha aad ka shugtay xamxamliyo shiikh baa xirsigana noo xiray waa xer cilmiyo shiikh suugaanta ha nooga cayaarina yaa ciyaal xaafa

  • @heeganmadia
    @heeganmadia 2 роки тому

    fanka fakad baan ka ahaye armaan kala jabaa

  • @najibwerar6117
    @najibwerar6117 Рік тому

    Intaa is walaaqa ah mooye heeski wayku rafatay beydki ugu muhiimsanaye ducada ahaa xamxamle xirsi jaraya xagaay ku aragtay

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 2 роки тому

    Iyaaaah tanaaatiriyartaan kunjeeer noloww khatraaayfarsxsaney

  • @AbdiNasir-jn1fm
    @AbdiNasir-jn1fm 2 місяці тому

    Iqro indha deeq wa naga washe😅

  • @xidighassan6222
    @xidighassan6222 2 роки тому +2

    Aun saado cali warsame 😢😢😢

  • @warkaxajji0533
    @warkaxajji0533 2 роки тому

    Bashaal mcn

  • @faizam523
    @faizam523 2 роки тому +1

    Bisinka waxan ciyaarta waalani maxay ahayd?

  • @administrationkronan994
    @administrationkronan994 2 роки тому +1

    Oo hortu inanta qaarka sare maa lagaka soo booday, wxay waxaano luxitaani

  • @cismaanxasan7900
    @cismaanxasan7900 2 роки тому

    Heestaa zxb talantaali waaye anaa kulaqaadaye fariinta kasojawaab

  • @abdallaramzi7499
    @abdallaramzi7499 3 місяці тому

    Ugbaad Aragsan ka socda 😅

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash Рік тому +3

    Haddii aad ujeeddo Magaca Allah Love saar 💙
    الخالق ❤💙💙
    Love iso dheh walal mahadsanid

  • @mohamedyuusuf2880
    @mohamedyuusuf2880 2 роки тому

    Gabadhan waxeybadashey.nadiiro.neyrus.miyaa.khhhhhh

  • @genabdiasismahamedkorsni-zl5qd

    Gen Abdi asis mah ed koranie

  • @beyenebogale4756
    @beyenebogale4756 Рік тому

    Very Nice Song

  • @osmandidi8462
    @osmandidi8462 2 роки тому

    Naya badiyeh😂

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 2 роки тому

    Iyaaaaah tanaaa aqoonbadan khayrqabto yarta Dumaar .Farxiyeetofariidaay khatraaaay sedexaad yarey.waamaya.iyaaaa

  • @abdigeedi765
    @abdigeedi765 2 роки тому +1

    Cajib

  • @sarahjaamac2144
    @sarahjaamac2144 2 роки тому +1

    Bisink Dancing tartiibi quruxeey you have the voice and beauty

  • @aminanurali5992
    @aminanurali5992 2 роки тому

    Truse innelegg.?

  • @fahmimomed1982
    @fahmimomed1982 Рік тому

    Asc

  • @abdiwalihassan3509
    @abdiwalihassan3509 2 роки тому +7

    Iqro waa next level

  • @MohamedDahirAdem
    @MohamedDahirAdem 2 роки тому

    Woww nice

  • @ahmedabdirahman3174
    @ahmedabdirahman3174 2 роки тому

    Akhas wuxu jaas xuma

  • @maryanqali7882
    @maryanqali7882 2 роки тому +1

    Farxiiyo kabayre

  • @shuukeshuuke4066
    @shuukeshuuke4066 2 роки тому

    Dameer dameer foshan

  • @sahalhouseabdi693
    @sahalhouseabdi693 2 роки тому

    CIYAAR TEEDAA IYO. QAABKA UGAA CIYAAREESO QOOB KACIIYARKA.STEYILKA. AMAA.XAGGA. CODKA MACAAAAAAN. CAJIIIIIIIIIB

  • @Nuurkhalif78
    @Nuurkhalif78 2 роки тому +2

    Sunxaana Allah itaquu Allah

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 2 роки тому +1

    Best song

  • @abdiazizmohamed5801
    @abdiazizmohamed5801 2 роки тому

    Truse innelegg pa Kiwi butikken i Norge.

  • @muhiimcabdi203
    @muhiimcabdi203 2 роки тому

    Muhiim

  • @simanhajiabdi2890
    @simanhajiabdi2890 2 роки тому

    Dharkii najma nachad ayad sidataa

  • @nimcomaxamed3744
    @nimcomaxamed3744 2 роки тому

    Warad habiy

  • @mounamohamed8597
    @mounamohamed8597 Рік тому

    Good songs

  • @ifraaxmaxamed937
    @ifraaxmaxamed937 2 роки тому

    Muqdisho lama waayo kolba balayo is qalacayso 😅

  • @axmedbacadle7509
    @axmedbacadle7509 2 роки тому

    Xasin àadn

  • @habiaadanbadal2423
    @habiaadanbadal2423 2 роки тому +1

    Habiaaden

  • @alexlucaz1132
    @alexlucaz1132 2 роки тому

    Codkaan waa Shadiyo Sharaf.

  • @abdimohamed2250
    @abdimohamed2250 2 роки тому

    Dibkan nadiro nayrus aya kantay

  • @prihanna8868
    @prihanna8868 Рік тому

    Yaa kudhex shaleysanaya fananada deee😂😂😂😂

  • @ibrahimmahamed8704
    @ibrahimmahamed8704 2 роки тому +1

    Zxiby dooro biyaha ku dhacday oo kale maxaa garbaha u turee yh 🤣🤣🤣

  • @ismailahmed5548
    @ismailahmed5548 2 роки тому

    Xasan yeere

  • @ashaabdi7697
    @ashaabdi7697 2 роки тому

    Qoftu. Fudayd. Badna. Ayar. Sis

  • @nistexanishaa6316
    @nistexanishaa6316 2 роки тому

    Xey islawalaqe😏

  • @calimacalin7074
    @calimacalin7074 2 роки тому

    Waanku wataa

  • @abdimohamed2250
    @abdimohamed2250 2 роки тому

    Nagtan walan hurta maxay isku walaqda ma heestan aya is walaq iyo niko ku fican yadahay waxan waybo walan tahay heestan

  • @khaadiijoqosolwaanaag7728
    @khaadiijoqosolwaanaag7728 2 роки тому

    KHAADIIJO QOSOL WAANAAG

  • @abdirisaqakofficial6782
    @abdirisaqakofficial6782 2 роки тому +1

    Kip going bro

  • @Fairisfairhg
    @Fairisfairhg 2 роки тому

    Istartiibi huuno daganaan uciyaar….qurux iyo codba waad heysaa ee ha isfududeeyn

  • @naciimocumarmuse740
    @naciimocumarmuse740 2 роки тому

    22
    SOMALIA
    XAWO IYO IDIM XAWO IYO IDIM

  • @abdirisakmohamud7175
    @abdirisakmohamud7175 2 роки тому

    Acuudu bilah yartu madabbay kujoogsatay

  • @amrarmaxadey9719
    @amrarmaxadey9719 2 роки тому

    HOOYO

  • @keereyhassan7222
    @keereyhassan7222 Рік тому

    Asa