Wxaaba kaaga daran kuwa ku dhahaayo hdaa SCW soo qori wayso Gacmaha Allaha kaa gooyo marka dad badan baa moodaya hduu SCW soo qori waayo in habaarkaas ku dhacaayo bal qiyaas inaan SCW soo qoro iyo inaan Afka ka dhaho Sallalaahu Calayhi Wasalam keebaa qeer padan Ilaahy hana Hanuuniyo wlh xaqiiq baad ka hadashay JazakaAllah🙏
MashAllah waa mowduuc aad muhiim u ah macalin JizakAllah Khalad yar baa ku jirey Aayadahaan jizakAllah ✌️ "وكأين من قرية هي أشد قوة من قريتك التي أخرجتك أهلكناهم فلا ناصر لهم" "أفلم يسيروا في الأرض فينظروا كيف كان قبلهم كانوا أكثر منهم واشد قوة وإثارة في الأرض فما أغنى عنهم ما كانوا يكسبون
Wlhi social media ah oo dhan. Waan ku arkaa sawiradaa uu ustaad Cumar maxamed inala wadaagay waxana odhan jiray SUBXANALLH 😭😭 mahadsanid ustaad wad no faaiday sidoo kale dambi aan ku dhici jirnay ayaad na tustay si aan uga joogsano hadeed
Mashaalah waa arin mudan in dadka muslimiinta laga wacyi geliyo. Waxan facebook ku arka mar walba kuwa is bar bar dhigayo allah subxanahu watacala iyo calamad kirishtanka ayago leh 1 so qor ama 2 so qor, sidu qof muslim ah diinta islamka ee sharafta leh asago heesta ay tahy sadar muuqda suaal ka dhan uu qof somali so dhigo asago ku leh kala dooro labadan number😔
Sxb doqon ma ahid waxbaa si qaldan kaaga dhaadhacsanaa hadana inay qaldanaayeen markii aad ogaatay waad ka tagtay waana OK. Mar walba caqliga si fiican u adeegso
Dawadaha doqonka ah wa kan marki mowduuc muhiim ah laga hadlo aan wax aragti ah laheyn hadalkisa un malin walbo latagan hebel legend ,keep going , wn ku tageera , iwm Isgo wixi u dhageysty anan fahmin aragti kale xita dgiban karin
@@5minutetoheaven103 you’re wrong my friend, I have come here many (comments) and I haven’t seen anything but legend and keep going. Either they have no clue what’s been said or they don’t really watch videos and it shocks me. I think it will improve.
maashaa allaah mahadsanid, laakiin isticmaalka muslimka doqonka ah ma ahan oraah ku wanaagsan inaad u adeegsato qofka muslimka taa badalkeeda waxaan wanaagsanan lahayda taas wax ka badalay tusaale ahaan qofka ma hubsadaha ma haboono ma haboono ma haboono oraahdaas muslimka doqonka ah.
walal muslim ah oo halgan wada ad bad umahadsantahay omer inshaar insha allh inti karankayaga wanu kula qaban doonaa xaqiiq ta maanta jirtana waa taas allaha ku shARFO WALAAL
walhi waa wax aan aad uugu baahna in laga hadlo walhi waa xaqiiqooyinka ka qarsoon dadkeena waxaasi iyo waxyaaabo badan oo khuraafaadka ay is aamin siiyeen
Maalintaa shaqadaada UA-cam dartiis ugu soo taktay baan dareemay inaa meel walbo bulshada wax ka tusi doonto good job omar.
Mashaqadiisuu ugatagey
Omar inshaar ani iyo hodayba wa kugu xiranahay horay u soco wlalakay jazakallah khayr ❤
MashaAllah waan ku salamay abayo adiga iyo hooyo macan. ❤️
@@kamal-hassan wa ka qaadnay abayo
@@Aaamina12 M.A sido kale tageera weyn Ustaadka.
Kkkk
Si kale maad u tiraahdid
Gabar iyo hooyadeed nin kuma wada xirmaane 😃
@@xogbaar hadalku waa mergi ader gabadha sas kama wado🤣
Ustaad wxaaan kaa faaidy xitaa mclibkeyga kama faaidin qaab aan kuugu mahad celiyoneh ma aqaan kliya inaan ku dhaho mahnee
Ustaad aad baad umahadsanthy❤🥺🙏
Wxaaba kaaga daran kuwa ku dhahaayo hdaa SCW soo qori wayso Gacmaha Allaha kaa gooyo marka dad badan baa moodaya hduu SCW soo qori waayo in habaarkaas ku dhacaayo bal qiyaas inaan SCW soo qoro iyo inaan Afka ka dhaho Sallalaahu Calayhi Wasalam keebaa qeer padan
Ilaahy hana Hanuuniyo wlh xaqiiq baad ka hadashay JazakaAllah🙏
Kuwaas dadka ayay nacsiinayaan saliga nabiga iyagoo like iyo wxka liita raadinaya mrkaad saliga nabiga aragtaba wxd qiyaasaysaa inay wxasoo ku xigaan
@@pharthuzdiamond8476 waa mulxidiin dadka raba inay diinta iyo saliga nabiga nacsiiyaan.
والله انت أسد لقد تكلمت عن ما في قلبي، أحييك من قلبي
Walaalaha muslimiinta ah isooboqda wanaaga ayaan faafıyaa allah JANATUL FIRDOWSA HA IDINKA ABAAL MARIYO ADIGA IYO WALIDKAAGA AAMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN..
Walal iisaar ana waa kuu saaray walal
@@Walal-cabdi isaaar anaa
@@norbilmusic3549 kuu saaray walal
"I love Ogaansho so much "
MashAllah waa mowduuc aad muhiim u ah macalin JizakAllah
Khalad yar baa ku jirey Aayadahaan jizakAllah ✌️
"وكأين من قرية هي أشد قوة من قريتك التي أخرجتك أهلكناهم فلا ناصر لهم"
"أفلم يسيروا في الأرض فينظروا كيف كان قبلهم كانوا أكثر منهم واشد قوة وإثارة في الأرض فما أغنى عنهم ما كانوا يكسبون
Ilaahy dartii baan ku jeclahy walaal cumar muddo 5 sanno ah ayaan chanalkaaga ku xirey
Allaah haka ajar siiyo dadka waxa aad usoo gudbiso ee wanaaga buuga kherka allaah haku daro wll cumar ❤❤❤❤
Mash allaah macalin cumar inshaar Alle ha ku barakeeyo cimriga iyo aqoontaada
Ina dhahdid muslim doqon ah
Waa wax qalad ah
Masha Allah wll cumar waa arin aad looga bahnaaa wlhi dad badan ayaa run umaleya wax yabahan xitaa waxaa raacsan hadala cajib ah sida hadad faafin weyso arin ayaa ku dhici doonta👏
marka hore waxaa is weydiin mudan balaayo yaa kugu ridi karo shareta iyo in aduunyo aaqiro liibaantid yaa isku xiray
إن شر الدواب عند الله صم بكم الذين لا يعقلون ☝🏽
I like how you explain in different ways, thank you.
Iso saar zhp
Macalin Cumar inshaar allaha Ku barakeyo, jiroo joog🖤
Wlhi social media ah oo dhan. Waan ku arkaa sawiradaa uu ustaad Cumar maxamed inala wadaagay waxana odhan jiray SUBXANALLH 😭😭 mahadsanid ustaad wad no faaiday sidoo kale dambi aan ku dhici jirnay ayaad na tustay si aan uga joogsano hadeed
••
ما رأيتُ شيئًا يُغَذِّي العَقل والرُّوح، ويحفَظُ الجِسم، ويضمَنُ السعادَة؛ أكثرَ مِن إدامةِ النظرِ في كتابِ اللهِ تَعالى.🌻🌿
🔖 🧸
Jazakallah wall omar inshaar mawduuc muhiim ah wyr in bdan ayn baraha bulshada ku arkaa la yaab dadks wa daciif e mawduucan ku baraaruga
Mashaalah waa arin mudan in dadka muslimiinta laga wacyi geliyo.
Waxan facebook ku arka mar walba kuwa is bar bar dhigayo allah subxanahu watacala iyo calamad kirishtanka ayago leh 1 so qor ama 2 so qor, sidu qof muslim ah diinta islamka ee sharafta leh asago heesta ay tahy sadar muuqda suaal ka dhan uu qof somali so dhigo asago ku leh kala dooro labadan number😔
Waxaan ogaadey inaan ka mid ahaa muzlimiinta doqonka🥺
Palze waa izkaga paxay video-gaan kapacdi😇
Sxb doqon ma ahid waxbaa si qaldan kaaga dhaadhacsanaa hadana inay qaldanaayeen markii aad ogaatay waad ka tagtay waana OK. Mar walba caqliga si fiican u adeegso
@Yonis barre we always learn something and I’m glad you are not arrogant and that’s something good and it’s praise worthy. Peace
😂😂😂😂😂😂😂😂😂
😂😂😂😂😂😂😂😂
Manshalah our teacher waxban kafaiday lakin marar badan sawirada walyku khalday lakin hada maya runtii waxyabo badan oo anku sirna ayad nofaidaysay gulayso😍👍
Team ogaansho ismujiya😻😻😻
Waxii hada lagaala hadlayay ayaad wadaa Muslim ka doqonka ahoow like maxee kuu taree
Waxbadan ayaa lagaa fahmey runtii"ustad cumarow"lkn sidey ilatahay jahligu ayaa ugeystey dadkaas qofku haduusan aqonin shey waxa laga yaaba in uu wax kasta si uun uqaato asigon ogeyn micnaha shey.jazakallahu kheral jazaa.
Macalinka nolasha iyo hagaha nolasha ayaad tahay alle aakhiro iyo adduunba haku guuleeyo macalin waxaan kaa faa'iiday masookoobi karo mahadsanid .
Go East And West OGAANSHO Is The Best
Xaqiiqdaad abaartay brother jir oo joog iam alle
Masha Allah, Muslimka Doqonka ah, ereybixin cajiib ah, mahadsanid Cumar Inshar
Walaal Cumar inshaar waxaan ahay arday soomaaliyeed waxaan kaa codsanayaa inaad noo soo diyaariso muuqaal ku saabsan
Kuliyadaha ugu fican kuliyadaha waxbarashada hadaad awoodo si aan aniga iyo walaalaha somaliyeed uga faaiidaysano
Mahadsanid 💯 100%
Sxb waxaa ugu fiican inaad barato waxa aad jeceshahay oo aad xiisayso
Ustadh wacyiga aya nogu yar
Thanks Ustadh 🥰🥰
Waan jeclahay chanalka ogaansho oo runta ka hadla waxanan ahay commentiga ugu horeeya 🥰❤💋😘
Ani waxaaba aad unecbaystaa kuwo oranaya heesahaba waad faafidaaye qur'aanka maxaa kaa hortaagan intey emoji ooyina soo qaataan bal eega isbarbardhiga xun maalinwalbaan aragnaa iyo wax liita uun
Rabiyasir diin ka bodoowyadaa Allah naguma daro mahadsanid cumar👍👍👍
Cumar in shaar walalka Ilaahey ha ku barakeeyo waxay tu saalaha bulshada horay u soco Rabigey ha ku xifdiyee
جزاك الله خيرا أخانا عمر تقديم رائع ولغة سليمة
Ileeen waa lays qaldaaa subxanallaah🙄🙆♀️
Cimriga iyo cibaadada Alle Hakuu siyaadsho ustaad🥰
Mahadsanid YouTubka kaliya oo afka Somali Ku hadla oo laga faa.iido mawduucyo kala duwan badana si toosa ula hadla Omar tnx
ASC OMAR Inshaar waad sanxantanhay
Shp kaso hadaal halyeeyga yaar ee seyful islam khadaafi ❤❤☪️🕋🕌🤲🇸🇴🇸🇴❤🙏🏾
M.a maanta laga bilaabo sawir dambo subxanallah ma dhihi doono mahadsanid cumar inshaar wey iga maqneed
Mahadsanid ustaad arin loo baahna ayey aheyd in laga hadlo 😊😇
Waa ilaah mahadii haddii la ila arkey doqonnimada maanta qaar kamida ah musliimta heesata, waad wanaajidey walal rabbi haka ajar siiyo
جزاك الله يا أستاذ ى عمر إنشار 🕌📿🕌
mahdsanid cumarow waa muduuc loo baahnaa runtii waadna ceeydsay Alaah ajar iyo xasanad kaa siiyo bro
نحن في زمن كان احمق الناس اعلم الناس
ولا يتفكرون ما وراء الحجاب
Dawadaha doqonka ah wa kan marki mowduuc muhiim ah laga hadlo aan wax aragti ah laheyn hadalkisa un malin walbo latagan hebel legend ,keep going , wn ku tageera , iwm
Isgo wixi u dhageysty anan fahmin aragti kale xita dgiban karin
Legend iyo keep going dadka leh lama diidana ee adaa qalad fahmey muuqaalka. Waxa la diidanyey waa muslimiinta sida doqoniimada ah u dhaqmysa
@@5minutetoheaven103 you’re wrong my friend, I have come here many (comments) and I haven’t seen anything but legend and keep going. Either they have no clue what’s been said or they don’t really watch videos and it shocks me. I think it will improve.
@@5minutetoheaven103 most of the time not always
I love 💘your programs brother may Allah give you jannah fardowsa inshalaah
Masha Allah walal cumar inshar waxa tahay walal jecel dadkiisa inuu bedbaadiyo very positive posts jazakallaah
Thanks sidaa u iftiimisey mawduucaan.
Magaca aad ubixiseyna waa mid ku haboon. Mahadsanid.
Masha Allah ustada Alleh cilmiga ha ku saaidiyo waa mawduuc muhiima ah bulshaduna aad ugu baahnayd
maashaa allaah mahadsanid, laakiin isticmaalka muslimka doqonka ah ma ahan oraah ku wanaagsan inaad u adeegsato qofka muslimka taa badalkeeda waxaan wanaagsanan lahayda taas wax ka badalay tusaale ahaan qofka ma hubsadaha ma haboono ma haboono ma haboono oraahdaas muslimka doqonka ah.
Always like your videos keep doing the good things brother
Muuqaalkasta oo ka daawado ogaansho aqoon iyo fikir cusub ayaa iiga kordho.
Mahadsanid macallin.
Runbadnidaa masha allah
walal muslim ah oo halgan wada ad bad umahadsantahay omer inshaar insha allh inti karankayaga wanu kula qaban doonaa xaqiiq ta maanta jirtana waa taas allaha ku shARFO WALAAL
Cajiib wlhi mowduucba midkuu kamuhiimsanyhay baad kahdashaa rabi haku xafido wll omar.
Mahadsanid walaal cumar mowduuc aad u wanaagsan ayaa ka hadashay runtii oo loo baahnaa in la taabto nuqdadaas
Macalinka quluubta dadka la hadla ee wax tusa
Shukran wllo omer ✋🙏
Mowduuc muhiim u ah.wax ka hadlana aan la'aa!
Ogaansho hadaan ku daawanayay muuqaalkaagii hore🥰❤
Waa sidan oo kale markaad maskaxdaada tuujinayso ee aad dadkaaga wixii ka khaldan aad u saxayso mnsha allah wllo hore ee u soco
أستاذي جزاك الله خيرا وأحسن الله إليك وغفر الله لك ولوالديك
Nabiga ku saliya walal scw ♥️
Salahahu alayhi wasalam
Mahadsanid walal walahi wax badan baad no fa'ideysa wanag allaha ka abal mariyo
Jizakallahu kheyr wax badan ban ka faiday clipkan
Wll qaali ilaahy haku barakeeyo, khuraafadkan iyo baraarujinteeda aad ayaa ugu wacantahy,
War diinta halabarto dadoow,
Ilaahy diinta hanafahamsiiyo, xaqana hanawaafajiyo dhamaanteen
Mahadsanid wll cumar maansha Allah dhamaan barnaamijyadaada kumaan arag wax bilaa faaiido ah
ALLE Hakaa Abaal kariyo Walaal runti Waxaan ka korodhsadey Cilmi, Talo iyo Baraarujin if aakhiraba.
Masha Allah masha Allah wll illhy cilmika iyo caqlika hakuu siyaadiyo
Woooooow waan sugaynay wax ka hadla arinkan.
Masha Allah cumar inshaar ILAAHAY HA jazaa i siiyo dabcan meeshan waa khayr 100% laga ilaaliyo waxkhalada baraha bushada waxa kasocdana waxa noo saxa itabadan ogaansho
Maansha alaah wll cumar inashaar alaah haku xifdiyo
Wax iga daahsoonaa ayaad iicadaysay shugran wll
Warninyahow walahi nin fikiraya ayaatahay Masha alaah aniga xitaa waanku kadsoomay arintaa
الله يسلمك يارب ويحفظك لان ضايق خلقي بهالاشياء، كل يوم نفس الشي.
Awesome topic thanks Omar 🥰
Wllky ama Wllshy. 1k wax yar iga dhiman hamigina ALLE haydiin rumeeyo Madaxa isaara
Waa kuu saaray adna iisaar walal
Ilahaw caqliga cagaha hanaga galin maxa insan ahbala dunida saaran🤭🤭
Mahadsanid omar inshar❤👍
😅🤣
Sxb bal kawaran meelaha aan haboneyn oo mararka qaar lagu qoro magaca allah ama xabeebkeni scw sida kabayaasha.
Maasha allah , tabaarakallah. horey usoco shiikh cumar.
Ilahay haku barakeyo wlalo ,,hikmada ilahay kusiyey oo aad umada uga faidaynaysid
Marwalba walal cumar caligii iga tagay baad dib iixasuusisaa alle ha kusharfo
Waligayba subxaanallaah maan dhihin wax baraha bulshada la soo dhigay mana aamino hayeeshee arrintani waa xaqiiqo malaayiin jeer mahadsanid
Wll aad ayaad ugu mahadsan tahay macluumaadkan qayimka ah ee aad u soo bandhigayso bulshada soomaaliyeed
Bagah waa sugayay qof bulshadeena wareertay u sharaxa mowduucan ay khalad fahmeen.
thanks omar
walhi waa wax aan aad uugu baahna in laga hadlo walhi waa xaqiiqooyinka ka qarsoon dadkeena waxaasi iyo waxyaaabo badan oo khuraafaadka ay is aamin siiyeen
Masha Allah walaal aad iyo aad baa u aqli badantahay illehey hakuu kordhiyo
masha allah cumar waxaan ka bartay wax badan
Legends all ways♥️🌎
Jazzakallah wlhi Qodob mihiima uu allah ku waafajiyay m.a
Maasha Allah walaalkey allaha Ku xafido markasta oo aan Ku daawado waxbaan kaa faaidaa,,👍👍
Sxb cumar inshar/ ogansho ,mahad-sanid👍💞
سبحاناللة
Ustaad Omar Inshaar Baarakallahu Fiikka
Mashallah manta shaqo wanagsan ayaa qabatay jazakallahu khayran
Wax aan ku dhaho magaranaayo lkn waxan huba ina tahy mid runta aan ka baqin in oo so bandhigo 💯✅✅✅
ALLAHU Akbar
JAZAKALLAHU wll
MAWDUUC loo baahna ayad ka hadashay
Ustaad cumar inshaar waad mahad santah
جزاك الله خيرا أخي الكريم
MASHA ALAH OGAANSHO GANAAL AAN JECLAHY
Mshalah ogaansho ksoohdl qaabka loxifdiyo quranka
Msha alh arin muhim ah ayd ka hdshy allaha ku xfdiyo wlal omar
Waaa runta Ana
Kamid subxanallaha.
Kuwayidhahda.
سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم
M.A ustaad waxad ino soo gudbisay mowduuc muhiim ah Allah kaa abaalmariyo